M. Farmajo muxuu kayidhi dooda Itobiya e ah isaga Nasiiyay 4- dekadood?

  Рет қаралды 30,880

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 156
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 ай бұрын
Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 2 ай бұрын
Jamac galad wan ku arag na e guul hassan sh guul ❤❤❤❤❤
@xusencusman7219
@xusencusman7219 2 ай бұрын
Sodaa
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 ай бұрын
Farmaajo hadalkaa kadhacay waa mid kursiga ku ilaalsanayey balse maslaxada dalka iyo dadka ayuu ku dhaawacay oo wuxuu iloobay itopia weligeed in soomaaliya 1 daqiiqo somalia saaxib unoqon asigoo siyaasad guracan laga helay ee aheeyd dalka walaalaha nahay deriskana nahay balse soomaali ayaa nala yiraahdaa caga jugleeynta itopia iyo kuwa gadaal kataagan ee imaaraat iyo ingiriis iyo soomaali indha shareer soo xirtay waa mid aan usuurtoobi doonin damacooda guracan inshaa allaah soomaaliya waa tii ruush iyo mareeykan is hortaageen markii itopia quus ay gaartay itoopia iyo 5dal usoo hiiliyey cagteeynu marinay geeriduna kii dhoof ku yimi beey shalaay ehelidiisu unoqotaaye soomaalia maalinkaa hestaa mangiiste looqaaday weey kaxoog badantahay kana dhaqaale badantahay dowlado waaweeyna weey garab taagan yihiin somalia hanoolaato
@alihajiyousuf
@alihajiyousuf 2 ай бұрын
Farmaajo waa qof ka baqaayo Abiye Ahmed runtii
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
kkkkkkkkk farmaajo haduu kabaqayo abii xmed muu bada nagu qabsado cawaanoow adeerkaa baa kabaqaya abii axmed markuu nin hawiye ah dalka madaxwaayne ka noqdo maxaa bada soomaliya looqabsadaa shalay kiiniyaa qaadatay badii soomaliya shiriif baana haaystay farmaajaa sooceliyay maanta xasan baa jooga itoobiyaana qaadanaaysa dameer adeerkaa baa fulay xanbaalaha qota mooryaan ah
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
meed usujuude adeer kaa kasheekee isagaa lagu haaystaa badiiye farmaajo badna mabixin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Xassan waa ninka Maydkii askartii Kenya u sujuudi jiray Asagoo Ka handlin Shacbkii ay laysay. Waa ninka Abey uu Qolka Ku xirtay Kadibna Ismaaciil Cumar Geele u qayshaday
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 2 ай бұрын
Soomali ma jirto dad baddodii iyo dhulkodii kala gorgortamaya itoobiya in lala hadlo xaga badda may ahayn
@abduulabdirizak895
@abduulabdirizak895 2 ай бұрын
Farmaajo heshiiskiisu wuxuu lamid ahaa heshiiska muuse biixi adeer waxba maro hasaarin Maxay ku kala duwan yihiin labada heshiis ee farmaajo iyo muuse biixi ??? Majoro wax ay ku kala duwan yihiin ????????????
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 2 ай бұрын
Jaamacaw sida aad u dhigayso hadalkaas farmaajo eed u qurxinayso waa eex iyo la jirid inaadeernnimo ! Markaad ka hadlaysay madaxweyne Xasanna dhiigga ayaa kugu karay xaqiiqdii ! Taasina xaq iyo caddaalad ma’aha walaal ! SubxaanAllaah!!!!
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 2 ай бұрын
Somalidoo dhami waa ogayn muxuu u beenin waayey farmaajo siyaad somalia buburyey xaarmajona waa iskaba raaciyey nina yuusan difaacin mujrimiin
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g 2 ай бұрын
CAWAAN BAAD TAHAY
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 ай бұрын
Jaamaclagatagey Maxaakadhigey Xasan Hadalkiis Sharci kiifarmajano Dhigay Caruur Shekeysatey???
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 2 ай бұрын
That’s only you re right
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 2 ай бұрын
Warye faagashe iyo qaaadad weynne mugdi ba uu kalay jaamac benale war baada yaa ka ibiiyey dowlada kenya 👇👇👇war ben ba isku qaancisan👇👇👇
@KayseSahal-k9j
@KayseSahal-k9j 2 ай бұрын
Farmaajo waa khainul wadani
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Farmaaje waa khaa,in wadan cilmaani ah oo robot ah
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 2 ай бұрын
Waa runtaa oromo waxay rabtaa inay inakalaqaybiso laakiin kumaguulaysandointo from awdal
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 ай бұрын
Farmaajo hala waydiiyo
@dashco396
@dashco396 2 ай бұрын
mar horuu farmaajo sheegay inuu baxshay.
@Myo-v1k
@Myo-v1k 2 ай бұрын
@@dashco396 lair, talk over tea isn’t baxsho
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 ай бұрын
Farmajo Waa Garabka Etobiya???
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 2 ай бұрын
Farmaajo waa ninkii Gabre, Haison, sarkaalkii Amison, eryey, Waddanka ka saaray, Madow iyo caddaan midna Uma sujuudo. Qoortana hoos Uma rogto.
@AbdikadirmahamufAhmed
@AbdikadirmahamufAhmed 2 ай бұрын
Jaale daarood waan idin faraway ha uceeb asturin beentana naga daa waan dhagaysanay farmaajo khudbadiisii eithopia waxa ay raadinayraadinayso waa rajaduu galiyay Networke
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 2 ай бұрын
Warki farmajo aw raba in u diabolo e ninkan ma daboli kara ar xa naceyb hassan sh dad badan ka muqda o is caring wayey guul birmadle hassan sh guul
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 2 ай бұрын
Cajiib ! SubxaanAllaah
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 2 ай бұрын
JaamCow fstmaajo waa jiirsnaa Mrs casiino ayeey isu cudur ahaayeen
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 2 ай бұрын
Qaainkaas farmaajo warkiisa naga dhaaf
@Clcasiiscumar
@Clcasiiscumar 2 ай бұрын
Waalawaayay sheekadaa jaamacoo
@mohamedsheililla7353
@mohamedsheililla7353 2 ай бұрын
Hadal bilaash ah Jeeb ma buuxsho
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 2 ай бұрын
Absolutely waa dalka xashaatay waa dawlada hada jirtah marka yaandanbiga xasan sheik cidkale looxanbaarin, marka mdne mdw farmaajo madaxwaynaha ahaa waxaan ahayn qaran jirah maantana waxaan nahay qabkamidah Etiopien ow abiy maamuloh 😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdullahiomarali926
@abdullahiomarali926 2 ай бұрын
Baarlamaanka muxuu u geynwaayey Farmaajo heshiiskaasi ?
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 2 ай бұрын
Faham sida wax u shaqeeyaan iyo wariyuhu wuxuu leeyahay! Communique ama wada-hadal/sheeko/isla-soo-qaad kaliyuu ahaa! Ee ma ahayn heshiis! Xagee hadalku idin ka marayaa! Cakuyee Soomaali Dhagool wax ma fahanto!
@kingmo9457
@kingmo9457 2 ай бұрын
Waxfarmaajousanqasin maqasna😂😢😂😂😂😂😂e
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 2 ай бұрын
Wasakh farmaajana tiisa waadhag taayaduna waa dhskh
@aliabdi8260
@aliabdi8260 2 ай бұрын
Qiyanao qaranweye
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 ай бұрын
Adigu udood farmaajo faking man oo qalbi dhagax dhiibey
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 2 ай бұрын
FARMAAJO LAMUU GELIN ETHIOPIA WAX HESHIIS AH OO ETHIOPIA BAD& DEKED TOONA MASIIN
@shiineabdullahguure8640
@shiineabdullahguure8640 2 ай бұрын
waad ku saxsantahay Jaamac. Wadanka Xasan maleh Xasan wuu tagaa. Wadanka waxaa leh ISIRKA Somaaliyeed, NIN KASTO OO Somali ah ayaa wax ku leh.
@siciidgeelqaad4419
@siciidgeelqaad4419 2 ай бұрын
Maxaa udiiday inuu yiraahdo siidaamo iyo Baali aan qaadano malahin dhul beereed idinah deked aanidinsiino.
