Viva khaatumo state of Somalia guuleysta marwalba inshallah
@saynebboersma6635Сағат бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯Dhulbahante waa 5 Darood guuleysta waa lamatabtan MY Allah protect them Cidanka Darawiishta SSC KH Guul Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
War hoy soomaliyey xassn wuxuu leeyahay caqliga idaha hadalna magalo waa lax dhukani abaar maog. Wuxuuna ka yiminju koray lagu soo abababiyey meel la iskundulmiyo Markaa waa in la xiraa.
@aminahussein129 минут бұрын
Qaaaaatuma State 🦁💪🇸🇱🇸🇴. Haddii Somali nimo la waayo. Darood waa in ay isku tashadaan. Xassan waa Nin an Damiir lahayn. Dani iyo Ahmad Madoobe waa Nimankii In Adeerkood Farmaajo Meesha ka ridey, Xassan saaray. Waxbadan baa laga aamusey lkn hadda ha arko Darood waxa ay yihiin. Xassan Xoolo. Duf ha ku baxo.