Jabuuti iyo eleteriyaanku maxay itoobiya bad usiin waayeen ? Itoobiyase maxay uga baqday eleteriya?
@MedIbrahimidrissIbrahim2 ай бұрын
Dee waxay uu siin wayeen taagna xukuma lkn Somalia dofarba xukuma
@aminaomar982 ай бұрын
Hasna will be in history we don’t want itoobiya and turki
@CabdullahiDheere-ik5ew2 ай бұрын
Turkiga iyo soomaaliduna meeshaas weey ku kala dhiman karaane turkigopw umada somaliyeed itoobita ineey bad siiso dooni meeysee haku kala dhimana shacabkaan ku jecel ee somaliyed
Asc waa runtaa wana kulla qabaa fekerkas. Lakiin dhibka Jira somalida waxay loshego ayey maqllan. Nin adiga kugu haysto gurigada ayuu turkiga leyahay wan kulla heshiisin . Turkiga dhax dhad ma aha haduu dhax dhaxd yahay. Etopia ayuu runta usheegi lahaa. Lakiin hada waxuu illalsanayaa maslaxadiisa ayuu illalsanayaa. Somali mallahan shacabka ubisal wadeniyad iyo siyasi aragti dheer
@AbdiLibaax-r5h2 ай бұрын
Dhup Based & Daked Ganacsi Lagala Soo Degayo Wa Laba Arin Ee Kala Fog Ee Lagu Qalidi Karan
@CabdullahiDheere-ik5ew2 ай бұрын
Adeer macaane 1 ordugaan ma aha madaxweeynaha soomaaliya 2 madaxweeyne xasan sheekh maxamuudna isagaa umadda soomaaliyeed afkiisa uga sgeegay ineeysan jirin cid bixin karta bad soomaaliyeed dad soo jeeda oo aan raalli eheeyna badooda lama bixin karo
@abdisheikh60942 ай бұрын
Xasan marar badan ayuu khiyaano qaran ku kacay xasan ma aha shaqsi mas,uul ah waa nin baahan oo aan iimaan lahayn waxaase laga xun yahay in dalka uusan lahayn baarlamaan waxaa loo baahan yahay in shacabka soomaaliyeed ogolaanin. Ethiopia badeeda waa tan ereteria oo hal ahaayeen.
@alimohamed69182 ай бұрын
Sxb warsrka xasaasiga runta ka sheeg Adigey ku anfacee.
@IsmaciilXaaji-e5k2 ай бұрын
ANAGA BARLAMANADA AYAA WAKIILNAGA AH GOD HANAGURIDANO AMA HANA BADBAADIYANO
@munayousuf-ct4hl2 ай бұрын
Weriye xaqiiqado ma rabtaa waxay wadaa sixir sixirkan waxaa sameeyey nimankii Hargaysa imaan jiray ee laftanagaa wasiirka arimaha debada ee turkiga saababta uu Adis uu tegey waa in la ma'am dooriyo waxaan rabaa inaan kuu sheego imaraad iyo Ethiopia Xasan sheikh horey ayey u sirxeen dib uu dooshadiisi marku uu imaraad tegey kasoo Ethiopia lagu soo diyaariyey ee udig Axmed macalin fiqi nimanka ayaan lala fadhiisan
@MahadiAadan2 ай бұрын
Bada aad. Sheegaysid soomali malaha. Waxaa leh. Somalilaand
@HaredDuale2 ай бұрын
PUNTLAND IN LASANEEYO MAAKHIR KOOS AMA KHAATUMO STATE WAXAAN HORUMAR IYO AWOOD AHAYN USIYAADIN MEYSO WAANA WALAALO IS GARABSANDOONA EE HALA SAMEEYO BY QARDHO
@AbdisamadAbdiabwaan2 ай бұрын
Mw xasan biixi waa wada socdan
@dahir-dz4vh2 ай бұрын
Md. XSM, run haka sheego arrinta badda Somalia. Ethiopia dhul iyo dad Somaliyeed bay haystan oo laga badbadiyo dalka.
@ruqiyaali65962 ай бұрын
In gato bada ayuu rabaa
@omarmohamed-nf9to2 ай бұрын
Hassan waxa uu ku dhacayaa khiyaano qaran in Badda Somaliyeed la gado. Waa Masiibo Hassan dalka u horseedayo. Waxa suurgal ah in lacag uu ka qaato.
@abdirazakmohamud58742 ай бұрын
qaayiin wadan hadu kalo Mx Hassan Maxaa lagu xukumaya diil weey ni dhul iyo bad bixiiyey
@MohamedAden-hz5wt2 ай бұрын
xasan.sheekh.lama.aaminkaro
@MohamedAden-hz5wt2 ай бұрын
waayo.warcada.ookalsooniya.malexasan
@mohamedderia35222 ай бұрын
Aby Ereteria ayaa baddiisii haysata ha u doonto bad hslkaas
@DeereLabo-tn8ex2 ай бұрын
Soomaaliya iyo Itoobiya wexeey ka wada hadli karaan dhulka Soomaalida ka maqan lagu soo daro Soomaaliya sida DDS Soomaalida Galbeed Wax kale lagawada hadli karo ma jirto Kawaran hadaan Keenya iraahdo Islii aanu kawada hadalno waa in Soomaalida baa dooneeysaa ineey qaadato Dawlada keenya jawaabta bixineeysa wexeey noqoneeysaa in Soomaalida lagu yiraahdo ( you are crazy) Xasanoow dalka waxa yaala oo dhan qaado dhulkeeni xuduudadiisi noo ilaali ilaah ka baq dalka ha iibsan
@dauuddaaauud83392 ай бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Failed italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya destroyed bacaaac
@mohamedjamaalibair63462 ай бұрын
Xasan sheikh dalka halaga illaaliyo, Xadan iyo cadalad waa kala fog yihiin . waa nin baahan. oo iimaan la'a.
@dahirnurjama42932 ай бұрын
Ethiopia haddii ay dad Badan tahay maxaa Naga galey. Xasan Sheikh waa dayacay dadkii iyo dalkii uu u dhaartay waana Xaqiiqada dhabta ah. Qiyaano Qaran in Badan buu sameeyey Xasan Sheikh ma ahan hal iyo labo .
Labaduba soomaali dan uma ah. Labo nin ayey soomaali ka yihiin
@AxmedCabdimataan2 ай бұрын
Waxaas dibindaabya ee halaga digtoonada
@frederic1720002 ай бұрын
Why are you speculating when nobody knows what is the agenda??
@AnasCade-of7ci2 ай бұрын
War Adi ma walan tahay sirta Dalka side shacab Loola wadaaga
@Mustafa-v8m2 ай бұрын
MUNAAFADII REER KOONFUREED UUN BAA ILAAHAY FASHILAYAA!!!!!!.ETHOIPIA WAA CADOW IYO ANAGAA ETHOIPIA BAD U HAYNA!!!!!!.ETHOIPIA TA AY U SOCOTO EE REER KOONFUREED AANAY FAHMIN WAA SOMALILAND IN AY GOONI KA NOQOTO SOMALIYA!!!!!!!.SOMALIYANA AY WALAAQDO!!!!!!.
@MedIbrahimidrissIbrahim2 ай бұрын
Goormu cuni waxan oo lacag ah imanbele
@hasangurey58112 ай бұрын
Waar itopiya iyo uduqan midkoodna mabixinkaraan etopiya.ilaahey masiinin.m bade urduqaana malaha soomaaliya ee oromkab naguwaashey dhulkii soomaalugalveed baanu rabnaa
@abduulabdirizak8952 ай бұрын
Yaakheey caqli gaab baad tahaye naga aamus miskiin miskiin miskiin Ethiopia waa laga adkaaday way is dhiibtay itoobiya shib iska dheh
@jamacadan22002 ай бұрын
Hadi eysan itopia bad eysan laheyn oo uu alee siinin ma somali ayaa loga qaadaya maya cidna one inch oo bada iyo biriga uma ogolin in badeena iyo dhulkeen iney itopia lasiiyo oo dagaal ayan ka xigna maya maya kafirsada mweyne xasan dhulkena badena iney itopia badeena lasiiyo kafirsada dalka hala badadiyo dalka deg deg aan oga kacno badeena