Maxaad ka filaneeysaan haduu sidaas u galayo dadkii uu ka dhashay keligii taliye xasan sheekh ummada inteeda kale doono meeyso mana xukamayo hala qaarjiyo intuusan na soo gaarin Kim Jon unka soomaaliya.
@kiinadan67868 сағат бұрын
Kismaanyo ayay doonayaane Raskomboni maxay ka dooneen waa yaabe warhooy wax kale ayaa meesha ka socda! Kiamanyo xooga hala saadho!
@AbdiDagane-v6c17 сағат бұрын
Waalayab
@ZElmi-sv5wh15 сағат бұрын
Waa inaad ogaataan Xasan Gurguurte waxuu kasoo qalin jabiyey meel kaniisat ah. Hadii aad rabtid inaad iga hubisid waxaad fiirisaa Wikipedia. Ninkaan ficilada u sameynayo diinta islaamiga ayeey dhaaftay xitaa.