DEG DEG Abiye oo Guluf Ciidan Bilaabay, Go’aanka Kenya,Uganda, Burundi, Khilaafka Wasir Fiqi & Ali

  Рет қаралды 70,444

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 2 күн бұрын
ethiopia wa cadow sojireen ah dawlada dhexe xaaq bey u ledahey iney kataqalusto Ethiopia jogitankeda somalia dagi meyso inta cidamada ethiopia jogaan dalka somaliyeed wantage reyna dawlada dhexe dhaman reer Djibouti hadan nahey somalia hanolato ❤❤❤❤ Ethiopia dalka halaga saro masar iyo erytria dhib naguma hayan baalse Ethiopia cidanki qaranka ayey leyneysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز 2 күн бұрын
Wasiir Fiqi iyo Balcad Baa is khilaafsan Waa Sheekada Ay Soo Gudbiyaan Somalida Kabaqaadka U Ah Etoopia Oo iminka Barooranaya Markii DR Xasan Shiikh iyo Wasir Fiqi Kabbaha la Dul Mareen Etoopi iyo Kabaqaadkooda ❤
@Islaashboy
@Islaashboy 2 күн бұрын
Haga . Baxan . Itoopiya . Iyo . Baruundi . Iyo . Wixi . Raxayo . Waxa . No . Imanayan . Masar .❤ Iyo . Eleterey .❤
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز 2 күн бұрын
Burundi iyo keenya iyo Yugaandha Ciidankooda Hadii la Arko inyar Oo Etoopia Ay Gacan Ku Siinayaan Masar Ayaa Tiri Aniga Ayaa Buuxinaya Ciidamada Dawladahaas ❤
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Balcad iyo boloolshe waa labo jaajuus warkooda yaa dhageeysanaayo fiqi guul
@FarahbirikAbdi
@FarahbirikAbdi 2 күн бұрын
Anaga hadi nahay shacabka somaliyed waxa na matala wazir fiqi nikas isku qabil ma Nihin Lakin waxu ku hadla afka shacabka
@habibakediye3364
@habibakediye3364 2 күн бұрын
Itoobiya ma rabno
@museomar3911
@museomar3911 2 күн бұрын
Jabuuti ha ku darin jabuuti waa soomaali
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 күн бұрын
BURUNDI CIIDANKEEDA SOMALIA OO LA DHIMAY AYEY QUUD DARREYEN.
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 2 күн бұрын
الامارات بارع ما في خير
@yusuffarah2173
@yusuffarah2173 2 күн бұрын
nacas sultan ma tihid wacal daarood xayawaan baatahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@donotraisememoneyraisemepeace
@donotraisememoneyraisemepeace 2 күн бұрын
😂😂😂
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 күн бұрын
Fadlan dadka lama cayo kafiirso markale
@CabduqadirCali-d1r
@CabduqadirCali-d1r 2 күн бұрын
Wasaarada waxaa masuul ka ah fiqi adigana madareemi kartide Wana ku faraxsanay in ay dabadhilif oo dhan ay ku wareeraan
@farxiydagen321
@farxiydagen321 2 күн бұрын
Mahada sanid waray Qali insha Mansha
@MegagCise
@MegagCise 2 күн бұрын
xabashidu gurigeyga ha'qaadato caac caac
@BashiirCalidhicis
@BashiirCalidhicis 2 күн бұрын
Asc waa ninka ugu dhex dhex xaadsan miidhyaha suldaanka tiv
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 күн бұрын
Wax uu dhexdhexaad yahay ma jirto saacadba warar isburinaayo ayuu Ku hadlaa Xassan oo wareersan yuu Daba socda
@rnoor9763
@rnoor9763 2 күн бұрын
Madaxda dowlada kuwa itoopia oo cadawgeenaa dabadakuwata xilka in laga qaado eymudanyihiin, waana in lagu adkeystaa bixitaanka xabashada ciidankooda,
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 күн бұрын
ABEY AXMAD, ADDIS ABEBA ALBABADEEDA AYEY JABHADAHA U JOOGAN. ABEY, TALO FARAHA KUMA HAYO, DOWLADDENA OO ITOOBIYA U NAAGEYSO YAC HA IS DHAHAAN, QARANKUNA ITOOBIYA HA KA BADBAADIYAN.
@MariamMohammed-p1k
@MariamMohammed-p1k 2 күн бұрын
Soomaliyey iga jawaaba ciidan shisheeye no taraan.ama nagala maqanyihiin😮
@saafi1302
@saafi1302 2 күн бұрын
Istaaqfurullaah Burundi iyo ithiopia maxay noo hayaan
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 күн бұрын
Somali manta furusad bayi hayisata 😊
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 2 күн бұрын
نعم مصر نعم الترا نعم اخراج من السومال الجيش التوبي
@AbuuSaalix-j2x
@AbuuSaalix-j2x 2 күн бұрын
Soomaliyaguul
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 күн бұрын
Kob iyo xaarkeeda waa laysla tuuraa, Ethiopia iyo inta taladeeda ku shaqaysaaba hana dhaafaano
@Sarta100
@Sarta100 2 күн бұрын
Xifaaltan ma jiro fiqi waa daljire kuwa aa shegayso waa fadlan ku shubo waa qiniin lasafan xabashida waa ayagii u orday addis oo la tasgan heshiuska hirgeliya anaga bad waa inaga diyaar garguurtasnz wato oo raba inuu bada iibsado iyagoo xabashida laysay ciidanka qaranka kuna soo duushay dalja marka kuwii xabushi tagay damiur msleh lasluush ayay u doonteen garguurtas u dirsaday laskin fiqi waa geesi ama kan ugu eadaniyad san diwlad waslan ii iimasnka la ee Garguurte ee aan laheyn caqli iyo damiur fadhiya guulayso danjire ha dhaco cadawga daneysta ah ee dalja gumaysi laraba ee damiurka iyo dadnimada la xuseen shiuq waa jashil wax laga dhigay umana qalmo lataliye waa gumaysi kaljaal waxa waalaya xasana waa assga qeyr beelaha.
@shahiidpoy6383
@shahiidpoy6383 2 күн бұрын
Masar ayaa nagu filan saxb
@kaireoma6206
@kaireoma6206 2 күн бұрын
Asc somaliyeey haddii ay diidaan wadamada ay ciidamada kajoogaan waa in looyeedhaa ereteria ,Djibouti iyo masar looma bahna nacnac badan
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 2 күн бұрын
الوزير الفاقي نوايد ياساتو واخراج التوبي العدو علي بيلعاد نرفوض سياستو اتوبيا تحتال السوماة باراع با راع للعوماله
@halimah.c5720
@halimah.c5720 2 күн бұрын
❤😂😢😅Somaalia Uma bahaano cidaka ithopia wayo gumestah somaali galbeed tasina ma .siinkarto amiin buxoo somaalia SaaS awoogeed Lama amiinkaro
@sahrahassan3994
@sahrahassan3994 2 күн бұрын
I wish we don’t use neighboring countries!
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 күн бұрын
Ethiopia waxayii u jeda wa la arka
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 күн бұрын
Madaxda dawlada iyo wariyaasha taakeero ma doqoma ma waalanyihiin waa lagu wareeray 😅
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 күн бұрын
Kulligood hanaga baxaano anagaa ka tashaneeynee
@Hassan-shiddo
@Hassan-shiddo 2 күн бұрын
Haday qaadacan farxad weeye waan iskufilanahay ciidan xoogan waanoo dhisanyahay marki horaba waxnama tareyn lacag bilash ah bay qaldan Jiren samanweyntu hanadhaafan dowlado kalena waan haysana sida masa4 iyo erateriya
@abdisuleiman6087
@abdisuleiman6087 2 күн бұрын
Calibalcad iyo sanbalooshe waa niman u shaqeeya sirdoonka itoobiya
@AxmedNuurcali-i6x
@AxmedNuurcali-i6x 2 күн бұрын
4 dowladoo wan ofolnahay Lakin marabou itoobeya
@JaamacXayle-d4t
@JaamacXayle-d4t 2 күн бұрын
Xagee ku yaalaan deegaanada DFS ay ka xoraysay AAs
@MohamedhassanBarqadle
@MohamedhassanBarqadle 2 күн бұрын
Soomlida madaxdeeda maku fakarto tariqda macay ka qori donta wadankaga side noqon dona adigase tariqda baalke kugu qori donta aqligena waxa uu ku so kobmay manta ma qadayn karaa xagese ka qadayn kara ee ma jiro aqli hos loga firiyo waxad abureysid bari mirahe dhali donan ilahey hana bad badiyo inshalah
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 күн бұрын
Cidanka somalida maha ina la niyad jebiyo ayaga buxinaya xeroyinkii ayii ethiopian ka iyo Burundi ayii ka baxayan wa inayaa ayagu badalan
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 күн бұрын
Balcad iyo sanbololsha iskuma haystan dan somalia ayledahay . Lakin waxay usku haystaan idaa anaa etopia ushaqeynayay oo kaga horeyey . Marka arinta qilafkoda ma aha waxdan ah ee somaliya ah
@CarabCabdilaahi-c6r
@CarabCabdilaahi-c6r 2 күн бұрын
Somalia dadkii lahaa haloo wareejiyo waayo dadkii wadanka làhaa maxukumaan wadanka waxa xukuma itobiya ee haka tagto itobiya wasiirka itobia miyaa xilka laga qaado
@shaaciraxmed9967
@shaaciraxmed9967 2 күн бұрын
Burundi baxa dheh ayaga gaja ah Hal gobal oo dal kens kaweyn
@mohamudabdi6911
@mohamudabdi6911 2 күн бұрын
asc somalia ethiopia lagama rabo ninkasta hoosta ku wada waa cadaw nabadna noo ilaalimeysa ee nabad la'aanteena ayey u joogtaa
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 2 күн бұрын
Dhibaatada dalka waa Ethiopia 🇪🇹 halaga saaro maxadweyne xasan sheikh waa nin jilicsan hadii qudha laga jarayo Ethiopia 🇪🇹 bad hasiin plz
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 күн бұрын
Hadi cidankedala didayii ethiopia ma qasaba bayi ku ledahayi somali
@habibakediye3364
@habibakediye3364 2 күн бұрын
Itoobiya hana baxaan
@dubadDholey
@dubadDholey 2 күн бұрын
Itobiyo watan mar walbo labunbuniyee dalkena miyey nala ledahe shega walhi ine abniga iyo nabad galyada e hesato ine isu qonsan kufaartan injireda ah
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 күн бұрын
Xasan maanta waxaa uu haystaa in united nationska ay qaraarkii uu ku cadaa in ethiopia aysan ku jirin ausom. Haddii uu daciifnimadiisa uu ogolaado waa in uu ogaadaa wixii dhib ah iyo dil ah ay ka gaystaan dalka in mas,uuliyadeeda uu qaadayo. Maadaama shacabka oo dhan ku farxeen in ethiopia baxdo meel kasta oo dalka waa lagu farxay
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou Күн бұрын
Massr ma hooyadaabaa dhashay dee isdabar oo ka xorow in marwalba lagu fuushanaado wadiga markaad maqasho so laand libaaxa noqde
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz 2 күн бұрын
Iska qabta soomaliyeey 3cadow we deriska ah jabuuti ithpoia iyo jabuuti
@Jaamacadaummadda5513
@Jaamacadaummadda5513 2 күн бұрын
Itoobiya, Burundi, Kenya iyo Jabuuti waa dalalka curyaaminaya horumarka amniga iyo midnimada Soomaaliya
@highigheted8137
@highigheted8137 2 күн бұрын
gurgurti wa masibo.wey. waxan.ma.qabto.
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 2 күн бұрын
dhamaan dowladihii hore oo dhan iska baxa ha la yiraa tuugta
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 күн бұрын
Haddii xukunkii dawlada oo dhan ay iyaga kaliya qaateen jagooyinkii oo dhan dalka meesha u hooseesa iyo meesha u saraysa ayaa haddana hinaaso iyo isbidixeen isku hayaan waa caadadood ee maha wax cusub.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Balcad waa lasoo kireeystey
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 2 күн бұрын
Cali Balcad .adoow keenay sheekadaas .waa inxilka laga qadaa.. ow raaca ciidanka itoobiya.
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 2 күн бұрын
immarad xitaa yow soo roogsanbiyah berbera
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 2 күн бұрын
Afhayeenka xabashida miyaad tahay? Mar walba itoobiya maxaad ugu heysaa.
@YaasiinAbdiraxman
@YaasiinAbdiraxman 2 күн бұрын
Soomaalia guul❤
@husseinhassan1096
@husseinhassan1096 2 күн бұрын
Soomaaliya ha dhacdo 😂😂😂
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 күн бұрын
Xasan gurguurte iyo fiqi iyagaa bada iibshey waxba yaaney quuq isku qarin
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali 2 күн бұрын
Sida Rowanda sameeya o ciidamo aan daris la’ahayn o xuduud ay la wadaagin keensada sndka dambe
@guledgled8695
@guledgled8695 2 күн бұрын
Dad dameero wado jiray ayaa wasaaraddii arrimaha debadda loo waxaan ula jeedaa Balcad iyo xuseen macallin
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 2 күн бұрын
Bajabuura hatagto.masaraa.bafaleeyso
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 күн бұрын
Ma wadan dhawan o dawulad lee aya dhulkisa logu hanjaba ina laga qadanayo
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 2 күн бұрын
Madaxweeyne xasan.go.aan.yeelo.kuli.idhaafadheh
@sucadhussen2669
@sucadhussen2669 2 күн бұрын
Somaliya people don't need Ethiopia help
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 күн бұрын
Burundi iyo dowladihi diida ethiobia ayaa booska ka ciriirsan rabta
@MohamedhassanBarqadle
@MohamedhassanBarqadle 2 күн бұрын
Soomaliya haka dido cadow dariskaga ah oo qad iyo qashin kugu wada hadane cidamodisa in ay ka siimid noqdan nabad ilaalinta oo adunka lcg ugu qatan waa qalad ee somaliya itobiya kaliya ayay didinine ha dido keynya iyo jabuuti iyo dowlad kaste oo lagu tuhmayo tageerid ay tagereyso cidkaste oo figayneyso nabada somaliya
@Xaabsadde
@Xaabsadde 2 күн бұрын
Cali balcad waa kudeeyay
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 күн бұрын
Ali balcad wa fatala
@saafi1302
@saafi1302 2 күн бұрын
Abey oo guul dareystay baaraba in alshabab iyo daacish qabsaneyso somaliya maxaa kagalay hadey naqabsadaan nadifaac malihin anagu somali hadaanahay maca dumarka hubka qaadanaya hadii dalju galo dhib adag
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 2 күн бұрын
Cali Balcad waa in dowladu xilja ka waadaa, Cadowga mid u xaglinaya ayow u rg yahay
@MohamedhassanBarqadle
@MohamedhassanBarqadle 2 күн бұрын
Waa tan aniga aragtidayda waxkaste waa nagu sameyay wali wan so taganahy aragtidayda qaas ah waa itobiya in ay rixayan awodo kale oo ka badan waxan ruxaya waa yahud wana halka sawirkeda ka muqato ku dagaalam diimed wana halka la rabo in laga wareraro awodaha dowlada islamka yahud oo ino dhax gashana waa qatarta ugu wayn ee somali ahan dhibatada nagu bilaabeysa
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 2 күн бұрын
Ha oran isku xumeynayaan ee dheh halaga saaro ( ninkaan basaaska ah ee futo uusan lahayn ku xaaraya ee Cali balcad la leeyahay)
@MohamedHassan-d7w5b
@MohamedHassan-d7w5b 2 күн бұрын
Waxay ila tahay dhamaan inay kala baxaan ciidankooda
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 2 күн бұрын
Hadeey qaadacaa.hawada.baxaan.gaaloo.dhan.habaxdo.
@liibaan123
@liibaan123 2 күн бұрын
Been waqti badan baad sheegtay balse maanta waad isku dheeshey
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 2 күн бұрын
XASAN WUXUU LASOO LAABANAYAA TUUGA NIMO
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Naago leeysla qabo camal ayeey u dhaqmaayaan war nio ciyaarta naga daaya
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 күн бұрын
Etopiya kama baxayso soomaali Etal waayo xuduud udhexeeyaaba majirto
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 2 күн бұрын
Malaayin dollar kuma qaadaneeyso mar danbe😂😂
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Burundi maxeey isla waashey yaaba tabaayo kuligood ha baxaan badalkooda waa joogaan
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou Күн бұрын
Cadkeeda lay wixii ay soaali laand ka baadhaysay ayaa ku habsaday kolla daarood haygu soo cabayso kolla adhigayga iyo dekedayda iyo hawadayda
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 күн бұрын
Somali dhibika hayista ayan ka yabanayi waxata dagalaki dacawalee waxa ka danbeyasa wa ethiopian war ethiopia waxayi baratayiba waxa jira somali
@YuusufAbdu
@YuusufAbdu 2 күн бұрын
Adeer axmad macalin fiqi waa nin habargidir ah,habargidirna waay ka ficil badan tahay soomaalida kale xilka ha eegin ee waxaad eegtaa dadninada labada nin iyo reerka ay kasoojeedaan,cali balcad waa nin abgaal ah markaa qadiyadaha waaweyn kuma fiicna ee sidaa lasoco.
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 2 күн бұрын
cali balcad jaga ha laga tuuro waa buda gaar u tumanwax uu yahay ninki ciidankeenaweeraray out cali balcad
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 2 күн бұрын
Sheekaad.haaysaa.wariye been.umafiicno
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 2 күн бұрын
cali balcad waa jaajuus fiqi ku xumeey intuu is lahaa ayuu bad galey 30 malyan ayuu rabaa inuu masiirkooda ku cayaaro bcad hadii xasan eri waayo isaga ayaa xabashi loo aqoonsan doonaa wax lagu ciyaaro maahan
@abdirashidmusse9614
@abdirashidmusse9614 2 күн бұрын
Beenlow
@nooraddeikar6894
@nooraddeikar6894 2 күн бұрын
Faransiiska ayaa emaradka ka boob Ethopia
@fauziahashi8469
@fauziahashi8469 2 күн бұрын
Runta sheega.beenta aad dawlada ku taageeraysan naga dhaafa.ciidankaas lacag baa loo waayey
@MaxamuudJannagale
@MaxamuudJannagale 2 күн бұрын
Oromo afsomali barday yab yab
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 2 күн бұрын
Cali balcad halacazilo tuuga
@HamzeIzmaciil-d3g
@HamzeIzmaciil-d3g 2 күн бұрын
😂😂😂
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz 2 күн бұрын
Hilibka ceedhiin use barta xabishida waa axmed furay alle yarxma
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН