DEEQA AHMED HEESTII SOO ADIGA MAAHA FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

  Рет қаралды 551,046

samatar said salah

samatar said salah

Күн бұрын

erayadii mahamuud sodolle
laxankii muuse sheesh
music by saleban uurdoox
codkii deeqa ahmed
farsamadii samatar said salah

Пікірлер: 118
@ismailxadaari_offical3510
@ismailxadaari_offical3510 3 жыл бұрын
Heestan qofkan dunida ugu jecla ayaa ii qaadi jirtay lkn ma calfan imika wxa laga jooga 8 years mar danbe iyo kulan danbe ayaan wali naawilaya😭😭😭❤️❤️
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
😭😭 zxp wan ka xumahay waxkasta adunka waa ka dhcan qof fcn wad helaysa hays raacin xususihi hore
@sadiriyaaally2539
@sadiriyaaally2539 2 жыл бұрын
Calafku hakuu hiiliyo wll mcn😥
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 2 жыл бұрын
@@saedqozta5386 exect 🥰
@nafisahassan7354
@nafisahassan7354 Жыл бұрын
Sorry mi pro 😢 😢
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 4 ай бұрын
Qurux cod xarago sharaf iyo karamo ayu alle ku manaystay deeqa axmed gaydh alle haku dhawro wllo ❤❤❤❤❤
@inaabdi9000
@inaabdi9000 3 жыл бұрын
Yaa 2021 dawanaya like ha ila dhafin tartan ban kujiraye ✌️✌️
@mohamednadiifofficial
@mohamednadiifofficial 5 жыл бұрын
Heestaan arkii ugu horaysay ay soo qado qaxay ahayd 2003 dhamad kisii album ay heestan ku jirto waxaa hadiyad iigu keentay caruurtayda hooyadoo ilaahay ha iidaaye waxayna ahayd 2003 bishii 11 naad 27 keedi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saedqozta5386
@saedqozta5386 5 жыл бұрын
Anba waqtigas ban dhagaysan jiray zxpow 2003ki album deqo gaydh keliya ah baa jira hesaheda oo dhan waa hesahan ugu hor bartay wax hees ah anoo yar baa guriga laga shidi jiray aan dhagaysan jiray
@amalomer2853
@amalomer2853 3 жыл бұрын
Sxpyaal idinla mid ban ahay deeqo waa fanaanadii u horeysey ee dumara aan heesaheeda barto
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Жыл бұрын
Hadii soo booqatay heestaan 2023 adigoo faraxsan ❤❤❤😂
@duceysanenor743
@duceysanenor743 6 жыл бұрын
This song actually gives me special feelings towards love and meaning of love itself.
@fardowsalove9272
@fardowsalove9272 5 жыл бұрын
Heestan marka maqlo xasus gala jcl yaraanteyda so xasuusta wali wan jclahy o aniga isma badalin inta nafta ay igujirto adiga unba ku jclanaya wayo jclka dhabta wa hal mar anigana wan aboodi wayay qof an adiga aheyn inan qalbigeyga boska siyo hadad ila fahmi weydy nolosha iyo jclka waxba ma aha adiga I faraxsanow abidka abdirizaak farxad kunow abidka sharafow❤❤❤❤
@engkhadarmohamed4003
@engkhadarmohamed4003 5 жыл бұрын
haduu ku arkayao qoraalkaaga waxaan rajaynayaa inuu kuu soo noqdo jacaylka wuu arkayaaye
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 5 жыл бұрын
Waad awoodaa, Laabta nadiifi oo hore uga soco.
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 5 жыл бұрын
Sharafey qof bina aadana haysku xidhin alle isku xidh
@dralkhaliijimahamud4709
@dralkhaliijimahamud4709 4 жыл бұрын
hhhhhh anaa absaaq lau idhaayoo waan yaabey waayo waan qalbi adagy waligay qofmaan jeclaan ana layma jeclaan mogi
@caynanos
@caynanos 4 жыл бұрын
Fardowsa mansha alla gabadh ficaan bad tahey o jacel taqanaa
@sayidmdubeys5243
@sayidmdubeys5243 4 жыл бұрын
Heestan waxaa igu soo Mention-garaysay Oo Hadiyad ahaan igu soo Dirtay Xaaskayga oo Ku Nool Boorama Waa Qayb Kamida xasuusaha aan wadaagno.💕
@hodancadey4922
@hodancadey4922 4 жыл бұрын
Noloshaydii sayid mcne ilahay ha ika daayo mcnkii naftayda tahay farxad warta insha Allah waan ku jecelhy ina ka agato naftu ma ogeele ❤❤❤❤❤
@cabdiqanimedia4741
@cabdiqanimedia4741 3 жыл бұрын
@@hodancadey4922 1111
@mahamedfarhan6350
@mahamedfarhan6350 3 жыл бұрын
Y5ty7yy7c6t and AM and the gg
@hodanisaac4205
@hodanisaac4205 2 жыл бұрын
Isku wara jecel xasidka ka nabad gala🥰🥰🥰
@alimohamed8
@alimohamed8 4 жыл бұрын
Run ahaantii deeqo waa fanaanad cod wanaagsan inta badan waxaan jeclahay in aan dhageysto codkeeda toolmoon
@foziaabdalla1035
@foziaabdalla1035 5 жыл бұрын
2019....xasuus 😭😭😭😭allaa yaraxma qofkii ila dhageysan jiray sanadku marku ahaa 2013.
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Dalkagi miss u Djibouti😭😭😭😭😭
@asmahussen3562
@asmahussen3562 4 жыл бұрын
Yurub geemyo tanaa ka cod mcn isuma dhawa lkn wax buun buuniya ayey weyday halka yurub laansLax ka bad badiyey balo ku qaadey haduu jclyhy muu hoos ula faqo
@FarhanAhmed-uk6om
@FarhanAhmed-uk6om 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Deeqa Ahmed gaydh Illahay codka hakuu barageyo Runta ayaad ka hadashay
@shabcanmohamed2286
@shabcanmohamed2286 4 жыл бұрын
Dadka haku ci barane heesta uun iska dhageyso cuqdadbaa qalbiga ku dabooshaye
@amalomer2853
@amalomer2853 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@abdirahman322
@abdirahman322 5 жыл бұрын
Heestan original keda xalima milano ayaa uqaaday seygeeda bashiir oo qurbaha ugusoolabtay Allah unaxariisto kadib deeqa dib beey usoo cusboonsiisay
@Albiraz09
@Albiraz09 4 жыл бұрын
Wey isku dhowyihin lakin laba hees ayey kale yahin
@hipohassan5033
@hipohassan5033 4 жыл бұрын
Maaha wall xaliima milano waa sow adiga maaha kle e tan maaha
@sahnibrahim4637
@sahnibrahim4637 4 жыл бұрын
Wax garad baa tahay waa runtaa x. Milano baa lahayd ilah ha u naxariistee baabur baa la rogmada
@muusiga
@muusiga 3 жыл бұрын
Shaqo iskuma laha labadaa heesood Heesta xaliimo milaano qaaddo waa sidan: Saw adigii maaha Saymo waxaan u galay Sabool waxayga dhigay Saamahow huwaday Sow adigii maahaa Axdayni sow Sidaad igu ogayd Kuma sidin wadnaha Adaa iga samree Naftaan kugu sasabi jiray Sideen idhaahdaa Heesta deeqa gaydhna waa sidan: Uur daacadiyo Indho cashaqaba Kaan ku eegayoow Sow adiga maaha Mid ayaan le baa Aqal kula gashee Sow adiga maa Noloshayda idil Kaan ku aaminee Aayaha ka talin Sow adiga maa Sidaa u kala saara labada heesood
@rudwaanyuusuf8847
@rudwaanyuusuf8847 2 жыл бұрын
@@muusiga 👍
@abdirizakgalgal9253
@abdirizakgalgal9253 6 жыл бұрын
Deeqa Ahmed Fanaanad La Isku Halyn Garo Deeqa Inta Tageeraha U Ah Like Saar
@barkhadmaxamed5216
@barkhadmaxamed5216 3 жыл бұрын
Waa fanaanad wanaagsan oo aan taageero abwaan kaabash
@rajoficanfilonolasha6761
@rajoficanfilonolasha6761 4 жыл бұрын
Heestan waxa igu duugan Waayo iyo jacaylki kobad nolashyda iso mara 2013 ayan dhagaysan jira xasuus gaara Abu ciyalkyga ku xSuusta 💔
@sadiriyaaally2539
@sadiriyaaally2539 2 жыл бұрын
Xasuus guuleed jcylkygi dhoofoo dhulshi sheeye tagayoow so laabo fadlan qaligayga allaha ikaa daayo mcn❤❤
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
qoftan hesaha ku bartay ano yar hesta xafadayana ka bixi jiry hablo dhagaysan jiry 2003 anigu waqtigas wan yara
@xidigbarkad3631
@xidigbarkad3631 3 жыл бұрын
Heestan caadi maaha 2021 ayan dhagaysanaya waliba 1:30 AM
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
Deeqa gaydh one and only queen 👸
@abukarali9548
@abukarali9548 4 жыл бұрын
Scw
@yahyeabshir3586
@yahyeabshir3586 6 жыл бұрын
Wax kale waaye xasuus paan galan markan aqlo heeystaan ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 4 жыл бұрын
2020 inta daawaneeso like 👍
@Ciidle1
@Ciidle1 2 ай бұрын
Hablihi hadyada heestan raga ugu geyn jirey mid gabadh ah meel ku sheega lol maanta 2003 dib ugu noqdey
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 4 жыл бұрын
Deeqa gaydh heesaheedu xusuus gooniya ayay caruurninadeydii ku yihiin. Jacaylkii caruurnimo wax dhaama la waa. 17 ka hor baa heeskan maqalkeeda iigu horeysay.
@AOH4963
@AOH4963 Жыл бұрын
Heeesahaygii 2008 xasuus💔😢
@ginkopaul
@ginkopaul 4 жыл бұрын
Hi from the Kawarthas in Canada -Peterborough
@zakimukhtar8528
@zakimukhtar8528 2 жыл бұрын
Fav female singer
@talisoali3878
@talisoali3878 Жыл бұрын
mid ayaan leh baa aqal kula gashee😢❤
@sadiasiman5132
@sadiasiman5132 5 жыл бұрын
Manshaa deeqo cod mcn aya ledahy 8/20/29 yaa ila dawanaya
@aniitaabdulahi7380
@aniitaabdulahi7380 6 жыл бұрын
Wax nool iga dheh naciimo jokar🤗🤗🤗❤😗😍
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 2 жыл бұрын
Heestan 2002 ayan aad u dhagaysan jiray aniga oo ah ciyaal machad( معهد) taasna waxay idhaxal siisay Jacayl aanan waayihisa diyaar u ahayn taas oo keentay inan ku dhacay (last Examination) itixankaygii ugu danbeyay
@abdikariimmohamedibrahim2515
@abdikariimmohamedibrahim2515 Жыл бұрын
Runtii waxan xasuustaa anigoo xitaa dugzi quran garin inay gabar aan dariz ahyd, zaaid u dhaqeynzan jirty markaa ayaam mahradeeda ugu tagi jirey aan soo dhaganzan jirey😮😮❤❤
@ahmedhassan7870
@ahmedhassan7870 6 жыл бұрын
Ana ugu horeya mante😁🖐
@regalsnow9707
@regalsnow9707 6 жыл бұрын
Deeqa qurux walashay cod macaan
@mohomedxashi5286
@mohomedxashi5286 4 жыл бұрын
Inaa kaa aktago NAFTu ma ogolee axsan ereyo fanaanad qaran allaha ku sharfo
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Fanaaanad Qaran Deeka ahmed Geydh noolow
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 5 жыл бұрын
Ax yaa hees wlh 2003 ayan dhagaysan jiray anoo yar 👌
@nafisaalinor7650
@nafisaalinor7650 4 жыл бұрын
Wa markan dhashyba kkkk🤣🤣🤣
@mmm-oy4ld
@mmm-oy4ld 3 жыл бұрын
Same 204 inanyaroo saxipo ahayn baa kasoo amansan jiray casetkii rikodhka lagu dhagysan jiray kkkkkkkkkkk ala saxipaday muna xasuuus
@abdifataxtaxodhisko3784
@abdifataxtaxodhisko3784 2 жыл бұрын
Oof axyaaH hees xazuuzteda iyo xanuunkeda wadataH
@xamdiaxmed4153
@xamdiaxmed4153 6 жыл бұрын
waaw heeskan wa xasuus qaali ah deeqa luula
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
mash Allah Allah sis
@raphealosman4695
@raphealosman4695 Жыл бұрын
2018 kii bay ahayd calansaarki Djibouti 🇩🇯 deqa Ahmed haydh habeenka waa jogay hadana waa dawanaya mabaa kadalo hesaheda
@khalidjalwomowliid5946
@khalidjalwomowliid5946 3 жыл бұрын
Wale wa heees xasus qaaliya igu reeebtay
@mustafejama2353
@mustafejama2353 6 жыл бұрын
Meeshu waa from canada show reer jabouti weeye padaw yy ngtanina iny nmo jicer thy md indho la diin
@mascudsalad958
@mascudsalad958 2 жыл бұрын
Tii ii qadi laheyd inta malaga hela talow
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 3 жыл бұрын
Old is gold.🥺
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
LE, SarasCaday yariisEEy Qiimobadan
@yusraabdifarah4737
@yusraabdifarah4737 2 жыл бұрын
Inaaan kaaa agtago nafta maogileee 🥲🥲
@axsanosman7292
@axsanosman7292 3 жыл бұрын
Heestan xusuus gaara bay ii leedahay
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Shamsoooy cadceed iftiinaay murwodumaroo QatraaayqaranEEy cadayyareey fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses lagufarxeeeey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
LE, Ya Isa sheegteyba QatraaayqaranEEy cadayyareey fariidad Nicmaturabi balaga Yiraba malinti Ya Yartayarta
@AbdirahmaanAbuukar-g8r
@AbdirahmaanAbuukar-g8r 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RaqiyaMeraneh
@RaqiyaMeraneh 2 ай бұрын
Farsama yaqan musika hestan no waxeya mad noheshin
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 6 жыл бұрын
Qofkiii 2aaad baan noqday maanta
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 2 жыл бұрын
Naciimo qurux masraxa waa sii bishay!
@nasrahussein7702
@nasrahussein7702 5 жыл бұрын
Dhalan dhab jiifaan ahaa xiligaa heestani lasoo qadey mntana dhageysanyA
@hawofarahabdi778
@hawofarahabdi778 2 жыл бұрын
Yawaa ila dawanayo 2022
@madoo199
@madoo199 7 ай бұрын
2024, ayaan bartay oo layso hadyeeyay, dambiga heesta imika yaa qadanaya. hahaha
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 6 жыл бұрын
Deeqa ahmed anoo yar dhageysan jirey wlhi
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
omg wow l love you sis come to my huula
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
forever live
@azwaan-hussein
@azwaan-hussein 5 жыл бұрын
Deeqa sharaf
@baashanechannel6560
@baashanechannel6560 2 жыл бұрын
Slm clykm
@nuursaleban6434
@nuursaleban6434 9 ай бұрын
29/11/23❤❤❤❤❤
@samatarsaidsalah77
@samatarsaidsalah77 6 жыл бұрын
WELCOM TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS
@hamzamohamednoor7532
@hamzamohamednoor7532 Жыл бұрын
Who is listening 2022
@sirbashiir9948
@sirbashiir9948 5 жыл бұрын
Heestaan waxy ka mid tahay heesaha taan ugu hor baraty aaad ban u jclaaa markasta wan iska dhageysan jiray xusuus bey igalisay
@abdirashidwarsame786
@abdirashidwarsame786 3 жыл бұрын
Boqarda Jibriil yoonis Noolow Edo Macaan
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817 4 жыл бұрын
Inta ila aragta ninkaa deeqa ka aciyaaraya inuu yahay fuaad blue like dhac igusiiya😎
@AbdirahmaanAbuukar-g8r
@AbdirahmaanAbuukar-g8r 2 ай бұрын
Hhhhhhhh
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Niciimo jokar iLa Merayso wadaa
@ciisecabdiciise1524
@ciisecabdiciise1524 3 жыл бұрын
Bhj inan ka agtago naftu ma ogole ppe
@BhajoAbdi
@BhajoAbdi 3 жыл бұрын
Sidoo kale noloshaydii ❤️👑❤️💖
@munamaxamed4820
@munamaxamed4820 2 жыл бұрын
Naimo jokar malo jeedaa
@aminablockstar4274
@aminablockstar4274 6 жыл бұрын
qofta dharg madow wadede so nimco jokar so ma ahan mse wa idhahaka meshan ee jogan wa jabuti mise Show reer jabuti o from canad miyaa
@farhanbalcadeh3536
@farhanbalcadeh3536 6 жыл бұрын
Amina Buzolli Haa waa nimo jokar lkn meesha showga lagu cabtay canada 🇨🇦 mahaa Waa America la hayso edo
DEEQA AHMED NICE SONG FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
7:01
samatar said salah
Рет қаралды 483 М.
DEQA AHMED ( GOROYO CAWSHA).flv
5:21
TheJaalle
Рет қаралды 368 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 51 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
Deeqa Ahmed Geydh Heesta Waan Ka dhaaran Lahaa.
6:48
Maanabooliyo Studio
Рет қаралды 32 М.
Afar iyo Tobanaad | Deeqa Axmed Gaydh
5:50
Shakir Essa - Topic
Рет қаралды 7 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
DEQA AHMED              GOROYO CAWSHA
5:21
dhaqaal1
Рет қаралды 945 М.
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
LAYLA KOOTALE HEESTII SIXIR JACEYL FARSAMADII  SAMATAR SAID SALAH
7:23
samatar said salah
Рет қаралды 50 М.
*Deeqa Axmed Geydh l Habeenkii Axdiga
6:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 165 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,6 МЛН