DEG DEG Cagjar oo Calaamad Su'aal la dulsaaray, Jigjiga oo ka baxday Gacanta Xabashida, & Oromo

  Рет қаралды 15,583

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 сағат бұрын
Adeer nacnacda naga daayoo SomaliGalbeed halaga gooyo Ethiopia 🇪🇹 maanta waa markay ugu fiicneed dhalintana heegan halagaliyo oo Jihad halagu dhawaaqo walahi waa nalagu dhexjiraa iyagoo Somali iska dhigaya aan dhiig Somalina lahayn waana naloo’keenay ee adeer xuduudadeena ilaa dhulka naga maqan aan soo xidhano inshaAllah Hargaysaan joogaa walahi jihaadka waan imanaynaa inshaAllah 🤲🏼
@Dresstoimpressgirl_087
@Dresstoimpressgirl_087 6 сағат бұрын
Guuuuul Somaligalbeed 🇸🇴 ❤🎉 waan idin xiiisney midnimadi somaliweyn ee gacmo furan kuso dhawada❤🎉
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx 7 сағат бұрын
Asc madhimo madhulka hooyo
@IsmaciilcRaxmaan-z5e
@IsmaciilcRaxmaan-z5e 7 сағат бұрын
asc walaalo hadey dhacdo in la aqbalo arintaa Soomaaliyey ?? u diyaar garaw adoosi baa bah aan kanoqday lahey waxaa inagu waajiba in la soo celiyo Dhulkii hore la inooga qaadey balanteenu waa midnimo mahadsanid
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 сағат бұрын
Kuwa jaajuusiinta sajuuda ha laga toogto
@kingckfilmsflogs9586
@kingckfilmsflogs9586 8 сағат бұрын
Wax la aqbali karo maaha in dhulkii Soomaalida la dhaxal wareejiyo. Oromada waa in dagaal lagu qaado oo iyada laga soo celiyo dhulka Soomaalida ee hore u qaateen.
@AhmedYusuf-k9z
@AhmedYusuf-k9z 7 сағат бұрын
Asc asaxabta wana didanay rabitanaka abiyi
@NastxoFatxi
@NastxoFatxi 7 сағат бұрын
Wcs. Sidokale huno Didnay
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 сағат бұрын
Dhulka Soomaali galbeed waxaa leh nin kasta oo Somali ah amxaar iyo oromo ha aadan dhulkooda jig jiga waxaa leh Soomaali
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 8 сағат бұрын
Soomali wayn hadaa diiday Adoonsi u diyaar garooba
@husseinhassan1096
@husseinhassan1096 7 сағат бұрын
Walahi waa sax 👍🏾
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 8 сағат бұрын
Ethiopia ayaan nahay hada hakaa saaro mustafe cak jaroow haday ku haysataa walee
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 7 сағат бұрын
Ogaadeen hooyadaa malaha kaguur qoraxay tag
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx 6 сағат бұрын
Dhulkeen amxaaro marabou eewaxakaseexan karila eedoonaaya waaqotida dawladuna waqoti maantawaxatalisa googooya qotida iskadhaba
@YonsaJama
@YonsaJama 5 сағат бұрын
540630
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
3-GABDHOOD OO SI-XUN LOOGU DILAY NAIROBI | WEERARKA TURKI-GA
10:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36