DEG DEG ABUUKAATIHII LUUL CABDI CASIIS OO LAGU WEERARAY GURIGISA HADA OO LA GARAACAY

  Рет қаралды 113,385

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

23 күн бұрын

Пікірлер: 254
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 21 күн бұрын
New kzbin.info/www/bejne/nYTOh3aoh7erm7ssi=cDErD_8L8YLGwOuO
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 21 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 21 күн бұрын
Salallaahu calayhi wassalam ❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 21 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamsocali8472
@shamsocali8472 21 күн бұрын
Sallallahu caleyhi wasalam
@aminajahmed9348
@aminajahmed9348 20 күн бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 21 күн бұрын
Sorry abuukaate wixi kusoo kordha wa idin soo shegaya update ka yuu ku dhaafin like & subscribe saar thanks
@june6206
@june6206 21 күн бұрын
An ku saxeexay afokato uma ahayn luul wa xeer ila lite dawlada ayuu a ka socda wayo dawlada ayey shaqadeeda tahay iney sharci ilalin an English ka waxa la yidha prosecutor
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 21 күн бұрын
Buskut qasqas maxaa lasuuroota markaad warka soo tabineyso 😂
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 21 күн бұрын
Haday runta sheegayan aysan cabsaneyn habar kintir Mey weraran nimamka max kamada ee abgaal
@farhiyoali791
@farhiyoali791 21 күн бұрын
Aqoon darada dhibkaan eey leedahay 😢😢😢
@samowsamale3490
@samowsamale3490 21 күн бұрын
Aqoon daro dadkan ma hayso laakiin waa mooryaan cubdh cada oo aan inaba caqli ku jirin
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 17 күн бұрын
Anigu maxaan sheegay meesha dawladi kamajirto aaway madaxwayn kusheegii dadka muukalacelsho
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 21 күн бұрын
soomaali waxaa ka soo baxaaya yoomal qiyaamihii baan filayaa alow noo gargaar aaamiiin
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 21 күн бұрын
Aniga waxan u arkaa dawlada inay jilicsantahay dadkan may wax ka qabtaan ilaahaw dadkan. Asiibada ah dadka ka qabo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 21 күн бұрын
DOWLAD XAGEY JOGTA WAAD ARAGTAA WAXA DHACAYA TALIYE QOSLAAYE DIWLADUBA KA TIRSANAAYE WUXUNA AHA NINKII CIIDANKA USAMAYSTAY DHACA IYO DILKA MASAKINTA CIIDAN
@user-ct9cb7yq2x
@user-ct9cb7yq2x 21 күн бұрын
Cid wax kaqadi kartaa majirtoo xeer ilaliyee geesii
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 21 күн бұрын
War waxaan.. Moryaanta ah yaa ummada somaliyeed ka qabta? Ya Raxmaan… حسبي الله ونعم الوكيل Kuwan Alla oo dhamayn ma dhamanayaan… Allah dhulka hala goyo. يا الله 🤲🏾yaa Rabi Moryanta naga qabo🤲🏾 يا ودود ياودود ياذا العرش العظيم
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 21 күн бұрын
Dhulka adiga iyo qabiil kada Dhulka allaha la Jaro maxaa qabiilka ku habaray Dhulka allaha kula goyo nacalad yahay
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 21 күн бұрын
bismillah asc subxanallah laa illaaha illalaah muxamedu rasuullah scw scw scw ❤❤❤xagee usocnaa war waxan qaranka usaaran nahay caradi illahey illahow caradaada hanagu dilin subxanallah illahow caradaada naga badbaadi laa illaaha illalaah laa illaaha illalaah laa illaaha illalaah subxanallah
