Akhas wallee somaali ismarisay, subxaanallaah yaarabi ha nahalaagin
@Fays201018 күн бұрын
Fadlan dhiirigaliya waxa nabad keeni kara taas baa noo ah dan dhammaanteene. Walaalahay baa Soomaali colaadaheeda labada dhanba ku dagaalamaya ee Allaha qalbigooda macaankiisa isu soo dun.
@sahraahmed-fv6rj18 күн бұрын
Xasan waa habaarqabe dalkii oo dhan waa ololayaa isna safar iyo qosol buu ku jiraa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@IfaraaxAhmed18 күн бұрын
ilaahayow waryaasha wiilkanookale kawadaa dhig si dar ilahuu uwar bixinayaa❤❤
@Fays201018 күн бұрын
Allahayow Dhiigga Soomaalida kala jooji, wax aan kala helayno ma garanayno e. Yaa Allah, naga jooji dagaalkan fitnada ah.
@SHAMSOMOHAMED-s4z18 күн бұрын
Alloooow kala qaboooooji dhiiiiga wiilasha deriiiska ah iyo kuwa kale ee somalida ka socotooooo alooow biyo qaboooow ku shuuuu
@hawoali12018 күн бұрын
War labadan qabiil xolomiya dhul abaara ayey wiila shodii kudhmeyen Subxanallah Allaha Kala qabojiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴
@sabrinaa848818 күн бұрын
Ayaan daro Somalia majeceli Somali cunaaysa.
@muheidinismailmose108318 күн бұрын
Asc, allahayow awoodii Habar Gidir soo celi, si aanu u Nafisno oo uga na sano dhibta SSDF iyo Sool,
@MaxamedCumardheere-y2y18 күн бұрын
Hawiye waa. Dhulboob lagamana dulqaadan karo
@namiup027417 күн бұрын
Ilaahoow kala qabooji
@shh5672618 күн бұрын
Xassan dhiqo maxey qabilada isku dilaan qabilada asaga isku dira.
@namiup027417 күн бұрын
Ilaahoow kuwa fitnada kawada Oo wararka iyo isku dirka ka shaqeeya shartooda naga qabo
@IAM-x5s18 күн бұрын
Wiilashii soomaaliyeed way dhamaadeen meel kasta ilaahay ka cabsada naga daaya dagaalada subxaanalaah
@AbdulhadiKaraamardha18 күн бұрын
Eee
@museibrahim279618 күн бұрын
Waa calaamadaha qiyaamaha
@MaaxDheeg18 күн бұрын
Leelkasle sacad ha keeno laascaanood waayo waa degaankoodii
Hawiye inuu gardaran yahay waxad ku garaneysaa ciida gaduudan ee meydkooda lagu jiidaayo
@zahraabdalla737618 күн бұрын
Allah ha kalaqabojiyo Amkkn Yaa Rabbi
@XaawoCabdiweli-rb5oi18 күн бұрын
Wiilsha sokmalya haday isdilan yaa somali umaqan
@sahraahmed-fv6rj18 күн бұрын
Soomaali masiibaa ku habsatay islaamkii miyey ka bexeen waa yaab
@seinabaliomar521118 күн бұрын
Illahey xaqa ha tuso dadkaan.
@sulaakhashmuxumed-rd1eb18 күн бұрын
Somaali wayhoogtay meelwalba ayjooto😢😢😢
@faysalyusufmaxamud91217 күн бұрын
Hawiye hal taako oo dhul dambe ah mudug kama helayo awel banu hore u qaldan oo galkacayo u ogolanay inay wax ka degaan lkn wlhy gaalkacyo ayan ka cararidoonan iyo cagacad
@Tuurdibi18 күн бұрын
Ma wada degaan ee halkaas iska sax sacad asagaa duulaan ku ah deegaan uusan lahayn
Gurguurte ayaa soo hubaynaya hg isagoo galmudg u raadinaya 2 gobol sidii ay u noqon lahayd lkn hg riyo maalmeed bay ku jirtaa
@maryamdirie684218 күн бұрын
Dhibatadu maha Hawiye amba issaq amba qola kalee ee wa Darood oo ka gam iilaa dawladu Darood ee la riday. Darood ma raban in la xakumo ee waxay rabaan in ay wax gumaystan iyagu YAHUU DAROOD
@AhmedHaajiosman18 күн бұрын
Ma Somali Is gumaysan jirtay?.Waa reero is dhinac yaale
@maryamdirie684218 күн бұрын
@ Somaliland iyo somalia wa laba wadan oo kala gaar ah no more unification thanks
@faysalyusufmaxamud91217 күн бұрын
Gurguurte inuu soo hunaynayo oo hurinayo dagaalkan cidu iswaydin mayso
@bardacad18 күн бұрын
Maya waa maantay dagaalku Alaha kala qaboojiyo Xuduud hadii loo suu bin lahaa waxaan ma dhaceen alahbsakhieo