@anshurAden
@anshurAden 2 ай бұрын
Balaayadaan dibadaha katimid oo xukunka loo dhiibaayo saan waan moodaayay
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 2 ай бұрын
Waa qarinee miyaa
@arapoofficall2072
@arapoofficall2072 2 ай бұрын
Jaamac sow diga og ihaysato saxeexi farmaajo
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 ай бұрын
Sida aad shegtay Sartu meshay ka quruntay waa hogaan Aaway hogamiyihii somaliyo Ma joogo miya
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 2 ай бұрын
Filimadaas wax read ah ma leh waa porobogandho😢 Hassan guurte xoogaa lacagta cuneey 🎉Filipinas uu dhahay ii jill 🎉waaba ogaadoontaan😢😢😢
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Dhibkaan isagaa nagaliyay
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu 2 ай бұрын
Itobiya wax saxiixa ah oo heer fadaral ah hadi ay hayso hakeenta oo miska hala timaado, lakin beenta iyo bolaxofteynta kama yeleyno itobiya
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Farmaaje waa tuug tuug dhalay oo khaa,in ah
@Myo-v1k
@Myo-v1k 2 ай бұрын
Khaa’in waa xassan
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
@@Myo-v1k khaa,in waa farmaaje oo tuug ah afminashaar ah beenloow ah kadaab ah oo ilaahay ka furatay oo cimaani ah shayadaanka caabuda oo robot ah adigana kaa dhex hadlaaya yaahuudaa shayaadiin
@Myo-v1k
@Myo-v1k 2 ай бұрын
@@ShukriOmar-g3n beenlow
@Salamin77
@Salamin77 2 ай бұрын
Taageerayaasha Xasan Sheekh waxay ku gababayaan communiqué . Markey iska dhicin waayeen Oramka.war dalka difaaco ama meesha iskaga taga.
@dr.mohamedluu4907
@dr.mohamedluu4907 2 ай бұрын
Warka itoobiyaa noo qaqaboojineysaa weli shaki maa kanga jirara horornimada itoobiyada dhaheysa muusa biixi ga aan madaxweyne ahayn ku Hassan muusaa noo saxiizay
@omarahmed5678
@omarahmed5678 2 ай бұрын
It was absolutely wrong to say that we give Somali.enemy our sea
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 2 ай бұрын
Cammun bukmun miyaad tahay? Xaggee warku kaa maray?
@abdiKareem-v4h
@abdiKareem-v4h 2 ай бұрын
Asc jaamacow maxay tahay ciwaanka farxabashiga
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 ай бұрын
Ithopia waxeey ku qafiifftey baddeey badd laakiin waa baa ba,eeda soo socda
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 2 ай бұрын
Farmaajo wadani buu ahaa dhaba Suu Kenya buu xoog uu kusooceliyay
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 2 ай бұрын
Farmaajo inow xoog kuqabsado wadanka ayu rabay sidaas ay isku fahmeen
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 ай бұрын
Faramajo halyaygii lacal fanwayay ee shisheeyuhu riday
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Fargaajo soo kii laha ONLF WAA ARGAGIXISA AMNIGA ETIBIYA HALIS KU AH
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 2 ай бұрын
farmaajo hadalkiisa ma qurux badneyn nin cabsi ka muuqato ayuu u ekaa
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 ай бұрын
Faramaajo ma rabno inuu wasaqda gacmaha la galo waayo kuwaan doowlad ma rabaan
@mukhtaaryoonis4831
@mukhtaaryoonis4831 2 ай бұрын
Waa halkee ta uu farmaaje bixiyay
@dashco396
@dashco396 2 ай бұрын
Farmaajo qabyaalad aa ku difaaceesaa
@ahmeddirshe3141
@ahmeddirshe3141 2 ай бұрын
Taageerayaasha maxaaqaybinaya 2 dii masulba wejogane Farmaajo & Abii muranka jojiya itobiya meykeento hadey Riisan haysadto siyasadu waa in Ay dankuutahay ee maaha mid laguhalagsamo Adlatimadto maaha
@SagalQurux-u6s
@SagalQurux-u6s 2 ай бұрын
Wadiiqada aymarayso itobiyo waa wadiiqada ay martay kol horay kanya
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Etiobiya ayaa maamul gobaleedyada i qabaneysa oo ii ciijineysa anigana 4 dekadood baan siiniyaa soo tii u sidaa lahaa farmaajo, maxaad u bariyeleysaa farmaajo oo aad eedda u saareysaa Hassan
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 ай бұрын
CBB Hadalaan Maxay lahadlilayihiin???
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 2 ай бұрын
ETHIOPIA HADDAY HESHIIS KAHAYSATO FARMAAJO MAXAY (MOU)ULAGASHAY MAAMUL GOBOLEEDKA SOMALI LAND ?
@abdiKareem-v4h
@abdiKareem-v4h 2 ай бұрын
Waar itoobiya tanteeday wadataaye soomaali maxa udana
@KayseSahal-k9j
@KayseSahal-k9j 2 ай бұрын
Farmajo waa khaainul wadani
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 2 ай бұрын
Faraamajo wuxuu dekadaha u siiyay inu abey la colaadiya sland hawiye na inu madaxa kaga istaago bay ahayid muhiimada
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 ай бұрын
Muxuuu ka odhan ninkii yidhi dekado ayaan kuu hayaa ee nusmilyan hawiye iyo isaaqa ila diL
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Farmaaje waa tuug tuug dhalay
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 ай бұрын
Waa siday tahay
@guledxarrago419
@guledxarrago419 2 ай бұрын
sawkii afkiisa farmaajo ka lahaa ha itoobiya afar dekedood waanu siinay waliba inaan shan dekedood uga dhigno way istaahishaa itoobiya kii lahaa miyaanu ahayn ma imikuu dafirayaa
@HasanMahamed-k6r
@HasanMahamed-k6r 2 ай бұрын
Waa abtigii jaamac farmaajo yaan umalay mituu iloobay jaamac in uu gadolinium abide i& amxaaro kuwareejiyay nacayb ogaadeen darteed
@IkraanMaxamad-m4j
@IkraanMaxamad-m4j 2 ай бұрын
jaamacow farmaajo wuu qarinaayay qorshahaan manasheegin damacaan muxuu noo gusheegiwaayay waadiga difaacaaya
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 2 ай бұрын
Ha loo yeedho wali ba barlamaanku ha yeedho madama u yahay xubin barlaman ha la wayidiyo sheekada etoopiya shegtay.. we dekadaha ah
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 2 ай бұрын
Ethiopia waxey ka baqdaa OGAADEEN iyo HAWIYE
@Salamin77
@Salamin77 2 ай бұрын
Xasan ma dhihi karo miyaa dalkayga kaalama hadlayo waxaa rabto sameey.
@OmarIsmaelAden
@OmarIsmaelAden 2 ай бұрын
Ismail Omar Guelleh maxay uu heeshiyen Aby iyo Farmajo iyo afwarki imigana yaka ishaysda😂😂😂😂
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 2 ай бұрын
Itheopia ibii Axmed baa ceebeyeey
@sheeqcusmaan1290
@sheeqcusmaan1290 2 ай бұрын
Jaamacow waad waalatay marna itoobiya aa nashaceysa qarsoboxoy mar na waana malgashaneysaa afkaaga iyo shagtaada ha ismaqlaanoo
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 2 ай бұрын
Af uuse af dacarey waxuu kahadlaysaa wax aadan wax ka ogeen 🤮🤮🤮🤮🤮
@JeyteMohamed-p9m
@JeyteMohamed-p9m 2 ай бұрын
Jaamac galadow mesha farmaajo ka ahaay mdweyne waagaas nin kale hawiya ka soo jeeda waad caytami leheed sax
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 ай бұрын
Gurxantaye maxaad tari, Qaylisaye maxaad qaban, ka afkaad ku ciil bixi
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 2 ай бұрын
Waligaaba sanka naga mar mari doqon aan haddii lagu kor faqayo xattaa ogayn asaga dhanba waan ka shakisanay inuu caqligiisu shaqeeyo iyo inuu maqaarsaar dowlado kale dalka ku qaadan rabaan yahay
@momoabdo6991
@momoabdo6991 2 ай бұрын
Jamac cagdheer maxaad dondooni ader ka af weyne ayaa Sommaali Galbeed u sexeexay Ethiopia Farmajo na badu u sexeexay
@hodanaxmed9324
@hodanaxmed9324 2 ай бұрын
Markii horoba somali caqli maye lahaye hadaye caqli hayaad ma badahoda ayaa dal shisheeye ku qabsan lahaa
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 2 ай бұрын
JAAMAC QAXOOTI 🤣🤣🤣🤣 QAXOOTI GII SABA CAD EE DACARBUDHUQ SOMALILAND XASUUSO
@omerjibril7318
@omerjibril7318 2 ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 leader he is cheaters Let proof Documents ? I am so sorry deeply about Ethiopian leaders all they are cheaters why ?
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 ай бұрын
Itoobiyna intay dhulkeeni iyo dadkeen liqday markey wayday cid ku sheegata bey u soo dhigatay intii soo hartay soomaalina ayagiiba isu wada tanaagoonaya garaad xumadooda siyaasadii baa inkaar uga dhacday ninka soomaaligaa
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 2 ай бұрын
Farmajo hadalkiisa wuxuu ahaa gacasi aan isdhaafsano sida dakada jabuuti ay ethopia wax oogala soo dagto saxiina majirin wada hadal buu ahaa xasan sheeqna asagabo malin dhow laha ganacisi Ethoipa waan u ogalnahay ee wada sax hasoo marto marka dakaan melaha kaqaylinyo aqoontara hayso mise naceb
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 2 ай бұрын
Fahma sida wax u shaqeeyaan iyo wariyuhu wuxuu leeyahay! Communique ama wada-hadal/sheeko/isla-soo-qaad kaliyuu ahaa! Ee ma ahayn heshiis! Xagee hadalku idin ka marayaa! Cakuyee Soomaali Dhagool wax ma fahanto!
@CismaanmaxamadNuur
@CismaanmaxamadNuur 2 ай бұрын
It00biya way na taqaan war waxba ma taro tuugna heshiis lala galaa isagaa sumcadiisa ku waayaya itoobiyo soo soco hadaad wax ka qaadi karto soomaalida labada tuug ee aad la heshiisay maaha hada madax diyaar baan kuu nahay hadii aad soo damac do bada yada ayaad arki doon taan soomaalidu waxay tahay
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 2 ай бұрын
Jamaacaw xataa soomali galbedana wuu saxeexay inay etoopiya ka mid tahay sidu axmed dhagax u dhiibay baa markhaati ka ah
@HassanIBRAHIM-b8s
@HassanIBRAHIM-b8s 2 ай бұрын
Somaaliyey wax mafahantan mw xassan sheikh caleema sarkisii aby Ahmed muxu kuyidhi hadal aan ducaana ahayn cayna ahayn ayu kuyidhi " allah xilka hakugu asduro "dhul somaliyeed uma socdo lkn ti ayu fulinaya ujedo an shegeyn ayu kaleyahay an bad iyo waxas ahyn ,waxana hubal aah hadu wadku dayo aby Ahmed inu muqdisho iman dono oo uu hadal hadalka kaduwan jedin donna .lkn waxanu immika wado wa qas siyasaaded oo shakhsiyad can ah ayu siyaasada inu kuceebeyo raaba .
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 ай бұрын
Farmaajo heshiis hadu saxiixay barlaamaanka somalia laa horkeenii laahaa marka beenaale abiy sheeko oromo meesha kuhaaaya
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 2 ай бұрын
Ask your self Jaamac
@Sumadeena
@Sumadeena 2 ай бұрын
Jaamacow noolow halkaa ka wad wacyigalinta.
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 2 ай бұрын
Abii ujedadisa maaha bad ee waadhuldoon Waadna Arkidontaan Waxaana cadeynaya Ciidamada xuduuda Uusoodhigaya,sida Jubilant,kongalbeed, Hiiraan,galmudug,Ponteland isagoo marmasiya kadhiganaya masar Ayaa iga soowerareysa dhinaca somali
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul 2 ай бұрын
Isagaa ayaa wata Farmaajo Xabashida!
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 ай бұрын
Horta marka xasan yimaado maxa muranka galiya bada Soomaaliya xasan tuug tiriibki hore xasan dal xaraashe ba saxee xay Boosaaso iyo Berbera
@IkraanMaxamad-m4j
@IkraanMaxamad-m4j 2 ай бұрын
farmaajo waxba masiinkaro waa ruwaayad waa in eykahadlaan mucaaradka qorshaha itopiya shariif iyo farmajo markii tastuurka labadalaayay afkey furteen hadana waad aamusteen adinkoo badiinii iyo dulkii laqadanaya war kaca
@HaredDuale
@HaredDuale 2 ай бұрын
DAD WAXBA DHAQAAJIN WAAYEY OO BAQAAYA AYAA FARMAAJO KU WAASHAY FARMAAJO xiligiisii itoobiya edeb bey lahayd oo waxa ay ku quusatay Sida farmaajo ugalay kenya Markuu cunaqabatayn toosa saaray damacoodii bada darteed Farmaajona mana warwareegin sida xsn ee toos ayuu ucayriyey safiirkoodii jaadkii ama qaadkii iyo diyaaradoodii iyo meelkasta oo dhaqale kasoo geli jirey toos ayuu ujoojiyey laandheere ayuuna ahaa hhh Markaasy shacabkii kenya ee qaadka iyo ganacsatadii qaylo iyo oohin ku waasheen oo madaxweynohoodii ku mudaharaadeen Iyagoo leh somaliya la heshii waan baaba,nee hhh Laakiin xsn wuu baqyaa wax cunaqabatayn ahna m qaadin Sida joojinta qaadkooda diyaaradooda
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Habar dhalinwayday aleelo ku waalatay. Xassan iyo kooxdiisa way ku fashilmeen hagaanka Dalka Dalkana halis ayey u horseedeen umada ha ka hor leexdeeno
@24Haai20
@24Haai20 2 ай бұрын
Abiye Ahmed waa nin waalan iskana dhaadhiciyey indha cadays, gabgab iyo cagajuglayn baad wax kaga heli kartaa Soomaalia 2024 ka. Waxaa imaan doonta inuu hammigiisaas qar iska xoorka uu ku hungoobo, Ethiopia oo burburta, Africa oo u guurta xarun cusub oo u badnaan doonto Ouagadougou, Burkina Faso ama Kigali Rwanda. The new Emerging African nationalist countries. The Ethiopian Neocolonialism is about to collapse and end.
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm 2 ай бұрын
Abi waxa ka baqaya waa kuwa hada dalka lagu haysta cidna maso faragelin jiran xabiibul malayiin Madaxwayne hantida qaranku ka ama aan gal buu aha ibe malgasi ba laga wada hadlay wax bilasha kagama wada hadlin waxna uma saxwexine ma in ad iska afka haday san bad rabtan ceebe qaban mayso Walaal buu ahaa farmayo
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 2 ай бұрын
Ma ogtahay dadka difaaca somalia 🇸🇴 farmajo xabad ubulalaydh kala garan karin abi axmed geedaha ciidamaddii 77 labeerayay wadani nimo kadheer.
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Abiy axmed marba sheko ayu nokenaya somalida ayu caqligoda kuu dhel dhelaya sirdonki malas ayu ahaa ninkan abiy waa masibo kolkba hadal ayu hawada noso marinyaya sii uu noo mashquliyo
@JeyteMohamed-p9m
@JeyteMohamed-p9m 2 ай бұрын
Durufatore jaamac galad
@AadanCali-rq6sn
@AadanCali-rq6sn 2 ай бұрын
Jamacow waxad tahay nin aan jaho loo raco lahayn baad tahay
Somaliland Maanta si dhaba ayay u codaysay Kulmiye Kaarkiisa Gubtay
22:02
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 27 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 12 МЛН
Wariye Nadaara #2- Wareysigii halista ahaa ee Aadan Xaashi Ceyroow
30:58
Deg deg Taliyaha Guud ciidanka Iran wixii nagu dhacay Waad Argtan!
13:12
Odayaasha DDS oo Taariikh & Gesinimo lama ilaawana manta dhigay
19:10
DEGDEG SHIRKII MUQDISHO OO FURMAY (/4898)
41:43
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,6 М.
Majirayso B. dhexe Taako bad-baadaysa Taliyaha IRGC Gen. Salami
16:25
حشود عربية بجانب فلسطين بقيادة (تامر)
21:24
ابو عبد الرحمن المتوكل. الصفحة الرسمية
Рет қаралды 122 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 27 МЛН