Deg Deg Abiy Ahmed Oo Diyaarsaday Ciidanka Badda, Xisbiyada S/Land Oo Runta U Sheegay Muuse Biixi

  Рет қаралды 48,568

Garaad TV

Garaad TV

Ай бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 47
@shaaficisheekh6525
@shaaficisheekh6525 Ай бұрын
Maanshaa alaaah warka dalku wakaa GARAAAD TV muwaadin la hubo
@adelwaliadan3522
@adelwaliadan3522 Ай бұрын
SOMALIA GUUL IN SHA ALLAH❤❤❤❤❤
@ahmedshire1382
@ahmedshire1382 Ай бұрын
Asc Maa lahuuba heshiiska badda Ee turkey iyo somalia Weli ma muqaato ila hada ariintaas Inay dhab ta haay.
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k Ай бұрын
Soo soco hadad guri dad leeyahay iyo bad qaadan karto
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 Ай бұрын
Mansha Allah guul somaliland iyo itobiya soomaliya waa tee sxb
@zalmatolmoon6810
@zalmatolmoon6810 Ай бұрын
😊
@HasaanAbdulsamad
@HasaanAbdulsamad Ай бұрын
Gaala,tomaa
@yuuyash
@yuuyash Ай бұрын
Abiy Ahmed asoo socdo ayuuw riyoonayaa aaah aaah aaah
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Ha ciyaane waligood.ha ciyaane somalidee dee riyo aan rumoobeyn
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Ай бұрын
Waa riyo maalmeed food masoo gelin karaan biyaha somalia 🇸🇴
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Ай бұрын
Somalia arinkan iney yareysata maaha waayo xabashi bada Somalia 🇸🇴 ayay rabta iney Mar uun salka dhigato gaalane wey taageri doonan sida yahuuda ey Palestine 🇵🇸 u tageren iney dhulkeda boobto
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Ай бұрын
Xusuuso Xadiiskii Rasuulka Scw ee kala xadeeyey Ethiopia iyo jiiraankeeda
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 Ай бұрын
War abey xasan baa ku filan ilaahow xasan ha dilin
@TateAhmet
@TateAhmet Ай бұрын
Horta kuwa ina dhexjoogta ee inagu batay aynu iska saarno dhalin yaro
@mascudsaciid7386
@mascudsaciid7386 Ай бұрын
Ethiopian waligey wey isku dayi jirtay iney Somalia 🇸🇴 dhacdo Lakin se ma dhici donto xabashi anaga qudi ney nay ino isku dayo dul somali ka dhaxeyo ino dhaco intey nafta nagu jirto lagama yabo iney wax walbo uu ha ga kan Somalia somali ba leh qof caloshis uu shaqesta oo qain wada nah oo noso hogamiyo cadow kena tas dhin bil an ka xik na runti
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Ай бұрын
Wa ciidan somaliyed e aad utababaran lageeya berbera .iyo seyla si xabashi eysan badena somalia 🇸🇴 uso haweysan
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh Ай бұрын
Oo yaa gain kara
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Ай бұрын
Naag naag dhalay oouu futtada kaga jiro caqligu ayay Ethiopia haysataa, waa Naagga daamanka dheer ee cadowga ku ah jiritaanka Soomaaliya.
@kghassansuudihersi2699
@kghassansuudihersi2699 Ай бұрын
Wararka eighiopua buun buun ka yarey.
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Ай бұрын
ETHIOPIA SOMALILAND GUUL VIVA GUUL
@mascudsaciid7386
@mascudsaciid7386 Ай бұрын
Waxa tahay mid jecel adonsi adga dabo dhilif Ethiopian ah adga
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw Ай бұрын
​@@mascudsaciid7386deeniyo aniga dhulkayga miyaad ila leeday hadaan doono yuhuudbaan siinayaaye
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Ай бұрын
RIYO AYUU KU JIRAA ABII AHMED. DALKA SOOMAALIYEED BAD AY LEE DAGAY CIYAAR KUMA QAADAN KARO INTA UU NOOL YAHAY Wiil SOOMAALIYEED.
@nuurbocor4478
@nuurbocor4478 Ай бұрын
dagaalkii 1977 +dagaalkii 2006 ee muqdisho mar dagaalka u dhexeeyay laba dowladood iyo marka danbe u dhaxeeyay dowlad iyo shacab labada jeerba guusha soomaaliya ayay raacday , hadana dagaal hadduu dhaco guul ayaan filaynaa sababtoo ah gardarasle ilaah guul ma siiyo
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Ilahow sharkooda naga qabo itopiya iyo inta lasocota
@TateAhmet
@TateAhmet Ай бұрын
Wariye ma jirto wax la yidhaahdo [saaxiibada caalamka] Wadan walba tiisa ayuu eeganayaa oo isha uu ku hayaa Hadii aad wax qabsan waydo ma jirto cid wax kuu qabanaysa tusaale maalinka qiyaame ma jirtaa cid wax kuu qabanaysa ama wax aad u qabanaysid adigu Stop ✋ (friends of the world)
@shiineYusuf
@shiineYusuf Ай бұрын
Shiinahha ciidamadiisa miyaa itobiyan ah.benale
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Ай бұрын
ALLA BEENWEYNA ANAGA HUUN REER BORAME AH REER JABUTY AH BEENALE XAMAR UU TALI AFRINKA MADAW ISKA SAARA
@captainsanto5572
@captainsanto5572 Ай бұрын
Adeer Unsubscribe baad naga haysaa anaga iyo 100k qof kale oo reer somalilsna🖐
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Ай бұрын
SOMALIA DHIMATEY KARAHIINA AMISOM ISKAGA DHEX XAARA
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
Mareekanka gadaal ka riixaayo EBay ahmed Lakin waa nacas nimo Bada somaliya soo dagaan Ethoipia
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw Ай бұрын
Dadkan komontiga naasa lasoodhacaya miyay nala leeyin dhulkayga hadaanu doono yuhuudbanu siinaynaaye idinkaa kaxun walahi yuhuuda tan soomali lagu sheegyo
@awenoolays6540
@awenoolays6540 Ай бұрын
Iidoorow: inan gumeedkii somalidiidka ahaa ee ba'ayow sowdigaas maanta tabari ay kaa ahaatay inaad naasleeyda ka ooydoo habaar ugu deeqdo oo nacas jabay waa lagu yaqaan inuu hooyadiis huruuf iyo babaar ku ilhaanaysto oo ilhaan cumar daarood waxba uma ahayn ee waxay ahayd qandhuuruu samaale ku arooro oo maal iyo mood waxay tabcatay heedhe ogow waa mulki samaalaade oo hooge odayqanax samaalow; heedhe faysal caliiiii waraabe, adays cunaaye, maadaaba daarood aafo uba gaystay.
@HusseinIbrahim-po1se
@HusseinIbrahim-po1se Ай бұрын
Warsax usheeg dadka itoobeya safariika ay usoo Magacawday kalamAbixinkadaa beenta
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Ай бұрын
BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY XAARAMI VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA
@CabdulaahiYare-ej7uu
@CabdulaahiYare-ej7uu Ай бұрын
😮😮
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
Abiy iyo Muuse Alle ha Jabiyo Gardaro ma Guuleysato Jab iyo Halaag Alle ha ku Rido Fashil iyo Facshir aan Dhamaan
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Ай бұрын
abiya iyo muuse biixi Alaaha jabiyo wa ino xabad xabashi iyo gaalo so aada xeebaha Somalia 🇸🇴 1977☝️✊️Alaahu akbar Somalia guuuuul gaala wey jabi doonta ..
@Abdiasiis2
@Abdiasiis2 Ай бұрын
Qabiil dhan hawada habaarin anigoo isaaqa ayaa somalia taagrsan alle dawlad dhisan ha in siiyo 🇸🇴
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Ай бұрын
@@Abdiasiis2 OK raali galin wey igaso fakatay wan tira muuse halayska qabto qaainka mahadsanid wll
@jamajafaal9460
@jamajafaal9460 Ай бұрын
Oo mee dadkii lahaa turkigaa bada difaacaya sow been maaha xasan muxuu qabtey lixbilood xitaa laba askari meel isuguma geyn dadkuu been u sheegey oo lug gooyey oo ku yiri cidkalaa idin difaacaysa 😂😂😂😂
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Ай бұрын
Naclad ba kugu taal daba dhilif itoobit xabashi
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 Ай бұрын
Jabuuti waxan burburin iyo lugoyo an ahayn soomaaliya uma hayso khatarta somaliya wa haraga Jabuuti iyo Xasan najaaso ilahey labadaas dalka iyo dadka haka qabto xabbad sokeye haku wada dhacdo ilahey idinkiis
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 Ай бұрын
Imaaraadka Xasan najaaso ayaa boyfrendkoda ah oo ay horay meel ugu Ogaden oo usan dhaamin xaasaskooda xiniinyaha alle ha qabto ilahey idinkiis
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 Ай бұрын
Horumarka muxu yahay ad sheegeyso siyaasad xumada Xasan najaaso xagee horumar uu ku arkay Xasan najaaso ilahey dalka iyo dadka haka qabto xabbad sokeye haku dhacdo ilahey idinkiis Imaaraadka ma fureen iyaga video xun horay uga duubtaye
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Ай бұрын
Beeni raad male
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,4 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
"Abtiyaashay aarsi nooguma hadhin"Maxamuud Xaashi
21:34
SAAB TV
Рет қаралды 2,1 М.
SHEEKH SHIBLI OO KA HADLAYA KHAWAARIIJTA (4144)
15:51
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,1 М.
KHABIIR MILATARI | XIZBULLAH VS ISRAEL | XOGTA DAAHSOON
14:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.