Deg deg ciidamada masar oo somaliya imaanaya iyo itoobiya iyo masar oo nabad ilaalinta iskala midnaq

  Рет қаралды 15,562

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Күн бұрын

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Пікірлер: 57
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 Күн бұрын
Mahadsanid Weriye. hadalkaaga caawa aad buu nooga farxiyey. Alle run ha ka dhigo waxaad sheegtay. Allaah ha ku xafido. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 Күн бұрын
Ha ,labaad sku mid ma aha Ethopia waa haliis ku ah Dalka Somalia, lakiin Masar waxaanu saranahay sku dooni ah Bada cas
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 Күн бұрын
Abwaan mahadsanid Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Күн бұрын
Abwaan garaad nuur xuseen mahadsanid sida nogu so gudbisay Masar Alaha noga dhigo Kuwa wax nagu so kordjiyo Allahuma amiin🤲🤲🤲🤲
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Күн бұрын
Mahadsanid Abwaan guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 Күн бұрын
itobiya ciimadooda halaga saaro gebi ahaanba marabnee hana dhaafo
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Күн бұрын
Ethiopia darood dabada ku wato anogo hawiye ma rabno Ethiopia iyo kenya Walahi cadiim
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Күн бұрын
Somaliya guul guul guul
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 Күн бұрын
Waa guul ay garatay dowlada xasan sheekh waa guul guul haadii xasan u goaankii haadii u san ka labaan
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Күн бұрын
Somalia 🇸🇴tariikhda ku xuseyso Alaha ku xafido Alaha ku dhowro Madaxweyne Hassan sheekh mahamuud Dalxureeye guuleyso❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌
@AhmedHussein-x2j
@AhmedHussein-x2j Күн бұрын
Guul Hassan sheikh❤
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e Күн бұрын
Guuuuuuuuuuuuul Dowladeena Somali Ciidamadeena iyo Ciidamada Masar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamudali7354
@mohamudali7354 Күн бұрын
Haday dacad Ka tahay maser waxay taqan qawarijta habka lola dagalamo
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Күн бұрын
Waa run way so socdaa Masar insha Allah guul Somalia🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌
@MusabHussein-m9r
@MusabHussein-m9r Күн бұрын
@@iskufilan1223 marka goormay iman doonaan Maser bisha ay iman doonaan? Militariga Masar to Somalia
@zahrahajji2570
@zahrahajji2570 Күн бұрын
Viva.masar❤❤❤❤❤❤❤
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL Күн бұрын
Sharif CCsh xasan ali kheyre wa jaajusen imaradka iyo axmarada
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax Күн бұрын
Waxa jajus ah waa layaqan waa ninka ad qabyaladda ku difaceysin ee xasan tug xabale fagte dadka kale sharafta ha uga ciyarin waxan ku shegi ninka abi axmed gacanta kashumayay ee usajudayay yuu aha somaheyn xasan xabale fagte
@HussenRoble-w4q
@HussenRoble-w4q Күн бұрын
Maya wxka imnkara majiro 🎉🎉Fa ido Lakn walaga Helikra
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 Күн бұрын
Asc Abwaan Allaha ku jeclaado waxaad tahay wiil jecel horumarka iyo Dowladnimada Soomaaliya aad iyo aadna u niyad fiican misna dhihi og Walaal Allaha ku xifdiyo Dabadhilifyadu adigoo kale ma,jeclee soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤️💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Күн бұрын
Daalimiin hore weeye macaa adigan tv oo munaafaqad ka shaqeeya
@MahdCabdi-c2v
@MahdCabdi-c2v Күн бұрын
Itobiya iyo masar wax ey isdhataan majirto lkn faragelin my tobiya oobaa kala duwanyihiin
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Күн бұрын
Shariif iyo kheyre ccshakur waa qaldan yihiin wa jahwareeren shacabka hala mid noqdan😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@IbrahimMohamed-tp5fb
@IbrahimMohamed-tp5fb Күн бұрын
Haa waa KU Soo kordhin karaan ciidamada masar oo kuwii hore waxeey uga duwan yihiin ciidamada masar cadawada Ithopia kaladhexeyso soomaliya 🇸🇴 iyo masar oo sxbo ah cadawgaga cadawgisa lalasxiibaa mid wataas mida labaad ayaa ah ciidamada somaliya ayeey kuu dhiseeysaa sidaad uga awood badiso Ithopia sidasi waye markan sokokope
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Күн бұрын
Ciidamada Masar Waxaay Ka Mid yihin Ciidamada Kale Ee Shisheye Waa Inaay La Dagalaman Shababka Maxaa Kaley U Yimideen
@Fadumo383
@Fadumo383 Күн бұрын
yaahuuu haduu ogolaaday mudane xasan sheekh malagiisa ayuu Soo dhaweystay
@Aniga-pu2ye
@Aniga-pu2ye Күн бұрын
Wanku salamay garaad
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Күн бұрын
Masar Iyo Itoobiya Waa Wada Joogikaran Waayo Waxaay Joogan Dal Ey Shaqo U Joogan Mid Walbana Maslaxadisu Fiirsana
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Күн бұрын
Labaduba iyagaa faa'iidaya & iyagaana is haya balse danaha gudaha Soomaaliya waxba kama beddelayaan, Waxaase su'aasha laga jawaabi karaa marka aan hoggaamiyihii loo baahnaa aan xulano isagoon ku iman qabiil ee ku yimid xiabi.
@ayaanali8203
@ayaanali8203 Күн бұрын
War murtiyed maahane wa war muraneed muran an dhamaaneyn waaye
@tahliilj
@tahliilj Күн бұрын
Sadex asalmadoorshe warkoodu wax kasooqaad malah
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 Күн бұрын
dowladnimo ma yaqaanaan kuligood waa wada feysal cali waraabe hana dhaafaan
@AthmadeyJogow-vf2gw
@AthmadeyJogow-vf2gw Күн бұрын
ETHIOPIA XASSAN IYADAA KISMAAYO IYO GEDO KA SAARTAY WALINA WUU RABAA
@bima9383
@bima9383 Күн бұрын
Oo garad nimanka waa mucarad waxkaduwan wixi usameyay xasan sh miyeysamenayan waamaya jog ebow xasan khof kadaran majire
@fantam3786
@fantam3786 Күн бұрын
Abwan guleyso
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 Күн бұрын
Awooda intee ka keentay itoopia ad bay iyo gedo kaga saareyso mise been qayaxan ataad nogu harqinaysa
@saidmohamed779
@saidmohamed779 Күн бұрын
Maya
@axmedcali2691
@axmedcali2691 Күн бұрын
Garad meshan lacak baa laraba amni iney wax kaqabtan malaga sugaayo
@Qoyro
@Qoyro Күн бұрын
No inlageeyo galmudug halogeeyo dadka jecel Ethiopia No gm
@IAM-x5s
@IAM-x5s Күн бұрын
Ciidamada masar iyo kuwa itoobiy a ayaa somaliya isku dhex layn doonaa somaliya furin bay noqon hadaan laga fiirsan
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q Күн бұрын
Gesi gesi dhalay weliga runta haka baqin kucadey c.raxman .cshakur maba fuyoba wahora webiga aivoricost laracaiyey sawirkisa iyo caqliga kadibna salan dhac wagas kadib maba fiyopen
@Aniga-pu2ye
@Aniga-pu2ye Күн бұрын
War nin yahow manta waxa sheegtay malaha waxna lagama faidin war bixinti aad bixin jirtay dad weynaha ayad weydisay maxa ka qaldan manta
@fauziahashi8469
@fauziahashi8469 Күн бұрын
Masar difaacene uma imanayani xuutiyiinta ayey dhulkeene ka daansanayan.gantaalo isu diyaariya oyo burbur aan hore loo arkin
@bima9383
@bima9383 Күн бұрын
Kkkkkkk sharif onjeclahay kuyiri oo kuwakale xeykasameyen mase haeti abgal ayad ugacabsotay sh sharif ebow
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Күн бұрын
KAADKAREEBEE WAA KADARE EE KABE MAAHA WAXAAD UGA REEBEE FARBAA KUGU GODAN ISMADHAANTEY NOO WADA YIHIIN
@FarxaanCabdalla-official
@FarxaanCabdalla-official 22 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxamednuur649
@maxamednuur649 Күн бұрын
Masar mey falstin ilaaliso
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake news 😂😂😂😂😂😂😂
@Aniga-pu2ye
@Aniga-pu2ye Күн бұрын
Adeerkana wa boqor Cabdulahi geedi shadoor adigana waxad tahay garaadki beesha inte wax u wadan
@XasanCali-qj5tz
@XasanCali-qj5tz Күн бұрын
Been bad na nikan halmali run mashe gayo itobiya iyo xasan siiq waxey uu he shiyen dalka in ladaco uu mad somaliyed han tidoda magur tada ah
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Күн бұрын
Xasan haddii uu khalad galo, dowladda ka dambeysaa wey bedeli kartaa. Taana ogow adiga laftaada.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 268 М.