Nuurmunye. Gabiley waana halka ugu xun ee kala qeybsanaanta dhulboobka iyo qabyaaladuba ka bilaabantey aaway dadkii wada degi jirey ee ilaa haatan in yar mooyee badifoodii ka guureen???
@WorshipGodAlone9 сағат бұрын
Ciidimadii isku dirka iyo sirdoonka ee qalalaasaha ka bilaabay gobolka Sool, ayaa arrintan ka danbeysa iyo dilalkan qorsheysan. Dagaal beeleed laga dhex kiciyo Somaliland, kadibna Masar iyo ciidamo keen soo kala dhex gala. Walee Somalidu waa kufaarta ugu xun xun Dunida, laakiin waa Islam 100%. Waah waah... Waxaasa Been Ibliis ah.
@AbdiRage-xq6wm11 сағат бұрын
Waar shiinaha block saara yaan qof shiinaha ka yimi yuu soo gelin maraykanka waar hanagu daaran yaa dhuqunshuq