Mid waxkala og ma ahaa kan madaxweynaha kenya oo jalaw ah ayu na leyahay sida isaga oo dhahay madaxweynaha somia oo qabilka isaq ka soo jeda
@AbdulkadirOmar-fj3xpАй бұрын
Rutu waxu ka sojeda qomiyqad kilinjini ee ma ahaa jaluwa tarikhda baro
@abdikadirhassan1343Ай бұрын
Madaxweynaha kenya jalwa ma ahan ee waa kalanjiin
@abdisheikh6094Ай бұрын
Suldaan heshiiskii badda ee turkiga waxaa soo baxday in soomaaliya aysan heshiiskan aysan ka laaban Karin iyo in heshiiskaas uusan dhamaad lahayn iyo inuu yahay in qasab tahay in ay soomaaliya saxiixdo bisha febrauri 2025 iyo in uu yahay secuyuur intaas macnaheedu yahay in ethiopia ay bad heshay oo ay iyadu leedahay mar haddii uusan dhamaad lahayn oo aan lafaragalin karin oo uu yahay oo xitaa ay ciidamo keenaan karto. Haddii taasi dhacdo waa fashil soomaaliya. Midda kale ethiopia marabto badd ee waxay rabtaa badda cas iyo xarunta ciidan.
@subraarm4381Ай бұрын
Hassan ayaa u badheedhay inuu laayo Ragaas kuna duulay dad haw Isagu madaxnimo hawna u qalmin u yahay. Ciidanka waxaa u fiican inay badbaadiyaan dadkoodo Hassanse wuxuu lacag ku qaatay inuu dhamaystiro Ciidanka inta hadhay laayo Hawiye way arkayaan wax dhacaya Ilaahay karaamada haka qaadu waa dad maskaxdii Xawayaanku saaran tahay.
@subraarm4381Ай бұрын
Soomaaliyee wiilashaas Hassan ka badbaadiya waayo Hassan wuxuu ku Amran yahay inuu Ciidamadii la soo tababaray wixii shirqooladii Hassan iyo Tigtog ugu dhigeen 5 meelood oo alshabaab loogu geeyay Ciidankii iyo lataliyaashiiba lagu dhameeyay waxaa ugu Xanuun badanaa 800 oo Ciidan ah oo lagu xereeyay kuliyad Jaale Siyaad oo Ciidankii siidhi loo afuufay soo wada bexeen xataa kuwii bukay meeshiina lagu gubay Hassan waxaa loo soo diray inuu laayo Ciidanka dalkana burburiyo. Hawiye Ilaahay Kabihiin laal mida kale Ismaaciil ayaa ah Madaxweynah underover Dawladana wada waxaa ka go,an inuu Daarood iyo Raxanweyn Awoodood la burbursho.