Deeleeey

  Рет қаралды 393,494

Salma Abdisamed

Salma Abdisamed

Күн бұрын

Пікірлер: 239
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 жыл бұрын
Alle ha u naxariistee marxuum Gaarriye wuxuu ahaa nin muxtarim ah , dad jecel runtii ka sarreeya necayb cid gaar ah, waxa ku tusinaysa shaqsiyadda qofnimo ee abwaanka ka sokow sheekada qisada uu si wanaagsan uga hadlay in daqiiqada 07:46 uu leeyahay Maxamed Siyaad ilaahay naxariistii janno ha siiyee,, cajiib,, halka sxbkii Hadraawi wareysiyada laga qaado uu dhaho AFWEYNAA saas yidhi isagon mar keliya Alle ha u naxariisto oran. Shaqsiyada qofnimo iyo abwaanimadu waa kala laba, ma arkin Gaarriye oo weli si hoose ama xaafad hoose u fekeraaya wuxuu ahaa NIN SOOMAALIYEED dambigiisa Alle ha dhaafee. Soomaaliyey marxuumku 2 gabdhood buu ka tegay intay nool yihiin deegaan kastoy yimaadaan ha la qadderiyo nin cajiiba baad dhalay. Daqiiqada 12:56 mar kale ragganimuu u qirayaa marxum Maxamed Siyaad " Ninku dee libaax buu ahaa ilaahay haw naxariistee nin aad loogu dhacaayo muuhayn"" waa maxay shaqsiyadda Gaarriye lahaa,, hadda nin xidhay marar badan buu madaxweynuhu ahaa , haddana taasu ma geyeysiin inuu kala masuugo ducada qofka geeriyooday iyo inuu sheego inuu fariid ahaa Maxamed Siyaad. Mar kasta uu xuso magaca marxuum Maxamed Siyaad wuu u duceynayaa bal aad ugu fiirso kama dhacdo rag badan oo abwaaniin iyo siyaasiiyin ah oo kacaanka la soo shaqeeyey kana soo jeeda Somaliland, Gaarriye has unique characteristic rather than any other ones!!!! Dambigaaga Alle ha dhaafo Maxamed Xaashi Dhamacoo, jannatul firdawsana kula rafiiq rasuulkeenii suubanaa
@kdkdkskjsjsjs3373
@kdkdkskjsjsjs3373 6 жыл бұрын
SAAFI
@habonyusuf3926
@habonyusuf3926 5 жыл бұрын
Abdiaziz Said hhhh ma aderkaa buu kuu amaanay wadigaa amaan kala dul dhaceee cajiibsanaaa libaax by ahaa kulahaa
@abdilahicabi
@abdilahicabi Жыл бұрын
Shekadan waxa laga dheehan karaa caqligii badnaa e Abwaan maxamed Ibrahim warsame hadraawi Aun iyo Qalbi xaadhnaanta abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye Aun
@mahamuddiniabdikadar6853
@mahamuddiniabdikadar6853 9 жыл бұрын
Aniga waxaan kasoo jeedaa koonfurta soomaalia gaar ahaan gobolka gedo....gaariye ninkii caaya waa qof duli ah...runta hadiidina soomaaliyeey...
@ramlocabdi3635
@ramlocabdi3635 7 жыл бұрын
Mahamud Dini Abdikadar maxamaduud adoo iga raaliya da daalkaagii hadana kalsooni daro ayaa ka muuqata sababta aad gobolkaaga u sheegtay!!!!
@somalilandchannel1535
@somalilandchannel1535 6 жыл бұрын
ilaahay naxariisti janno haka waraabiyo
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 5 жыл бұрын
Arcay mamudna atleast soomaaliyeey abwaaniinta iyo culimada... Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay... Ragani iyagaa isxilqaamay murtidooda aan maalno...
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 4 жыл бұрын
AHUN abwan gariye nin aad u qalbi fican oo naxaris ah
@maysarpaul617
@maysarpaul617 2 жыл бұрын
Zxp Yuusuf x.aadan ma foosiya aabaheedbaa gabadha isi soo sharaxday somalia
@abdifatahshibrahim90
@abdifatahshibrahim90 7 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto Geesi Qaranka ka baxay Moh Haashi dhamac Garriye
@siyaadukun2344
@siyaadukun2344 9 жыл бұрын
asc asxaabey yaa saxibu caqli baan la hadlaya allaha u naxariistee gaariye wuxuu ahaa qof damiir leh ma ahayn abwaan kaliya ee wuxuu ahaa qof diin leh kuna wayn thy somalinimadu ilaahy ha u naxaristo gaariye walee waa lama ilaawan
@MrAlaliila
@MrAlaliila 8 жыл бұрын
Illaah ha u naxaristo abwaan Moallim Gaariye
@kaydyare8936
@kaydyare8936 6 жыл бұрын
gaariye qof caayl maha waa abwaanka afka somaliga wax kuso daray meel walba hadad ka caytanto waxaad tahay maan gaab abwaan gaariye i respect you 😍😍😍😍
@ahmedhussein7095
@ahmedhussein7095 5 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto. Gaarriye,Abwaan iyo aqoon-yahan afka wax badan ku soo kordhiyey.
@mukhtarxaarin3975
@mukhtarxaarin3975 5 жыл бұрын
Nasab sanaayaa oo kaftanyahan sanaa ilaahow kuu naxariiso abwaan gaariye
@suheib9714
@suheib9714 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan gaariye abwaan qaran ayuu ahaaye
@abdinajiibnuur6728
@abdinajiibnuur6728 5 жыл бұрын
Illaahay ha naxariisto,
@abdilleahmed5536
@abdilleahmed5536 5 жыл бұрын
Dhamaan somalida abwaandooda Sharif iyo wanaag ayey mudan yihiin waana wac lobaahanyahay alle qabyaalada hanaga eradicate the tribalisme and nepotism and come up with development and progression.lets unite and forgive and forget the past please
@mahamuddiniabdikadar6853
@mahamuddiniabdikadar6853 9 жыл бұрын
Aloow kuu naxariiso....waxaan daawaday dhamaan hadaladiisa....kuma arag soomaali neceeb....great man.
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
ilahay amarki abwaanada isaaq waa haldoorka afka somaliga iyo hooyada murtida dad nool baa tihiib waleee
@bigciid930
@bigciid930 5 жыл бұрын
abwanada keliya maaha gobolada s/lnd oo dhan waa hooyoyinkii afka love u reer somaliland
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela 5 жыл бұрын
Moh Bulshaawi xaqiiiq ah👍
@cabdicismaan6893
@cabdicismaan6893 4 жыл бұрын
H
@khadraismail9091
@khadraismail9091 6 жыл бұрын
Allah haku naxaristo abwaan gariye iyo dhaman muslimintaaa dhimataybaa amiin yarabi
@hollosman6360
@hollosman6360 6 жыл бұрын
Ilahay ha u naxriisto Pro. Gariye runti waa raga lagu faano ee suugaanta soomaaliyeed far weyn Ku leh
@abdiazizmohamed8125
@abdiazizmohamed8125 7 жыл бұрын
Allaha u naxriisto Abwaan Gaariye waa taa uu sheegay majeerteen inay kaga horeeyeen gumaadka uu taliskii uu ku sameeyey reer xaaji isxaaq! isaaq marka yuu marmarsiiyo ka dhigan waa nala gumaaday balse waxaa haboon inay yidhaahdaan anagaa doonayno gooni isu taag
@rashidr.j0259
@rashidr.j0259 7 жыл бұрын
zhp anagaa doonayna ka waran mxd na odhalan lahayd
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 6 жыл бұрын
Waa rabnaa
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 5 жыл бұрын
horta go itaanka iyo xasuuqu isma quseeyaan go itaanku wuxuu bilowday bilowgii midnimadaba 1961 ayay inqilaab sameeyeen saraakiishii reer somaliland kadibna uu fashilmay intaa kadib cadaadis xoogan ayaa la saaray dadka reer somaliland xasuuqana tan aad u soo qaadaday ee ah majeerteenba waa la xasuuqay majeerteen cidi ma xasuuqin ee berkedo ayaa laga awday inyar oo jabhad ahaydna waa lasoo qab qabtay oo lasoo xidhxidhay balse sida dadka reer somaliland diyaaradaha loogu garaacay hadaad soo hesho magaalo somaliyeed oo aan ka ahayn kuwa somaliland oo diyaarado lagu rusheeyay cidiba waxba nama yeelin oo waxba nalooma gaysan ayaan ku odhanaynaa zxb caqli laaweyohow
@wardahassan2462
@wardahassan2462 11 жыл бұрын
ilaahay naxariistiisa jano hakaa waraabiyo aamiin aamiin abwaan gaariye
@osmancigaal7292
@osmancigaal7292 6 жыл бұрын
SLM ALLAH U NAXARIISTEE GAARIYE AQYAAREY VIDEO GAN OSLO NORWAY HAL USBUUS KA DIBNA WUU GEERIYOODEY ANIGA AYAA DUUBEY ILAA MAALINKAA WAXAAN U QIREY GAARIYE INUU AHAA WADANI SAX AH AFKIISA KAMA AANAN MAQLIN WAXAAN AHEYN SIYAAD BARE ALLAH U NAXARIISTO. HADABA SIYAAD BARE HADDUU AHAA NIN QABYAALAD WAX BUU KA SHEEGI LAHAA
@asmmama893
@asmmama893 5 жыл бұрын
Gaariye waa abwan aan jclaa alle how naxariisto wax uu dhalay hoodo gaariye oo aan aad ujclhy alle hadayee❣💋
@mideeyeoffcial3876
@mideeyeoffcial3876 7 жыл бұрын
Ilaahow u naxariso gaariye iyo dhamaan umada islaamka o dhan
@cabdiwaaxidkaariye4005
@cabdiwaaxidkaariye4005 Жыл бұрын
Maxamed Xaashi dhamac "Gaariye" alle ha u naxariisto
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Xikmadii iyo murtidii oo qof ah❤️ Allah yarxam abwaan gaariye
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 6 жыл бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanahay Inuu macalin ii noqday Gaariye allah Qabriga ha u nuuro.
@kiinaliahmed6523
@kiinaliahmed6523 3 жыл бұрын
Nasiib ayaaad idheertahay wllo 😭😭😭😭😭
@cabdifatahharago5278
@cabdifatahharago5278 3 жыл бұрын
@@kiinaliahmed6523 op wlshy kiin oo youtube isticmalysa hh
@guleedmaxamed9203
@guleedmaxamed9203 Жыл бұрын
Nin dabiib la lee-yahay dambi uu badh lee-yahay xalka doon la-leeyahay isaguu u daran-yoo inuu daara ma ogala daraanta mirirka-le ana dayso ma ogoli deebaaqda igu mudan talaa maanta ii daran talo duul ka hadhi karo oo dalabta lagu saxo talo aan dib loo arag hebalo isu doodiya oon doohna cidi odhan nabad loo diyaar yahay nabad diro-diraaliyo nin dan-lihi ku quustaan nabad ways la daalne daganaansho lagu helo. Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye AHUN. Faaladan waxaan bixiyay habeen axada sacaduna ay tahay abaaro 1:13 habeenimo tariikhduna ay tahay 4|6|2023.
@youssoufibrahim6437
@youssoufibrahim6437 8 жыл бұрын
halyay buu ahaa ilahay ha unaxariisto
@mustafemahamedali998
@mustafemahamedali998 4 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto abwan gariye Mujaahid ayaad ahaYd qaran ayaad ahayd Jantul firdowsana alle haku mar tiqaado
@ibrahimabdirahman9586
@ibrahimabdirahman9586 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan Gaarriye. Waxa aan muuqaalkan u daawaday oday Ibraahin-Hawd Yuusuf Axmed Cali dartii. Waa April 13th, 2020. COVID-19 ayaa dunida ku rabbaasaya. Dunidu way kala go'doontay. Rabadaan 9 cisho ayaa ka hadhay. Waxa aan joogaa Hargeysa.
@abdirahmanahmedelminacaye8805
@abdirahmanahmedelminacaye8805 5 жыл бұрын
Waxaan ilaahay uga Baryayaa Inuu u naxariisto markuuka, ilaahay naxariistii Jano fardawsa ha siiyo aamin yaa rabi.
@cirguje40
@cirguje40 3 жыл бұрын
Illaahayow u naxariiso abwaan gaariye Somali buuxa buu ahaa gob gob dhashay buu ahaa borofasar buuxa buu ahaa JIMCO SOO RAAC MUU AHAYN EE S.N.M BUUXA BUU AHAA
@kaydyare8936
@kaydyare8936 6 жыл бұрын
alle naxaristii jano haku warabiyo waa abwaank afka somaliga wax kuso daray
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto gaariye wuxuu ahaa mujaahid
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 5 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah waxa lagu ducaystaa ilahayoow caqliga noo barakee Mashallah waad mahadsantahyyyyyy wll qaaaaaaaaaaaaaaaaaaliya
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
saaxibul caqli buu ahaa alle ha u naxariisto aamiin
@abdirizaqjoyman
@abdirizaqjoyman 10 ай бұрын
Illaahay ha unaxariisto waxuu ahaa shaqsi wanagsan oo mudan inlagu daydo abwan gariye
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 8 жыл бұрын
ale ha u naraxriito abwan ama profsor Mahamed Hashi Dhamac Alle ha u naxaristi
@ayanbarre377
@ayanbarre377 6 жыл бұрын
Ilaahaw kuu naxariiso aamiin
@M.Duran71
@M.Duran71 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto gaariye ma ahayn kaliya abtirsigiisa wuxuu ahaa halyay somali oo dhan
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaan Gaariye Nin Caqli badan buu ahaa.
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
ilaahay haw naxariisto abwaankii waynaa alaa wayne maxamed xaashi dhamac gaariye
@bigciid930
@bigciid930 5 жыл бұрын
abwaan aan khudbaduhu kategey wxtar ii yeesheen allaw janadii geey
@farduusaxmed6750
@farduusaxmed6750 4 жыл бұрын
Alle naxariisti jano haka warabiyo abwaan gariye aamin yarabii
@abdinuur219
@abdinuur219 4 жыл бұрын
Waar isaaq hanga gonina waan idin bahanhay meshu soomali bilaa isaaq ma soconayso
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Sxp mahadsanid
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 5 жыл бұрын
ILaahaw u naxariiso Abwaan ama Aqoonyahan maxamed xaashi dhamac (Gaariye)Aamiin Aamiin Aamiin
@aminacoljoog2241
@aminacoljoog2241 4 жыл бұрын
Kasmaal
@aminacoljoog2241
@aminacoljoog2241 4 жыл бұрын
Kasmaal
@aminacoljoog2241
@aminacoljoog2241 4 жыл бұрын
Kasmaal
@a-rashidisse6255
@a-rashidisse6255 7 жыл бұрын
isaaqaw abwaan gaariye alla ha u naxariiste masheegay in khaliif sheekh maxamud iyo dhirbaaxo jin aanay isgaari karin. khaliif sheekh waxa u ahaa abwaan taarikhda galay dharbaxo jin maskin iska ciyayey buu ahaa
@nadraabdillahi1698
@nadraabdillahi1698 6 жыл бұрын
Afkaa kugu yar waa laguu sheegay khaliif inuu wAdo xun oo qaladan u maray wuxuu doonaya
@marwonur5325
@marwonur5325 5 жыл бұрын
Mayee adigaa bukee noo sheegtay....abwaanku wuu caafimadqabaye
@awalekayse
@awalekayse 10 жыл бұрын
Wale isaaq kamu dhalaan nin GAARIYE kafariidsan geesi geesi dhalay rabi hakunaxariisto waxad ahayd halyay naga baxay
@salaadxasan2102
@salaadxasan2102 7 жыл бұрын
Zxp somaliba kama dhalan ilahy ha u naxariiste
@abdikadirsey-sey11
@abdikadirsey-sey11 6 жыл бұрын
Alaha unaxaristo abwan gariye
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Hadraawi baa ka fariidsan
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
@@saadaatmuuse111 zxpkiibuu ahaa Hadrawina laba nin oo aan la ilaawi doonin
@omaribrahinm1724
@omaribrahinm1724 4 жыл бұрын
Waan kula qabaa sidoo kale wlle xasan xaaji geneey. Waa laba halyey oo soomaaliyeed.
@nimcohusein6279
@nimcohusein6279 8 жыл бұрын
ale how naxaristo jandii fardasana rabi hugu deeqo
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo
@arsenal20able
@arsenal20able 11 жыл бұрын
Allah u naxariisto abwaan maxamed xashi dhamac gaariye
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 10 жыл бұрын
ALLAH UNAXARIISTO MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE DAD BADAN OO QAALI AH BAA INA SOO MARAY AAQIRAASE LOO DHAMAADAY
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn
@nimcanmohamed578
@nimcanmohamed578 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan gaariye
@nimcaanmohamed3555
@nimcaanmohamed3555 4 жыл бұрын
Naxariistii janada allaah ha Siiyo abwaan maxmed xaashi dhamac gaariye
@Clarshidcllaahi
@Clarshidcllaahi 9 ай бұрын
iLaahay haw naxariisto Abwaan gaariye. Ninka raga ahi maxqiro ninka raga ah Gaariye wuxu qiray inuu siyaad bare ahaa ilahay naxariiztii jano hasiiyee ninlibaaxa.
@abdinazirxikam8646
@abdinazirxikam8646 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto maxamed xaashi dhamac gaariye
@ahmetmouze5507
@ahmetmouze5507 5 жыл бұрын
Ilahay Qabriga Haku Nuuro Abwaan Somaliyerd Gaariye
@abdifatahhussein1796
@abdifatahhussein1796 11 жыл бұрын
alle ha unaxariisto marxuunka janadii ha ka waraabiyo aaminaamin
@hindiafsomalichennai4106
@hindiafsomalichennai4106 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto Abwaan
@rahmamahdi3695
@rahmamahdi3695 4 жыл бұрын
Ilhy ha unaxariisto abwaan gaariye wxa uu ahaa shaqsi aqoonle jecela somalinimadu kuweyntahy
@belaayocaashaq1177
@belaayocaashaq1177 6 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@mahamuddiniabdikadar6853
@mahamuddiniabdikadar6853 9 жыл бұрын
Gaariye waa nin wanaagsan...ree waqooyi kudayda ninkaan...
@inajuquraafi9334
@inajuquraafi9334 5 жыл бұрын
oo reer waqooyi may xun yiin nacsoow mise xumaan baad ku ogtahay anigiyo adigaba inaynu ku dayanaa laynaga rabaa midna aan kuu sheegee reer waqooyi Gaariyayaashu way kubadan yiin
@mowliidjiciir3895
@mowliidjiciir3895 3 жыл бұрын
Alle naxariis jano hasiiyo abwaan gaariye
@abdikariimibraahim1064
@abdikariimibraahim1064 5 жыл бұрын
Illahaw kuu naxariiso macalinkaygii iyo abwaankaygii abwaan/macalin gaariye
@ahmedbaladweyn3982
@ahmedbaladweyn3982 5 жыл бұрын
Alle how naxariisto abwaan max,d xaashi dhamac isaga iyo intii inaga geeri horeeysayba
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 ай бұрын
Aun wxaam ku qoslay dee waa filmkii aynu wada matalnaye ha igu matalin😂.
@maxamedsiciid4335
@maxamedsiciid4335 5 жыл бұрын
Alleh naxariistiii jano haka warabiyo isaga iyo wixii islamaba
@mohamedcaatif6757
@mohamedcaatif6757 5 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto abwaanka waa abwaanka Kaliya aan jeclahy
@halimoqaali8642
@halimoqaali8642 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan gariye aamiiiìiiin
@qoslaayeahmed9899
@qoslaayeahmed9899 3 ай бұрын
ilaaaHow ku naxriso abwan gaariye iyo abwaan hadraawiba
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso al ustaad abwaan maxamed xashi dhamac gaariye halyeey qaran Geesi naga baxay oo guuldhashuu ahaa wxuuna ahaa nin qabyaalad ka fog se idaajaa iyo yamyam wxy ahaayeen rag qabyaalad ku difaacayy afweyne
@maxamedcabddilaahi3430
@maxamedcabddilaahi3430 11 жыл бұрын
ilaahay ha naxariisto macalinkayagii marxuum alustaad abwaan aqoonyahay maxamed xaashi dhamac gaariye
@intisaarusunahintisaarusun6166
@intisaarusunahintisaarusun6166 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto wuxu ka mid ahaa holdoonkii suugaanyahanadii somaliyed
@Waayeelka124
@Waayeelka124 2 жыл бұрын
MaHamed XaazHi dhaMac Gaariye. Alle naxarisTii Jano Haka waraabIyo..
@abdirashiidomar5843
@abdirashiidomar5843 9 жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto abwan buuu ahaaa
@dagannuurdiiriye7970
@dagannuurdiiriye7970 3 жыл бұрын
Allow ku naxariso abwan gariye wxan jclhay hadlkisa waa nin xadariya
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 6 жыл бұрын
Ilaahayow ku naxariiso
@abdiwahabmohamud1639
@abdiwahabmohamud1639 5 жыл бұрын
ilahay ha,unaxariisto abwaanada somaliyeed
@jawahirmohamed5495
@jawahirmohamed5495 9 жыл бұрын
ilaahy haw naxariisto .
@ibraahimwaliid9778
@ibraahimwaliid9778 6 жыл бұрын
jawahir mohamed
@engkaderabeib1135
@engkaderabeib1135 4 жыл бұрын
Illaahaw kuu naxariiso gaariye haldoor ayuu ahaaye
@ridwaanabdi7848
@ridwaanabdi7848 11 жыл бұрын
Allah u naxariisto abwaanka
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Жыл бұрын
Yaasiin.aburaas
@shimbirka.
@shimbirka. 4 жыл бұрын
Allah haku naxariisto abwaan gaariye taariikh ayaad tagty wax tarle
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
1978 ayay majeerteen iyo siyaad barre is haysteen isaaquna xiligaas xamar ayay joogeen dee wixii laangaab ah ayaa somalinimada laga saaray anagu siyaad barre waanu kufsanay still we are somali
@SPharaoh
@SPharaoh 6 жыл бұрын
Wiilka Reer Cigalle TV Alleeylee inaad inan gumeed bakhtiyey Oo uray aad tahay. Madaxweyne Sharmaake waxaa dilay reerkii uuka dhashay. Tii Ka dambeeysayna Waxaa dumiyey isaaq iyo majeerteen iyadoo ay itoobiya u isticmaaleysay danaheeda ee burburinta Soomaaliya.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
@@SPharaoh inuu ina gumeed yahay waxaad ku garanaysaa aan waligii rag la dagaalamin oo waliba fule liita ah cayda uu caayayo marxuun ilaahy oofsaday kaaga sii darane inuu isticmsar iyo gumeyste weyn kaba qaad u ahaa buu isku qirayaa taariikh ma lahan aan ka ahayn inuu sida maska ku gabato dhufays ilaahay baa ku shifay taariikhdiisuna waaa madow 🇸🇴☝️💪
@axmedone5929
@axmedone5929 5 жыл бұрын
Illaahay ha naxariisto abwaan gaariye
@user-pk5jh9xt2r
@user-pk5jh9xt2r 7 жыл бұрын
Allah yarxamu
@indhofarax129
@indhofarax129 11 жыл бұрын
Allow ku naxariso jano fardowsa ka warabi marxunka amin amin
@abdishakurismail8739
@abdishakurismail8739 10 жыл бұрын
Soomaaliyeey qofku haduu xijaabto lagama hadlo runtii waayo nin dhintay aad caysaan waa dulinimo ama diin la aan ninkan camalkiisa alle tabaaraka wa tacaalaa baakala xisaabtamaya..laakiin inuu abwaan maanso ruuga ahaa layskuma haysto...
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto❤❤adeero
@cxakiinfarxaan9260
@cxakiinfarxaan9260 5 жыл бұрын
Gaariyeabwaansoomaalinimadakuwaynedalehaunaxariistee
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 Жыл бұрын
ilaahay ha kuu naxariisto
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 16 күн бұрын
Rabi.ha.u.naxariisto 18:02
@CismanGalow
@CismanGalow 6 ай бұрын
27/6/2024 beesheydii oo lagu dhaleecaynayo ineey amxaaro soomaali ka doorteen.
@omaribrahinm1724
@omaribrahinm1724 4 жыл бұрын
Deegaanada puntland baan ka soo jeeda gaar ahaan mudug bwaan gaariye was halyay uma soomaaliyeed xaqiiqada ka hadli jiray.
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Badnaaaayeee ninku shaw wax badan laysma dhaamo. Hal shaquu lahaa adiga iyo hadraawi nin kaliya. Kuwii neeero dilay miyaad ogaydeeen khatarrr. Sii jeed iyo soo jeed u ridda.
@hibaaqcabdi7096
@hibaaqcabdi7096 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@youngartists2650
@youngartists2650 5 жыл бұрын
Boogaagta iibsada waa waano fiican
@cheifcaqilmaxamudismail7038
@cheifcaqilmaxamudismail7038 3 жыл бұрын
Chief caqil maxamuud Chief caqil ismaciil Ducaale
@xiisaburaas1436
@xiisaburaas1436 8 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto Aamiin Aamiin
@mursalabdirahman4127
@mursalabdirahman4127 3 жыл бұрын
Ilahy how naxarsto abwaan gaariye
@halabuurcabdisalaan8917
@halabuurcabdisalaan8917 7 жыл бұрын
Alle how naaxariisTO
@mustafaahmad251
@mustafaahmad251 7 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
SILSILADA DEELEEY
1:31:27
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 39 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
وسطيه  الإسلام كلام مهم جزء اول
32:25
RaniaMoustafa🌹فضفضه مع رانيا مصطفى
Рет қаралды 2
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 183 М.
Gaariye
50:51
Hilinkatoosan Raac
Рет қаралды 109 М.
GABAYDII DEELAYDII MID KA MID AH
16:27
SOMALILAND MUSIC AND CULTURE!
Рет қаралды 282 М.
SILSALADII SIINLAY OO DHAMAYSTIRAN | HD
49:09
Tuse Technology
Рет қаралды 103 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 687 М.
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO
30:39
Bartamaha
Рет қаралды 2,1 МЛН
Abwaan Gaariye AUN oo Idaajaa U Jawaabaya - Maansadii Deeleey.
24:01
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 272 М.
Gaariye1
1:27:55
Hilinkatoosan Raac
Рет қаралды 222 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН