MOHAMED BUSKUT XAASKIISI MUNIIRA NAAGTI WAASHAY OO AFKA FURATAY IYO NASIIXADA SHEIKH ABU DHALXA!

  Рет қаралды 25,093

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

29 күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 100
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 27 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/j6Wkl4dvat59fJo Asxaabeey channelkaana waad igala socon kartaa kusoo dhawoow, subscribe share iyo like-ta haiga hilmaamin! MAHADSANID!
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq 27 күн бұрын
Asc naciimo abyo. Shaley ayaa jawaabay dulmiga iyo dadka wado Aniga 2 mar ayaa commente qoray runtana waa u sheegay dadkan lkn illahay amuuraha ha saqiro Aamiin. Hees iyo xarago ayaa lagu furfurtay. Lkn xaq waa ka hadlay
@maryanaxmed3836
@maryanaxmed3836 23 күн бұрын
55
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 27 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@WiiloHussein-vg8vh
@WiiloHussein-vg8vh 27 күн бұрын
Sheekh Abu dalxo. Alle haxifdiyo adun iyo aqiro Ajar iyo xasanad alle ha ka siyo
@fartun9503
@fartun9503 26 күн бұрын
wcs wlc Abaayo ❤
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 27 күн бұрын
ManshAllah tabarakallah my beautiful sister you touch the true 😊
@mulkimahdi9385
@mulkimahdi9385 27 күн бұрын
Masha alaah wll qaliyeey adana qayr hakusiiyo sheqana alaha barakeeyo❤❤❤❤❤
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 27 күн бұрын
Wcs masha Allaah sheekha Allaah ha xafido Aamiin yaa rabi shukran!
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 27 күн бұрын
Waa sheikha kaliya aan arkay waa qofka ugu naxarisbad weeye
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 24 күн бұрын
Walaal Allah haku xafido Allah qoysaska Soomaliyeed Ha,inoo Hagaajiyo
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 27 күн бұрын
Maashaalh Maama si fiica abad u hadashay hadaan k fahmay,
@maryannnnn942
@maryannnnn942 23 күн бұрын
❤❤❤ naciimo iyo sheeq abudalxa Muna Walden Wacan Wally amiira ee ha laga shaqeeyo in leeysku soo celiyo ❤❤❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 27 күн бұрын
Wcs walshey naima Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh ❤ yaab umada allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh Amin amiin amiin yaa raabi
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 27 күн бұрын
Manshaallah nacimo dadka Somalia sidan hafi lo hadlo waxba ma halaabi laheyn 😊 jazakallah
@nasrosalah6431
@nasrosalah6431 27 күн бұрын
بارك الله فيك يا أختي الغالية ❤❤❤
@mukaram2018
@mukaram2018 27 күн бұрын
mashaallah sis thanks
@faadumolifestyle2697
@faadumolifestyle2697 27 күн бұрын
Masha alaah my sister naciima
@abtiyochannel
@abtiyochannel 27 күн бұрын
Masha Allah gabadh aqli u saaxiib ah
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 26 күн бұрын
Waa run waa run alla kuwan iyaagaa sidaa lio rifayaa iyagaa ku xiga ku soco hee shayaadiin laxwalba shilinkey isdhigtaa lagu gowracaa
@haboonjiil682
@haboonjiil682 27 күн бұрын
Mashallah barakallah
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 27 күн бұрын
Amiin ya Rabi sh Abu dhalay m.a sh jaceylka allahabarakeeyo ❤❤❤
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp 27 күн бұрын
Masha Allah
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 27 күн бұрын
Aamiin Yaaaa Allaah 🤲🙏😢😢
@fartun9503
@fartun9503 26 күн бұрын
Me too
@zakiyaali9739
@zakiyaali9739 27 күн бұрын
Sis xaqiiq daa ka hadashay Qofkaanoo kale na alaha soo hadeeyo
@WiiloHussein-vg8vh
@WiiloHussein-vg8vh 27 күн бұрын
Abayo Nacimo Aamiin yarabi ❤❤❤
@faisafarah6840
@faisafarah6840 25 күн бұрын
Ameen ameen yaa 💕
@FouziaAhmed-in4oj
@FouziaAhmed-in4oj 26 күн бұрын
Waa la cawryay ninkan iyo nagtan quruhda badnaa ilahay ha isu saqiro aamin
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 27 күн бұрын
Yaab anakaa araganay subxanalaah tan qofkii talo uraadsadaa asagaba god isgaliyey wana cuudu bilaah
@khadraali5890
@khadraali5890 27 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin yarabi ❤
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 27 күн бұрын
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Sheq Abudhalxa jisadiisa jano illahey ha uga dhigo yaa Rabi illaheyow naxafid oo nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 27 күн бұрын
Mahadsanid walaal!
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 27 күн бұрын
Aamiin yaarabi
@HafsaHassan-kn4vj
@HafsaHassan-kn4vj 26 күн бұрын
Good point
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 27 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 26 күн бұрын
Alla kuwan nacamleynaya waxa cadaabka loogu badiyay ayaa meesha ku jirta nagahan u jiibinaya sheydaantan cariyada ah iyo kuwa u jiibinaya ee shayaadiinta insiga ah
@safiyoasan
@safiyoasan 27 күн бұрын
Thanks
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 27 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 27 күн бұрын
Subxanalhi naga allha gacan noma galiyo Subxanalhi awye aqiro yaa allha
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 27 күн бұрын
I'm so sorry sister 😢😢😢
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 26 күн бұрын
Kuwan sidey ula jiibinaayaan ayaan ka yaabay subxaanallah
@fartun9503
@fartun9503 26 күн бұрын
Amiiiiin
@hodan28
@hodan28 27 күн бұрын
Amiin
@somalihanolato741
@somalihanolato741 27 күн бұрын
Sheekha wu dadalay munira qaado talada sheekha
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 27 күн бұрын
Waa runta mashallah 🥰
@bostejoali3717
@bostejoali3717 27 күн бұрын
Mashallah runtaa ka hadashay🎉
@bostejoali3717
@bostejoali3717 27 күн бұрын
Mashallah ❤🎉
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 27 күн бұрын
We support Skeik abdalha 😊
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 27 күн бұрын
Shiikh alaha xafido
@umuzainab2
@umuzainab2 25 күн бұрын
Aamim Aamim
@nl8jj
@nl8jj 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@haboonjiil682
@haboonjiil682 27 күн бұрын
Ilahy haku qorw
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 27 күн бұрын
Naag laandheera iga dheh 😊😊ilaahaw kuwan gacanta ha u geli waxaanu ka naxno . Tan iyadu maxaa lagu qabaa ilaahaw adaa xal og caruurtaydu ma daawadaan somalida. kawarama haday carbtu usoo diraan fiidyow yada .kuwa u nacam laynaya ayaa iigu daran . ALXAMDYULILAAH NICMATUL SAXA
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 27 күн бұрын
Waasidaa wall ilaahy. Haysken fahan siyo walhi waxanka naxay marada ayka qaado qayskeeda oo kahadashay.
@Ayan_Sharif
@Ayan_Sharif 18 күн бұрын
Sax abaayo wax raba sey idatahy intey kadhigto
@user-fq5ip4kp4f
@user-fq5ip4kp4f 27 күн бұрын
❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 27 күн бұрын
Wan kaxumahay talada sheekha ay qaadan wayday gabdho badani nasiib umay helin taladaa inay helaan
@Abdullahi_abdi20
@Abdullahi_abdi20 27 күн бұрын
Asc walaal naciimo waxaa is waafaaqay hadalkaaga iyo hadalka shiikha in laga waalaayo gabadha ilaahay shayaadhiinta ha qabto
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 27 күн бұрын
Haa waa laga waalayaa, sootan durbadiiba dharka dhigatay!
@Abdullahi_abdi20
@Abdullahi_abdi20 27 күн бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee walaashay qaali anaga waaba ogeynee laakiin dadka caadhifta qaado iyo dadka meel kasta loo jiito ayayna fahansaneyn aniga waxaan fahmay koow video gii ugu hadlaysay hanna abuukarna waan aqaanaa London mar aan imaaday ayaan arkay gabdho badan ka cabaadaayaan
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 27 күн бұрын
Aaaaaaaaaaaaamiiiiiiin
@samirahassan2023
@samirahassan2023 27 күн бұрын
Aamiin aamiin
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 26 күн бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam i
@farhiaali3873
@farhiaali3873 27 күн бұрын
Walee waa runtaan
@user-cr3rw7qi3l
@user-cr3rw7qi3l 27 күн бұрын
Asc❤❤❤A
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 27 күн бұрын
Allaahu ma aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰💘💖💘♥️💞❤❤❤❤❤❤❤❤
@hidayahassan5074
@hidayahassan5074 27 күн бұрын
Subxaanalah sharci. Iyo diin iyo aqlaaqba ma leh tan afka dheermaayadaa nolol ku jirta hadda subxaanalah kii handcapka ahaa ee cadaanka xataa waaka rooray waa wada bilaa diin naagaha ka yimaado jabuuti isku aqli diin haba sheegin Subxaanalah abaayoy waa xaq warkaada lkn dadkaan xididka gunta ay ka yihiin juhalo bilaa diin iyo aqlaaqbo mana Nihin isku dhadhan aslanbo Haku daalin qashimada aan nagu jismiga aheen abaayo anyway waadka Hadashaa xaqa iyo diinta jazakumlah qeyran abaayo scwwb
@user-zs6tx1mb1v
@user-zs6tx1mb1v 27 күн бұрын
❤ I❤❤🌹🌺🌷🌸👍👍👍
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 27 күн бұрын
Wcs wrb
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 27 күн бұрын
Waa naag qamreeysan😂😂😂 naa ninka cadida wu u dhashey buul gubte buul gubte kama naho so sad wallahi 😢😢😢😢😢😢😢
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 27 күн бұрын
Wlhi nimcooy kuwaan irsakha meel xun ka galay naagtaan gaaladu heysato iyaa wax sheegaya
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 27 күн бұрын
Amira qoftan laa dhaho waa xaraamiyad saqajaamad ah oo ilaahay ka furatay. Xaaran iyo xalaal maa kala taqaan. Waa nijaasad gaal xaaran ku haysto
@ikliilaahmed1149
@ikliilaahmed1149 27 күн бұрын
Naciima Waligey comment maku so qorin Ila hada waxaa ka yaba nahay mar ee munira dhaheysi Ilmaha hada maxamed heysaneysit soshalka kula ilalineyso 😢soshalka kuwa reraha ilmaha ka qatay so ma Ahen xata fadumo buranbur ilmaha ka qaten Allah maslaxad ha dhaxdhigo Dadkan dulmiga wado xaqa Allah tuso Aniga nagbo ma jecli mana la saxibo Aniga naago wan Arki Reraha dadow Ine dumiyan jecel
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 27 күн бұрын
Walaal waad mahadsan-tahay soo dhawoow, sidaasaa kuu roon weey badan tahay arimaahas!
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 26 күн бұрын
Amiira mid maaha maqofbaa taa talo waydiinaya subxaanalah
@somalihanolato741
@somalihanolato741 27 күн бұрын
Sax nimco been ma sheegin caruurteda way salamaysay way soo jiidan kartay muniiro allaha ayaan ku baryaa inaad guriga wiilkaga u so noqoto baahi ma jirto
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 27 күн бұрын
Deynta waa ribo waana waxa reeraha isku diro sas ayay gaalada rabaan in ilmaha qaatan
@raxma3332
@raxma3332 27 күн бұрын
Somali dullmi dayn mayso Wa Ellay Wa Sixiraw markaay dhahaan baan yabaa Maxuu Ka Siixrii
@Nastexo-g1j
@Nastexo-g1j 27 күн бұрын
Teeda kale gawadhaan waxey dhahday baahi ayaa leygu dilay shaley markii ay imaaneysay iyo hada ayeyba qurux badantahay oo ayba ka cayilantahay
@Idil1986
@Idil1986 24 күн бұрын
Saxiix mar jiran walahi dhahay marki guursanaayay Ayaş rafaad ka muuqday marko asiga aroosay maqayad iyo cunto iyo qurux aa ka muuqatay Alah karim Alah naga og lakin waxan aragnay un ba sheegaynaa
@fartounaden6766
@fartounaden6766 27 күн бұрын
Walal aniga raxawayn ayaa ahay haddana maxamed buscut waxu sameyey ku ma racsani adigana dulmiga ha tagerin waa daremaya inaa qabil ahaan aad u tagereso
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 27 күн бұрын
Naa ilaaheey Ka cabso oo Dani yaan laguu cadaabin naciimo qabiil shaqo kumaleh muniirana sheeydaan baa horkacay oo noolasha ku cariiriye sheeydaanmo kalane faraha ayey u gashey😢😢😢
@fartounaden6766
@fartounaden6766 27 күн бұрын
@@ZahraHassan-xm2dh Adiga ilahay ka cabso naciimo yaa u banayey inay dad falaqeso cebahoda Kala tiriso Mida kale naag la qabo inay Nin kale raacdo yaa banayey yaa huba ninkas waxu maniro ku qabay. Saxib boqol jeer ka firso wax ku hadleso nacimo iyo dadka kale Ee wax falaqenayo waa isku mid wax isma dhaman waa ey yo meel u ka kacay qof walbo qof ficn dadka wax u sheegayo iska dhigaya
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 27 күн бұрын
Waan fahmay ineey dareemadaada ay dhinteen, hadii aad saas wax u dareentay! Tag dhaqtar oo iska gaar!
@fartounaden6766
@fartounaden6766 26 күн бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee😂 marka dad ka in dulmi lagu tagero dadna cebahoda la fafiyo ayado in wax Lo shegayo la iska dhigayo dareemo ficn ah soo mahan keep going meshay kula tagta arkena
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 27 күн бұрын
Sheekha ilaahy dambi giisa hadhaafo
@user-jm6wl8eg8i
@user-jm6wl8eg8i 27 күн бұрын
Abaayo iyadaa ayaa isku qirtay iyadoo dad gaadaaya oo ceebaysan rabay lahadlaysay ninkii hore ooqaba inaykan guursatay cadaw bay dhexda ugashay Allah sahlo
@user-rd8nv6gh2o
@user-rd8nv6gh2o 27 күн бұрын
Nagtaan waa nag edab daran ilahow ka reeb umada 😢
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 27 күн бұрын
Maxamed buskud iyo xaaskiisa Maxamed iyo xaaskiisa one week naciimooy sidee wax yihiin ilaahay dadkaa haday calaf isugu laaban yahay ilaahay haisku cesho
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 27 күн бұрын
Qudbasirey wax ka sheegi ayadaa qaawane yahuu illahow so hanuuni gaala raacdan bismillahi
@NewsFusion24
@NewsFusion24 27 күн бұрын
xataa qudba sire ma ahayn, illeen abtigeed baa meesha joogay. haddii abtigeed ogaa oo uu joogay , qoyska inta kalena wuu ogaa uun weeye.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 27 күн бұрын
@@NewsFusion24 Adeeradeedaa fadhiyay!
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 26 күн бұрын
Umada muslinka ah
@hodanali285
@hodanali285 27 күн бұрын
Look who’s talking, adigu gaalbaad lanooshahay markaadaad gabadha ninka isla malaha qabey baad ka hadlaysa
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 27 күн бұрын
yaa gaal qabaa walal ?
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 27 күн бұрын
Tan qaawan oo duleeysan😢
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 27 күн бұрын
@@ZahraHassan-xm2dh soo ma rabto in aay badeeda kula soo biirto mar kale muniiraba hada ka hor gaalbaa xaaraan ku hestay kaasaa soo badbaadiyey aay maanta ku booodya
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 27 күн бұрын
nin naag karaacayo subxanallAAH AWAY WEHEL NIMADII EY GAASODOONATAY AAWAY WALAL NIMADII KAASO DONATAY AWAY DINTE AAD BARI LAHEED AAWAY HOYANIMADII AAD KU IXTIRAAM LAHEED CIMRI DAGDAG GABHA KAMUUQDO MARKEY KU IMANEYSANA QURUXLEY EHEED WAA KAXUMAHAY. MAR BANANKA IMAADAY IN LEY KU CELSHO WAAN KASO HORJEEDAA BANANKA HAGA MARTO WAAYO NIN NAAG GARAACAYO MAHEN KARO,
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 27 күн бұрын
Yaa cadeen u haayo qof careeysan Wu burqadaa😢beri Headey la heshiiso intee qabanee
MOHAMED BUSKUT IYO MUNIIRA DIINTEEY ISKUUGU NOQDEEN? XAARAANTA MIYAA LAXALAASHANAA??
22:01
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 17 МЛН
JAWAAB DEG DEG AH, WAXAAN MAQLI JIRAY ILOOWSHA DHAWAA MA UMULAA!!!
33:42
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 25 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН