Waqtigaan ma ahan waqti laga shekeeyo khabyaalad .war aan iska dhicino Etobia.cadowga umada somaliya cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.maamulgoboleedka waa Khaa inwadani ee ha la soxer xero kuligood please.xasbunAllah wanicmakwakiil
@abcbc4008Ай бұрын
Asc waa sheeko Abey ma Qabsankqro weligiis somaliya .ninmakaan hoosta kaga jira maa la so xer xero kuligood waayo waa khaainwadani kuligood.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiin ee khaska wado Allah hanaga Qabto hadaa nahay umada somaliyeed.hala soxero saciid Deni iyo kuwa la mid ah .xasbunAllah wanicmalwakiil.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
Reer galbeedka ayagaa daaha gadaashiisa ka maamula sababta oo ah waxay rabaan waqooyiga in ay qabsato MoU waa marmarsiiyo dekada badan ayaa.dowladaha dariska u ogoladeen lkn Ethiopia waa diiday dekadna marabto ee in ay qabsato waqooyiga ayey rabtaa sheekada Soomaaliland iyo aqoonsi waa been sababta oo ah dhul aadnqabsaneyso magaranaayo sababta aad u aqoon saneyso in wadan yihiin
@aichadjibril4179Ай бұрын
WAAR SOMALIYEY ITOBIYA WAY IDIN DHEXGASHAY U MIDOWBA OO DHAAN KAWADA NOQDA ITOBIYA.DFS AYAFUU MAXAY UGA HADLILAADAHAY IN CIIDANKA ITOBIYA LAGA SAARO DULKA SOOMALIDA.
@Amiir013Ай бұрын
Oramka doqonka ah wuxu qabsan Kara male horta ha iska sooceliyo maleeshida xabashida
@mahadmahamoud5261Ай бұрын
Waa in Dadka Soomaaliyeed ee qaangaarka ah loogu yeero in ay Xooga Dalka Soomaaliyeed ku darsamaan si dhulka hooyo looga difaaco cadowga Itoobiya. Soomaaliya ha noolaato.
@Saeed-me6gqАй бұрын
This man is far from reality,😂😂😂😂😂
@abcbc4008Ай бұрын
Putland waad cebowdeen sida aad u dhaqmeysiin waa laga fican yahay waxaad lugaha ku dhagteen siyaad Bare Farmaajo hadana xasan sheekh war isku xishooda war sidee umada somaliyeed ugu noqoneysiin in aad hogamisiin waxaa tihiin dad masersan war imaanka Allah ha idiin sugo Reer putland siiba saciid dene waxow noqday cabdulaahi yusuf xasbunAllah wanicmalwakiil cadowga Dowlada somaliyeed waa Reer putland ilaa siyaad Bare ilaa hada xasbunAllah wanicmalwakiil.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi maamulada garabka sinaayo walalayaal kuligood hala so xer xero waa Khaainwadani kuligood.xasbunAllah wanicmalwakiil
@mohamedabdulle358Ай бұрын
Waa nin aad u xiiseeya in meel weliba ka hadla waxyaabaha qaladka ah waxaa ka mid qof maskaxdiisu aragtidiisu ku dhisanthy laab lakac in uu noqdo kuxigeen nabad sugida
There is no republic of Somalia anymore, but Somaliland and failed state of Somalia.
@sidimaniАй бұрын
Mida xigta xata folxumada wariyah inkasto ey aburis ilahe tahay lakin waxa leyahay mamulayasha Tv-gaan dawada wriyeyasha tv-yada dunida "wariyaha aadka u ciyalan ama u fool xun kamirada horteda lama keno e codkisa kaliya aye isticamalan sida warbixinta ama waxa laga shaqaleysiya idacadaha" e fadlan ama qurxiya ama qof anan qoxoti u eken kena fadlan" mahadsanidin
@MohamedAbdimohamed-d1vАй бұрын
Who is somalia ? Somalia 60% are somalis Amharo 35% are somalis tegray 14& are somalis Anfar 50% are somalis oroma 95% are somalis and Eritrea 46% are somalis
Aqiyaarey hal mid halayga jaahil bixiyo dadkeena caqli aan ahayn in dawlada xiligaa jirto in laduro aan ahayn malaha miyaa si kale wax loo saxo malaha miyaa bal iiga jawaaba suaashaas? Dib u eeg siyaasiinta midba midka kale ayuu dabada haaystaa lkn marka ay xil haaynin waa saaxiibo waa isku aragti lkn mid ka mid ah haduu xil qabto waa in ay isugu tagaan si ay ugu ciideeyaan sideen kuwaas ku aaminaa shacabkiina qabiil ayaa qalbi ka degey allow xal u keen samali
@habibamahad8009Ай бұрын
Hawiya iyo Hassan sheekh intaad leedihiin wadanka Ha la idinka qabsado hawiya sida Ethiopia looga adkaado weey yaqaanaan
@diiriyeali1073Ай бұрын
Hawiye cidd aad Muqdisho ugu hanjabayso ma jirto waa lagaaga kala cararay cid usoo socota Muqdisho ma jirto. Hooyadiin iyo somaliyaba wasa.
@Shaamil-BasayevАй бұрын
Amxaar amxaar dhalay aya tahay umad inad iskudirto bas ayadba rabta adiga Amxaar aya tahy iyo oromo tuug yahaw
@nimoislawo2143Ай бұрын
Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan
Xassan shiiq illaa uu etobiya dhulka salka u dhigin Somaalida been bey u maleyn ayaan marka xassan wa in uu safaradooda ka saara dalka diyaradahooda ka jojiya qaadkana jojiya Markaa baa la ogaan Inuu run ka tahey dagaalkaan
@kabdi2408Ай бұрын
Dee orod hawiye u sheeg iyagoo maba ku qamaamaya gobol kasta oo soomaaliyeed waar cid idin dagaalameysa majirto hawiyow ee afka laydha ka ceshada
@ayeshaali-ke8iuАй бұрын
Soomaali gobol gobol ayey u kala go,day ,gobol kastana cadawgiisu waa Dawlada dhexe & weliba maamul goboleedyada kale, qabaail ka soomaaliyeed ethiopianka isagama sukeeyaan .Mana jirto cid isku qasbikarta,Somaliland iska daaye koonfur ayaan wada joogo doonin oo Baydhabo & shabeelaha hoose ayaan wada joogidoonin,jubaland ayaa toos Kenya u raacidoonta maxaa reer waqooyi & puntland naga galay,
@jamaadam3049Ай бұрын
Oo kontonka mooryaan oo Naxashka ku wata xasan bakhti iyo itoobiya kee somaali u roon