Sirta guusha kooxaha Suuriya, 6 qodob oo keenay in ASAD jabo & Kibirkii oo lasoo afjarayo.

  Рет қаралды 52,072

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 7 сағат бұрын
Maasha allaah dhaha allaha guuleeyo mucaarad ka, asad waa cadowga suuriya
@midnimodoon8724
@midnimodoon8724 11 сағат бұрын
Xogtii oo dhan waad noo soo koobtay, waan ka helay sida heerka sare ah ee aad usoo diyaarisay, masha allah. Somalidu aad uma kala taqaano dalka suriya iyo kooxaha kudagalaya, marka weriyahan oo kale waa loo baahan yahay.
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 13 сағат бұрын
Mashallah allowa guusha sii ree suuriya iyo ree falstiin
@habonfarah2666
@habonfarah2666 8 сағат бұрын
Maashaa allaah geelan miidiya waawareye cajiib ah aniga waan dhageystaa wararkiisa waajeclahay
@CRisaakApdilaahi
@CRisaakApdilaahi 13 сағат бұрын
Allow guuuleee walalaheen falastiin io suniyiinta suuriya
@ayaansiciid3901
@ayaansiciid3901 6 сағат бұрын
Sida ii muuqata Suuriya waxa qabsanay sunjyiinra❤🎉 inshaallah
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas 10 сағат бұрын
Xog shilis baad soo gudbisay, Mahadsanid inader.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 11 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
@mahmdsuldaan7182
@mahmdsuldaan7182 7 сағат бұрын
Illaahay ha u sii wada guuusha ay gaadheen
@shiiqkursiofficial2490
@shiiqkursiofficial2490 12 сағат бұрын
Maasha.al.laah guusha alaah siiyo suniga
@AxmedNaasir-g9i
@AxmedNaasir-g9i 6 сағат бұрын
Masha allah guul insha allah marwalpa kooxda suniga ah
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 12 сағат бұрын
Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah
@SakariyecabdiXasan-j2j
@SakariyecabdiXasan-j2j 12 сағат бұрын
mansh allh akbar guul guuul suriiya falsatiyn Insh allh
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 12 сағат бұрын
Iran iyo yehuda wa zxpo
@Sitado-h7v
@Sitado-h7v 12 сағат бұрын
Not everyday will be your day الله يرحمه ويحسن إليه ويفرج عن غزة وفلسطين عاجلا غير اجلا وسوريا واليمن
@SacdiyaYuusuf-l7k
@SacdiyaYuusuf-l7k 12 сағат бұрын
Maasha alaah guul
@shiiqkursiofficial2490
@shiiqkursiofficial2490 12 сағат бұрын
Shiico iyo wixii raacsan alaah jabiyo
@omarmahdi4325
@omarmahdi4325 10 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@SalimSalimmohamed-b6e
@SalimSalimmohamed-b6e 9 сағат бұрын
Amiin
@dhhol77
@dhhol77 51 минут бұрын
Allahu akbar xaqqa ha guleysto suniyiita waa lagu gabood falay lkn alxmdllh maanta iyagaa gacan sareyo✊
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 3 сағат бұрын
guul insha allaah suniga
@AhmedGarbajoof
@AhmedGarbajoof 13 сағат бұрын
Qofkii ugu horeeeyey
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 7 сағат бұрын
اللهم انصر لأهل الغزة اللهم ارفع عنهم،اللهم انتقم من صهاينة واميركا
@HassanaliBule
@HassanaliBule 10 сағат бұрын
Waa hubkalagu garaci doono Yehuda install allaah
@kaarshejama3259
@kaarshejama3259 8 сағат бұрын
Mnshalalh xoog balaran nasiisay gaylan
@JaabirSheekh
@JaabirSheekh 9 сағат бұрын
Mahadsanid gaylan
@GggfFtffy
@GggfFtffy 12 сағат бұрын
Lacnatullah yahuuda ingiriska calawiinta turaam sisi
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 12 сағат бұрын
Allah swt ha jabiyo shiicada kuso dushay shacabka Syria Sunni iyago ah 75% 😢
@GuuledMaxamud-o5q
@GuuledMaxamud-o5q 5 сағат бұрын
Masha llha
@Darulqalam12
@Darulqalam12 10 сағат бұрын
like walal
@IbrahimNuur-n3c
@IbrahimNuur-n3c 10 сағат бұрын
Masha allah
@Abdiqaadirisaxaaq
@Abdiqaadirisaxaaq 12 сағат бұрын
Runtii waana taageeyaa kooxda
@YusufGabobe
@YusufGabobe 11 сағат бұрын
Waxaa muuqato in sanadaha soo socdo uu aduunku xor ka noqon doono jabbaariinta dadka ugu caga lugleeyo magacyada ay iyagu caanka ku yihiin inshaa Alluhu Fatxun qariib.
