DEG DEG AH: IIRAAN OO XOG CUSUB KA SOO SAARTAY DIYAARADII UU KU GEERIYOODAY RA'IISI

  Рет қаралды 36,019

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

DEG DEG AH: IIRAAN OO XOG CUSUB KA SOO SAARTAY DIYAARADII UU KU GEERIYOODAY RA'IISI
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#somaliartist

Пікірлер: 38
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 21 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@user-cr2cl9rp8o
@user-cr2cl9rp8o 21 күн бұрын
Mawliid iyo maxamad cider warka idan kaga qaalisan majiraan cod qurxoon warar aad dadku fahmayo guulaysta jclka warkiinaa ihelay hbn Adna mahadsnd balanteenu waa wixii soo Fordham dagdag by
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 21 күн бұрын
Illaahey janadii haku casuumo madaxda reer iiraan
@craxmaanjaamac4816
@craxmaanjaamac4816 21 күн бұрын
Wllo waa shiico looma duceeyo shiicaduna waa gaalo
@AbdirahmanMohmmed
@AbdirahmanMohmmed 21 күн бұрын
Allow unaxariso reer palestine 🇵🇸 iyo reer somalia 🇸🇴 amin amin amin
@jaamacmaxamed2211
@jaamacmaxamed2211 21 күн бұрын
War zhp xayisiinta nagadaa Wan dhibsanaye
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 21 күн бұрын
War khyr badan sheeg HBN
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 21 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@omarsalih8000
@omarsalih8000 21 күн бұрын
Asc
@user-fl6ey7nb2c
@user-fl6ey7nb2c 21 күн бұрын
Asc hbn .ama hacusbaato amabaali ha ahaato ajaldhamaatay lamaoolinkaro
@MuuseMijagas
@MuuseMijagas 21 күн бұрын
Malha yuhda grxisay
@MustafeXirsi-p9f
@MustafeXirsi-p9f 21 күн бұрын
@muxudiinxasanraage4038
@muxudiinxasanraage4038 21 күн бұрын
Diyarada hadii ay kor ukici weday maxey dib ugunoqon weday hakaas mugdi ayaa ku jiro sidaan aniga isleyahay
@user-vt7cd9de6e
@user-vt7cd9de6e 21 күн бұрын
Jiheeya in laga khalday ma laga yaaba
@omerhassan3041
@omerhassan3041 21 күн бұрын
Laakiin mudane diyaaradu duq bay ahayd taasina naftirkeedu saamayn way yeelan karta.
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 21 күн бұрын
IIRAAN WAXWALBA KADHEGAYSANMAYNNO EE WAA INAY BAADHITAAN DIB UGU NOQOTAA
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 21 күн бұрын
Culeysku xaga hawada ayuu kasaarnaa
@AbiibXasan-pe2cc
@AbiibXasan-pe2cc 21 күн бұрын
Sideedaba diyaarad hawawada maravsa in tankeeda laga badiyaa way adagtahay madaxwenuha in la saaraana ka daran hadii aanu ahayn culayska la sheegay culayska hawada qodobkaasi wuu jabanyahay waa fikirkayga mahadsanidiin maxamed iyo mawliid
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 21 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa maxay labada kalleetto u dhici waayeen ee tan madaxweynaha riday kelliyaatta.
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 21 күн бұрын
Mar marka qaar waxaa laga hadlayo wax micno ay inoo sameyneyso ma jiraan
@CabdulaahiIbraahim-b4l
@CabdulaahiIbraahim-b4l 21 күн бұрын
ASC
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 21 күн бұрын
Si qalada ayuu wax usoo fahmay. Rakaabka siyaadada ah dabaday qabsadeen sidii ciyaalka. Diyaaradaha miisan qeexan ayaa la saaraa si rakaabka aanay dhib ugu iman. Markay garooka ka duushay maxaa kiciyay. Waa sheeko caruureed.
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 21 күн бұрын
Iraan xishood waa ka dhamaaday may iska aamusaan awalba yaan lagaaga derin ayay u aamusnayde
@RaxmaYusuf-t4f
@RaxmaYusuf-t4f 21 күн бұрын
Iran making horeba wayfahansanayd shicadu aqligodayqaban carab siday ucunen regalbedku bay arkaysa 😮😮😢
@ahmedtaajirmohamed112
@ahmedtaajirmohamed112 21 күн бұрын
Warkan horeba waalooyidhi maaha wax cusub mana aha mid lagu kalsoonaan karo ama lagu qanci karo waayo wax badan ayaa koos garaynaaya saaxiibayaal waana jiho habaabin warkan maanta soo baxay
@alphakatun7878
@alphakatun7878 21 күн бұрын
Waxaasi macquul ma ah
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l
@CabdiraxmaanMaxamed-f2l 21 күн бұрын
Maxamed siyaad bare baan la mid ahay laandheere waxna wu xiray waxna wu dilay
@HassanAden-xq4zz
@HassanAden-xq4zz 21 күн бұрын
😂😂 OK
@user-pc9oq9hf1e
@user-pc9oq9hf1e 21 күн бұрын
Sheeko caruureed waa la buuxdjaafey sheeko maaha
@Ciiltire572
@Ciiltire572 21 күн бұрын
Maalintaas Diyaarada military mareykanka ayaa ayaa yimid Azerbaijan waxaana loo dilay sidii ninkii gaarigiisa lagu dhex dili jiray kana shaqeen jiray xarunta nukleerka
@husseinaden7560
@husseinaden7560 21 күн бұрын
Iran madaxwaynihii iyo w/arimaha dibada ee dhintay way tabayaan,niman waxay ahaayeen israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka ba ka baqayeen ,muqaawamadana garab taagnaa
@alphakatun7878
@alphakatun7878 21 күн бұрын
War ninkaa waaladilay shakimaleha taasi
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 21 күн бұрын
Wallahi Waanka Naxey Madaxdaas waxeyna Aheyeen Raag Culus oo ka hadla Bariga Dhexe dhibatada Mareykan Iyo Yahuud eyku Hayaan 😢
@MucaadE
@MucaadE 21 күн бұрын
Daalim Abdiazizka Masar baan ku farxi lahaa inuu Na dhaafo,Sidoo kale aad bn uga naxay
@yusufqorane
@yusufqorane 21 күн бұрын
Acm
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 21 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa dayuuraddu waxay leedahay kuraasida loogu talagaley rakaabka. 2.0. Haddaba culeyska ay qaadi karto waa mid la garan karayo oon qarsoomi jarrin. 3.0. Arrintaasi waa khuraafaad aan sal iyo raad toona lahayn.
@user-zq7nb9oz9i
@user-zq7nb9oz9i 21 күн бұрын
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 211 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 27 МЛН
ISRAEL OO KA QAYLISAY & SASNA KA QAADAY GANTAALKA CUSUB EE IRAN
14:19
HBN Online TV
Рет қаралды 88 М.
DHACDO FILAN WAA AH OO KALA 'QAYBISAY  ISRA DIBAD & GUDO'
16:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
Hamas Kills Six Israeli Hostages and Threatens More Executions
16:14
Wall Street Journal Opinion
Рет қаралды 3,6 М.
Future Artillery 2023 Highlights Video
2:50
Defence iQ
Рет қаралды 9 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН