Masar oo 10 kun oo askari keeneysa iyo guul laga gaaray damaca Itoobiya

  Рет қаралды 24,669

Abdiaziz Barrow

Abdiaziz Barrow

Күн бұрын

Пікірлер: 89
@Abdullahifarahawad
@Abdullahifarahawad 16 күн бұрын
Somalian ambassador to the united nations abukar baalle Ilaahay haku xafido aqoonyahan soomaaliyeed oo wadani ah ❤❤
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 16 күн бұрын
Abuukar Baalle.❤❤❤🇸🇴🇸🇴💪💪. Thank you for making us proud wLaalo. Go’banimo 🇸🇴🇸🇴
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 16 күн бұрын
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤ War soomaaliyeya walaalahena Falastiin ❤❤
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 15 күн бұрын
Waa Kuul ficn🇸🇴🤝🇪🇬
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 16 күн бұрын
Waa waajib e mahan abaal alaha ugarhaaro gesiyasa flastiin
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 16 күн бұрын
Viva Masar ❤❤❤❤ Itoobiya waa cadowga ❤❤❤❤
@hodanadan7255
@hodanadan7255 16 күн бұрын
Eithopia waa cadaw geena hadaan bad siino waligeed kama kaceeyso waa in masar iyo elatariya aan soo fhaweeynaa si eey noogu taba baraan ciidankeena bada❤❤❤
@saidhassan8338
@saidhassan8338 16 күн бұрын
Guul INSHAALLAH somaliya Machaallah
@AbdiHassan-h4b
@AbdiHassan-h4b 16 күн бұрын
Maasha Allah abukar balle waa ninka kaliya aan ku tashano waqtigaan ee aduunka kala tagey
@DhuuxIsnaciil
@DhuuxIsnaciil 16 күн бұрын
Maan Shaan,allaah falastiin waa,in lays,garabtaagaa
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 16 күн бұрын
In shaà Allah guul
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 16 күн бұрын
Alhamduulillah ❤❤❤❤❤ Masar ❤❤❤❤❤❤❤❤ sax❤❤❤❤❤
@Subeyriga
@Subeyriga 16 күн бұрын
SOMALIA CADOW AAN AHAYN MAAMULGOBOLED QABIIL SHISHIIYE KALKALKA AH AYAA AH CADOWGA UGU WEYN EE MIDNIMADA GUUL IYO GOBONIMO AYEY KU DHOWDAHAY IISHAA ALLAAH
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 16 күн бұрын
Adigu doqon baad tahay waxaad kaliya aragtaa walaalkaaga aqalka gudihiisa, cadaw ma aha maamul goboleed, waa gurigaaga dhexdiisa, cadowgu waa dibada dalka!!!
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 16 күн бұрын
Waasax rabiyow garabkooda gal somaalliya
@SiidAli-r1o
@SiidAli-r1o 15 күн бұрын
Maasha allaah
@ibrahimsalah1993
@ibrahimsalah1993 16 күн бұрын
Masha allaha
@adamjumale4871
@adamjumale4871 16 күн бұрын
Good news 👍👍👍🎉🎉🎉
@alifarah5262
@alifarah5262 16 күн бұрын
Marna aamini Karo Iyo Carabta kaleba oo waxa ay ku dhaafsanayaan siyaasad daciif ah mana qadiyad ay aaminsan yihiin hogaanka Carabta oo dhan. Si kastaba Ethiopia Marna lama qabali Karo, waa hade Marna, waa cudur is-dulsaaran iyo ummad dhexdeeda isku dhiban.
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 16 күн бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e 16 күн бұрын
Masar Guuuuuuuuuuuuul Ethiopia hajabto
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 16 күн бұрын
Somali.qabyaalada.alla.hakadaweeyo
@alifarah5262
@alifarah5262 16 күн бұрын
Aamin. Waxa uu nabaday si xun u isticmaalkiisa dhaqan xumo dhaawacday dhan walba oo jiritaakeena ah.
@RamadanAmee77-p1w
@RamadanAmee77-p1w 16 күн бұрын
Thanks
@akhalif579
@akhalif579 16 күн бұрын
Guul somaliya Masar warkaas baa i maraya. Hope it will be true and should be increased.
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 16 күн бұрын
Walii hadaa loyabaa somaliya iyo umada somaliyed baa sow ciidama carbed oo masari ah wadanka lamaso galiin waxan waligeed ankadiciin somaliya wadku arkidontaan war Hoye masarida waa maxmiyad yahuuda u shaqeeya wayee midakalii Ii ad arkidontaan cadabtaa eye cadabi donan shacaabka umada somaliyed Ii xaladaha kaladuwan durufaha haysato carab dad maahaan hadii masari waxqabaneysana rer falastin ayey wax u qabanlahayen
@madinaali6274
@madinaali6274 16 күн бұрын
War somaaliya dheeraysa ma durba ayadoo alaxosibay golihii kasoo muuqatay mashaa allaah
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e 16 күн бұрын
Falastiin illaahow u hiili oo Jabi Israel iyo Xulufadeedaba
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 16 күн бұрын
Barow hambalyo 100 aad gaadhay mahadsanid
@alihassan-on1uo
@alihassan-on1uo 16 күн бұрын
a s c barow aniga waxaan ahay castamarkaaga waxaana jecelahay wariye aan cidna aan durayn ama ka xanaajinayn cidana mahadsanid
@MaxamdAxmad-i5i
@MaxamdAxmad-i5i 14 күн бұрын
Mas,ha
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 16 күн бұрын
Asc waaku sallaamay wallaakey baroow slaamka dhamaantood garabkooda allaah gallo
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 16 күн бұрын
Radio Muqdisho. ii wad
@MuseAdan-f9v
@MuseAdan-f9v 16 күн бұрын
Falastiin Ilaahay baa u maqan. Aan u duceyno inuu kadul qaado dulmiga iyo dhibaatada kadul qaado.
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 16 күн бұрын
Anoo kqmid ah daawadayaashaada iyo mid kamid ah axsaabtada BAROWSHOW WAXAN CODSAN LAHAA IN AA BADASHOW ERAYBIXINTAADA SIDA (AMNIGA QOOMIGA EE ITOOBIYA ) sikale udheh
@quassimhassan1977
@quassimhassan1977 16 күн бұрын
Asc Wallo Barro ma Runbaa warkaa aad sheegaysaa Wallo
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 16 күн бұрын
Abukar baale iyo barrow madaxda soomaalida
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 16 күн бұрын
لكم. فترا. مصر. تجهيز. جيش. للوصول الي. السومال. اسباح قضيه. واتوبيا. تحتا. بعض. السومال.
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 16 күн бұрын
Yaa ku baray somaliga duliyahow la abaahiyo inta ku jirtana waa laga soo celinayaa oo calanka somali 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 5tii qeybood oo mideysan baa lagu qasbayaa inta xun ee danta leh
@moustaphayacindjama
@moustaphayacindjama 16 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉 100k
@shamsogarad6932
@shamsogarad6932 16 күн бұрын
Mw Farmaajo baa sababay
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p 16 күн бұрын
Asc sxb barrow somalia guul hadaba masar somalia inay tageerto waa sax ethoipia se somalia caqabad ayay ku tahay iyo waliba damaceeda bada
@Football-fans327
@Football-fans327 16 күн бұрын
Lkn dadkeeyga qabyaalad ayaa madax martay illahayow 🤲dadkeeyga mideey iyoh dalkeeyga
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 16 күн бұрын
Xusuuso haddii masar ciidan keento soomaaliya ethiopia way diidi wayna ka bixi dalka xusuuso.
@Football-fans327
@Football-fans327 16 күн бұрын
Waxa aan rabno ineey kabaxdo Ethiopia dalkeena
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 16 күн бұрын
Masha allaah walladeey war farxadleh ma ohoo hadey etobiya baxdo masar jiiraan nallama oho canteen hadaangaano masarna wey naxeysaa
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 16 күн бұрын
Mahan inaad ku dhawaaqdo hadal aadan meelmarinkarin Waayo carabo dhan ayaa ka gaabsatay Maxaa ka qaylasiinaya Maxuu warkaga u taraya falastin jus waa uun I maqlay
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 16 күн бұрын
Masar haday 10kun keento’somaliya way badbaadaysaa lkn ismiidaaminta xasan sh haduuna’diidin
@abdiqarni8505
@abdiqarni8505 16 күн бұрын
Niyaw abiye maxaad u tirahdaa rajiim madax wayne kale adigoo leh ma arag rajiim
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 16 күн бұрын
Somali-italia waxaa Muddo dheer ku dhex Diriri Doona Ciidamada Ethiopia iyo Ciidanada Masar. Suaashu waa Somaliliand ma ka Badbaadi doontaa???
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 16 күн бұрын
Waadan fahmin ee xal baa loo helay minaheedu waa xal baa loo helay oo ah markii la arkay baa laga il helay Itoobiya.
@cabdirabiabdalla7339
@cabdirabiabdalla7339 16 күн бұрын
Ma,durba, Somalida waa cadadeed inay dag dagto. Maxay uga abaal dhigan Dad aan Dal iyo Dowlad lahayn 70 sano inkabadan
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 16 күн бұрын
Somalia way adagtahay in ay dhisato ciidan xoog leh inta uu Xassan Sheikh kursiga Ku fadhiyo . Xassan doorasho qof iyo cod muxuu Ka dhex arkay ? Su aal Ka soo jawaaba .
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 16 күн бұрын
Hadii aad biiri qaate aheyn waxa ka jira sheeg.somaliya oo la qeybsanayo Ayaan waxan jirin ka sheegeysaa.dadkana seexineysaa.wa malintii u danbeysay ee an dhageyso.biiri qaate barnaamijyadaada
@cabdirabiabdalla7339
@cabdirabiabdalla7339 16 күн бұрын
Somalidu 44 sano waa jirantahay walina gacan lagumahayo Daawadii cudarka haya. Fiisa tarbiya hada laguwadaa. Oo in Sbitalka laga saaraa labaa, laakiin waxaa muuqata inay Spital inagalaan
@aliabdulle7570
@aliabdulle7570 16 күн бұрын
Abdiaziz falqeyntat waxeey uu nin uu jedeen dibatat Ethiopian ku hayaan wadakena markad ledahaay Ethiopia aminada qomigaa ayay halis ku tahaay Hadalkas waa hliaa Ethiopia
@HindiGalaadi
@HindiGalaadi 16 күн бұрын
Wax somaliya madaxdeda loga xisabtamo malah ee ma cidkale ka qabankarta masar
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 16 күн бұрын
Heestii israel fanaankii weyna Hasan Aadan samatar miyey carabi fahmeysa Heerkas ayay ka joogta somaliya 70tameyadii illaa maanta
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 16 күн бұрын
DOWLADAAN MAALINA NA LEH ITOOBIYA LAMA HADLEENO MAALINA NA LEH WAAN DHAMEYNEY DHIBAATADII DHEXDEENA FALASTIIN IYO ISRAA IIL MAXEY KA QABAN KARAAN
@osmangure6040
@osmangure6040 16 күн бұрын
War adigu dameer xaasn qurun maaad wax kale ku bedeshid
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 16 күн бұрын
Xuquqdana ogow iyana waa la ilaaliyaa. Madax banaani uun lama ilaaliyee
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 16 күн бұрын
KZbinrs ushaqeeya itoobiya .
@ZahroCalixade
@ZahroCalixade 16 күн бұрын
Itobiya hadhihin oromo le waaye wax somaliya uso fafakanaayan
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 16 күн бұрын
Mayya walalo. Shucuubta caalamka wey ka mideysanyihiin danaha qarankooda. Iney bad helaan itoobiyaan kulli weey wada rabaan.
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c 16 күн бұрын
Barow gaqlayaashi xassan moriyane ba naqotey
@Masago2025
@Masago2025 16 күн бұрын
Dalkaga iyo xassan kala baro qabil ku madax maraye
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 16 күн бұрын
HA KEENTOWAABA ISKU NACAY DOWLADA SOOMAALIYA IYO CADOWGA ITOOBIYEE
@awaleahmed2387
@awaleahmed2387 16 күн бұрын
Durba israail afka Lagaleen kursiga ay kufadhisten shalay
@osmangure6040
@osmangure6040 16 күн бұрын
Ewaa wax aad u kala fog waddaniga inoo fariisaty IN iyo qurunka soomaliaya boobay kursigii dalkeenna ugu sareeya Markaa isma qabanayaan waddani iuo khaainal waddan xasan shekkh Markaa waa ayaan darro dalkeenna oo u gacan galay xassan damiin hanlawe doqon oo dalkii salka ka jaray.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 16 күн бұрын
War ninyahow abyi waa ka guuleeystay xasan munaafaq waxuu rabayna wuu ka dhameeystay. Oromadii waa damaashaadayaan weyna isku tahniyadeeynayaan. Ineey bad heleen. Ciidankoodiina loogu daray howl galka unsom 2000 ilaa 3000.
@karisiyotuutbaati4928
@karisiyotuutbaati4928 16 күн бұрын
masar.waxay.rabtaa.ineey.yahuud.usiigogolxaarto.meeshish.eeykadagi.laheed.wadankeena.iyo.sidii.naloo.qabsan.lahaa.masar.qeermalaha.waa.itoobiyo.labaad.maxeey.usaacidi.weeysay.falastiin.
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 16 күн бұрын
Waan kula qabaa shakigaas, itiyobiya iyo masar halmeel baa laga soo dirayaa oo waa yuhuuda cidda soo diraysa!!
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 16 күн бұрын
Waa dalay dadka madaxda ka ahi ayanan ka shaqeynin danaha dalka iyo dadkaba Waayo maxaa ka tarikara isreal tayadiba dayacan
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 16 күн бұрын
NINTIISIIBA DAAYACAY NINKA WAX KA DOONAYAA ANI IGALASII DARAN
@fozi4148
@fozi4148 16 күн бұрын
Baroow Goormaad Noqotey Afhayeenka Dawlad Cidamada La Ogolaadey Ausom Waa 1100 Kun Keliya Beenta Dadka Aad U Sheegeysid Maaha Caruurtaada Ama Maclin Ardey Wax U Sgeegayo Baroow Beenlow
@Abdurahim-p9h
@Abdurahim-p9h 16 күн бұрын
Masar waxba Tari meyso
@MuseAdan-f9v
@MuseAdan-f9v 16 күн бұрын
Ninkii tiisaba daryeelaa tukale kudara. Adeer dowlado waaweyn baa arinka Falatiin kahadlay oon dheg loo dhigin. Abokor Balle waxaad tahay nin qiimo leh oo cod kar ah kuna haboon kaalinta aad hayso. Waxan odhan lahaa ku ekow dibaatada ummadda Somaaliyeed haysata sidii xal waara loogu helilahaa.
@MudaneSayidCaliHaadi
@MudaneSayidCaliHaadi 16 күн бұрын
Musalsal Masar ah kkkkkkkkkkk
@Masago2025
@Masago2025 16 күн бұрын
Qeer sheeg balayo ha qade orom ka
@saadhussein5466
@saadhussein5466 16 күн бұрын
KZbinr seeloo aaminaa ninwalba waxuu rabo ayuu kasheekeynaya!! KZbinrkan laftiisa 2saac kahor Youtub uu baahiyey midkale oo 19min uu baahiyey ayuu kusheegaya in turkey uu dhabarka kajabiyey masar war beenta nagadhaaf
@FarahHussein-tp1sc
@FarahHussein-tp1sc 16 күн бұрын
Abaal waxaa naguleh Israel oo garab buuxa naga siisay inaan hello DAAKHILIYADA , markii dawladaha carbeed ay diideen inay noo codeeyaan laakiin waxaa noo codeeyay ISRAEL 🇮🇱 taasoo aan ummada soomaaliyeed abaal weyn ugu hayaan israaiil . Guul israaiil.
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 16 күн бұрын
Lacnatullaahi cala Israiil wa man axabbahaa israiil, wa anta ruuxaka !!!
@MaxamedNuuriye-p7f
@MaxamedNuuriye-p7f 16 күн бұрын
Iskadaa weerarka abiye xaaji axmad
@khaliifmahamed
@khaliifmahamed 16 күн бұрын
😂😂😂 Ma muslim baa
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY CABSI
13:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 70 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН