Rabiyow naga badbaadi sharka gaalada kibray ilaahow ku hag yuhuuda iyo inta raacsan
@ilyasAli-yn9vh15 сағат бұрын
Nolosha ilahay aya bixiya Gaalo waxba mahayso waxa ay hayso waxba inay la hadhin Aduunkan ilahay aya abuurtay sida uu ugu talagalayna wuu ku dhamanayaa Allahu akbar ❤❤❤
@luulhussein71914 күн бұрын
Yurub ma jirto meel lagu ugaarsado ilahayow naga badbaadi sharka gaaladaan kibirtay aamiin
@kiinali4093 күн бұрын
Xasbunallah wanicmal waking ilaahay baan kaa magan galnay Saad xumaa war naga tag
@ahmedsheikhamud58093 күн бұрын
INSHA ALLAH ANNAGA QURAAANKA ALLE OO AAN ALHRISANO HADA MAALINKASTA UGUYARAAN 2 JEER AYAA ALLE NAGU BADBAADIN DOONA , HADAAN DHOMANANA AWALBA WAA LA DHIMAN LAHAAYE OO NABIGEENA OO ALLE ADDUNKA AMA INTA UU ABURAY UGU JECLA AY NOLOL KU WARI LAHA HADEY FICAN TAHAY DUNIDANE, LAAKIN INEY AAKHIRO KA NOLOL FICAN TAHAY AYA CAD SIDA AAWGED ANNAGA WAA KU SABAR QABNA QADARTA ALLE
Muslmiinta Allah ayaa Barbadian Donna waarajen doona
@mohamedabakar76083 күн бұрын
Ilaahba xigmadule asagana waxdil waxnanoleya
@mdnuursheikhahmed62253 күн бұрын
أللهم صل وسلم على محمد
@jareer674 күн бұрын
Dhirta iyo xayawaankuba waa dhimanayaa iyo dad Kuba, sababtoo ah la arkimaayo QORRAX ugu yaraan sannad
@AbdiwelMohaa3 күн бұрын
😂😂😂 war Yaa Africa noogu Soo ridaa Qaboow hanoo noqotee😂😂😂 Wllhi Ani hadaan hubkaas haysan Lahaa Africa ayaan Noogu dhufani lahaa Qaboow hanoo noqotee Qoraxdaanbo kareeysani Laheene😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@lulali86512 күн бұрын
Somali geedehiiba dhameestee
@Abdirizak-nt3tg3 күн бұрын
Sev enda dunida waa inay dajiso xaladaas khatartaa oo colaada aan lagu baahin dunida
@SeynabMuxudiin-xx6oh4 күн бұрын
Gaalada allaah hakuhalaago
@AbdihafidMuuse3 күн бұрын
Illaahayoow.gaalada.jebi
@XoogsadeJeegaan4 күн бұрын
Maya reer galbeedku iskama celinkaraan ruushka
@IbrahinAhmed-g4p3 күн бұрын
😅
@hassanabdikhalif83593 күн бұрын
Ruushka china iiraan iyonooradkuuriya waagaashaanbuur mar hore kuheshiiyay hadii ruushka weerar ay yurub kusooqaado ay ayaguna ruushka usoohiilindoonaan marka reergalbeedku dhuxulo dab ah ayay gacmaha lagelidoonaan
@dahir-dz4vh4 күн бұрын
Waxaa dhici karta Yuhuudu nukeleer isticmaasho baaxadeed leegtahay inay babiso Arabian peninsula.