@MohamednorNaqabe
@MohamednorNaqabe 5 сағат бұрын
Alla Lajiraoo Garab Oo Ah
@mohamoudomar7792
@mohamoudomar7792 12 сағат бұрын
danta ayaa ku khasabtay waayo dhulkoodi waa walala wareegay waxay arkeen in ay cidlo is tageen
@abukarabdulahihasan4425
@abukarabdulahihasan4425 12 сағат бұрын
Asad waa ku daayey ruushna ma difaaci doono sidii qadafi ku dhacday war zone iyo dhaqaalaha carabta isma qaataan dheh
@mlkcali5058
@mlkcali5058 12 сағат бұрын
Waa majmuuco horgala ah oo daacishiyiina waxaana soo shisay maraykan tutkiga israaiil waxaana labilaabay malin kadib xabad joojinata laga bilaabay luban waana isku day marlabaad lagu soo celinaya daacish marlabaad
@MohetDekh
@MohetDekh 11 сағат бұрын
Inta ay rabto galada wa intas inad u fahantid qof muslim ah oo xaq ku dagalamayo aad dhahdid wa argagaxiso maskaxdii aya laga dhaqay
@halisbookh708
@halisbookh708 4 сағат бұрын
Adigu shiicibaad tahay waanu ku fahanay ilaahay haw gargaaro suniga suriya iyo filasdiinba
@Qms-v6h
@Qms-v6h 11 сағат бұрын
Kan iyo asadka Dhalai dad Keena way baabiiyeen Makwana uu ku xisaabtamayaan weeye mùùminkasta xalab iyo bilquuda tendhada muslinkasto ǰooga Faris was nalooka Digby Yaman baaleh kaalinta labaad
@Saciido-vv9bs
@Saciido-vv9bs 7 сағат бұрын
Alaha guuleyo Muslimiinta Suniga ah 😂😂😂😂
@princeqadar1262
@princeqadar1262 11 сағат бұрын
Guul💪
@MuuseDaamiri
@MuuseDaamiri 12 сағат бұрын
Maya kursi danbe way uga dhamaatay bashiir asad shiico reer galbeed ayay wax ku tahay nis hore ayaa lagu kala bixi doonaa suuriya Inshaa Allaah Guul shacabka la dulmay ee reer suuriya
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 12 сағат бұрын
Hadii ay shiico isu habara wacato sunguba way isu habara wacanyaan yaa ka hortaagana
@yayaqanciye195
@yayaqanciye195 10 сағат бұрын
Dronta waa sirta gusha
@Somali-One
@Somali-One 10 сағат бұрын
*Argagixisada mucaaridka ku ah dawlada suuriya waala jabinayaa Insha Allah*
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 7 сағат бұрын
Argagixiso aa waa riyooneysaa waxas lagasoo gubey,cidii alle la jiro cidna ma celin karto
@XassanCusmaan-o4v
@XassanCusmaan-o4v 10 сағат бұрын
Kooxda iyo bishaar midkee Wanaagsan
@BishaarAxmed-b8z
@BishaarAxmed-b8z 6 сағат бұрын
Kooxda wanagsan wa suniyin asna wa shuci
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 13 сағат бұрын
Faraxa alle ha ku xifidiyo walal nina is wanaagsan u soo tabiya ayaad tahy arinkana suuriya cida wariye oo sidada u sootabiyay waa lawaayay
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan 11 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamed.......Qalinle
@Mohamed.......Qalinle 6 сағат бұрын
Eraan iyo Palestine wayy gulaysan donan 💪
@archaeologicalscientist8683
@archaeologicalscientist8683 5 сағат бұрын
Iran ❤👬 Israel
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 10 сағат бұрын
Shiico &yahuud nooma kala sokeyaan walabo aafo marba kii latuuri karo wa in latuuraa
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 12 сағат бұрын
SI FIICAN OO FARSHAXSN HEER SARE AH BAAD NOOGU SOO GUDBISAA WAXA JIRA EE SOCDA. MAHADSANID GO FORWARD
@AbshirAli-p7e
@AbshirAli-p7e 9 сағат бұрын
Aad iyo Aad meel u eg in lagu lakala baxaayo
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 10 сағат бұрын
Gobannimodoonka Suuriya alle ha guuleeyo taatikooyinkii markay asxaabtu dhulalka furanayaan adeegsan jireen bay adeegsadeen. Tusaale cadawgoodi hore ee dawladda bashaar ushaqaynayey ayay saaxiibkood ubeddeleen iskana cafiyeen taas waxa ay usameeyeen si aan dagaalo dambe usii socon oo xasillooni darro ku keeni kara dhulkaa ay qabsadeenna aanu gacantooda uga bixin.
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 6 сағат бұрын
Waxan Kulatalin Lahaa Kooxaha Doonaya Inay Inay Lasaftaan Daalimka Bashar Dacad Kama Tihiin Shacabka Suuriya Inuu Noqdo Qaran Midaysan Waxaanad Kashaqaynaysan Xuman Iyo Dulmi
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 11 сағат бұрын
Ma Ciidan ubadan Shisheeye oo lagawada keenay Pakistan Afganistan Iiraan lubnaan oo Dhamaan Bishar Asad Ugu Soogurmaday Shiico Ahaan Miyey Iska Dhicin Karaan Suniyiintii Suriya Ee Lahaa Wadanka Suriya Suniga Waxey Ka Yihiin %90 Bishar Asad oo Shiico Ah aadna Xumaan Ugu Sameeyey Shacabkii Suriya Sunni Ahaan u Xasuuqay Marka Wey Udhamaatay Bishar Asad oo Dhiig Yacab Xun ah
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 11 сағат бұрын
Mujrimki Bashar Al-asad inuu dagaalka ku baxayo ayay u eegtahay Muslimiinta Suniga ahi ha guulaystaan sanado badan ayaa xasuuq dabar goyn ah iyo barakicin lagu hayay, balse hada waxa ay eegyihiin tuureen heeryadii dulmiga lagu hayay mudada badan
@badalabshir502
@badalabshir502 11 сағат бұрын
Dadka hajaho wareerin carabmuusaad ah ayaa hu gaaminaya dagaalka carab suni ah oo muusaad ah marka ha u durbaan dumin
@abdirahmangurey2733
@abdirahmangurey2733 11 сағат бұрын
Kurtida mhn suni maxaa laba looka kale dhigaa suni iyo kurtida
@nuuxmiami
@nuuxmiami 12 сағат бұрын
Muxu sheegy hada kkkkk
@abdiwaliashir5674
@abdiwaliashir5674 11 сағат бұрын
Shiico inlaga saaro Syria iyo nidaamka bashaar al asad Suniguna dhulkooda ay mamushan si xor aha aad ayaan ugu faraxsanahay Lkn run ahantii wakhtigan lajoogo oo yuhuud dagaal adagkala dhaxeeyo musliminta ree gaza iyo hisbolah inkasta ay xabad joojin qadatay koxda re lubnan Hadaana musliminka dhaxdooda ay isku jabaan waxay fursad qaaliya u abuuraysaa israel
@axmednuurmaxamed5407
@axmednuurmaxamed5407 11 сағат бұрын
Shiico haku darin muslimiinta
@JamacFaadumo-kr1gc
@JamacFaadumo-kr1gc 5 сағат бұрын
Boowehyga qalaf madoow warkiis waa igu socdaa ....kalaiya ma dhageysto marku farmaajo oo qabo cuqdad puntland iyo mj uu xayeysiyo iyo nabad iyo nool ...Ninka kale warkiisa wa boring
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 20 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 115 МЛН
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Halkee ku dambeysay kooxda Wagner? | Qubanaha VOA
29:51
VOA Somali
Рет қаралды 2,2 М.
Sir Culus: Hadal Xasan Sheekh afkiisa ka fakatay ayaa la isku heystaa.
19:14
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray deegaanka Raaskambooni.
3:35
Somali National Television
Рет қаралды 7 М.
SIR AAN SAXAAFADDA LOOGU TALAGALIN OO DIBADDA LASOO DHIGAY SYRIA WAR
10:45