Subxaana laah ilaahay umada Soomaaliyeed haka qabto xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto
@MaryamDirieAliКүн бұрын
Allaha naxariisto dhaamaan intii halkaas ku nafbeeshay inta ku dhaawacantay Illahay ha u booga dhayo
@JimcaaleismaacilCllaahiКүн бұрын
Alle haw naxariisto
@SagalMohanedКүн бұрын
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun Allaah walidkaa qalbiga ha udhayo Aaaaaamiin AHU 😢😢😢😢 Malakulmowd lama celinkaro yaa allaah
@ayansamatarКүн бұрын
Ilahaye how naxaristo inti dhimatey
@xamarimohamed1900Күн бұрын
Madaxwaynaha xasan sheekh illahay baa xisaabin doona maalin aanu awood lahayn.ardaydaasi shilka ku dhimatay alle ha u naxariisto inta ku dhaawac ah illahay ha u booga dhayo.
Mar. Horan. Diyarbakir. Sandy baba. Dorasho..diyarbakir. but ku so no-one Xasan sheeq..baba.
@omargass-o5yКүн бұрын
ilaahay kuwo kakhayrbadan ha ugubeddelo waalidiinta waanlaqaybsanayaa murugada waalidka. hargeysa dadkii waxaa baabi,iyey darawaliin aan khirad lahayn oo wadamurqaansan.
@Kadija-gu1jkКүн бұрын
Dhilo ku dhashay iyo argagisaduba ha ku farteeyan
@aminaahmed9115Күн бұрын
Subxaanallah subxaanallah ilaahay ha ugargaaro Hooyo
@FardawsaTuurКүн бұрын
Amiin.yarbii
@hashiali689Күн бұрын
Imaanka ayey beleen waxii masakiinta logu deeqay ayey xataa xaraashanayan xaraash qaran illahay imaanka haka qaado kuwaas waa ayax baahan masiibo qaran bal ma iyaga siiyey waxodii ayey isbaro udhigtan manaxayal waa magafeyal dowlad maha kuwan umada allah haka qabto Aamiin Aamiin yaa allah
@zamzamabdi295Күн бұрын
Dhareer wayne doqonkii aduunka
@mandeqomar7713Күн бұрын
SubxanaAllah 😢
@museosman8296Күн бұрын
Aallaha u naxariisto
@AbdirahmanAbmedКүн бұрын
Ilahyo inaxariso
@HassanColowКүн бұрын
Amin
@FardawsaTuurКүн бұрын
Amiin.amiin
@AadanAbdi-e1dКүн бұрын
Dad qeyral masuul ah ayaa gawaadhada wada !
@halimayusuf4899Күн бұрын
Daarood ayaa u tashasay walaalaheena Soomaaliland oocweli Saciid Dani iyo Mustafa Cagjar ayaa u Rashida in ay cubaqaba tweyaan shacabka reer Soomaaliland oo u bedelay Dakadii Garacad ee Daarood in laga shaqaysiiyo oo Dakadii Bar Bara ka go,doomiyo waa wax aan fiicbayn Daarood waxaad ku suubiseen shicibka Soomaaliyeed ee reer Soomaaliland.
@ahmedgalaydh8359Күн бұрын
Aamus beebale.laga roonoow!!
@abdimuse6945Күн бұрын
Tiirka hala taago Waayo dawlad La aantu dhibkasay Leedahay waayo Qofka laysanka qaadanaya Waa in laga taxadaraa Oo uu masuul qaadan kara Laakiin iska kaxee dhibku Yuu haystaa shacabka
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205Күн бұрын
Wcs wr wb
@farxiydagen321Күн бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲
@khadrafarah5488Күн бұрын
Ader buses baa qaad caruurta dayac ni majiro laba gadhii ba is ku dhacay war ka mahay side wa ardaay wa yeewen oo meel fadhiiya
@SacdiyoAden-j3vКүн бұрын
Habraha iyo odayaasha comments naasaha la dhacayo Willkan waa wariye meelkasta ee Somali degto wixii ka dhaca wuu soo sheegaya wuna ka soo war bixinaya yaab 🤣🤣🤣
@firdowsmusay-ze9gsКүн бұрын
hargeysa maxa kaagalay oo warkeda uso werisa war faraha kala bax
@faysayousof6492Күн бұрын
Waxba kaamay Galin idinka ayaa argagixiso ah somaliland ayaad ku waalateene huwaneey go doonka ku jira kuwa dhintayna waa kuwaad ku sheegayso argagixisada laxyahay na dhig
@duniyosarmaney8631Күн бұрын
Ar naga amus waxba kama badali kartide Dal xuureye waxad umuqadta in ey cabsi ka muqato