DEG DEG ASHRAF HOOYADIIS OO AFKA FURATAY"WIILKEEYGA 114TA QUR'AANKA TODOBO MAALMOOD AYUU KU AQRIYAA"

  Рет қаралды 11,569

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

21 күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 94
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 19 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/i4G5Zn6ootFsec0 ASXAABTEEYDA CHANNELKAANA NAGALA SOCDA, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA WAA INOO DHIIRA GELIN MAHADSANID!
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 18 күн бұрын
Asc. Walaale wadanka aan jooogo ka waran waxaa aaan ku arkay . 1, shimbiraha duula banaanka hadii aaad cunto siisid wwaa 1,500. You're. Oo ganax ah waayo waxay leedahay dowladu waaa in aad qunun ku siiised , 2, kawaran bisad inta ladilay. Ayaa gurigayga lagu hor tuuray anoo raba in aan qaado ayuu arkay wiilkaygu markaas ayuu bolliska wacay 3,gaadhi haday. Yimaadeen kawaran 😂, 3,wiiil xanuusanaya ooo derska ah ayaa. Dagaal galay waliba turkiya .isagoo yidhi waa la i eegay ,tareenkii uu saraaa waa laistaajiyey ilaa ay yimaadeen qoladii tareenada boliskii ambalaski , Anigu 8sano ayaan joogaa wadankan 24 sano waxaan jogay ardi xaramayn ,2,sano wwaxaan jooogay turkaay .ilaahada waxaa madaxga ka qaylinaysa dadka u baahan in la caawiyo sida lloo galo iyo sida faasiqiintu ay qabiil u haystaan . Ma u malaynaysaa nacimaay. Wadankeenu inuu isbadalayo inta aynu sidan nahay .ilahay baynu sugaynaa . Xataa ilmo aan dhaalay wali muu arag wadankii . Yaa rabi ilaahaw adaanu ku sugaaynaa .
@duniyakordahab
@duniyakordahab 19 күн бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw meel kasta aad joogto alle kabaq
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 19 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 19 күн бұрын
Sallalaahu calleyhi wasallam
@user-umuAli
@user-umuAli 18 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@shabahaisseofficial6070
@shabahaisseofficial6070 18 күн бұрын
Scw
@yawaayehee4125
@yawaayehee4125 18 күн бұрын
Masha Allah hada xiliga lagu jiro qof daalim ah macsi Ku jiro ayaa qof fiican laga dhigaa wa sheedaamo
@mukhtarosman4614
@mukhtarosman4614 19 күн бұрын
Saax waaye wall keep going Absolutely you’re right
@Shadow19914
@Shadow19914 14 күн бұрын
Maansha allaaah tabaarkalaah naima runtan ku jicilahay bararkalallah fike jizkallaah qeeyr ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💖💖💖💖💖♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌻🌻
@user-kn5pi6kp2g
@user-kn5pi6kp2g 18 күн бұрын
Asc walaashey waad saxantahay Guul Guul Guul 100% 🌹
@Cha.simannews
@Cha.simannews 19 күн бұрын
Waankuu taageera abaayo KZbin cusub ayaan sameestay iisoo booqo waa mahadsantahay❤❤❤❤
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 18 күн бұрын
Duli iyo dayuus ba waa laga hadli ninkii ka xanaaqana isaga ayay u taal ku soco ilahey ayaa ku jecel cidna ha u joojin ❤❤❤
@hodan28
@hodan28 19 күн бұрын
Jaskallhu khairan ❤
@NadiifoRaage-rt9ee
@NadiifoRaage-rt9ee 19 күн бұрын
Ilhay hakubrakeeyo niciimooy xaqaadkahdasha
@user-umuAli
@user-umuAli 18 күн бұрын
Mashaa allaah meel qurux badan ayaa samesatay alle hakuu barakeyo waana idin salamay adiga iyo familykaga quxda badan mashaa allaah ❤somalidana runta ayaa dhibto naag laqabo in nin kale gacma gacmeyo ma ahan wax ay diinta islaamka ay qabo teda kale hooyo walbo ilmaheda markii laxiro ayee dambi malahan ayee dhahaan subxaana allaah kow miyee tarbiyeestaan eena arkaan qaladka
@maleshad1
@maleshad1 19 күн бұрын
Jazakallah kheir
@baarleenbaarleen7829
@baarleenbaarleen7829 12 күн бұрын
Ku soco naciina karbaash wixii xun
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 10 күн бұрын
Waxaa lagu Diidayaa inaad Runta Sheegtid👍🏻🌹 Wallaahi waa run Gaalada kooda Xun Weey iska Qabtan Xataa Haddey Dhaleen 👍🏻
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 17 күн бұрын
Masha Allah sister ❤❤
@fadumowarsame2030
@fadumowarsame2030 14 күн бұрын
Yes
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 19 күн бұрын
Mashaallaah illallahey haku barakeeyo runti oo qof ah❤❤❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 18 күн бұрын
Mahadsanid walaal!
@yawaayehee4125
@yawaayehee4125 18 күн бұрын
Waalidka lacagta ayaa ugu muhiimsan tarbiyada caruurta
@faadumoabdinasirabdinasir1369
@faadumoabdinasirabdinasir1369 19 күн бұрын
Alla gabadhaan run badanaa xaqa sheeg xataa haday kharaartahy hadii xaqa dadka dhan xaqiiq ka ahaan lahaa wllhy gabdhaan ayaa 1m iyo ka badan gaari lahayd lkn run xaq iyo cadaalad cid ma rabto wll guulayso..
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 18 күн бұрын
Faadumo Allaha ku sharfo Allaha ku xifdiyo mahadsanid!
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 19 күн бұрын
Waa saxantahay walaashey horey u soco guul
@hawaali4526
@hawaali4526 11 күн бұрын
❤wa routa macha'allah
@fardosamumin9376
@fardosamumin9376 18 күн бұрын
Hooyo somali iyo caruur difac lite always
@abdelazizabdirahman8831
@abdelazizabdirahman8831 16 күн бұрын
Masha allah yaxfadik
@tamaanabdimahamad2287
@tamaanabdimahamad2287 19 күн бұрын
Salaan sare abaayo Horay u soco Qofkii babliga is keeno waa laga hadlayaa
@healthyforpurpose1898
@healthyforpurpose1898 18 күн бұрын
Naima qof true intellect leeh yankumodi jiray lakin Maya
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 19 күн бұрын
Wcs masha Allah howsha aad bolshada u hayasid Allah ha kula garab galo Aamiin, shukran waa runtaa hool aad u culis aa taalo inshaa Allah ajir Allah ha kaa siiyo waqtiga Allah ha kuu barakeeyo Aamiin yaa rabi, Xaramka Kacbada ayaa la idinka soo duceeye adiga caailada Allah ha idin akhabalo Aamiin, waalidiin - teena Allah ha u naxariisto inta xanuusan Allah ha caafiyo Aamiin yaa rabi mahadsanid !
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 19 күн бұрын
Subxanallah
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 18 күн бұрын
Walaaley anaga daa intaas ku egk@y, nacimayayada waa hooyo matabto in cunigeeyda xumaado
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 19 күн бұрын
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh xaaqa allha tuso subxanllh subxanllh subxanllh
@safiyaahmed6112
@safiyaahmed6112 18 күн бұрын
MaashA allaah tabaaraka llaah naciima afkaaga caano lagu qabey waa run wixii xun waain leyska qabtaa anaga waxaa nahay dad islaam ah mana aqbaleyno mana qaadaneyno wax xun waa inaan ka hadalnaa iskana qabanaa nimco horey u soco waan ku garab taaganahay mar walba
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 18 күн бұрын
Mahadsanid walaal qaali Safiya waan kusalaamayaa!
@saidoali3611
@saidoali3611 19 күн бұрын
Anoo ixtiraamaayo hooyadaan hadana somaliyaa horay u tirir qof walbo xaarkoow dhaloow xaayoow yiraah walidiintii masuuliyadii wey dhimuyeen caruurtii qaladka maka celiyaan hadana markii laxiro ama dadku kahadlo u yiraahdaan xaafid quraan ahlu salaad qofka.haduu salada ilaaliyo xumaanta ayadaaba ka reebto marka allah na hanuuniyo subxallah
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 18 күн бұрын
Haa
@user-mw8fo2vi8s
@user-mw8fo2vi8s 19 күн бұрын
Masha Allah xbbti workada waa sax
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 19 күн бұрын
Maamo I agree with you million percent 💯💯💯💯💯💯 hada dadka hadiiba xumaanta jooji ladhoho waxaa laguleeyahay qofka qalbigiisa ilaali
@aaminomaxamed5374
@aaminomaxamed5374 19 күн бұрын
Masha Allah wa Run ta Eebe haku dhowro ❤❤❤
@zuuzanmohamed5408
@zuuzanmohamed5408 18 күн бұрын
Wiilkaas markii igu horeysay en arko waxan umaleenayey inuu yurub jogo
@jiijoshariif4532
@jiijoshariif4532 19 күн бұрын
Abaayo naciimo hore usoco
@hidayomayrale3577
@hidayomayrale3577 18 күн бұрын
Asc abaayo waxad tahay run sheegto rabigeda kabaqdo. wana kugu racsanahay ilahay haku allaliyo ❤
@deqa868
@deqa868 18 күн бұрын
runtaa abaayo i like u❤
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 18 күн бұрын
Waalid waa jilicsanyahy kolkey awlaad noqoto kolka ilaahay hasohadeeyo miskiin hadey kolki hore sohadlin ineyba is ka aamusto ayey aheyd ileyn dawladi bu hada gacantoda kujira .. isna ilaahay intaas waano ha ugadhigo ...wad mahadsanthy walal nacima🥰🥰
@kadijaali4753
@kadijaali4753 18 күн бұрын
Wa runta naciima every thing a shegtay sister ❤
@mukhtarosman4614
@mukhtarosman4614 19 күн бұрын
Waa Saax waalahi ❤❤❤❤❤
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 18 күн бұрын
السلام ورحمة الله وبركاته allaah subxaanuhu watacalaaa markuu nabi muuse wuxuuw dhahay markaa allaaah fircoon utag kudheh hadl dibicsan adiga waad caaytantaaa aayada aad kubilaabeyso micnaheeda magaraneee subxaanalalaah adiga laftirkga allaah kabaq
@umuzainab2
@umuzainab2 19 күн бұрын
Salallahu casalam
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 18 күн бұрын
Laakiiing waa dhacday
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 18 күн бұрын
Wcs wrb
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 18 күн бұрын
Waji diin malaha ee hooyadu Allah ha kacabsato!
@Usernam7863
@Usernam7863 18 күн бұрын
Qof dadka runta usheego adaaba soomalida social media ha kaa arkay masha allah
@haachannel8793
@haachannel8793 19 күн бұрын
Hoyoy wilka isbadalkisa madaremeysid miyaaa subhana Allah
@user-cr3rw7qi3l
@user-cr3rw7qi3l 19 күн бұрын
Asc abayo arinatana wiilakana waa wadaxa lakina idhaha ayalesakatira gabadhaha diiniyana ayeyadacifa uuyina wanna kuugutagera abayo❤❤❤❤❤
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f 19 күн бұрын
Walaal waa Saxan tahay runta ilaahay ayaa kugu jecel
@jumanaabukar1069
@jumanaabukar1069 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abukarnurmohamed7507
@abukarnurmohamed7507 15 күн бұрын
Asc aad iyo aad ayaad umahad santahay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 19 күн бұрын
ilaahay.baa laga.baqaa.wiilkaa.muuqaaladiisa.waan.daawaday.wax.dhaqan.xumo.ah.kuma.Arag. waxaan.ka.ahayn.kiriim.ka..uu.marsanay.Soomalidu.ma.jecla.qof.horu.mar.gaadha.wiilkaa.waxaan u arkayaa wiil.Alaabtiisa.xayaysiisanaya walaahi.Xaqdaro Ayaa lagu haysaa ilaahay ha u sikhro insha Alaah waa lasoodayn
@haachannel8793
@haachannel8793 19 күн бұрын
Ilahay kabaq wilka siduu noqday xitaa kama naxeysid wilkan hayada u ushaqeynayo kalix ayaa kugufilan aniga gabar somali ah wa walashey ayu kudahay subhana Allah Allah yahdih
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 19 күн бұрын
Nin quruh u ma baaxna iyo iscadeeys masuuliyad weyn ayaa sugeeyso ma ahan in waqti iska lumiyo istirtir . naag aa lagu ogaa😂😂😂
@fosiakhalif6150
@fosiakhalif6150 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 19 күн бұрын
❤❤❤❤
@Idil1986
@Idil1986 15 күн бұрын
Qaflad ay ku jirtaa Alah so hanuuniyo
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 17 күн бұрын
Heqash Ninka Shadiya timaheda faraha kula jira ma Etiopiena uf tas ayaba labolabo ah
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 19 күн бұрын
Subxaanallaah oo hooyada ma aragto miyaa wiilkeeda wuxuu sameeynaa
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 18 күн бұрын
Naciimooy waaku salaamay wiilkaa hadii hooyadiis bari yeeshay hooyadaa aaminaynaa waayo hooyadu iyadaa nooga war roon wiilkeedu anagu cadayn uma hayno wuxuu yahay.hadii lagu haysto inuu jil jilcan yahay ilaahay baa saas uabuuray.lkn khaladkaa waxaa weeye inuu soo duubo waxyaabo aan dhaqamada raga ufiicnayn.
@user-jm5zx8nj3w
@user-jm5zx8nj3w 17 күн бұрын
Sahraf malaha
@munaismail2019
@munaismail2019 11 күн бұрын
Inaad canaanato iyagey u wanaagsantahay Canaantaas ka dib waxa laga yaabaa inay soo noqdaan is gartaan markaa Qof ku jecel baa ku canaanta Cadaabkana ka joog ku dhaha waad mahadsantahay walaal Naciima
@safiyaahmed6112
@safiyaahmed6112 18 күн бұрын
waalidiin badan ilmahooda kama warqabaan waxa ey ku dhexjiraan ilmaha waa qarsadaan waxa xun waalidiintana mafahan sano hooyadaan xagey jirtey intii la wareejinaayey sawiradiisa oo mar la lahaa sos ayuu ku soo korey ilmaha waxa xun qarsado waalidka waxey isaga dhigaan baari wiilkaan sawirada laga keeney malaga soo sameeyey? meeqo maalmood ayaa muuqaalkiisa la wareejinaaayey oo lahaa masheegaayo meeshaan ka imid lokolkaan ma ahi meeshaan lacagtaan ka sameeyey ma sheegaayo sawirada laga keeney waa wax diinta iyo dhaqankaba ka soo horjeedo hooyadaan wax ma ogo allaah ha u denbe dhaafo waan dhaley looma dhinac beelo dhalinyarada hada joogo waa kuwo laga yaaban yahay waalidkana waxba kama qabankaraan allaah ha loo baryo dowlada soomaaliyeed ayuu xil weyn ka saaran yahay anshax xumada waxa wada iney xabsi ku uruuriso kuna heyso si eyna umada u fasahaadinin
@user-pc4kk2cw6b
@user-pc4kk2cw6b 19 күн бұрын
Waasax
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 19 күн бұрын
Habo Naciima xaqa ku adin oo Naga qabo wax magaratada dhaqankii islaamka baabiyay
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 18 күн бұрын
Sharafeey xaal qaado 😂😂😂😂
@hamdi9896
@hamdi9896 19 күн бұрын
Wa runta kuwaaas dayusnimadoda wa saaid
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 18 күн бұрын
Cfitaax waa dayuus
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 19 күн бұрын
Walaal.wiilkaa yar..muqaaladiisu.maaha.kuwo.uu.xadhig.ku.mutaysan.karo..masaajka.xayaysiin.ayuu.kawatay..wiilkaasi.maaha.waxaa lagu Sheegayo.from.macalin.xasan.sland
@haachannel8793
@haachannel8793 19 күн бұрын
Subhana Allah fiiro gaar uyeelo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 19 күн бұрын
islaantan beenta ay ku hadleyso day asago la wareysanayo guri gooni deganah bu yiri mida kale ciidi 1000 doller ku shopin gareystay kulaha dhaqankiisa wiilkan ma fcna iney ka celisay ahay ka joog dhahdo lacagu ku dal dala hooyoyinkan lacaga u daran
@amaladan5579
@amaladan5579 18 күн бұрын
Ani waxaan ka yaabey markuu dhahey gabedh somali ma rabo waa walashey oo kale. OK haduu nin ku korey banaanka somalia laakiin nin xamer jooga 😮 shaki badan aan ka qabnaa ninkaas
@RahmoAli-dp6to
@RahmoAli-dp6to 19 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂
@fosiasaleh5473
@fosiasaleh5473 18 күн бұрын
Ummad marka larabo in la baabi’iyo akhlaaqda iyo naqanka aya laga dila . Umma dad Soomaaliyeed dagaal xoogan aya ku socda waxana laga dilaya dhalinyarada gaar ahaan wiilasha oo beri noqonaya Mustaqbalka raggii ummadda hogaaminlahaa si loogu abuuro dad gaalada u adeega. Waxan kula talon lahaa hooyooyinka Soomaaliyeed in ay wiilashooda ilaaliyaan oo hoos Uma socdaan Waxay QA tan.
@zuuzanmohamed5408
@zuuzanmohamed5408 18 күн бұрын
Waba dhaqanka hooyooyinka %90 khalad awlaadooda ma arkaan markii lagu qabsado bay qaracmaan midkasta isagoo aduunka so gubay bay muumin ka dhigaan
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 15 күн бұрын
Naag nool naciima iska celi wixi kuugu soo xadgudbo oo soo dhax galo wax aan shaqadooda aheyn hadey dhageysan karaan ahlan wasteland hadii kale isaga bax
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 19 күн бұрын
Koleey hadaa reer xalane soodeeynayaan haday runtahay😅😅😅
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 19 күн бұрын
Waalidiinta ilmahooda hadi ay qabsan wayeey dowlada way ku saxsantahay in ay dhaqan xumada ku faafinayan dalkeyna qabtan qofwalba sidas sameynayo bulashada dhaxdeeda hala xiro. Waxaan dhihi lahay dowlada waalidka ha ganaxdo hadu ay ilmaha tarbiya fican siinin o ayago sidas ah bulshada dhaxdo kuso daadiyan
@safiyoasan
@safiyoasan 18 күн бұрын
Kkkkkkkkkk
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 19 күн бұрын
Walaahi bilaahi.wiilkaa.yar.aad.baan.uga.naxay. Gabdhaha soomaliyeed waa wada walaaladay.isma gayno waa runtuu xumaan ma gayaan.habluhu taasi ma danbibaa
@haachannel8793
@haachannel8793 19 күн бұрын
Itaqulah waxisa kaweyn
@faedsaed7461
@faedsaed7461 19 күн бұрын
Wax walba miyaad ka hadashaa isla xishooda quraana waad ku soo gashaa channel ka
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 19 күн бұрын
Balbalarka waxan umaleyna iney doqon tahay waka muuqata balaayada carabka weyn
@baarleenbaarleen7829
@baarleenbaarleen7829 12 күн бұрын
Ku soco naciima karbash wixii xun
DEG DEG WAA SIIDE XALKA OMAR BAR BAR MANTA
9:42
Cadnan yare
Рет қаралды 948
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 5 МЛН
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 18 М.
Xaaskii Dayax Dalnuurshe Oo Wejigii & Bushmihii😭Subhan Allah
30:10
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 55 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 18 М.