DEEQA AFRO 2017 HEES SOCIAL MEDIA OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY (BULQAAS STUDIO)

  Рет қаралды 8,442,558

BULQAAS STUDIO

BULQAAS STUDIO

Күн бұрын

HEESTA: SOCIAL MEDIA
CODKA: DEEQA AFRO
ERAYADA: DEEQA AFRO
LAXANKA: DEEQA AFRO
MUSIC BY: ABDIWELI RASTA
DIRECTED BY: BULQAAS STUDIO
Copyright Laws and Treaties. Any unauthorised copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify KZbin ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads.

Пікірлер: 2 300
@HORUFADHIMEDIATV
@HORUFADHIMEDIATV 7 жыл бұрын
Runtii Heestan waa waaqici Aminta iyo goorta hada aan ku suganahayna taabaneysa Mahadsanidiin Deeqo Afro iyo Eng Bul-Qaas.
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 6 жыл бұрын
HORUFADHI MEDIA TV maashaa Allah wallahi xaqiiiiqada iyo waaaqica maaanta ummada soomaaliyeed haaaysato ayaaay ka hadleeysaaaa
@saasaa4001
@saasaa4001 6 жыл бұрын
abdigani dagane
@munoyusufimaam9911
@munoyusufimaam9911 6 жыл бұрын
HORUFADHI MEDIA T
@sacidmaxamed7649
@sacidmaxamed7649 6 жыл бұрын
HORUFADHI MEDIA TV xaashi Adiigu waxad tahay wariye dhab ah
@halimaomulfisoayaaliidhihi5847
@halimaomulfisoayaaliidhihi5847 6 жыл бұрын
Horufadhi waan idin jecelnahay hore usocda
@sumayamoh3190
@sumayamoh3190 6 жыл бұрын
Dumarkeena soomaaliyeed ceebtoooda soo raadi maaha deeqa afro ku taageeraa😍😍😍😍😍😍😍
@xawoabdinoor1922
@xawoabdinoor1922 5 жыл бұрын
Dumarkeena soomaliyeed ceebtoood soo radi maaha deeqo Afro waa ruun
@nimcocumar7685
@nimcocumar7685 4 жыл бұрын
dumarkeena soomaliyeed ceebtooda soo raadi maha
@bisharomuuse5600
@bisharomuuse5600 3 жыл бұрын
Acuudu bilah
@daahircumar3808
@daahircumar3808 3 жыл бұрын
weighty
@naralinur3196
@naralinur3196 3 жыл бұрын
@@bisharomuuse5600 nnnn23bn3nn3n33jn3n33nnn2m2m
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 2 ай бұрын
Inta soo raadisay soo dhaweentii laascaanood ee deeqa afro kadib like ku qabta
@Tazniim888
@Tazniim888 2 ай бұрын
waligay ba fananadan jag ku aha anih❤
@eemarmedia2772
@eemarmedia2772 Жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuusta habeen aan 2017 xero geel ku hordhagaysanayay
@abdrahmanhersi2839
@abdrahmanhersi2839 6 жыл бұрын
Heestani waxay isku darsatay fariin culus oo qiimo leh, erayo qaali ah, af-Soomaali macaan, cod quruxbadan, muusik dabacsan, fanaanad qurux, wadaninimo, aqli iyo aqoon iyo weliba qurux isku darsatay. Bulqaas Studio waad ku mahadsantahay in aad nala wadaagtay.
@BULQAASSTUDIO2009
@BULQAASSTUDIO2009 6 жыл бұрын
+Abdrahman Hersi u r wlc
@salatunayulebadman3881
@salatunayulebadman3881 6 жыл бұрын
Waw waa runti dadka iskacay maahan walahi wanku tageraya
@aaliladanali2481
@aaliladanali2481 5 жыл бұрын
Abdrahman Hersi b
@sacdiaibrahimulusow4575
@sacdiaibrahimulusow4575 5 жыл бұрын
aad iyo aad
@IbrahimIbrahim-oy7ce
@IbrahimIbrahim-oy7ce 5 жыл бұрын
BULQAAS STUDIO.
@hassana746
@hassana746 7 жыл бұрын
gabadhaan awal maba dhagaysan jirin heesaheeda lkn cawa laga bilaabo fan Bn u ahay inti ila qabta like ha ii Saran boorkooyin.
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 2 жыл бұрын
Kadib markii hablihii Oo dhan rag xumi wada ceebeeyeen baan heestan soo raadiyey.
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 ай бұрын
Hno😊
@SuhaybMaxamad-tc8wh
@SuhaybMaxamad-tc8wh 7 күн бұрын
​@@bahjafaysal1158😢
@medhabib5079
@medhabib5079 4 жыл бұрын
😍أغنية رقيقة وهادئة وجميلة...مؤسف ما أعرف اللغة الصومالية...لكن الحب ليس هكذا هذه العبارة الوحيدة اللي فهمتها . عفري من جيبوتي
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 3 жыл бұрын
Best music 🎶
@aaminaabdi9088
@aaminaabdi9088 3 жыл бұрын
تتكلم عن شوشل ميديا
@khadarabdi7679
@khadarabdi7679 2 жыл бұрын
Hoyadaa siilkeed canfar somali fahmeyn miro wecelnimo kawadaa 😀
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
نحن نحبك
@aziez2011
@aziez2011 3 жыл бұрын
Wow Masha Allah. I understand most of what she’s saying. Where does she live? I wanna go to her concert in the USA if she ever comes here 😍
@abdirizackrashidabdi6407
@abdirizackrashidabdi6407 2 жыл бұрын
Hhh
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
She lives in Sweden.
@hafsahariish8189
@hafsahariish8189 6 жыл бұрын
Viva darwiish land! Viva my reer abti! Love you habo ❤️❤️❤️. Like saar fadlan hadaa tageerto afro!
@mursalxuseen3415
@mursalxuseen3415 2 жыл бұрын
Asc
@maxamedcalishiiraar7294
@maxamedcalishiiraar7294 6 ай бұрын
❤❤
@jamaalali6237
@jamaalali6237 7 жыл бұрын
heestan dadkey ku socoto talow ma daawadeen waa iga suale somalay????!!!!
@zosiqali3673
@zosiqali3673 7 жыл бұрын
jamaal ali hhh dahir alasaw weye
@nuutoawali7352
@nuutoawali7352 7 жыл бұрын
jamaal ali hhh
@maxamedcali3661
@maxamedcali3661 7 жыл бұрын
jamaal ali Arken lkn iska baynayaan
@canabcali7638
@canabcali7638 7 жыл бұрын
jamaal ali niman badano la ogeyn oo ceeb radis ah aa laga hela meshan lkn isma shegayan
@aragsanamaansan962
@aragsanamaansan962 7 жыл бұрын
haa
@saanaarabaa5337
@saanaarabaa5337 7 жыл бұрын
Daahir calasow, iyo Cabdi good si qaas ayey ugu socoto yaa igu raacsan.
@raaliyayuusuf825
@raaliyayuusuf825 5 жыл бұрын
Jamaal
@flame_27
@flame_27 5 жыл бұрын
Cabdi Good is too fooking old for social media.
@cbdifataxfashiyonbaydhabo3530
@cbdifataxfashiyonbaydhabo3530 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@renisgjergji7598
@renisgjergji7598 7 жыл бұрын
inta aad sheegtay oo xumaan ah leygama filanayo qaasatan gabar soomaaliya iyadaa dadka usareyso lagamana yaabo inaa xumaan ka faafiyo ama meel lagu hayo xatee isdaago allow dhowr dumar keena aamiin waa hees micno leh dadka aqliga u sxbka ah ayaa fahmi kara nice deeqo afro
@abdishakurhassan809
@abdishakurhassan809 7 жыл бұрын
Renis Gjergji www
@calixasan63
@calixasan63 6 жыл бұрын
Renis Gjergji Wwwwwww
@hibohibo5690
@hibohibo5690 6 жыл бұрын
Masha Allah Love you Somalia😍😍😍😢😢😢❤❤❤❤❤👂👂👂💚💚💚💚💚💚💌❣❣❣💌💌💌💌💌💕💕💕💕💕💞💞💛💛💛💛🕋🕋🕌🕌🏳🏳🏳🏳🚩🚩✌👂👂👂
@maryanosman2299
@maryanosman2299 5 жыл бұрын
Hussein carb
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
Raganimo waata 👏👏👏👏👏👏
@Abdikadir1
@Abdikadir1 5 жыл бұрын
Qarankana sumee💉maahan: Kalasooc dadkana maahan🔬 Madaxdii lasoo doorto🚮 Eedeen usaar maahan⛓️ ☑️ Deeqo afro iga gadan heestaan💯❤️:)
@madaale5465
@madaale5465 2 жыл бұрын
Ma nooshaha wali seedio
@AHMEDMOHAMED-jp2lc
@AHMEDMOHAMED-jp2lc Жыл бұрын
Kh
@aaminaahmed9459
@aaminaahmed9459 Жыл бұрын
..a❤😢
@abdikariimck318
@abdikariimck318 Жыл бұрын
@ahmetkariye1171
@ahmetkariye1171 6 жыл бұрын
I 'M A DEQO AFRO FAN'S . OMG THIS GIRL IS SO BEUTIFUL.HEES IGA DHEH.
@farahmohamedali5988
@farahmohamedali5988 6 жыл бұрын
qoftsn waligey heesteeda ma dhageesan wlhi lkn hada ka bilaabato tageero u ahay
@saynabahmed3994
@saynabahmed3994 5 жыл бұрын
Hda tagero ma uthy
@marayancabdullahi2365
@marayancabdullahi2365 5 жыл бұрын
Farah Mohamed ali zxp saax waa wa hees shidaan
@fadumoahmed9719
@fadumoahmed9719 5 жыл бұрын
@@marayancabdullahi2365 and
@faadumoahmed4513
@faadumoahmed4513 4 жыл бұрын
Manshaa allah
@myphone7998
@myphone7998 4 жыл бұрын
Saynab Ahmed
@nasridigaale1011
@nasridigaale1011 7 жыл бұрын
wleee way heestay deeeqo afro nice kolay hees Mansha Allah la odhan maayeee. hadana wlhi meel fiican ayaad manta ka heestay Dadka wal walan ayaad manta hees usoo saartay Daahir dameer iyo Abdi good af qashuush a 😞😞😞😞😞😞😞😉😜😚🚩🚩🚩🚩🚩🚩🚩🚩🚩📶📶📶📶📶📶📶➿
@mahadAbdi07
@mahadAbdi07 7 жыл бұрын
Hhhhhhj alla heestan dahir alasaw iyo kooxdisa ayaa lagu karbashay
@shamsomahmudfarah5370
@shamsomahmudfarah5370 7 жыл бұрын
woooooooooooow 👏
@nasridigaale1011
@nasridigaale1011 7 жыл бұрын
mahad abdi. sawmaha
@kilazbaba4493
@kilazbaba4493 7 жыл бұрын
Ñäsrï Dïgäâlë hhhhhh gabadhan yarta ah Cadi MA aha .....
@nasridigaale1011
@nasridigaale1011 7 жыл бұрын
Fowzan111 Kilaz. zxpaday waaye wleee aniga waanku hystaa hno deeqo afro
@Sharreboy
@Sharreboy 7 жыл бұрын
Tack till Bulqaas Studio. Wow mansha Allah walaalshey Deeqa Afro! Wax fican ayaad ka hadalshay. Walaalkey Abdiweli Rasta muusiga caadi mahan mansha Allah. Det här låten pratar om dagliga saker vilket som är bra. Deeqa är jätteduktig låtskrivare för att låten har bra lyrics och musiken är världsklass som Abdiweli har gjort. Bra jobbat Bulqaas Studio.
@BULQAASSTUDIO2009
@BULQAASSTUDIO2009 7 жыл бұрын
+Somalitopics tack så mycket.
@Sharreboy
@Sharreboy 7 жыл бұрын
BULQAAS STUDIO du är välkommen
@naciimomaxamed5664
@naciimomaxamed5664 6 жыл бұрын
Somalitopics ' j
@najaxismaaciil1129
@najaxismaaciil1129 4 жыл бұрын
Woow eeshcalaa dooqo afro I love yuo
@fuaadahmed5332
@fuaadahmed5332 2 ай бұрын
Boqorada da'da un ba ka daba timi uun maahe ee inaadeertay she is gorgeous ❤
@hamdiibrahim9750
@hamdiibrahim9750 2 ай бұрын
She is gorgeous ❤
@AbdalleBeer-Hooyo
@AbdalleBeer-Hooyo 9 ай бұрын
Erayada Codka iyo Laxanka Waa Deeqo Afro Another level 😮❤
@mzzsmileuggie8968
@mzzsmileuggie8968 7 жыл бұрын
wlhi niyad bay heestan uqaaaday iyada ereyada iska leh plz hablaha fanaaniinta cayda ka daaya wll 😏
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 6 жыл бұрын
mzz smile uggie Wankugu raacsanahy hadii aan cayno kor iyo hooz qof noo badaleysa majirto hablahena somaliyed waa hablo qaaliya walah ama ha heesto ama yeey heesan xushmad baan uhaaya qiimaha dumarka somaliyed qofkii ajnabi ladhaqmaa yaqaano alle hanoo xafido meel walbey joogan
@dahabocabdiaxin8856
@dahabocabdiaxin8856 6 жыл бұрын
Thanks
@dahabocabdiaxin8856
@dahabocabdiaxin8856 6 жыл бұрын
@@somalidhalad3483 ,
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 6 жыл бұрын
Dahabo Cabdiaxin ♥♥♥♥
@ibrahimabdallahgacir9064
@ibrahimabdallahgacir9064 5 жыл бұрын
Ereyada abwaan bulqaas baa leh codkii mcana ee deeqa afro
@shaxariyadaxafada9752
@shaxariyadaxafada9752 7 жыл бұрын
👑Dumar keena somaliyeed 😭 cebtoda so radi😱 sawirada iyo 🙅video ka ruxkle kaso qado😣 comment ku caay😠 ma ahan😭😭 kii #caay wado hakuku noqodo😠😱😳
@hoodoahmed6288
@hoodoahmed6288 7 жыл бұрын
Śhãxâřiýądâ Xáfądă amin ya rabi ha ku naqo waxii qof muslin cayn rabo
@ismaismovic923
@ismaismovic923 7 жыл бұрын
pppp super song
@ismaismovic923
@ismaismovic923 7 жыл бұрын
Deeqo Afro wax kale waaye
@isseali9393
@isseali9393 7 жыл бұрын
Śhãxâřiýądâ Xáfądă You jelious sorry for you Too late somali is gone Cry cry cry ha kugu taagnaato
@fatumaabdi6531
@fatumaabdi6531 7 жыл бұрын
Śhãxâřiýądâ Xáfądă dilo Maxa ka qoseya adi eeisdik
@hanaroble4072
@hanaroble4072 7 жыл бұрын
She is so beautiful ♥
@faizalmohamud3648
@faizalmohamud3648 6 жыл бұрын
Dhulbante la aan there is no Somalia waa dadka ay ka dhasheen daraawiishku Viva dhulbante
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Sxb qabiil haku sheegin waa fananad somaliyed mahan qabiil waliga somali nimo haku deeqdo iyo calanka buluga ah 5 somaliya kufaan joji qabiil
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
@@darwishssc6057 huno wa run lkn ado hilb kula dhashy ah Kalama fano eeogow iyadana cida kadhalaty kufan ceb ma ahan
@hamsemohamed7731
@hamsemohamed7731 4 жыл бұрын
Iam dulbahante
@Cabdirxamaan_Garanwaa252
@Cabdirxamaan_Garanwaa252 4 жыл бұрын
i am not dhulbahante, but liked ur comment bc every part of us is important to us
@kawtharabdiwahid8606
@kawtharabdiwahid8606 4 жыл бұрын
Sxb iyadaba ku dhaheyso dadka kla sooc ma ahan mxaad hadane qabiil inoogu wada
@msssuuro9771
@msssuuro9771 3 жыл бұрын
2021 heestan xaqiiq hadayba social mediaha ka socdan allow cebtena astur🤲
@msssuuro9771
@msssuuro9771 2 жыл бұрын
@@YYaanYYo 🥰🥰🥰🙏
@abdirahmanahmed1364
@abdirahmanahmed1364 7 жыл бұрын
Fanand qaran deeqo alaayaa cisak Wlhy waa hees micna wayn xambaarsan ❤❤👍👍👍
@haniimuqtar4576
@haniimuqtar4576 7 жыл бұрын
Abdirahman Ahmed ñnnzmkxmlnçkblcgjgkklljmn
@nagrumaabdulahi1097
@nagrumaabdulahi1097 7 жыл бұрын
😍😍😍😍😍wooooow masha alah deqo afro waad ka baxsatey aaah ishacalaa hees 😘😘 qurux dumar never give up lve u ina abti
@dagancabdi9745
@dagancabdi9745 3 жыл бұрын
Waaa rutaa bayo
@moharoble7971
@moharoble7971 5 ай бұрын
Who is watching 2024?😅
@MuhammedXikmaawi
@MuhammedXikmaawi 4 ай бұрын
24/05/2024😂😂😂
@YusufIbrahimMuhumed
@YusufIbrahimMuhumed 4 ай бұрын
Awooga ama Yeetda waydii
@Austindallexirsiub62
@Austindallexirsiub62 4 ай бұрын
🤚
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 4 ай бұрын
13-6-2024 dhageysanaa haddana
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 ай бұрын
☝️
@yassinabdullahi1200
@yassinabdullahi1200 6 жыл бұрын
Dahir alasow bay ku socata inta ila fahansan like ha igala bakheylin
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 6 жыл бұрын
yassin abdullahi Wey badan yihiin ku dar Maangaabkii cabdi good sxb
@qamarqali1595
@qamarqali1595 6 жыл бұрын
wa sx wlhi sida dontid don mahn
@dhagaweyne61
@dhagaweyne61 6 жыл бұрын
yassin abdullahi dahir kaliya lagama joogi waayin wecel oo dhan xitaa ilmo ciyaar jecel
@samiradaaud6756
@samiradaaud6756 6 жыл бұрын
Waruntaa sida mahaa
@maslaxsaqre6419
@maslaxsaqre6419 6 жыл бұрын
Hoyada ayay ku socotaa
@abdirahmansooyaal5329
@abdirahmansooyaal5329 4 жыл бұрын
Heesaha deeqa afro horay uma dhegaysan jirin lkn tani waa RUNEEY BEENI KAA DHEERAA ❤❤❤❤🤙👌👌👌
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
DeeqO afro 👏👏👏 wax garad waaye deeqa eesh Qiyaasak 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯✅
@aminahashi6250
@aminahashi6250 7 жыл бұрын
nacam deeqa afro hada leee runta sheg tay tlh waaaa iga gadan tahay axya hees
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Abdulaziz Sentina SSB kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk allaw alle oo kaa dacad ah wllky🤔🤔🤔
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare hhhh dacad iga ah plhi 💯✅ wy dadaashay
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
Amina Hashi sawmaha heer sre waye
@aminahashi6250
@aminahashi6250 7 жыл бұрын
haaa huno waa lo bogay
@fatahkhadar719
@fatahkhadar719 6 жыл бұрын
Heestan runta ayay ka hadlaysa social media of course Deeqa afro like it
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 жыл бұрын
ruux bukoo sariir saaran sawiradiisa sooqaado dadka sadaqa ka aruuri hadhow tana hasiin maahan 😢😢 wallhi wey dhacdaa arinkaa
@daliilmedia3664
@daliilmedia3664 7 жыл бұрын
nadar Macalin ahmed cali caadi mahan runti
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 жыл бұрын
ahmed hiif 👏👏👍👍👍⚘
@daliilmedia3664
@daliilmedia3664 7 жыл бұрын
nadar Macalin ahmed cali copy iga diidyay kaan qoraalkaan kaliyaaa
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 жыл бұрын
ahmed hiif ma fahmin wali wll
@daliilmedia3664
@daliilmedia3664 7 жыл бұрын
nadar Macalin ahmed cali OK shukran
@jamaldhuga3804
@jamaldhuga3804 4 жыл бұрын
Anigo oromoo ah waxaan kuleeyahay caadi Maha. She is beautiful and very talented wllhi. Hore usoco waxaan ku rajeeynaya cumri dheer iyo caafimad.
@somaliafunny3643
@somaliafunny3643 6 жыл бұрын
wallahi qoftan heesaheda micnahooda hadaan fahmay markaan sifican udhageystey fanaaniita kale lama bar bardhigi karo wayo waxey qadaa heso lafahmi karo micno leh cod macaan Camera HD ah anyway wan heley bbe😍😍😍😭💋❤
@healthandbeyond1059
@healthandbeyond1059 7 жыл бұрын
Coodka,eryada iyo laxanka nice one dear sister👌👌 Wankusalamay Abwanad ayatahay
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 5 жыл бұрын
That’s true song Masha’Allaah thanks Samideey and fanaanadeena 👍👏💕🇸🇴
@mohamedabdillaahi8233
@mohamedabdillaahi8233 3 жыл бұрын
Waa runtaa wlhi abyo
@madaale5465
@madaale5465 2 жыл бұрын
Heelo 1 yes ho
@mohamedaadandon7874
@mohamedaadandon7874 5 жыл бұрын
Hestan dadka 2019 ila dawanaya like
@abdullahiomar4970
@abdullahiomar4970 5 жыл бұрын
Ani bbe
@axmedkhadar3256
@axmedkhadar3256 5 жыл бұрын
😬😂😄😯😉😨😎🙉👩👴👦😾
@fartasalaadfartasalaad7196
@fartasalaadfartasalaad7196 5 жыл бұрын
ğábáđhá Ťááğ ééŕťá đířîśľé iÓ Ķîńğ čķ
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 жыл бұрын
Ani mcnto ya iladawanaya 2019
@nurtoibrahimofficial5830
@nurtoibrahimofficial5830 5 жыл бұрын
Wow nice song
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 Жыл бұрын
We miss you xubiyeey 😿
@kunzaaali9808
@kunzaaali9808 Жыл бұрын
Hhh
@mumtaz12222
@mumtaz12222 3 жыл бұрын
www amazing really waxey shegeyso 2021 kusocota🥺❤️👸
@abdia1813
@abdia1813 4 жыл бұрын
Manshaallah, sifiican ayey ula dardarantey qashinka suqa kadhigtey aflagadeentan intey soo shegtay oo dhan. Abwanad jirta.
@deshkabowy7517
@deshkabowy7517 5 жыл бұрын
Actually my favorite song though I don't understand the language...I rlly love it....
@سميهاسماعيل-ط7ب
@سميهاسماعيل-ط7ب 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@saeedofficial
@saeedofficial 3 жыл бұрын
Somali language I the best She say stop the propaganda of social media for instance they kidding the excellencies of the country
@Mohamedabdi-ft1bq
@Mohamedabdi-ft1bq 5 ай бұрын
Who is listening 2024😂
@MrDhergane
@MrDhergane 5 ай бұрын
Me😂😂
@nourhan2006
@nourhan2006 5 ай бұрын
Mee😂
@farxiyocilmi2206
@farxiyocilmi2206 5 ай бұрын
Me😅😅😅
@Farxad234
@Farxad234 5 ай бұрын
Me
@Somaliaa
@Somaliaa 4 ай бұрын
Me 😂😂😂😂😂
@intawanagsanwalashoodinbbb8110
@intawanagsanwalashoodinbbb8110 4 жыл бұрын
Inta 2020 ila dawaneysa like ha iga ilaawin somalinimo
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Gabadhan waan iska jeclahay Fananad abwanad deeqo afro ❤👍👌🙏🔥
@ikrannur8086
@ikrannur8086 7 жыл бұрын
best hees😘😘😘 I was not given any attention your previously songs ...but this is the top 1 all the time.
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
woooooooooooooow nice song ale ya cisiga isha cala Deeqa Afro manta umba hees qimo leh so qada oo runta ka hadlayso Nolow waliga ❤❤❤❤👏👏👏👏👏👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹👌👌👌👌👌inta walaan wajibook dadka ku cayo ku socaata thank you Deeqa Afro
@abdifatahali3878
@abdifatahali3878 7 жыл бұрын
Hodan Ali aad iyo aad hodan ali ani waka helay mana ka dhargo inan dhagesto
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Hajisyl Ali huno Mcn aniga xitaa wa hees runta ka hadlayso qoftaan inta joogta horta ma taqaan adiga rali ah thank you
@abdifatahali3878
@abdifatahali3878 7 жыл бұрын
maya wll mcn swedan ayay jogtan umaleyaa anna jogo swedan welcom huno sanka haaji iga so qabo facebok waye ado rali
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Hajisyl Ali walal mcn thank you qoftaan cadi ma ahan London hada oo imada xaflada wana adi leh insha allah aniga weliga adinaa xaflada Deeqa Afro Nolow waliga ❤🌹👏👍👌
@abdifatahali3878
@abdifatahali3878 7 жыл бұрын
Hodan Ali deqo afro casiimada dagan aya a dhahay anna waka dherahay casimada welcom.markastl wll mcn
@faatushaalbaasha4671
@faatushaalbaasha4671 5 жыл бұрын
Heestan Waxa Dhageesanya Saako Eid 4/6/2019 Talaado Eid Mubaarak 🥰
@alishow609
@alishow609 4 жыл бұрын
Wlhi ana iid ban dhgaysanayay
@Faatax123
@Faatax123 4 жыл бұрын
Hhhh
@shamisyuusuf9373
@shamisyuusuf9373 3 жыл бұрын
Gjfgu Yuth5
@cabdimuuse3123
@cabdimuuse3123 3 жыл бұрын
Sowdo apyo maxaa u aragtaa adiga
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Жыл бұрын
Cod dabacsan, music degan Dhowr sano kahor ayey heestan qaaday somalida hadda waa sidee maadaama ay barigaa ku aheyn sidey hadda baraha bulshada ku tahay allow na badbaadi
@malmo4235
@malmo4235 6 жыл бұрын
Deeqo Afro Deeqo Qurux Reer Kuala Lumpur Waaye Mashaaallah Waa Qof Dahab Ah Quruxleeey Allow Kuxafid Codka Iyo Music Ga Ayaa Macaan Gooya Ah Aaxxxx
@Amina_CJ
@Amina_CJ 6 жыл бұрын
Masha allah Habo runtat kahadashay illahey haku dowro il xun kuma aragto dad badan in sas waax lugu shego ubahan🌷👍
@Ahjaystar
@Ahjaystar 7 жыл бұрын
Dear Deqa- I love all your Musics-You will never die-Insha-Allah. Wembley London
@sumayogabow5825
@sumayogabow5825 Жыл бұрын
Lazima Atakufa😂😂😂
@xamda185
@xamda185 6 жыл бұрын
I love Deeqo Afro. sis you have your own unique way of this style xafidullah sis
@abdimohamed8293
@abdimohamed8293 6 жыл бұрын
Axsan deeqo afro abwaanad qar soonayd codkaaga iyo laxanka iyo music ga laguu saarayba waa top xaqiiqooyin hada wadanka ka jirana waad ka hadashay horay usoco dhal darwiisheed 😍😍😍😍
@MurtiSameChanel
@MurtiSameChanel 6 жыл бұрын
Deeqo afro fanaanad qaaliya oo dhal daraawished ah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@fatimaesse1303
@fatimaesse1303 5 жыл бұрын
Miraha, codka iyo laxanka, masha allah Soomaali fanaan ayaa usoo baxey, aftahanad iga dheh. 💕👍👌🙏
@makoahmed9651
@makoahmed9651 3 жыл бұрын
wlaal heesahsaga wa masha Allah runtaad ka hadasha cimriga harago jiro oo joog i love you my sister kep up the good job beatifull song and voice
@HD-zg2lj
@HD-zg2lj 2 жыл бұрын
The best voice that I ever listened. Thursday, 13 Oct 2022, 2:09PM.
@cabdicasiissaleeban5285
@cabdicasiissaleeban5285 6 жыл бұрын
Fananadani waa top codka iyo erayada barigay fanka ku cusnayd waxan modayay inay falo dagan oo kale noqon doonto 👏👏
@xasanseef-cadde9590
@xasanseef-cadde9590 6 жыл бұрын
Heestan waa hees aad iyo aad u wanaagsan. Deeqa qurux afkaaga caano lagu qabay......Majirto heestan hees ka wanaagsan....Thanks
@ahmedsaladjama4882
@ahmedsaladjama4882 7 жыл бұрын
waa heestii ugu horeysey forever aan comment kasoo dhiibto. waxa sababey waa ka helitaanka heesta. Habiqleyso heestaan adi ayey direct kugu socotaa
@Elmi.451
@Elmi.451 2 жыл бұрын
Deeqo afro caadimaahin aniga waan tàgeerà waliba aad hees kana runtay kahadashay 😍😘😘😘
@cumaralbashir1328
@cumaralbashir1328 7 жыл бұрын
hhhhh waaw heestan dad aan ogahy caloosha aya xanuuni doonto markey dhageystaan deeqo afro aadban kutagera lkn waxa fiicned ina kusidarto lacag marki lagudiido ladagaal dadka maaha fikradaada kikasohorjeesto ladoood maaha kkkk
@nawaalmahir2981
@nawaalmahir2981 7 жыл бұрын
Cumar Albashir adbaa abwan kale ah indhahad ka tuurtay
@cumaralbashir1328
@cumaralbashir1328 7 жыл бұрын
Nawaal Mahir kkkk soo saas maha abayo dadka wa in runta looshegaa
@bintumohamed1251
@bintumohamed1251 7 жыл бұрын
Cumar Albashir kkkkk bro adaba dab yar shiden
@cumaralbashir1328
@cumaralbashir1328 7 жыл бұрын
Nimcoo Mohamed wa sidaa abyo hhhhh
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
Cumar Albashir axsan wlhi labo kalmad muhiima baa ku dartay😂😂😂
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Hees kan Waxa ka socdo social media ka hadleysa social media war hoy sida maha qaran kana sumey maha kala soc dadkana maha sida dontid yel maha fananin ta cay maha hesahoda so qado si xun wax ugu sheg maha dumar kena somaliyed Sawir rada iyo fidio kaso qade komantiga ku cay maha wariyaha socdalka ahe shacabkisa sugayan si u warar u garsiya qoralada u garsiyo hadal kisa so qade si kala fisira maha rux bukan sarir saran Sawir kisa so qado dadka sadaqo ugu qado hadhow tana ha sin maha dumar kena somaliyed cebtoda so radi komantiga ku cay maha great song
@miskoo1333
@miskoo1333 4 жыл бұрын
Wow quruxdii dhulbahante❤😙d.a
@muztafeahmed1998
@muztafeahmed1998 7 жыл бұрын
war deeqa afro caadimha wlhi waaba abwaanad qarsonayd halkaa kagahy laxankaan aad uga helay waliba postigan si ay u argto halaisaro like
@Eva_gamingRp
@Eva_gamingRp 7 жыл бұрын
Somaali Wax Waa U Sheegtay Hadee Maqlayaan Kuwa Dumarka Xumandooda Raadiyo Ama Faafiyo Adduunka Ugu Daran Doqomada
@mohamedbishir6568
@mohamedbishir6568 7 жыл бұрын
Halkedi Aya Dhigtay Huuno Bulqas Studio Wad Mahad Santihin
@Dangasho
@Dangasho 2 жыл бұрын
Fanku waa hibo xaqiiqdi gabadhan hibo fan gaar ka ah illah siiyey misana cod iyo qurux ilbaxnimo mashAllaah
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 жыл бұрын
Waw codbaa kudhacay. Waa hees taabaneysa xaalada ummada soomaaliyeed kusugan yahay.
@noorjimale2099
@noorjimale2099 7 жыл бұрын
Wow what a nice song? Very respect the queen deeqa Afro and abwaan bulQaas
@nimcoismail3672
@nimcoismail3672 6 жыл бұрын
macaan🖒🖒🖒🖒🖒🖒👌❤❤❤💘💘💖💗💙❣💟💞💝💜💛💚👑👑👑👑👑👑👑👑
@Ismahan12
@Ismahan12 3 жыл бұрын
Erayada iyo laxankaba deeqa afro iska leh bulqas musik bes u leyahay
@soyaansoy746
@soyaansoy746 6 жыл бұрын
your words are amazing and bold. great artist. am loving you more and more. god bless you my sister
@abdifatahabdikadir3744
@abdifatahabdikadir3744 3 жыл бұрын
Sc
@aliunshur4898
@aliunshur4898 3 жыл бұрын
Angelic sounds/voice, one of my favourite somali musician. Deeqo afro waa goob.
@MohammedAli-nx9tx
@MohammedAli-nx9tx 4 жыл бұрын
the most gorgeous somali female singer I have ever watched. I admired her sweet voice.
@madaale5465
@madaale5465 2 жыл бұрын
1 yrs go ma joogta wali heelo
@najimacaynazhe1851
@najimacaynazhe1851 Жыл бұрын
​@@madaale5465 x gbdfz ,,,,,,,,,, ć dgz ccfv v,
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
Dahir calasaw & cabdi good & cali xaraare ayay si toos ah ugu socota & qar imika bilabay wa iga suaale tolow hestan madawaden haysla yabane ????????
@MurtiSameChanel
@MurtiSameChanel 6 жыл бұрын
Heestu dad aan ogahay bey ka hadlaysaa Deeqa afro 😍😍😍😍😍love you
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Sida dameer calsow hhhhh
@Real_Abbas
@Real_Abbas 7 жыл бұрын
Waa hees ka turjimaysa waxa hada socda 👌👌👌👌
@ZahraQueen-2
@ZahraQueen-2 2 жыл бұрын
Hada eyka dartay🤔😜😀
@filsankhan472
@filsankhan472 7 жыл бұрын
war wuxu nasab Sanaa awalbay tidhi darwiish saafiya I dhalay sool iyo sanaag daga hees shidan weeye oo nacas kasta uusan fahmayn lkn inta caqliga usaaxiibka ah ayuunbaa fahmi kadha
@addeka-adde5126
@addeka-adde5126 7 жыл бұрын
Zahiba hussein hussein waku mahadsantahay inta aad qabiilkeeda ino sheegtay ma ogeyn iney laangaab eheyd dislike an siinaya cod maba laha in ceeji lagu haya la moodaa
@user-ug4wz2gz9j
@user-ug4wz2gz9j 7 жыл бұрын
abdifatah adle kkkkkkkkkkk xayawanow darawiishtii somaliyeed miya saaas ULA hadli xayawanow kkkkkkk Allow dhowr waa dadka Kali ah ee somalinimadu kuweyntahey waaye
@addeka-adde5126
@addeka-adde5126 7 жыл бұрын
55555 ??? lol daraawishtu waa tuma? ma dariishadbaa anagu waxa ma qorno tan yarna waa laangaab dislike ayan siiyay caku codkeeda mcn bu ila aha kahor inta aanan qabiilkeda arag kadib codkeedii in ceeji lagu hayaa la moodaa
@filsankhan472
@filsankhan472 7 жыл бұрын
abdifatah adle wllo ceeb ma wngsana inaad umada soomaaliyeed kala saadhid inantan hadii aanu codkeedu ku qancin ha dhagaysan dee mida kale daraawiish hadaanu somali ku jidhin waa loo yaabi Lahaa
@addeka-adde5126
@addeka-adde5126 7 жыл бұрын
Zahiba hussein hussein umadda hakala saarin kulahaa kkk umul ma tahay ilaawsho dhawidaa postgaaga uhoreeyey bal aqri
@fadmaabasheik2226
@fadmaabasheik2226 5 жыл бұрын
Deeqo Afro aat io aat ayanku tagera runti hdn fanaan noqdo qofta ugu horeyso aan hees laqado waa adiga hda iga aqba leyso ♥️♥️♥️I love you deeqaa
@siciidibraahimfaarax5586
@siciidibraahimfaarax5586 2 ай бұрын
Waa runteeda social media-yuhu.waar sidaa maaha ❤❤❤❤❤❤❤
@johnkriss4854
@johnkriss4854 7 жыл бұрын
Wat a nice song deqo Afro the cutest somali female singers for real her style looks like American girls singers keep it going girl
@keyf1252
@keyf1252 7 жыл бұрын
Mohamad Ali stop galactic American singers man we know she hve cute hair style but somali beey uthy ma nigga so stop faaninta ama faaniska fanaaniinta Americanka bro
@ifraaxiinagomey1064
@ifraaxiinagomey1064 5 жыл бұрын
2019 18 oct qofkii dawanayo😘🙏
@MohammedAli-nx9tx
@MohammedAli-nx9tx 4 жыл бұрын
Who can help translating this song to me. It is outstandingly beautiful. Unfortunately I do not understand the language.
@Yussuf.abdullahi
@Yussuf.abdullahi Жыл бұрын
It's talking about the misuse of social media.
@cabdulaahicabdicali5933
@cabdulaahicabdicali5933 2 жыл бұрын
Itaqullaaaah ilaaaahay kabaq tiiisa dar yeela tukale kudara adigii baaa dayacan bal adigu fiiri sidaaa ugu siiisocoto jahanabo lek saar 6 "7""2022 maalinta arbaco
@CabdinurmaxamedYare
@CabdinurmaxamedYare 3 ай бұрын
Dumarkeena soomaaliyeed ceebtooda soo raadi maaha deeqa afro ku taageeraa❤❤❤❤❤
@maxamedcali3661
@maxamedcali3661 7 жыл бұрын
Deeqo afro cadawgaga unolow wllhi tagera hesa haaga😍😍
@hamdiibrahim9750
@hamdiibrahim9750 2 ай бұрын
Who is listening in 2024 27 July ❤
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 2 жыл бұрын
Really amazing she is the first and last singer of this generation here she said something that you do everyday so please understand this as a daily lesson
@abdinasiromer4103
@abdinasiromer4103 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanayo bal kkk
@kr5995
@kr5995 7 ай бұрын
2017 habeen ciid ah bn heestan bartay qaad bun cunayaya habeenkaaz inte jire
@abdullahialihirsiolaad7522
@abdullahialihirsiolaad7522 4 жыл бұрын
2020 Waliba waqtiga Corona Like dhac igu ski👍✌👊
@yusufgaban7460
@yusufgaban7460 4 жыл бұрын
Masha Allah, Allah Ya Cizak Deeqa Afro, Cod Iyo Qurux Iswadata, Allaha Ku Siyaadsho!!!
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Heestaan maanta igu horaysa 2022 horay usoco deeqa afro
@anfacsuguleanfacsugule238
@anfacsuguleanfacsugule238 3 жыл бұрын
11/12/2020 ban dhagaysanaa😁😁 Habsan habsan dhafay
@abdulhakimzoobe3245
@abdulhakimzoobe3245 4 жыл бұрын
Heestaan waxey ku socotaa dadka ceebaha dadkale waqti ku lumiyo wlhi beenteeda ma,ahan wlhi ha fiirsadaan heestaan👌👌👌👌👌👌
@shairmungani7833
@shairmungani7833 7 жыл бұрын
Well done Deeqa Afro 🔝😉 Heesh cala Hees 🔝✔✔
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
somaliyeey musicga idiinma xisaabsana miyaa 😂😂😂 musicga ayaa iga gadan wlhi wadnaha agtiisa ka dareemayaa ABDIWALI RASTA thanks sidaa ugu raaxaysatay
@omarpkwilmudug1436
@omarpkwilmudug1436 7 жыл бұрын
Wiilka reer cigalle production waa kula socda adeer 😀😀 omarpk
@abdiazizahmedhassan5654
@abdiazizahmedhassan5654 2 жыл бұрын
2022 yaa wali dhagesanaya heestaan ✌️
@samsamadam9641
@samsamadam9641 3 жыл бұрын
I love 💘 deeqa heesaheeda kuli xigmada leh iyo say ugu sheekayso heesta dhexdeeda wa xaqiiq jirta cod ♥ macan iyo quruxeey maasha Allah waa ku taageeraa aad ban u jeclahay oo u dhageystaa waliba tan xor ban ahay iyo midaan sidaas maaha u daran deeqa dawoy 🥰😍🤩🙂🤣😂🤎💜💙💚💛😍💯🤍👌👐👍🙌👏👏👏🙏🤝🤝🙏🙏🙏
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Жыл бұрын
Yaa jooga 2023
SAAXIIB SAX 2016 DEEQA AFRO OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY BULQAAS STUDIO)
4:28
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 112 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 3 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 251 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Aniga Adiga
3:53
Release - Topic
Рет қаралды 140 М.
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
HEESTA JACEYLKII XAMAR IYO XAMDA YAR 2018 DEEYOO
5:32
Deeyoo Media
Рет қаралды 2,9 МЛН
DEEQA AFRO 2017 XOR BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO
4:24
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)
9:44
Tusmo Films
Рет қаралды 4,6 МЛН
DEEQA AFRO INTII QALAS GERIYO TAY
4:36
Yasmin tiina channel
Рет қаралды 342 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН