Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle

  Рет қаралды 4,626,423

Ibrahim Eagle

Ibrahim Eagle

Күн бұрын

Music Video (Somali 2011)
Directed, Produced and Edited by Ibrahim Eagle
Codkii Abdihamiid Elmi iyo hodan Abdirahman
Laxankii Abdihamiid Elmi
Music by Barkhad Yare
Erayadii iyo Sosaaridii Ibrahim Eagle

Пікірлер: 2 200
@mustafedhaglas1742
@mustafedhaglas1742 4 жыл бұрын
Alaw qalbigayagu siduu heesaha u jecelyahay noogu badal quraan kariiimka ah aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@farxaanaxmeddiiriye8298
@farxaanaxmeddiiriye8298 Жыл бұрын
Aamin aamin aamin Yaa allaah
@FatoumaOmar-mb3mv
@FatoumaOmar-mb3mv 10 ай бұрын
Amin ya rab
@NuurdiinSheikhAbdirihmaa-fx6zf
@NuurdiinSheikhAbdirihmaa-fx6zf 3 ай бұрын
Aamiin😢😢😢😢😢😢
@user-mv6ut5uh2j
@user-mv6ut5uh2j 3 ай бұрын
Aamiin 😢
@samsamsaid3449
@samsamsaid3449 3 ай бұрын
𝑨𝒎𝒊𝒊𝒏 𝒂𝒂𝒎𝒊𝒊𝒊𝒏 𝒂𝒂𝒎𝒊𝒊𝒏
@barwaaqmahdi763
@barwaaqmahdi763 4 жыл бұрын
Inta Quraanka jecel inaay dhagysatN Like saro🥰🥀💏
@deeqaabdi4250
@deeqaabdi4250 3 жыл бұрын
Maxaa heesaha kudhexkenay hadaa quranka jeceshahay kkkk iskadaa hesaha wllo
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 3 жыл бұрын
@@deeqaabdi4250 lol
@osmanhussein2312
@osmanhussein2312 Жыл бұрын
@@maxamedfarcaano7454 .
@aasiyah2601
@aasiyah2601 Жыл бұрын
@@deeqaabdi4250 😂😂😂
@apdirahman
@apdirahman 4 жыл бұрын
Heestan si ayay iigu socota Allah qalbiyadeena quraanka sida hanoogu furo❤️🥰💯
@tuugtuugdhalay7744
@tuugtuugdhalay7744 3 жыл бұрын
Qur,anka waa gabay carbeed mana aha mid dhegta u rooon balse heestu waa hees somaliyed oo aad u macaaan
@apdirahman
@apdirahman 3 жыл бұрын
@@tuugtuugdhalay7744 Ma kalaamkii Alle ayaad tidhi waa gabay carbeed, Mulxid miyaa tahay horta
@tuugtuugdhalay7744
@tuugtuugdhalay7744 3 жыл бұрын
@@apdirahman alle maba jiro walal waa quraafo aay carabtu sameystay weliba nabi sheegte maxamed ayaa aliftay
@sunduscabdiqani3490
@sunduscabdiqani3490 3 жыл бұрын
Inkaar qabe Quranka alle maa leedahy waxaas alle hkaa abaal mariyo mnta Malin aan aheyn walhy waan naxey wana qiiroodey😭😭😭😭😭
@qaraashaabdillahi4445
@qaraashaabdillahi4445 Жыл бұрын
Siilka hooyoda waas ee alle haka abalmiryo
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r Жыл бұрын
Dadkan samoroon taariikhdoodu mid fudud maahin waa dad xadaarad leh balse Aan ku faaanin oo hormuud somalida dhan walba la'aantood somaalidoo wax jira maahin❤ samarooon🎉🎉🎉🎉😊😊❤
@rayan781
@rayan781 Жыл бұрын
thanks nho lkn tarikhdayadu wayqorantahay❤
@AmallosAwbare
@AmallosAwbare 7 ай бұрын
Haa hn tarikhtu iyad is qorta
@RealCute1
@RealCute1 3 ай бұрын
Heesahi xata qabil ma gelisen war heesta dhageyso meshan rer logama bahna, wana ixtiramaya reerka sheegtay balse mar walba iyo meel walba qabil lama so galiyo
@GULLSAMARON
@GULLSAMARON 2 ай бұрын
​@@RealCute1 😂😂😂
@saeedabdiabdulle
@saeedabdiabdulle 7 ай бұрын
Hadaad daawanysid 13-yrs ka dib you're superhero 2024😮
@Naema_tunio
@Naema_tunio Ай бұрын
😢
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 Ай бұрын
19-07-2024 aan daawanayaa waa hees marka aan dugsi sare dhameyay aan bartay waana 2011
@Kdj7506
@Kdj7506 18 күн бұрын
11-08-2024
@apdiaziiz6039
@apdiaziiz6039 5 жыл бұрын
Heeztani zidey igu zocoto allow qalbiyadeenana quraanka zida noogu fur no danbi dhaf whos watching 2019 😍😍😍😍😍👍
@hiboomar3524
@hiboomar3524 5 жыл бұрын
Apdi Aziiz amiin yaa rabi
@abdalla9012
@abdalla9012 5 жыл бұрын
Amiin 😓😓😓😓
@bushraadan155
@bushraadan155 5 жыл бұрын
Ameen wlo😣😣😣
@khalidmohamedabdillahi478
@khalidmohamedabdillahi478 5 жыл бұрын
aniga dawanaya weli
@xajiibrahim100
@xajiibrahim100 5 жыл бұрын
Amiiin amìijn
@abdifitahhayla6538
@abdifitahhayla6538 Жыл бұрын
"Suradaada wacaniyo Dhexda soohane qoran Socodkaad dhaqaaqdaa Qalbigeyga saaqeee. Sanqaroorka kugu yaal Siduu eebbe kuu dhigey Surad inaan wadaagnaa Saasaanteeda leedahee. Somaali inaad tahay Saxar igama saarnee Soo dhawoow Ayaaney Adigaan ku sugayee"
@fartum8346
@fartum8346 Жыл бұрын
Ayaan miis aroosteen
@ayanhassan9561
@ayanhassan9561 11 ай бұрын
Inaadeer sowdiga magacaygii ku badalay thanks bro
@NoWay_666
@NoWay_666 10 ай бұрын
​@@ayanhassan9561 haha lkn adiga maaha ninkan kuma yaqaano yaakhey😂😂
@ayaniita9386
@ayaniita9386 8 ай бұрын
Ayyy😂magaceygaa ku imaday sa u ula qadayay❤😂
@user-vc9gb2px5s
@user-vc9gb2px5s 7 ай бұрын
Anigaba kula mid baan eheee​@@ayaniita9386
@balqiiscumar7726
@balqiiscumar7726 Жыл бұрын
Waqtigu waa 2016 markason sii dhamaynayey dugsiga hoose wxn isbrany wiil joga Borama ana wxn dagana Hargeysa inkastu iga weyna hdana wxn isku hynay jcyl aan qiyaas lahyn abaalkisana ma ilaawi kro wxu isugayey intan ku jiry hayaanki wxbrasho dugsi sare ila jmacad mntana wxan ahy xaaskiisa uu mudo bdn uso smryey,heestani waxay iso xsuusisy waqti aan isku dhacsanyn inaan heestan arky oon udiry imikana wniga dhgysanya ila isagiyo I ag jooga Allow mcnkan heesaha uqbno qurnkaga mcn noogu bdal gayaaan wlba OO is rbana arimahooda khyr ugu dhame❤
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Masha Allah alle hakuu daayo jaceelkaaga waa qof daacad kuu ahaa alle awlaad barakeesan hadinku arsaaqo OO isku baraara ❤❤😢
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Sorry heestan waxan kuu xasuuusta niinki nolosha iyo jcylku wuxuu yahaay I baraay aduunka qof nolaanayo maa jiro illahay haa u naxaristo malinteey soo baxaay waxa waxaan u malaynaya 9 sano kahor ineey ahayad ilama dhamanada iqoysa Mar walbo dhagaysto xasuus dheer oo murugo leh ayaan kuu galaa hestaan abdi malik illahay qalbiga haa iga reebo xasuustisa aduunka intaaan nolahay waan laa nolaan doona
@abdikanicdh9278
@abdikanicdh9278 4 жыл бұрын
Ilahay samir iyo iiman hakasiyo
@hajjimohamed1317
@hajjimohamed1317 4 жыл бұрын
sorry walal aad baan kuula murugooday 😢😢😢
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 4 жыл бұрын
Ilaah Samir hakaasiiyo
@nimconuura6043
@nimconuura6043 4 жыл бұрын
Allaw kaa reeb
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Allah Ka jecladay adoo jcel samirka badi
@MaxamedNuur-nu4zu
@MaxamedNuur-nu4zu 10 ай бұрын
Heestan Waxan maqLay Caruurnimadii 2011kii CaaWa Waa 2023kii All muxuu WakhtiGu SoCodaaa waan saLaMaYaa DhaMaan JiiLka iga DanpeeYa isoo DuceeYa Hadaan NooLaHaY iyO Hadaan DhinTaYpa💔🥲👋
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees hodhan abdirahman Abdixamiid Lagendmiin
@fatumomohamed1966
@fatumomohamed1966 11 жыл бұрын
Subxanallah ilahay ka cabsada music mafiicna qur,anka iyo thikriga alle hanaga jedinina
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 5 жыл бұрын
fatumo mohamed andaIonandonandonandonandononononononandontandtheonandhaveilmahaandandandandIonIand110th👮👮💑💏👬👫
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 5 жыл бұрын
fatumo mohamed and awayfrom theoriginal plan wastoontoyour9thtotoon5e5e5e5etoononononon5firstthetoItoonononontotototototototototoononII👮💏❤🌷🕶👓💖
@AhmedAli-ug3uo
@AhmedAli-ug3uo 4 жыл бұрын
Thanks 3208248776
@aliibra7852
@aliibra7852 4 жыл бұрын
MashAllah ukhtii, good naseeha but human are always born sturborn. May Allah guides all.
@fardosaahmed6585
@fardosaahmed6585 4 жыл бұрын
Adi mxa meshan ku keney haday ficnen
@bilandalab7753
@bilandalab7753 4 жыл бұрын
2020 Yaa Daawanaya Like Ta Igu Sharfa😘
@cahadccali8832
@cahadccali8832 4 жыл бұрын
Mahad quruxlaw udgoone star huteel
@cahadccali8832
@cahadccali8832 4 жыл бұрын
Mahad oo raba inuudhoofo wadanka Paris ama hindiya
@jimcalemaxamud8820
@jimcalemaxamud8820 4 жыл бұрын
Paariis ama india
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
Wlhi Heestan Waxaan kuso Xasuusta Waqtigii ciyaal nimadii Markaan ahaa Class four 2011 Wiil aan asxaab ahaan jirnay isla markaas isku fasal ahayn ayaa gabadh aad u jeclaa aniga ayuu ila so fariistay deedna heestan markay soo baxday bay ahayd markaasay siday u dhanayd aan warqad ugu qoray isago saxibkay ani ikaashayo siduu jaceylkiisa ugu guulaysan lahaa ugu dambeyn wuu ku gulaysay balse calafka ayaana uga hiilin Gabadhii hada waa marwo 8 caruura leh 😭❤
@xamdacabdijaamac5135
@xamdacabdijaamac5135 Жыл бұрын
😭😭
@user-tl9kw1gr1g
@user-tl9kw1gr1g 10 ай бұрын
😢❤ waa aduunY0h wlll waxan
@umulqeyrburaale
@umulqeyrburaale 3 ай бұрын
Miskiin
@ismailsuleiman3736
@ismailsuleiman3736 3 ай бұрын
Nin class 4 wamaxeey jecelka ukuguleysanyo away wax barashadii
@Xasankaafi-ou8fu
@Xasankaafi-ou8fu Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂​@@ismailsuleiman3736
@khalidfatah2015
@khalidfatah2015 3 жыл бұрын
SAMAROON inaad tihiin saxar nagma saarne soo dhawooda❤️ Abdihamid Elmi Qalqal & hodan Abdirahman dhashii BORAMA oo is heshay🥰❤️🇬🇹🇬🇹🙏
@ayanhassan9561
@ayanhassan9561 11 ай бұрын
Asal dhalad gobtii Awdal
@rayan781
@rayan781 Жыл бұрын
Somali afkalagu quruxbadnaynayaaye waa samaroon inatahay saxar igamasarnee abdihamiid elmi vs hodan abdiraxman dhere dhashii shekh samarooon sodhawada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-cw6yy5og9k
@user-cw6yy5og9k Жыл бұрын
😂
@RadwanFuiaadBarqad
@RadwanFuiaadBarqad 11 ай бұрын
Rayan sodhowow indr ❤samaroonkeenu masinji guuro
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees Abdixamiid hodhan abdirahman Lagendmiin.
@barwakomustafa8277
@barwakomustafa8277 2 жыл бұрын
Heestan waxaad moodaa inay soo baxday 2022 waayo sida loo duubay iyo style kooda ayaan caadi ahayn. Kama daalo dhageysigeeda iyo daawashadeeda. From Burao Somaliland ♡♡
@abdihashi6225
@abdihashi6225 2 жыл бұрын
okiyaale legend
@barwakoqalbinoura9918
@barwakoqalbinoura9918 Жыл бұрын
@@abdihashi6225 bro 😆😂
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Soomali inaa tahay saxar igama saarneey sowdhawoow suleeyqaa adigaa sugaayee xasuus time 😥
@ibraahimcabdi9300
@ibraahimcabdi9300 Жыл бұрын
@@abdihashi6225 ion kkbn nìī ki ommik
@abdi-ladiifmohamed5031
@abdi-ladiifmohamed5031 Жыл бұрын
Waligey qadaafi ban ku dhagaysan jirney
@barwaaqocabdi9313
@barwaaqocabdi9313 2 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuusta 2012 aniga iyo laba hablood oo aan zhpo ahaan jirnay ila hafana aan nahayba ayaa anagoo schoolka classka ku jirnay ayuu macalin suaal na waydiyay saa intaaan garan waynay ayuu nasoo saaray markaasan class madhnaa intaan tagnay ayay mid labadooda kamidi nooqaaday saan ku jaasnay😭wakhti❤️faadumo iyo farduus😭❤️❤️
@shuiphsn1253
@shuiphsn1253 3 жыл бұрын
2011_2021 toban sano ka dib xasuus aan dhamaan intii iga danbeysaH like iyo commenti igu soo xasuusi walal😢
@azmaali4788
@azmaali4788 2 жыл бұрын
Ma Iijeeda Wllo🥺
@ilyasmuse4669
@ilyasmuse4669 4 жыл бұрын
Boqorada codka Hodan Abdirahman dheere aad baan u jecelhy wllhi Mar waliba waxan ugu duceeyaa nolol qurux bdn iyo caafimaad taam ah iney ku noolaato ❤❤
@karamoige5268
@karamoige5268 6 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Soomaali inaa tahay, Saxar igama saarnee, Soo dhowoow suleekhaay, Adigaan ku sugaayee. Still listining 23/02/2024.🎻🔥
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 жыл бұрын
Buurta saw dusheeda saxansaxo maraysiyo seerihii dhulkeenaad sidooodi udgoontee Al samarooniya 💯💯❤️✅✅✅✅🙏
@engabdirashidugaska1641
@engabdirashidugaska1641 Жыл бұрын
Samarnimo still listening 2023
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Still samaroonimo🎉❤
@zhatiyaomer
@zhatiyaomer 2 жыл бұрын
Its my first time to listen this song am 17 yrs things changed I wish our minds is being filled with the love of quran
@naphizaahmad1599
@naphizaahmad1599 3 жыл бұрын
Heestan markii idaacadaha muqdisha lasoo saari jiray waxaan ahaa dugsileey heestan waxa ka xifdiyey"somaali ina tahy saxar igama saarno" wiilba noo dhashay markaas asi dartiis dugsiga la iga saaray si aan hooyo u caawiyo 🥰
@sayniyacaraale8728
@sayniyacaraale8728 3 жыл бұрын
21/7/2021. Malin arbaco ah Samarona inaa nahay saxar inagama Saarne soo dhww indr. Anba waan Ku sugayee ❤❤😍
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 3 жыл бұрын
Samaroon Boqortooyo Adal Empire iyo Ahmed gurey ika dhaliyay alx mashallah ❤️❤️💉❤️❤️😍🥰😘🩸🩸🩸💞🌹❤️💊💊
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
Reerkiina ayad ku walaty kk
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 2 жыл бұрын
@@yahyehussein hada ma sacdiyan ku walan laha 🤣🤣🤣🤣iska wado hawshada habibti lol
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
@@asmaibrahim7292 anigu adan kugu haysta ee talaw maxaa ika daba dhigay kkk
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 2 жыл бұрын
Somaali nimadaan dadka uga sa Raynaa Inta Aminsan Sara like❤️❤️😘😍😍😍🙏🙏🙏😢™️👍👍👍👍
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 6 жыл бұрын
Heestan waxaan kusoo xasustaa africa gaar ahaan kenya nairobi 2011 bisha 8add mar uu jecel xun ii hayo islii walahi waan uu xisey ❤
@hamseabdi4775
@hamseabdi4775 3 ай бұрын
Who is watching 2024❤
@Rithwaan
@Rithwaan Ай бұрын
marban so wada galnay
@HodanAbdi-m3c
@HodanAbdi-m3c Ай бұрын
ANiGa❤
@omarmahamou7056
@omarmahamou7056 8 күн бұрын
😂😂😂 Me
@fadumomohameddhaqane6359
@fadumomohameddhaqane6359 Күн бұрын
😂😂 aniga
@hamseahmed3754
@hamseahmed3754 4 жыл бұрын
Hadaad daawanaysid 2020 like😘
@salmabintu102
@salmabintu102 4 жыл бұрын
Wooooooow
@hamseahmed3754
@hamseahmed3754 4 жыл бұрын
@@salmabintu102 subscribeta igu qabo huno🖐
@fadumarayanfadumaraya5397
@fadumarayanfadumaraya5397 4 жыл бұрын
Ana dawan kamaba dhargo dhagaysigeda wan jeclhy
@hamseahmed3754
@hamseahmed3754 4 жыл бұрын
@@fadumarayanfadumaraya5397 hees laga dhargi karayoba maaha huuno waa hees macaan❤
@talizanuura5258
@talizanuura5258 4 жыл бұрын
Heestaan anigoo ciyaal ah ayaan maqli jirey hadana waa tan
@xamdamaxamuud1437
@xamdamaxamuud1437 3 жыл бұрын
Heesta walhi xasuus waliyan ka heesta 😂 anoo dugsi dhiganayo oo aad uyar wiil isku cashir aheen is gad gaadi jirne wallkis waraaqado usoo qaro jirey ananh habaryartey i qori jirtey heestaanah habaryartey dhageesanbjirtey magaacaanah wey ii badashey oo wiilki yaara magaciisey igu heesi jirtey😂❤😭 walhi waa u xiisey nolashaas 🎧❤ 2021 an soo radiye
@serajy1
@serajy1 3 жыл бұрын
Astagfurullah hahahah qosol iguma harin walee
@barwakomustafa8277
@barwakomustafa8277 2 жыл бұрын
Xusuus dahabi ah. Waagaa aan taleefan jirin aad baan ugu xiisay. Inan noo shaqeyn jirtey oo Ubax la odhan jirey ayaa waxay sidatay taleefan yar oo shiinees ah markaasaa waxay igu odhan jirtey hoo iigu qor inankan massage anna iskuul xataa madhigan jirin inyaroo afsoomaali ah baa jajabsan jirey waan xusuustaa maalin baan u qoray heesta Ikraan Carraale ee ah inanyohow ma jiifsado malado hurdada oo beerkaad ku mudantoo waad iwada mushaaxdee😂walaahi waa u xiisay noloshaas amba. Inantii meelay joogto garan maayo iminka.😓
@zizuayoze7007
@zizuayoze7007 2 жыл бұрын
hhh hada wilka maislajogtin mise wa kale tagten
@barwakomustafa8277
@barwakomustafa8277 2 жыл бұрын
@Zizu Ayoze bro aniga maahin qofkaas ee waa inan noo shaqeyn jirtey oo aan inan massage ahaan ugu qoray taleefankeeda.
@Prowni-gurl
@Prowni-gurl 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂cawaa qoosoolkaad igaa dhameysey
@nimctpoi8865
@nimctpoi8865 2 жыл бұрын
1 - 8 - 2022 Malin Isniin ah Last semester in My university Anoo Ku Daalay Diyaarinta Examki igu Danbayeeyey oo ah General Surgery Ayaan Heestan Daartay 🥰😍
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Жыл бұрын
Old is gold❤❤waa xili faladagan iyo socdal noo heesaan iyo sharma poy😢😂
@mawliidmaxamed1636
@mawliidmaxamed1636 4 ай бұрын
Haaa wllh 😂😂
@ayaan-177
@ayaan-177 6 жыл бұрын
Suuradaada wacan iyo dhexda soohane qoran socodkaa dhaqaaqdaa qalbigeyga saaqee Sanqaroorka kuguyaal siduu eebe kuudhigay sumad inaan wadaagnaa saan saantooda leedehee Somali inaa tahay saxar igama saarnee soodhawoow suleeqaay adigaan kusugaayee 2018 😍😍😍😍
@samiiracali761
@samiiracali761 5 жыл бұрын
ayaanbadan henna desing w
@guuledakon9040
@guuledakon9040 5 жыл бұрын
ayaanbadan henna desing
@Sharma_cade
@Sharma_cade 2 ай бұрын
2024 inta dhageysaneyso waa idin salaamay😂 hada qoraalkeyga aragtay like isaar 👇 xasidnimada iska dhafee😂😂😂
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 Жыл бұрын
17 jir anoo ah oo ay wayadaa soo baxday bn tv ka dawan jirnay anaga iyo gabdho bakaro kasoo qaxay wlh waa xusuus 🥺🥺 allow cimriga noo barakee
@dekadagan4596
@dekadagan4596 Жыл бұрын
Nin kan jeclahay Somali Maha hadu Afkayga fahmi lahaa hestan ban udiri lahaa 😭😭😭 jacayl kulama tashto Allow qof walba qofkis sii
@ayanahmed4496
@ayanahmed4496 Жыл бұрын
😂
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 ай бұрын
Silkada Somali haka fogeen
@sahrashinni4895
@sahrashinni4895 4 күн бұрын
Qrxeyyy ninkii ma is hesheeen
@hindi3522
@hindi3522 4 жыл бұрын
Heetan inta ifka ku nolahy walikey mai labi dooni wa mida marka maqlo indhahyga ilma kaso dhaatan alla maxan kuxiise wlalkygiyo wadse na cidlesoo dunida wad ka tagtay walalkyga an adunka ujclaa ilah jnda hngu kulmiyo 😭😭😭😭😭
@Imasua.
@Imasua. Жыл бұрын
Hestaan xasuus aye noloshayda ku ledhahy waxaa dagesan jry wallkyga midkas oo 6 jir inoogu saqiiray🥺💔markasta TV ka uu frsnyo hestan uu dawan jry ilaa ay nqty hees gurigena dhan asi drtd loo brty 2013 aye ahed markoo ilahy nga jeckanye cwa oo 2022 29 Dec thy wli waxa u ilmeynya sda manta inaa waaye oo kle wallkyga ad ba ujcln dhammatna waxaba umoda inu ilahy adunka ukenay frxd inu na syo swbto ah mrka asi noo dhshty ayee frxd ksto dnda taalo anaka ilhy ngu arsaaqay lkn mrkii uu naga saqiray ilhy bdl kle oo na sye ilhy ama tas mhd kuleh ilahy haino dhafo😭💔abowe hamigayga ah inaa janada ku kulno adiga iyo anaga oo family kaga ah ilhy neh tas haino rumeyo aad ba ku jclh wligyna wan ku jcln dna ilaa janada🥺😭💔
@jaceelowmediaproductionjmp3581
@jaceelowmediaproductionjmp3581 7 ай бұрын
Suuradaada Wacan iyo dhexda soohanee qoran dhexda soohane ee qoran socodkaa dhaqaaqdaa Qalbigeyga saaqdee❤Sanqaroorka kugu yaal sidow eebe kuu dhigay Guur in aan wadaagnaa saan saantooda leedahy❤ Sxbtey in aad tahy annba waan ogsoone soo dhowww Macaaney Annba waan ku sugayee❤
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 5 жыл бұрын
2019 Heestan kma caajiso samroon ina tihiin saxar iiga sarne reer abtigay love you ❤😎
@AhmedAli-ug3uo
@AhmedAli-ug3uo 4 жыл бұрын
Thanks 3208248776
@sahalabdi6534
@sahalabdi6534 Жыл бұрын
Abti
@fure9777
@fure9777 3 жыл бұрын
Xasuusta hestani igu ledahay Waxay ahayd 2011 bisha masii xasusto lkn waxan ku nola magaladi an kudhashay ee Borama waxan dhiganjiray bareefadkii waqti gas ugu caan sana kabadh berefetkas an iskabaranay oo ilahay qurux iyo aqlaaq siiyay ayan iskabaranay bacdeen heestan oo cusub oo ugu jirtay telefenkeda ayay ii dartay si ay iso dhawayso halkiibuna xidhiidh kayagii kabilaamay lkn inmuda ah markan wada soconay ee berefadkiiyo dhani wada ogaaday xidhiidhkayagii aya ladamcay in nalakala dilo wayna dhacdoo waa nalaysku kaaya diray malinkas waxan ogaday in jacalku xaasid una wayinba 😓 hadana labo qaaradood banku kla noolnahay nasibku mid adrabtu kakexeya mid aanad rabina waa kuugeeyaa 🙁
@Aliarts77
@Aliarts77 2 жыл бұрын
Waakuwaa dadkii hal abuurka lahaa heestan waxaa sameeyay wiilka youtube-ka ibraahim cigaal OLD IS GOLD🔥
@anjaliitervedii817
@anjaliitervedii817 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 Sad time😢hestan mrwalpa wxaa dgesan jiray qf nftaydi kjclay lkn nsiip daro wuu iga dhintay😭😭😭😭hees noloshydi sameen kuleh
@aasiyaabshir258
@aasiyaabshir258 5 жыл бұрын
Ax Ax ilahyhawnaxariisto isku xaaladbaan kusuganahy😭
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
U duce wll hadu ka dhintay allH hW naxafiste
@Imasua.
@Imasua. Жыл бұрын
Xasustada igu wynaa ya rabi janada ikula kulansii💔😭🥺
@updizhakoirpazher3558
@updizhakoirpazher3558 4 жыл бұрын
Xasuuus qaaliya heestan waxa dhageysan jirey markaan ahaa fasalka sideedaad eee iskuuulka hadan jamacada waaba dhameeyey mashlaag alle cimriga hanoo bareekeeyo iyo khaatumo wanaagsan ayaaa alle weydiiisaney 🤲🤲🤲
@Seniorfolley
@Seniorfolley 4 ай бұрын
addunyadda wa waà badan oo so baarye 2011 kii Nolasha bini,aadamka waay iska wanagsaneed xilikas waxan ku nola Miiyi Dhuleedka waqoyka Kenya Dhulka barwaaqo jawii Robbed xiili walbo Afaa badan maay jiriin❤❤
@Malloofficial1
@Malloofficial1 6 ай бұрын
Still iam watching this song 2011 aad ayaan uyaraa heestan wxn ka dhagysan jirey midaan sxb nahay fmlygooda guri ah tv ga wlhie wakhtigas aad ayan uyaraaa xtaa hodan abdirahmaan iney tahay gabadha beri danbe ogaadey runtii xasus dheer wlhie io hees dareen keeda wadata axyaa dunya axyaa saman 2024❤❤❤❤❤😢
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 8 ай бұрын
Old is Gold Anigoo yar ayan dhaqeysan jiray oo jooga Bk 2024 hadaa dhaqeysaneyso like 👍 👌 ❤😂😂❤
@mahamedfaarah2719
@mahamedfaarah2719 2 жыл бұрын
Heesta ka liyaa aan jaceyl waxa uu yahay aan ku bartey weeyaan alla xusuus celasha biyahaaga sanadkii 2011 2012 xusuus bey ii tahey ani ♥😄❤
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 5 ай бұрын
the baste hees hodhan abdirahman Ahmed dheere
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 6 ай бұрын
Hodan abdirahman cismaan maxabe iyo abdi xamiid heesta somali 2010 sidii boramo subax roban sifa helay saxansaxo maraysad sifaheedi leedey ❤❤❤❤❤
@fatmahasan4958
@fatmahasan4958 Жыл бұрын
Anigo sanadko yhy 2023 waaxan dageysanya heetan marke igugu hureysay an maqlo waxey aheyd 2013 ciyaal dugse allow cimeri dheer iyo cibado soban 🤲😢
@amtaazhkum6816
@amtaazhkum6816 7 жыл бұрын
buurta sow dusheediyo saxansaxo marysaa seerihii booorma sidoodii u dogoontahy wooow awesome c.hamid io hodthan noolada huuno
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 2 жыл бұрын
Heestani 12 years ayay 3.1M ku gaadhay halka imika 3 months ay 11M Ku gaadhan heesaha qaar!
@haaheehuu2020
@haaheehuu2020 5 жыл бұрын
Heestay Hodan kuso shaac baxday 2019 Yaa ila daawanaaya 😂😂💝
@munoahmed2656
@munoahmed2656 7 ай бұрын
2024 bbe 😂😂🎉
@clraxmaanaxmed1853
@clraxmaanaxmed1853 5 ай бұрын
Imnka dhagysanya zxp
@RoodoAbduqadir
@RoodoAbduqadir 3 ай бұрын
Waa ka haya 😂😂😂
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 3 ай бұрын
Hada😂😂😂​@@RoodoAbduqadir
@iqrocabdullahi2762
@iqrocabdullahi2762 2 ай бұрын
Aneh😂😊​@@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
@juwaahmed6145
@juwaahmed6145 2 ай бұрын
😂
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Suuradaada wacan iyo dhexda soohanee qoran, socodkaad dhaqaaqdaa qalbigayga saaqee, san qaroorkan kugu yaal siduu eebe kuu dhigay sumad inaan wadaagnan saansaantoodii leedee , isaaq inaad tahay saxar igaama saarnee soo dhawoow khadraay adigaan kusugaayay qalbi ❣️❤️
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
2019 yaadawanaayo like ta igu sharaf wll mcn mhadsanidiin
@suhaybomar3877
@suhaybomar3877 5 жыл бұрын
Me
@mariajama3019
@mariajama3019 5 жыл бұрын
🙋😊
@saacidsinane1696
@saacidsinane1696 5 жыл бұрын
Me
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Viva Somaliland
@khalidmohamedabdillahi478
@khalidmohamedabdillahi478 5 жыл бұрын
Me
@deeyoo
@deeyoo 13 жыл бұрын
Ibro thnx bro for sharing this wonderful clip,,, and congr.... xidigta sanadka Hodan abdirahmaan and ofcourse abdihamid,,,this is what makes somali music more intersting and enjoyable,,, we all deeyoo team give special thnx to Eagle media pro
@abdixasanandixasan5083
@abdixasanandixasan5083 Жыл бұрын
Are you still alive bro
@D.A.G.A.N
@D.A.G.A.N 6 ай бұрын
What the legend 🤟❤
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
Halhala 2019 yaa iladawanaya💜💜samaroon inaad tahay saxar igama saarna labadiinaba😆😆
@RageH6
@RageH6 5 жыл бұрын
I'm samaroom seedigood😂
@hanniabdilaahi6874
@hanniabdilaahi6874 5 жыл бұрын
onnaxnamxnm
@drshafsaabdihashi1690
@drshafsaabdihashi1690 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh waad laheshee walaahay hhhhh raga samaroon way quruxbadn yihiin saw ma ogid
@rageibrhim6630
@rageibrhim6630 5 жыл бұрын
Samaroon Siciid inaathy saxar igama saarnee
@rageibrhim6630
@rageibrhim6630 5 жыл бұрын
Soo dhawooow hno
@AhmedHassan-rl8mj
@AhmedHassan-rl8mj 3 ай бұрын
Suradaada wacaniyo Dhexda soohane qoran Socodkaad dhaqaaqdaa Qalbigeyga saaqee Sanqaroorka kugu yaal Siduu eebe kuu dhigay Surad inaan wadaagnaa Saaseenteda leedahee Soomali inaad tahay Saxar igama saarnee Soo dhawow Fatimaay Adigaan kusugaaye❤
@jimcaalrsulieman3107
@jimcaalrsulieman3107 4 жыл бұрын
Samarooni inaa tahay saxar igama saarnee yaa ila dawanaya 2020 _liketa ragu ha iska maqnaadaan gabdhaha iga badan
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
Samaroon inaad tahay saxar igama Saarna 2021
@abdinasiradanibrahim2108
@abdinasiradanibrahim2108 6 жыл бұрын
Somalis are beautiful in general may Allah bring peace and harmony between all our qabil. Hankenu hadafow rer hebel
@khadrhasan1965
@khadrhasan1965 5 жыл бұрын
Xawvjgt
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
Sheekh sharifa
@somaliclips7490
@somaliclips7490 3 жыл бұрын
Sorry broh still there is ree hebel insha allah we forget
@shafkagowser4017
@shafkagowser4017 Жыл бұрын
S is c3err13@@uhdhsjsndnd6077
@cabdijama619
@cabdijama619 4 жыл бұрын
oh heestan waxey igu leedey xasuus gabadhi iigu horeysey aan jeclaadey faadumo 2013 waxaan ku xasuusta marka aan lahadlaayo waxey ii qaadi jirtey heestan waan uxiisey faadumo runti jaceylkeeda anoo la il daran oo raba inaan guursado AYEY duruufi igu timi sababtaas ayaan uwaayey faadumo ila ada waaan jeclhy ila bariiga ila imika waan jeclhy meel aan ka doono ma aqaan runti waxaan lA IL darany hada helitaankeedi runti iyda jaceyl iigu horeysey iiguna danbeyesey ila hada sengal ayaan ahy canda ayaan jooga 4 sano mana noqon karo xaalo daromawgeeed
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 3 жыл бұрын
Boqortooyo samaroon ina tahay saxar igama sarne so dhawaw Hodaney keep going cousins ❤️❤️❤️💉❤️❤️😍🌹🥰🩸🩸🩸💋❤️😍
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
Ninku samaroon sheegi maayo ee gabadh u jecla ayuu abwaan ku
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 2 жыл бұрын
@@yahyehussein who the fuck are u 😳hadu idhi iyo hadi kale maxa ku kubaya adi 🤦‍♀️nacala iyo shubadi ku dhashay wase rply ika bax khanis xanusan go hospital ok 👍 😏🤮
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
@@asmaibrahim7292 hush mxd ku caayin waxa ka jeexan ee foosha xun laangaab dhalay
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 2 жыл бұрын
@@yahyehussein maxad dhanta gabdh wadigan rply uso gale cil qabe langab yahay langtu dhashay nakuso walac khanis foqal cawan 🤣🤣
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
@@asmaibrahim7292 kkk hada sidii hore ma nihin raga manta jooga tiriska wanu naqaana naag walba waxay ku moda waxay tahay malaha hoosta ku cun cunaysa kk
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 4 ай бұрын
Heesta waxaan dhagaysan jiray 2012 barigay soo baxday hadana waxaan kusoo noqday 2018 oo aan la dhagaysan jiray qof aan jeclaa waagaa wayna jeclay hadeer ma waxaan dhagaysanayaa anoo kaligay jooga qolkayga waan hees macaan IN AMERICA ❤❤❤❤❤
@naftaydaysamirbaankuidhi4077
@naftaydaysamirbaankuidhi4077 5 жыл бұрын
Waynakaa samaroon hadaan nahay💣😍2019/7/12❤ one love soomali oodhan💙
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
Haku faanin qabiil ee ku faan dalkaga somaliland
@waqaalstudio758
@waqaalstudio758 2 жыл бұрын
@@yahyehussein amuu war gabdhu wa dheman da samaron
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray 2013 Gabadh faadumo salaad ladhihi jiray ayaa Dhagaysan jirtay oo habaryar xaga hooyaa ii ahayd habaryar xaganban kaa salaamayaa 👋
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
I'm in love with the pple of Borama cuz they are the most educated and the most civilized pple In Somalia
@suadosman7542
@suadosman7542 5 жыл бұрын
You are lying
@somalistadalistmrham8631
@somalistadalistmrham8631 2 жыл бұрын
@@suadosman7542 iidoor baa tahay bukta
@xamsekhadernuurxamzekhader6093
@xamsekhadernuurxamzekhader6093 Жыл бұрын
We love u too wll we love all somali poeple from awdal boorama
@ahmedjeebe7826
@ahmedjeebe7826 6 жыл бұрын
Still watching 2018 buurta Sow duushade saxan Saxo mareyso 2011 Wakhti Xasuus mudan 🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🤟🤟 Hodon 😍😎
@khalittzantos9984
@khalittzantos9984 Жыл бұрын
Hada ma nooshey 😂
@Ahmedyasin-Canada
@Ahmedyasin-Canada 3 ай бұрын
Heestan si gara ayaa maanta I tabatay inan jecelahay ba iska soo dubtay kadib rux wax jecel ban ahaye, wixii ay jeceshahay ana inan jeclado ayaan dona 🎉❤ laakin jacaylkayga uman shegan waa ka cabsanaya//😂😢(!)
@mosalah._5166
@mosalah._5166 5 жыл бұрын
2019 wixii iga danbeeyow like ta ha laygu qabto
@selmasacid7720
@selmasacid7720 5 жыл бұрын
Dp10 JANAGALE STUDIO wixii? Waxee? Xayawaano miya ka danbeeyey. Somali xumida qofyohoow!! Intii iga danbaysay maxa ku diiday. 🤦‍♀️🤦‍♀️
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 5 жыл бұрын
Dp10 JANAGALE STUDIO albuminandandandandIonandandandandIonand
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 5 жыл бұрын
Dp10 JANAGALE STUDIO 4e4e4e4e4Iandononandandandandandand5e5e5e5eonandandandandon2854449onand😍👮❤💙💚💖
@BayahowProduction
@BayahowProduction 6 жыл бұрын
2018 Yaa Dawanaayo Heestan 😂😂💋💋
@shams-i8f
@shams-i8f 6 жыл бұрын
Bayahow Production 😂😂 see rabtaa maba la gaarin 2018
@BayahowProduction
@BayahowProduction 6 жыл бұрын
shamsa mohamed Hhhhhhh wax yar ayaa kadimaan hee
@shams-i8f
@shams-i8f 6 жыл бұрын
Bayahow Production haa
@BayahowProduction
@BayahowProduction 6 жыл бұрын
shamsa mohamed heestaan miyaad Ku haysataa hee
@shams-i8f
@shams-i8f 6 жыл бұрын
Bayahow Production aad iyo aad inkastoo buurta la sheegayo aqoon meel ku taalo
@Suu02
@Suu02 Жыл бұрын
Still listening 2023 🎶 xasuus waagan yaraa 🥺
@haawoabdullaahi4585
@haawoabdullaahi4585 Жыл бұрын
😀2023🥺
@Malabeey2030
@Malabeey2030 Жыл бұрын
Me 😋
@ducaqabe5618
@ducaqabe5618 Жыл бұрын
💞💐
@keefcaisha2003
@keefcaisha2003 Жыл бұрын
🥺🎶
@NaciimamahdiXayd
@NaciimamahdiXayd Жыл бұрын
Absolutely kula dhagyzaaanaya😂😂😂
@maxaacusup583
@maxaacusup583 4 жыл бұрын
Still listening 2019 October Kama daalo heesta caasimada caasimada ha ee geeska Africa ee Borama ♥️♥️♥️♥️🙏
@FadedTer-sc7sb
@FadedTer-sc7sb 3 ай бұрын
Ku dhagaysna jiray 2010 Hargeyysa Ku dhagaysnaya 2024 muqdisho 😎
@yaayaabdi908
@yaayaabdi908 3 ай бұрын
Heestu 2011 ayay so baxday wad naga horaysa legend 😂
@welovesomaliawanjeclahaywa7883
@welovesomaliawanjeclahaywa7883 5 жыл бұрын
yasalam ❤dir inaad tihin saxar igama sarnee soo dhawaada labadiinaba my dadkega aan jeclahay waxad tihin gobta Somalia oo dhan ❤💚❤👍👈
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 7 жыл бұрын
1 Samaroon 2 Reer Nuur Inan ahay saxar kama saarno ❤️☘️❤️
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 5 жыл бұрын
Suldaanka Geeska labadan midna rer nuur maha.
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 5 жыл бұрын
Suldaanka Geeska restartsplay withyouandinandIandinI😚😙😍😘😗
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 5 жыл бұрын
Suldaanka Geeska restartsplay withtheIandandandIIinand😚😗😘😀😚😍
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 5 жыл бұрын
Suldaanka Geeska restarts play withitandIandI22ndononand2and31stIonand22ndonI31ston31standand😍👮💚💙💗💖
@user-ye7ko9ov1o
@user-ye7ko9ov1o 5 жыл бұрын
Reer nuur midna maaha maxadku kentay reer nuur labadenee ah reer nuur inad tahay saxar igama saarna hhhh
@yusufomar6021
@yusufomar6021 2 жыл бұрын
An excellent song and great music is beautiful thank you very much I enjoyed it.
@Sahel.
@Sahel. 4 жыл бұрын
Who else listening in this quarantine time 2020 😂😂✌
@ashaalihussein5857
@ashaalihussein5857 4 жыл бұрын
Me😂😂😂😂
@Sahel.
@Sahel. 4 жыл бұрын
@@ashaalihussein5857 😂me kulaHa xeed qapanaYza ila Hada 😂 Wa laga paxaY imika Heezte
@cabdicasiiscumarxasanguhad7183
@cabdicasiiscumarxasanguhad7183 4 жыл бұрын
Me 🤣
@kwar3606
@kwar3606 4 жыл бұрын
Me
@mahaddhagacade1602
@mahaddhagacade1602 4 жыл бұрын
Even me 😆😆
@brbm.siciid6558
@brbm.siciid6558 6 ай бұрын
Wali ya jecel oo dhagaysta heestan 2024 bihii 2 malin axad ah
@sama.qaade1
@sama.qaade1 17 күн бұрын
Ka sheekeeya hee hadii aan daawanaayo 2024 toaban iyo shan sano ka hor heestaan waxeey aheed kuwa ugu shidan
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 2 жыл бұрын
Who is listening 2022 before ramadaan first song I heard in somali songs in TV and grow up listening to this sanqaroorkan kugu yaal siduu eebe kuu dhigay
@raxmaabdi1504
@raxmaabdi1504 2 жыл бұрын
Me 🤣
@abdiazizabtidoon9630
@abdiazizabtidoon9630 2 жыл бұрын
Heestaan marki iku horeysay aan maqlay waxey aheyd sanadki cusbaa ee 2012 anoo maraayo meelaan ogahay 🥲🥲🥲🥲
@bashirfarax7335
@bashirfarax7335 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysan jiray 2012 anoo ciyaala mobil jenis ah iyo miimari sagaashankaba isku rawixin jiray hada waa 22/2/2023 rabi ayaa cimri dheer isiiyay halis badana iga soo badbaadiyay m.a
@cabdalajamaal2323
@cabdalajamaal2323 3 жыл бұрын
Safiyo cabdullahi xasan 7 sano oo an xariir jecel naga dhaxeeyo calafka ika hiliyay oo qofkale ku geeye ane sidii aad ogeed ayaa ahay wali Gadasha naag kale ima dhadhameyso farxad ku nolaaw waligaa walshey mcn 😭
@sahrashinni4895
@sahrashinni4895 4 күн бұрын
Sorryy wllkei hdda wxaan rajaynayaa inaaad ka baxdey noloshii qalpi jabka ahayd oo aad cugatay ruuxkle
@bushra00
@bushra00 2 жыл бұрын
Somali inaad tahay Saxar igama saarna cabdiyow ❤🕊
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
I am watching 2017 *Samaroon* ina tahay saxar igma saarnee soo dhawoow inadeer💖 buurta saw dusheedoo saxN saxn maraysiyo seerihii dHulkeena 2011 xasuus buurta sow ina *Borama*
@youngmoney2458
@youngmoney2458 7 жыл бұрын
Abdulaziz Sentina SSB 26/05/2017 apti qali sln Gobeed ✋✋✋
@zunduzbarre9605
@zunduzbarre9605 7 жыл бұрын
Dj sentina Barca 2017 /9/ 14
@marian4705
@marian4705 6 жыл бұрын
Dj sentina Barca hbi
@ilmayar1
@ilmayar1 6 жыл бұрын
Dj sentina Barca frgee
@abdisamadnuura5823
@abdisamadnuura5823 6 жыл бұрын
Dj sentina Barca 2017/12/18
@abdifataahelmi8339
@abdifataahelmi8339 Жыл бұрын
Inta daa wanasa 12 sano Kadib 2023 Like ha ila dhafin 😊😊
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan daawanaya 12 / 6 / 2022 From Hargeisa 😭
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Ax xasuus 2011 hees shidan iyo wakhti aan ciyaala school ahaa wakhti xazuuz leh like hayla dhaafin
@mohamudibrahim-modiano3030
@mohamudibrahim-modiano3030 2 жыл бұрын
My first time to listen this song was 2012. It's still rekindling back in my memory.
@nasridigaalefcp2329
@nasridigaalefcp2329 8 жыл бұрын
samaroon inaad wadagtaan ayaad saan saantooda leedihiin viva VIVA SAMAROON ♡♡♡♡♡☆☆☆♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡100%
@laylaaahmed3029
@laylaaahmed3029 7 жыл бұрын
Nasri Digaale fcp samaroona qabiil muu ahaa iii koow wlle
@nasridigaalefcp2329
@nasridigaalefcp2329 7 жыл бұрын
Laylaa Ahmed.hhhhhhhhhh😃😃😃😃😃😃
@amtaazhkum6816
@amtaazhkum6816 7 жыл бұрын
waa qabiilka somaali uGu qurx bdan hodan c.raxmaan baa ka mid ah Laylaa ahmed
@mahamedismail1037
@mahamedismail1037 7 жыл бұрын
Laylaa Ahmed dhilo bug iyo qalin qadee tariikhda somaliyed dib uraac samaron waa kuwa ugu horeya tarkhiide adokalan walagu yaqana waxa tahey qax badyahey
@sharmaqzaheer8247
@sharmaqzaheer8247 7 жыл бұрын
waaan kukuraacsanahay wallo hadalkaaa tidhi wey ukusidaan dhanka quruxda hablaha...
@fiidowofficial6224
@fiidowofficial6224 3 жыл бұрын
2021 hda iigu horeYso,heestaan legend maahi🤣🤣🤣🤣
@amaldahirmohamed3015
@amaldahirmohamed3015 3 жыл бұрын
Hhhh waliba double lagend aa thy
@rabiicabdi3058
@rabiicabdi3058 2 жыл бұрын
Ciyaalkii sharma boybaa tahaydee maxaad ka garan heesihii hore talantaaliga ahaa
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
Way dhaaftay intad Taqaanay ee hoos uga bax
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
I' m watching 2021 since (2015) i love this song Also when i listing i'm still feel love ♥️♥️♥️
@zarahmohan2370
@zarahmohan2370 2 жыл бұрын
Like me
@guletgulet3389
@guletgulet3389 2 жыл бұрын
2022 wali waa daawanayaa,
@ruqitv900
@ruqitv900 Жыл бұрын
So that
@goohan7310
@goohan7310 2 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta hooyaday anoo yar dhagaysan jirtay hadana way dhimatay ilahay hawnaxariiste ilahadana xasuusteda ayaa igh weyn 2012 iila 2022
@ManAlone-px2hd
@ManAlone-px2hd 6 ай бұрын
2024🎉😢yaa wali dawani hayah ❤old is Gold 🎉
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Somaliland hoyga gobta somaliyeed hoyga fanka iyo suganta iyo murtida madadalo intaba dadki aan afsomaliga lagagadaba jirin . Liketa isaar hadad Somaliland tahy
@rukiosheikhmohamedhassa2494
@rukiosheikhmohamedhassa2494 5 жыл бұрын
Rahma Hussein nononIandandandandandandIandandandandandand 👮👮
@azmaali4788
@azmaali4788 2 жыл бұрын
.Heestan 2015 Ilaa Hadda Oo Ay Tahay 28 July 2022 Daawanaya😩❤
@ehlu_raaxo
@ehlu_raaxo 6 ай бұрын
Who listening this masterpiece 2024❤❤❤❤
@axlaamabdi911
@axlaamabdi911 2 жыл бұрын
Heetan xasus aad uweyn bey igu ledahy qofki jecel wuxuu yhy ibaray oo nolosha waxay thy ibaray maalin roob da aye isla dhageesanayne hada balse ilma joogo nolisheyda oo halki loo badna buu jira bbe allah ku inaxariso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ODAYFAJOOROFFCIAL
@ODAYFAJOOROFFCIAL Жыл бұрын
2023 waxan kudhagesanaya qolkeyga Old is gold hdd iga danbesid like isar
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 11 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Dhibane
8:00
Ahmed Rasta Music
Рет қаралды 12 М.
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 24 М.
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Kaalay Ila Dhan Caashaqa
7:54
CABDI HANI
Рет қаралды 34 М.
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 15 МЛН
Wadartii Haweenkaad
7:24
Release - Topic
Рет қаралды 10 М.
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,4 МЛН
Разница Очевидна😱 #тренды #tiktok #shorts
0:15
Никсон Life
Рет қаралды 4,8 МЛН
Разница Очевидна😱 #тренды #tiktok #shorts
0:15
Никсон Life
Рет қаралды 4,8 МЛН