No video

Farxiya Fiska - Hees Cusub- Naftan Ujeelan - by Deeyoo.com

  Рет қаралды 1,099,221

Deeyoo Media

Deeyoo Media

Күн бұрын

Deeyoo.com-- waa hees ay noo qaadeyso Farxiya Fiska , dhanka musiga waa Bashiir Hanuuniye,, waxa idiin soo gudbinaya bahda deeyoo.com, ama Deeyoo Music Team

Пікірлер: 267
@SalmaanShodhe
@SalmaanShodhe 9 ай бұрын
Haben khamisa bishuna ay tahay 22/11/2023 maalin maalmaha ka mida wuxu qoraal kaygani ii noqon doona hadii alle idaayo xasuuus ilaahow ilaaah 🥺🌎
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 ай бұрын
Imikaba xasuus bu yahy wl 😢
@user-dh9zo2dg7j
@user-dh9zo2dg7j 8 ай бұрын
Galab talaado ah 26 dec 2023 ayaan ku dhagaysanayaa lascaanood xarunta maamulka khaatumo. Waxaan dareemayaa jacayl iyo naftaydii nasro maxamed oon isku dhacsan nahay mudo labo habeena anan wada hadlin . Aad ban kuu jeclahay mcn ❤❤❤❤❤.
@abdirashiidjees8539
@abdirashiidjees8539 6 ай бұрын
Alle ha isu kiin so dhaweeyo
@shamissaciid6593
@shamissaciid6593 2 жыл бұрын
heestaan waxaa iigu horeysay 2011 waxaan joogay magaalada windsor, gobolka Ontario, Canada. waxaan wada sheekeysanjirnay gabar sucaad la dhaho oo leelkase ah. oo degeneyd toronto. hada meelna kuma ogi iney dhimatay iyo iney nooshahay. Magaceygu waa Xasan Seytuuni. waxa aan caawa oo ay taariikhdu tahay 12.10.2021. ku dhagaysanaa saacadu tahay 03.46 am. magaalada Edmonton,alberta,Canada
@xaajichanal665
@xaajichanal665 2 жыл бұрын
Zhp meheshay gabarta
@khaliva
@khaliva Жыл бұрын
Qabilkeda mxa naga galy mse leelkasa iga dhex radiyaa wadaa
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 3 жыл бұрын
I watching now 2021 naftan u jeelan awgaa nice voice farxiya fiska 2021 August 23 1:17 PM hapenimo walipa roob day ayaan dhagaysanyaa dhac ku sii ❤
@ameennikke
@ameennikke 5 жыл бұрын
Waan xasuustaa markasta oo xafada ka soo baxo ee rabo suuqa tago dhagaysan jiray caadi maahan 2018 like ii saar qofkasta oo xasuus heestan
@badriabdilaah8103
@badriabdilaah8103 3 жыл бұрын
Hees qiime wayn leh anoo hapeen khamiisa 2013kii javaylkayga aan kala xanaaqnay ayaan heestan si kadisa iigusoo dhacday kadib waxay na heshiisiisay anigiyo gacalisadaydiih waagaa inkastoonan imika wada joohine aanan garanayna meel ay ku nooshahay. Hadana fiska ayaan ku xasuustaa jacaylkagii hore markastoon fiska dhagaysto wakhti tagay tiigsimaad male waxa fahmi kara uun qof heart ku dhacay
@japaneclick
@japaneclick 6 ай бұрын
xasuus heestani markasta oo aan gaadhi wato waan dhagaystaa waana heesihii safarka axyaa fiska sidaadi noogu soo laabo
@cawilyare6432
@cawilyare6432 5 ай бұрын
I.n
@LionKing-lx8yj
@LionKing-lx8yj 8 жыл бұрын
Farxiya fiska heestan wad ku fican tay adiguba, waxa iska leh Sahra dawo yadoo qarami ah kaban labada wan jecelahay top, naftaan joogine maqanee jiirtaa dhankaga usoo jawab i love it
@goryanaigukacsan3343
@goryanaigukacsan3343 8 ай бұрын
Its the last day of the year 2023, El domingo aqui en Huelva, Fiska was and is mi favorita singer, Te quiero.
@ahmedhassanwalid6685
@ahmedhassanwalid6685 4 жыл бұрын
Hestan walahi jacayl bay igalisay dabadena wan gursaday
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 3 жыл бұрын
Xasuus wllhi Qalbiga jiitay jama shadaadii jah wareere jaray an faciga 😥😥😥 2021
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 Жыл бұрын
Ax😭😪
@diimakhali451
@diimakhali451 3 жыл бұрын
Fiska wax la coda kuwii hore iyo kuwan danbaba walahi inaan hayn Boqorada codka🧡❤
@Queendaha
@Queendaha 4 ай бұрын
2024/4/23/ ayan dhagaysana yaa runtii ma aqaan dareen kayga siduu yahay jacayl iyo safar ayan ku jira qof kasta xalad gooniya ayuu ku jira ilaahay sidii roon nagu toosiyo 😢❤
@kadergoud772
@kadergoud772 3 жыл бұрын
7 October 2020 Habeen arbaco sooo galayso 2:50AM ayn si emotionly ah Heestan iiga qiiraysiiisaY 🥺 Good song ❤️🥰
@molmoahmed
@molmoahmed Жыл бұрын
africa keentay sidaas
@ahmedfidhig
@ahmedfidhig 7 ай бұрын
Heestan xusuus bay igu ledahy waxn la dhagysty xaskyga habenki an ismehersany 2021 hben jimco ah ❤😊
@wartanabada9305
@wartanabada9305 8 жыл бұрын
Ohey oh Heestan xasuus my young boy Baan ku xasuusta 2012 waqti an dalxiis ahayn aduunoow xaal qaado Nice song walashey qaali Nooloow
@justinneymar2873
@justinneymar2873 7 жыл бұрын
Alfa Yare m
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Waa hees aan waayo ku soo qaatay Xasuustii Sahra Dawo maaha hees cusub
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Haa Waa Xasuustii Sahra Dawo🔥🔥
@FaaisoCumar-xn1cz
@FaaisoCumar-xn1cz 5 ай бұрын
Heestan waxan dhageeysanooya habeen isniina oo sanadkuna yahay 2024 bisha marso 25 teeda sacada waa 2:30 habeen nimo heestan jaceel u ma dhageeysen ee wan iska daartay ano marxalad xun ku jiro ilaheyow ilbab qeer qabo ifur 😢😭🤲🤲🤲
@xariirqaan
@xariirqaan 3 ай бұрын
Aamin yarabi
@user-nt8wd6hm6g
@user-nt8wd6hm6g 2 ай бұрын
Allaha amuurahaaga sahlo, magaalada aan faaladan kasoo qortey inoo raaci❤
@rahmaaabi2630
@rahmaaabi2630 2 ай бұрын
27/6/2024 Friday 11:56pm haben dhagasayanay heesta Waxnan dareemaya kalinimo
@SultanG10834
@SultanG10834 7 ай бұрын
Prime farxiya fiska when she used to be like kim Kardashianta Somalia we were like teenagers me any homies at that time we used use her photos as wallpaper with our phones express music were the name of phones back then 2010 great time
@abdinajibibrahimadan5968
@abdinajibibrahimadan5968 4 жыл бұрын
April 2020 3 friday si baxyso 9:20 hawenimo 💌😥
@khadroahmedfarah6317
@khadroahmedfarah6317 Жыл бұрын
Heetaan way igu leedahy xasuus gooniya malin aan iskudhacnay wiilkaan jeclaa ayaan isbuuc kaligeed dhagaysanayay markaan kala aamusnay ayaan dareemay inan la,aantiis waxba ahyn 2013 ahayd hada 2023 heestan wali waan jclahy
@mohamedabdinur3713
@mohamedabdinur3713 Жыл бұрын
Guul aya ku rajeyna walalle
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Hadii la idhaho waa maxay jeceel waxaan ku jawaabi laha farxiyo fiska, waa boqorada codka iyo boqorada jecelka, waa qof qalbigeeda uu dagay jeceel 🤩 ilv u fiska cimri dheer iyo caafimad
@jamilaachannel9600
@jamilaachannel9600 3 ай бұрын
Heestan 😢 malin Axad ah 13/5/2024. 12:8
@khaledfaais3962
@khaledfaais3962 4 ай бұрын
Old is gold. 11/4/2024 who is listening one of the best my song's
@zacadizmail729
@zacadizmail729 10 ай бұрын
Waxaan ku dhagaysana carriga maraykanka gaar ahaan gobolka MAINE ka dhaho magalada LEWISTON saacaduna wa cabaara 5:56 am Wxn u diiday hooyaday saakin ahmed husein hooyo allah hayskeen tuso inagoo nabad qabna ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nimcoladan6005
@nimcoladan6005 2 жыл бұрын
Naftan ujelane awga jjirta xagaage jogine maqane uso jawab qalbigan jeete jamashadadi jahawarere 2022 Jun 8 malin sabtiya galab 🥰🥺🤲
@abdirahmanmohamed2488
@abdirahmanmohamed2488 4 жыл бұрын
Wakhtigu waa 10/4/2013 waxa ku xidhna saldhig ku yaala magalada hargaysa oo la dhaho Iftin aniga iyo kooxdaydi wakhtiga fc kasmaal deeto heesta ku xasuusta
@samatarstudioandmediaprodu2378
@samatarstudioandmediaprodu2378 3 жыл бұрын
kufsi wadaredkibA
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 4 ай бұрын
​@@samatarstudioandmediaprodu2378 oo yaa Lakufsaday sxp
@mahameddeeqcadow9067
@mahameddeeqcadow9067 7 ай бұрын
Still 2024 who's watching 😢
@NadiiraSiciid-sm5ny
@NadiiraSiciid-sm5ny 5 ай бұрын
Aniga😢
@Abdi-pl7qp
@Abdi-pl7qp 3 ай бұрын
😂❤Fd,♧​@@NadiiraSiciid-sm5ny
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 16 күн бұрын
Waxaan dhagaysanayaa mar problem family jiro 2024 dabayaaqadiis Song for ever🎉❤
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 5 ай бұрын
Xasuus heestan gabar saaid u cod ma caaned oo an social media isku baranay i qaadijiry lkn mnta meel kuma sheegi karo wan sbbta loo dhaha dadka laga Barton waa fake friends iyo saaan gabdha marki isku kay danbeyey best u aheen aduunow abaa was😢😢
@axmedqadar699
@axmedqadar699 5 ай бұрын
Haben arbaco ah 26 Marso 2024 Gobalka Bayer xasuus
@majidabdi1611
@majidabdi1611 3 жыл бұрын
may 22/5/2021 ya ila dhagesanaya hestan aad ban u jeclahy xasus goni bey iledahyataka maqlo my ex xasusta allow kudhowr mel kasta dunida kaga noshahay
@kool.kooli143
@kool.kooli143 3 ай бұрын
Waxan dhageysanaa 6 May 2024
@naimamaxamed4875
@naimamaxamed4875 7 ай бұрын
2024-01-05 Friday night 😢 Jidiinka oomiyo Indhaha jaciirtay Jedaladaadi. Naftan ujeelan awgaa Joogine maqane Jirta xagaagi Usoo jawaab.
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 7 ай бұрын
Oh way hees dhaaftay Tani wax heestan macaan soo boqday adaan ku arkaa wlshayeey inshllh kuwii jacaylkooda ku guulaysta🥺❤🙏
@naimamaxamed4875
@naimamaxamed4875 4 ай бұрын
​@@ceeblacali8850 hadana waykan😢❤
@HamdiAbdukadir
@HamdiAbdukadir 2 ай бұрын
Heeztn wxn dhageyznya 2018 ❤ila 6/2/ 2024 alx cfimad alle igu zo dhafiyey wkhtiydi adka like hyla dhafin hda iga zi danbeyzo
@alisaajin1085
@alisaajin1085 8 жыл бұрын
beeldaaje faxiya nool ow Saad laxanka usaatay ayaan ka helay we love you from Cardiff boy hala wl save singal matahay
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 3 жыл бұрын
Qalbiga jiitee jamazhadaadii jahwareer jaraY anfaaciga Allow inaga dhaaf waan izku badinee dhagayzigeeda heeztan
@abdiziz8046
@abdiziz8046 Жыл бұрын
Aamin zxp
@kulmiye5
@kulmiye5 11 жыл бұрын
This song is hit and Farhia has a wonderful voice. Loved how she balanced her voice. Best of a young generation.......
@xamdacali5439
@xamdacali5439 5 жыл бұрын
Wwwwwwwwww alfanaanad fiska
@naste1
@naste1 2 жыл бұрын
Omg this comment after 9 years👀😇
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Жыл бұрын
10 yr ago Subxanallah 🙌🏾
@abumf7055
@abumf7055 11 ай бұрын
1:04 1:31
@abumf7055
@abumf7055 11 ай бұрын
⁠ 1:40 1:41 1:42 1:39 1:38
@abdirahmanmohamed4396
@abdirahmanmohamed4396 6 жыл бұрын
xasuus ano saldhiga iftiin ee magalada hargaysa ku xidhan baan haysta dhagaysaynayay sanadku wuxu aha 2013 bishi afrad
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 3 жыл бұрын
Wagii igu horeyse jacel iqabtey eheeyd sxpoow 4/2013 Gabadhii markaan mudo wada soconey waa laiga gursadee 😭
@zakariyeapdi7110
@zakariyeapdi7110 4 жыл бұрын
Xazuuz bay igu leedahy Xili walba wxan jeclhy inan dhagaysto weliba si degen wxan dreema muxibo farabadan😰 frxiyo fizka boqorda codka 2020
@barawaani
@barawaani 4 жыл бұрын
Waa jacaayl dhaba Meel fog beey taabaneeysaa Jacaaylkii markaan yaraa
@nayruuscadeey7348
@nayruuscadeey7348 10 жыл бұрын
Heestaan dhageysigeeda maba ka dhargo kkkk caadi ma ahan
@kool.kooli143
@kool.kooli143 3 ай бұрын
Ma noshahay tolow
@mariasaleeban177
@mariasaleeban177 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanya 🥺😞
@abdirizaqmuhudinabdimuse264
@abdirizaqmuhudinabdimuse264 Жыл бұрын
Me
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 4 ай бұрын
2024
@ahmettyasin3941
@ahmettyasin3941 Жыл бұрын
2023 haben arbaca ah dareen gaara ♥️🌍😌😭
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 Жыл бұрын
#2019 *baan heestan Ku dhagsan jiray Hargysa hadh wanaag Rabiyo nabad nagu geee dhulkaygii* #HOOYO
@somalidhabah
@somalidhabah 13 жыл бұрын
Fiska, there is no other artist has unreachable number 896,568 views almost MILLION views like a Calanka and Maan Qaboojiye so, i am not surprise if some one don't like your unstoppable, momentum keep it up sister.
@hanadsalad8656
@hanadsalad8656 2 жыл бұрын
hhhhhhhhh
@ahmedhasan9518
@ahmedhasan9518 Жыл бұрын
2023. 06.12. Farhiya Fananada kali ah Dumrka heesa aan ka dhagaysto love U Fiska ur voice is amazin😢
@aliscotish5924
@aliscotish5924 4 ай бұрын
2024 we are listening ❤
@Raaniya187
@Raaniya187 8 ай бұрын
Heestan waxan ku so arky wiil wllo illhy aanu nhy isku xafaad aheen in bdn Facebook gisa qaybta stories so dhigty saran ku so dayay waa hees dareen le 14 December 2023 time 12:37 Thursday ❤
@HmahamudM-wf3xb
@HmahamudM-wf3xb 4 ай бұрын
My fav song 2011 till now 2024😢❤
@hudeifisuleiman9170
@hudeifisuleiman9170 6 ай бұрын
Still2024😢❤
@Bahuurfamily
@Bahuurfamily 2 жыл бұрын
Heestan marki laqaday eray english ah maqori aqonin heesna warked daa😂😂😂😂 Yaa 2022 ila dawanoyo ciyalka xafada
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha farxiya kuwooda ugu macaan shaksi ahaana aan ugu jecelahay.
@gulleidburaale1863
@gulleidburaale1863 2 жыл бұрын
*One of my favorate song😢❤️*
@sadrisiman4711
@sadrisiman4711 2 жыл бұрын
🥲🥵😭
@xariirqaan
@xariirqaan Ай бұрын
09/Julia/2024 malin talaada ah waxaan ku midownay xariir jaceyl anago usocna magaalo ladhahaya .bordeaux. dalka france hestan ayan sii wada jir udhageysaneynay allahayow idhowr
@majedismael6056
@majedismael6056 Жыл бұрын
Naftan u jeellan awgaa joogginneey maqanneey jirta xaggaaga u soo jawaab. 11 nov 2022 😊
@xagafchannel1798
@xagafchannel1798 2 ай бұрын
Aaaax qalbiga wllhy si niyadan udhagysta markasta Wll hadad aqriday frintyda please 🙏 like isar ilana raxayso ❤❤❤❤🎉😢
@abdulaziezzuleiman1418
@abdulaziezzuleiman1418 Жыл бұрын
habeen sabti soo galayso 7 october 2022 xasuus gaara ayey ii tahay waxaanu joognaa Hargeisa 😮😢😢😢😢😢
@ifon1990
@ifon1990 13 жыл бұрын
somalidan hadal xumo kama dalaan iyo waxyaabaha neceebka ah lakinsa fiska ma necebidiin waxad neceb tihiin naftiisa ogaada masha alah fiska ilahay aya awaxoo siiyey cod macaan oo wanagsan heestan enjoy hadii kalay ifka aamus waxba ha sooqorin hadal xun waxaa ka wanagsan hadal fiican marka ogada
@maryanmaxmuud9112
@maryanmaxmuud9112 7 жыл бұрын
nice song
@c.qaadirjiinowyuusuf9625
@c.qaadirjiinowyuusuf9625 9 ай бұрын
Sax wlhi😢
@iidaliibrahim4707
@iidaliibrahim4707 6 жыл бұрын
Hees xusuus igu leh wxan dhagaysan jiray 20012 wxay ahy marku jecel igu dhay an gabadh an jeclana ay ila qadi wyday dareenka dhabta ah Markan dhagayto heestan wxan is moda inan joogo 20012 kii Wxan ku dhagaysan jiray tukaan uu lahaa inan an zxbo nahy
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 жыл бұрын
Heestan waxaan dhageysan jiray 11 sano kahor walina kama xiiso gooyo dhagaysigeeda wlli🦻🦻💯💯
@daarali
@daarali 2 ай бұрын
Xasuustii sahra dawo anoo yar baan dhagaysan jiry 1995 alaha cimriga noo barakeeeyo
@Am00ny09
@Am00ny09 12 жыл бұрын
aaxxxx Heeestan Waaa Isaaqday Xanuuun cml viiva my boqorada Jaceylka Fiska
@feysalabdo9144
@feysalabdo9144 5 жыл бұрын
Far Iya fek
@lulali8651
@lulali8651 3 жыл бұрын
Waa jaceldhaba runtii xusuus xusuus kama daalo.
@user-sl9bh2uh8k
@user-sl9bh2uh8k Ай бұрын
❤❤❤ WOW Amazing 💝 Beautiful music 🎵🎵🎵
@Czetttt
@Czetttt 10 ай бұрын
Still 2023 who's watching ❤❤.
@abdulahmad3357
@abdulahmad3357 Жыл бұрын
2 queens SahroDawo + fiska + this nice song. Z Amazing ❤u all
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 Жыл бұрын
Fiska hormuudka fanka danbe❤️
@hanaomar3158
@hanaomar3158 Жыл бұрын
From Tiktok 🥺
@nasuraay8351
@nasuraay8351 2 ай бұрын
Subax Axad 9june 2024 ayaan ku dhagaysanaya Magaalada AddisAbaba waxan Rajaynaya faalladaydan inay xasuus ii noqon doonto iyado wakhtigu ii hagaagsan yahay insha allah
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 20 күн бұрын
Still listening to this song 2024//9August
@abdijoodha3869
@abdijoodha3869 5 жыл бұрын
Till 2019 👂 ☝️ taag
@siddigdhe
@siddigdhe 13 жыл бұрын
ilahay amarki codkani iyo tumistan alow isu daa amiin
@cllahikaysane4226
@cllahikaysane4226 5 жыл бұрын
where are you now
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz 7 ай бұрын
Still 2024❤
@mohameddhaydhame8518
@mohameddhaydhame8518 2 жыл бұрын
Cod fanka lagu dhagaysto walle waa kugu dhanya safayso dhagha dagansho👂👏👌😍😚😍
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Heesaha qaraamka ah ay kuso celisay waa wada Top🔥🔥🔥 Sida; Jeegaan, Allahayow mxaa iga qabsaday Iyo weliba mida hadda aan dhageysanaayo🔥
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
😍😉
@adenbashiir4243
@adenbashiir4243 5 жыл бұрын
Waa fanad an ugu jeclahay waxa heso idil caadi ma aha way shidantahay boqorada codka waya
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 8 ай бұрын
❤ 2023/12/23 12:06 pm sikaston is idha u ilaw ma awodo 🔥 indha jicirtey jedaladadi
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 9 ай бұрын
Still who is watching 😢
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
9 sano kadiib hestan dhagaysana 2021
@dhamaystiranahmedomer7867
@dhamaystiranahmedomer7867 2 жыл бұрын
2011kii jacaylkaygii 1wad ahmed rashid aden
@deeqamaxamed1067
@deeqamaxamed1067 6 жыл бұрын
Walhi waa xasuus hestan walibana bariga qofban xog uu jecela hadase xata ma xasuusto hestan waa xasuus 2012
@F13500
@F13500 5 жыл бұрын
Jeceyl xasuusta ka daran huno
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 3 ай бұрын
Waxan dhagaysanaya habeen axada isnin so galayso 10:21 habenimo bishu wa 26/5/2024 qalpiga allow i adke💔😭
@ahmedabdi5559
@ahmedabdi5559 2 жыл бұрын
Hees xusuus wayn noloshayda kule aadna iigu celisa Maalmo dhalinyarnimo oo aad u dhadhan wacnaa. Waa Erayadiii Axmed Illeeye Samatar Luuqdana Sahra Dawo ayaa lahayd. Farxiya si wanaagsan oo cod fiican bay ku qaaadday
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 Жыл бұрын
Heestan waxa ku xasusta walalkey aamin
@Mu5lis
@Mu5lis 7 жыл бұрын
Sida ay u dhabqisay ka warrama 😂 may iska raadsato koley kuwa ay xifdisay 😂 Jeexyo doogloo Xalay jirkii helay Jidhaamo buuxoo Biyo ay jiifaan Noolii jaleecaa Uu ka jeesan waayoo Indhuhu ay jecleystaan Baad iila jaad tee Jidhwadaag baynnu nehee Jismi mideynnu nehee Naftan u jeellan awgaa Jooginee maqanee Jirta xaggaaga Aah usoo jawaab!!
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 2 жыл бұрын
Jeexyo doog loo uu jirkii helay dheh sxb
@roodoarab6684
@roodoarab6684 Жыл бұрын
Gabadhii lahayd fiskaba kaga wacan
@user-cw3pm3kl7l
@user-cw3pm3kl7l 25 күн бұрын
Boqorada codka iyo quruxda farxiya Ahmed cadaawe farxiya fiska
@mascuudabdirsakofficial9691
@mascuudabdirsakofficial9691 2 жыл бұрын
Mar hada danbabayso oo hees dhagysanyso cod dagan mcn farxiyo fiska dhagyso😍💋
@keeysehusein6291
@keeysehusein6291 Жыл бұрын
Best beat somalia Waa bashiir hanuuniye Nice Beat music
@r.jformidling5618
@r.jformidling5618 11 жыл бұрын
WAAAAAAAAAAAW AAYA CIZA YA FISKA WAXAAD II GUUKICISEY JACAYKII II HAYEY MMMM THANKS
@TheMusharaf00
@TheMusharaf00 13 жыл бұрын
yartaan caadi ma ah heestaan waa i gashay alla ya cizak
@omarsaleh1684
@omarsaleh1684 7 жыл бұрын
wow
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 6 ай бұрын
DeeyoobMusic legend 🙌
@xasanbarre3554
@xasanbarre3554 11 жыл бұрын
asc farxiya waa fanaanad ween maasha alaah
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 4 жыл бұрын
Wlle maha mid laga dhargyo waxay ku sab santhy naf walipo wax ka si yihiin ama wax tabay
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah Ай бұрын
Jah hestan xasus Aya galay wlh
@user-fl7sf9yp8m
@user-fl7sf9yp8m 3 ай бұрын
Fatia fiscka i love you
@sakariyeahmed8521
@sakariyeahmed8521 5 жыл бұрын
Fiska Way Iigu Baxdaa NaagvKalo Heesta Ma Dhagaysto Adiga Waa Iga Wayntahy inshalaah Inantaadaada I Balansan Zakaria Ahmed Sagal
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 2 жыл бұрын
Queen fiska thank you
@abdilahihaaji7466
@abdilahihaaji7466 4 жыл бұрын
axaxaxaxa xasusu ayan ku galaa markan maqalo heesetan wayo xili adaga ayan dhagaysan jirey
@maskadaahir7464
@maskadaahir7464 11 жыл бұрын
fiska baby asxan cod
@Bashiramale
@Bashiramale Жыл бұрын
2023/07/28 : 22:07
Farxiya Fiska Hees Cusub (Armuu Idiidaa) New Virsion - Deeyoo.com
4:10
Farxiya Fiska iyo Hees Qaraami ah Cishqi waa dabeyl - deeyoo.com
4:45
Deeyoo Media
Рет қаралды 1,3 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 643 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
Walle Maan Dambabine
7:04
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 170 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 1,9 МЛН
Somali Music Nafteydu naf bey rabtaa Song by ☆Farxiya Fiska☆
6:31
Garta muruqa laba suul -Farxiya  Fiska And Abdi Qaboojiye New Song
12:56
Somalia Somalibaa leh
Рет қаралды 245 М.
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,5 МЛН
farxiya fiska  2013
5:43
The Asal films
Рет қаралды 419 М.
FARXIYA FISKA iyo CAYDARUUS HALYEEY DHEESHA MACAAN HEES CUSUB 2013
6:42
Farxiya Fiska Somali Lyrics Song Ruuxa gala abaal
6:48
Queen Rita Channel
Рет қаралды 121 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН