DEG DEG A/Karaash, Garaad Jaamc, Buur-Madow & Biixi Ayaa Bilaabay Dagalka Cerigabo, War Weyn Oo Yaab

  Рет қаралды 2,312

Shabelle Channel

Shabelle Channel

4 күн бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 16
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 күн бұрын
Si fiican ayuu u bayaanshay runta! Maasha Alaah!
@MahubaBare-nv3yw
@MahubaBare-nv3yw 2 күн бұрын
1- juuly guuuuuuuul
@MahubaBare-nv3yw
@MahubaBare-nv3yw 2 күн бұрын
1juuly guuuull
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Waxba ma mid ahayn gaaladaas ayey iska leef leefi jireen Habar jeclo darawiish ah aduunka laguma maqal
@MahubaBare-nv3yw
@MahubaBare-nv3yw 2 күн бұрын
Axmed Karash guuuulso
@user-gc9pg4dh4w
@user-gc9pg4dh4w 2 күн бұрын
Calanka somaliya waxa la taagey 1954,calan kale ee kama jirin,26 Jun waxa ay ahayd malintii uu ingrisku ku wareejiyey un UN ka si ay uga sii mid noqoto Daakhiliyadii 10ka sano ahaa ee umada somaliyed lagu barayey habka maamulka dawladnimada ka dibna xoruyada la siiyo
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 2 күн бұрын
Wariyahan daf daf laynayee xaqa daboo laaya Dagaal oogahaan diiqsanee dibinta ruugaaya Dab inuu shiduu doonayaa daalin kaan xunuye Daraawiish ayuu maagayaa daw darkaan falane Hadiiqoodo xaqu kama dagine daalinka afaysan
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Hadaanu SSC nahay waa soo dhoweynaynaa inay jabuuti iska celiso kooxdan naf la xaariga ah ee naftu kasii baxayso
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 2 күн бұрын
Magaca Soomaali lahaa waxa laga taagey muqdisho.1954. kadibna waxa dhaliishaa oy leehiyiiiiiin--- kadibna xittaaa Calankii isku taga in dawladnimo Si wada jireh dalka soomaaliya loo wada Siiyo Aheyd Maalintii Xoriyadii dalka soomaaliya odhan.?? Beesha ISaaq waxa ka xoreeyey ingiriis. Somali youth leage yay Aheyd Cidii ka Xoreysay ingiriis haddii ay ka Run Sheegaan inka badan yuu Cabdullaahi Ciise oo dawlad ku meel gaar Aho ocalanka buluuga laga taagey muqdisho oku meel gaar Aho.-- Kadibna xittaaa Calanka buluuga ihi waa ka taagna muqdisho okaliyeh kadibna muqdisha laga siiiyey Calankii buluuga ah owaqooyi galbeed iyo waqooyi bariba laga Taagey 1958-- ingiriisna markuu ogaadey Inan laga Rabin deegaanadas dhulbahente SSC khaatumo State iyo Samaroon iyo beelaha kaloo reer ISaaq oysan ka mid Aheyn--- jeegaanta maanta joogta oo dhamaantood gaalkii ingiriis jeegaantii Awel iyo haber jaceyl bes
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Ma waxaas dadkiisii ka dhex cararay ayaa dhulbahate wa, yeeli kara kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkk habar jeclo ha dhex tago waaka marba meel madaxa kasoo dhiibanayee tan kale dhulbahate wuxuu yahay way yaqaaniin. Maaha dad uu qof isaga dhigi karo
@CabdiQaadir-qf2hn
@CabdiQaadir-qf2hn 2 күн бұрын
IIDOOROW AQLILAAWE .AXMED KARAASH..MA WAXAAD MOODEEN...SULDAAN.WABARKII SAMAROON.OOD.BOORAME.UDIIDEEN.INUU.IMAADO.KKKK IIDOOROW. KARAASH.CEERGAABO WUUTAGI .EE WAKAASE HOR ISTAAGA .AQLI LAAWE IIDOOROW
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Boqornimadu waa mid uu NGO ku raadsada Daraawiish iyo isaaq horta ma is arki kareen. Kkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkk Haduu naf leeyahay dadka uu boqorka u sheegto maxaa ka dhex caydhiyey
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
War gobolka sanaag ma hooyadaa ayaa leh mise nin ayaad gurigiisa u diidi kartaa cidna ka baryimaayo ninkaasiaxaad ugu waalanaysaa Waa markay waalan jireen
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Ninkuu wax weydiinayaa waa ninkii xornimada u keenay kkkkkkkkkkkkkkkk Markasta 2 badaba waanu u dabaal deganaa hadaanu nahay SSC Tan xornada ayaa in badana qiimo.wayn Isku darka isaaq ayaa diidan lkn dadka gobolada waqooyin iteeda kale way ku taagan tahay Midawgii soomaaliya Cidii diida cidi u joojin mayso
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk haduu inqilaabo maxaa kaa galay adeer sheekadaa ayaad u socotay dhulbahate xiligii aad isku diri jirteen way ka tagtay Axmed karaash waa dhulbahate firdhiyena waa dhulbahate Tiina ka hadla halkaas waad ku fashilanteene Dadkiina cabashida iyo oromada noqday ka hadal
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 492 М.
Full Debate: Biden and Trump in the First 2024 Presidential Debate | WSJ
1:38:19
The Wall Street Journal
Рет қаралды 18 МЛН
The must-watch moments of the CNN Presidential Debate
35:29
ASHO NINKAN TALEFOON MOOGIYEE ANIGA DHAN IMAJEDO
23:00
Asha&Shay family
Рет қаралды 15 М.
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 14 М.