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 21 күн бұрын
Illahayow reerkaa dilaaga difacaya ee dadka weeraray waliba dhiig dambe ku taamaya shartooda umada ka qabo
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 21 күн бұрын
Abu Kate ilahay haku xafido
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 21 күн бұрын
Asad hagio 2m idnka gaarsiiye ana ii kaca 5k igaarsiiya 😢😢😢plz
@housseinsaada5050
@housseinsaada5050 21 күн бұрын
Wan diiney asad yd u hinasa qabta
@edbankhalif587
@edbankhalif587 21 күн бұрын
Hooyada sabar iyo imaan allaha ka siiyo wiilkeda😂😂
@bazeera5520
@bazeera5520 21 күн бұрын
Somalida 90 barsent dhiig bu afka ku leeyahay
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 21 күн бұрын
Subxanalaah 12jir qabiil lo dilay alle somali mucjiso ayaa ku dhacday
@hyusuf2207
@hyusuf2207 21 күн бұрын
Gabdhaha weerka cas u xiranyahay booska luul ha is dhigaan nin naagtiisa gubay
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 21 күн бұрын
Inaa lillaahu waa inaa ilayhi raajicuun rabi haw naxariisto wiilka yar wa yowmul qiyaamo dadkii maxa iimanka ka qaaday wa juhalo
@BabaAzhaar
@BabaAzhaar 21 күн бұрын
Ilaahay ha xifdiyo xeer ilaaliyaha
@fadumosaid114
@fadumosaid114 21 күн бұрын
Wallee habir gidireey ballaayaad dadbadan ka abuurateene waa waxaad ka heshaan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 21 күн бұрын
SAX LAAKIIN SOW KAMAY HABONAYN IN DALKA LAGA QABTO
@amalhassan8576
@amalhassan8576 21 күн бұрын
war wax hubso Habar gidir maha waxa wiilka dilay wa marexan soo hubso somali dag dag badana ma mada safiican u dhageyso marexan an daris nahay o ku dhexjirna dad an naqano aya wiilka watay ayey ledahay
@hawohosh9198
@hawohosh9198 21 күн бұрын
​@@amalhassan8576marexan aan ku dhex jirno ayaa aano kala dhaxaysay ayey ku dhahday wiilkuna wuxuu yiri marexan maahi ee lelkasaan ahay waxa dilayna waa saleeban waa arin la ogyahay
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 21 күн бұрын
@@amalhassan8576 naa bal I iwaran saleeban hg baa dishay cunuga waana leelkase umada kafariista cidwalba isku tagaysan dulmi socda noqoteen
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 19 күн бұрын
@@amalhassan8576maxa beenta u sheege abukataha waxa werarayo wa hg waxa wiilka yar dilay wa hg waxay Somali ka degi ladahay wa hg iyo idoor
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 19 күн бұрын
Ax ax ax ina ilayhi wa ina ilayhi rajucun Samir iyo imaan 12 years mama, Subxana laah subxana laah 😭😭😭😭😭
@yurubhasan9573
@yurubhasan9573 19 күн бұрын
Subxanallah Somali Waxay udagi ladahay Waa taas 😭😭😭
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 20 күн бұрын
Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Rabbiyoow Awoodaada ugu naxariiso Aamiin yaa Rabbi. Guwii dhibatada geyistana Rabbiyoow Awoodaada ku so qabo Aamiin yaa Rabbi.
@user-vx7qp3mi9x
@user-vx7qp3mi9x 21 күн бұрын
Xeer. Ilaaliye yaxye. Alaha ilaasho
@abcbc4008
@abcbc4008 21 күн бұрын
Asc xasbunAllah wanicmalwakiil laa xowla walaa Quwata ilaah billah caleyulcadiim kuli daalimiin.dhibkka ku haayo umada somaliyeed yaa Rabbi sharkooda xasidnimadooda Amiin yaa Rabbi.dadka weraray waa in la soxeraa dadkaas waa in ay sharciga kama weyna waa hadey cadaalad jirto somaliya.xasbunAllah wanicmalwakiil
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 21 күн бұрын
Allah ha tuuso xaqa umadiisa Aamiin
@MohamedMohamoud-xd1lk
@MohamedMohamoud-xd1lk 21 күн бұрын
Xaakim waad ku jootaa Bismillah xeerka kudhimo
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 21 күн бұрын
Xasbunallaah wanicmal wakiil subxaanallaah illaahow noo kaalmey yaa rabbi
@fadumosaid114
@fadumosaid114 21 күн бұрын
Ballan waxaan ku qaaadney inaan u aarno abuukataha
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 19 күн бұрын
War shabaabki aa shaati kale gashaday
@bongasasa3895
@bongasasa3895 21 күн бұрын
They keep singing Heybad waxaad ku ledahay dhulkaga hooyo! Ciyaalkeni xataa bugle xafadoda kuma dheli karaan! Nothing and no one is safe
@seed3966
@seed3966 21 күн бұрын
🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵. Cajiiib cajiib cajiib dheh waaa wadan bilaa sharciya villa somaliya xaraash qaran dheh kuwa noocaas ah halla soo xidh xidho waa dad kibrey weeeyeeeeee 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
@AnimaSaida
@AnimaSaida 21 күн бұрын
Reer cabdicaziz maba leheen abuukate ninka udoodayay wa xer ilaaliyaha dawlada
@nadiifohasan7671
@nadiifohasan7671 21 күн бұрын
Yaab maa allah laga baqo aaway dowooladi
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 19 күн бұрын
Dadkaas magalada qasaya waa in ay gacan bir ah dawladu ku qabato
@shabahaisseofficial6070
@shabahaisseofficial6070 20 күн бұрын
Ax saqiir gawrac baa dhacay samanka maantaye saadiro na bixi sadana wuu aarsan😎
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 21 күн бұрын
Inalilahi waina ileyhi rajicun allaah ha u nsxatiisto 😢😢
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 17 күн бұрын
Acuudu bilaahi minasheydaan kuwaan xamar waa u dhamaatay subxaanalaah halaag ayaa ka dhacaa xamar joogitaan maleh
@haniabdulkadir240
@haniabdulkadir240 12 күн бұрын
Subxanallah allow xaqa ka so sar
@hillowdiriye
@hillowdiriye 20 күн бұрын
Aawey amnigii muqdisho
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 21 күн бұрын
First an ahay
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 21 күн бұрын
Welcome bro
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 21 күн бұрын
Sharciga duurka mashaqeynaayo hg gidir jaahiliin.😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 21 күн бұрын
Musiibo allaha kurido HG
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 21 күн бұрын
@@user-sn5yz7vg8v aamiin aamiin Allaha kaaaqbalo aamiin.😭
@amalhassan8576
@amalhassan8576 21 күн бұрын
war hg adunkey kala jogan oo sheikh & shariif ba wa leyihiin ee haku wada danbabin
@AnimaSaida
@AnimaSaida 21 күн бұрын
Hg dhan mahan walalyaloow haisku qabanin
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 21 күн бұрын
Miss awdal habar gidir guul
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 21 күн бұрын
Kuwan wlhi waa qosol , wxaa ficnalahed falastin hadey is qabil ahalayen , sidee ula dagalaman , lkn dilaa iye difacayan
@safiyasacad485
@safiyasacad485 20 күн бұрын
Allah samir kasiiyo
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 21 күн бұрын
Xeerilaaliyaha weeye ee abukata mahan
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 21 күн бұрын
Habargidir caadadooda waaye iney dadka MASAAKIINTA ay dilaan laakiin awooda ILLAAH ayaa ka weyn.
@Ruunxuseen-tx6ex
@Ruunxuseen-tx6ex 20 күн бұрын
Abuukate mahan way kaa qaldantahy waa xeerilaaliye qaranka
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 19 күн бұрын
Waxay umaleeyaan in dadka cad cad inay yihiin looma ooyaan
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 20 күн бұрын
Kuwaan Ilahey umada haka qabto waa mooryan
@Faaadhi114
@Faaadhi114 19 күн бұрын
Wardee reerku aaad ayey u kibirsan yihiiine daawlad mayna jirin meeshu
@aminaawil8037
@aminaawil8037 21 күн бұрын
Moryaan waa moryaan ilaahaya ayaa u maqan dadkaa masaakiinta ah😂😂😂😂😂
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 21 күн бұрын
Mooryaanta allaha umada kaqabto
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 21 күн бұрын
Enaaalilaahi wa Enaalilaahi waa enaa elaahe raajicun. waayaray
@rodamahamoud
@rodamahamoud 19 күн бұрын
Asc Allahu Akbar
@bellahaji9884
@bellahaji9884 21 күн бұрын
Subxanallah
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 19 күн бұрын
SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤
@SafiyoAbuukar-xz6pq
@SafiyoAbuukar-xz6pq 21 күн бұрын
Cawaan HG duliyaal mooryaana
@OtaSheere
@OtaSheere 20 күн бұрын
Hota dheere❤
@user-hq6mm3ev6x
@user-hq6mm3ev6x 21 күн бұрын
war somaali ismasaare runta cadee dadka usheeg waraabayaasha
@amalhassan8576
@amalhassan8576 21 күн бұрын
Wiilka yar waa leelkase waxa loga shakiyay in ay dilena wa Marrxan lakiin somali oo dhan waxba isma dhaman wa wada sidas
@fowziyamaxamud9278
@fowziyamaxamud9278 21 күн бұрын
Subxanallaah
@koureichomohamed1437
@koureichomohamed1437 21 күн бұрын
Meesha ma bilaa dawlad baa
@user-kn5sh2wx5l
@user-kn5sh2wx5l 21 күн бұрын
Yaah yaah
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 21 күн бұрын
Subxanallah😢
@quenmaida1376
@quenmaida1376 21 күн бұрын
Hhhhhh abukataha ma masjidka shikh abdi cali kamiin miyu daganyahay ciyaarta dheesha ka daaya
@NimcoGedow
@NimcoGedow 21 күн бұрын
Allaha u naxariisto amiin yaarabi 😅😅😅😢😢😭😭😭🤲🤲
@user-dq2tr5sf4q
@user-dq2tr5sf4q 19 күн бұрын
لاحوله ولاقوة الابالله العلي العظيم 😢😭
@abdurahmankalifbarkadle2374
@abdurahmankalifbarkadle2374 20 күн бұрын
waxaa dhici karaa in reer siid cali ay aargoostaan oo ay dilaan dad kale oo aan waxba galabsan
@user-vx7qp3mi9x
@user-vx7qp3mi9x 21 күн бұрын
Ilmahaa yar cidii dishay. Alaha. Uga. Aaro
@hassandaher3563
@hassandaher3563 21 күн бұрын
Sayid cali.waxaa laku xugumay sharciga islaamka.dil ayaana laku xugumay. Waa in ladiila. Haddi ladiliwayo .somaliya cadalaad matalo.
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 21 күн бұрын
waaaa sheeko kale haddui hadalkan run yahay all somaliyey
@user-sp6bi9oc7x
@user-sp6bi9oc7x 21 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 21 күн бұрын
Allah ha uu naxariisto Aamiin 😂😂😂
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 21 күн бұрын
Xeerilaaliya maxaad runta ushegtay miya lagu hesta dowlada waa iney so xirta dadkaas hadey runtahay
@user-ig4ns5bh2h
@user-ig4ns5bh2h 19 күн бұрын
Soomaali inlarogaa uharsan
@AbdiAden-ww1kq
@AbdiAden-ww1kq 21 күн бұрын
Subxannalaha
@musaafirah999
@musaafirah999 21 күн бұрын
Nice background
@ibtijah2747
@ibtijah2747 21 күн бұрын
WAXAAS WADAN MA LAGU TILMAAMI KARO KAWAANKA HILIBKA DADKA
@user-oi7dk4ot9p
@user-oi7dk4ot9p 21 күн бұрын
Dieu te protège
@kismayo612
@kismayo612 21 күн бұрын
Saxib qoofki laga xuub badiyo haladilo xawarkidir qadar ayee iskadigen
@xamdamaahir534
@xamdamaahir534 21 күн бұрын
Awey duwlada delka kaa jirtey dadkan gacan bir ah mey ku qebtan waa dad walen dadka halaga qebtey
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 21 күн бұрын
Moryan hada maqasho wa Hg
@jakoj9220
@jakoj9220 21 күн бұрын
Beelow. Aya tahay.
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 21 күн бұрын
Walaahi waa yaab somaliya imisa dhalinyaro ayaa xaq daro ku dhimatay hooyo banan baxday ama jidka tagan yaa arkay siid cali muxu dheeryahay war hooy sidan wax wangsan mahee ilaahey halaga cabsado
@user-cw4ts8dy2g
@user-cw4ts8dy2g 21 күн бұрын
Aan ku saxo abukaato ma ahayn ee wuxu ahaa "xeer ilaaliye"
@ifrahabchir4223
@ifrahabchir4223 21 күн бұрын
Wa jahilin reer kan uu ka dhashey dhagar qabahu habar gidiir cawan xolo
@Maria28832
@Maria28832 21 күн бұрын
Hooyada siilkeeda cawaanhg afkaaga uraaye ka bixi
@isiri.2835
@isiri.2835 21 күн бұрын
QAXOOTI JACAYL IYO HUNGURI BAY SOOMAALIYA IYO DADKEEDA UGUBIN INTA LACAG QAXOOTI AY SIINAYSO SOOMAALIYA DHIB KA DAYN MAYAAN
@user-xg3xr9cz1l
@user-xg3xr9cz1l 21 күн бұрын
Aan ku saxo waa xeer ilaaliye cidna ma weerari karto ciidan u gaar ah buu leeyahay ee ka fiirso
@khadraali8373
@khadraali8373 21 күн бұрын
HG qofan laderisin ama la dagaalin baa mooda inay dhaqan Somaliyed ledahay dadkani wa dugaag dhaqan iisaan maleh
@Maria28832
@Maria28832 21 күн бұрын
Dhilo adiga dhaqan doofaar leh ma nacas baa moday hg cadawgooda waa dilaan xabiibkoodana waa soo dhawryaan
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 20 күн бұрын
Duliga dulmilow yasha ah waa in lagu celiya meeshii ay sagashanii ka soo qaxen iyago ago gudulan oo cago bor ah leh hadii kale xamar madegeyso soomaalina madageyso inta maxishoda yashas soomaali ku dhex jiran.
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 21 күн бұрын
Jiliicsanaan xukuumadeed ayaa meesha ka muuqata hadii aan wax laga qabaan raga baraha bulshada colaada ka hurinaaya arintu faraha ayeey ka baxaysaa
@ifraxabdulahi2209
@ifraxabdulahi2209 21 күн бұрын
Cuqdad hg ayaad qabtaa waji naaag
@june6206
@june6206 21 күн бұрын
Na wa maxay dadkan casimada jooga ee wada durufeysani ee doodga xunli😂 dad magalo maha wa dadkii u yimi casimada inay boob iyo is baro walba fool xun Waji foolxun ma wax la dhicin a dadka dhagarta bartey
@NimcaCali-pu2df
@NimcaCali-pu2df 21 күн бұрын
Doqoonyahy maxanuunba idinwadahaya caku hkintiir
@user-mt1nk4it3g
@user-mt1nk4it3g 21 күн бұрын
Cajaap shib iska dheh
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 21 күн бұрын
Subxaan laah subxaan laah subxaan laah
@user-ef1lv5qk7b
@user-ef1lv5qk7b 21 күн бұрын
abuu kate mahe waa xer ilaaliye
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 21 күн бұрын
Xeer ilaaliyaha waa inuu kasoo tagaa meesha waalan boowe magaaladaadii bosaso deeqa I maw
@ginigacalginigacal58
@ginigacalginigacal58 21 күн бұрын
Naa waxan nasab maa ehe amey wilka naga dilan uffff
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc 21 күн бұрын
Mooryaan. Magaalo. Madaxdii. Xoog ku haystaa rajo maleh magaladaas
@fadumafarey
@fadumafarey 11 күн бұрын
Cidaan isma ceshdaan miyaa
@lionofsouth2862
@lionofsouth2862 21 күн бұрын
😭😭😭😭
@Maxamedcumar-mj2pg
@Maxamedcumar-mj2pg 21 күн бұрын
God
ONE MORE SUBSCRIBER FOR 6 MILLION!
00:38
Horror Skunx
Рет қаралды 15 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
New Gadgets! Bycycle 4.0 🚲 #shorts
00:14
BongBee Family
Рет қаралды 13 МЛН
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
WAR DEG DEG SAYID CALI OO LACAFIYAY IYO LUUL AABEHEED OO MAXMADA EDAYNAYA
15:50
ONE MORE SUBSCRIBER FOR 6 MILLION!
00:38
Horror Skunx
Рет қаралды 15 МЛН