DEG DEG DFS ku kacday Kenya Warqad xasaasiyana u dirtay Kenya Ahmed Madobe oo kenya

  Рет қаралды 36,772

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@MahamudIsmail-p5c
@MahamudIsmail-p5c 11 күн бұрын
Ahmed matobe waa niin sare
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 11 күн бұрын
Soomaalida iyada ayaa dagaashane iyada ha heshiiso waxba Kenya iyo Itoobiya yeeysan ku marmarsoone! From Baardheere /Jubaland
@MahamudIsmail-p5c
@MahamudIsmail-p5c 11 күн бұрын
Xamsena wuxuu futada u dhaqaa xasan tuug 😮😮😮
@AamaCade6
@AamaCade6 11 күн бұрын
Maamuka juballand axmed maxamed islaam waa madaxweynsha juballand
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 11 күн бұрын
Ahmed Madoowe waa muwadin Itoobiyan ah ma ahan Somali meeshgana waxuu u fadhiyaa Itobiya arinta ahmed yaan la dhayalsan waana in ay somalidu ku shihiidan jaajuuska
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 11 күн бұрын
Wariye xasan tug ma awodo inuu xirirka ujaro madama u isagu yahay ganacsade qadwale ah sidas darted waxba kama qabankaro dalkas
@HassanaliBule
@HassanaliBule 11 күн бұрын
Ader suldan warkaga ku salee xaqiiqda geeska afrika iyo siyasad xumada xsn shikh
@Koorre
@Koorre 11 күн бұрын
Suldanka tv sxbow tvgaga xagu ka shaqeeya
@sahalhussein4037
@sahalhussein4037 11 күн бұрын
Jaadka oo lajoojiyo iyo dhimasho kee ayaa soomaaliya ufudud
@nurahmed8878
@nurahmed8878 11 күн бұрын
Xasano skin liq
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 11 күн бұрын
Masubo Allah ha rido Itoobiya iyo Kenya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 күн бұрын
Xassan ayaa Soomaaliya baabi,iyey illaahay Dalka ha Ka qabto
@AdoontiAlle-o7l
@AdoontiAlle-o7l 11 күн бұрын
Cabasho maahe e waacanan doqon yaahay
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p 11 күн бұрын
Mwn xasantuug ma astaahilo waxa jawaabtiisa laqaato waa daneeyeste raba inuu kaligii noolaado diid naye xasanxaaroow maxaad keenyo ku hayesataa axmed madoobe waamwn mana xukuntid waa daarood hw mahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaxamuudCabdi-i6g
@MaxamuudCabdi-i6g 11 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@CarabDhayloos
@CarabDhayloos 10 күн бұрын
XASAN ISGA JEBIYEY SHARICIGI DAWLADNIMO,DAWLADAHA AFRICA WAXAY U ARKAAN INUUSAN MADAXWEYNE U QALMIN XASAN,TAASA KEENTAY IN
@IstahilYusuf-w7k
@IstahilYusuf-w7k 11 күн бұрын
Xasan sheekh ma Ashton unbuwadi Adeer Dadkaga laheshii cidna maqasbi kartide
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 11 күн бұрын
Haddii Kenya ey ku xad kudubtey qaranimada somalia o mar & labo in ka badan ey dhacey Kuma filna tilaabada ey somlia qaadey e loo yeerey safiirka Kenya. Waa in qaadka la joojiyaa o dhaqaala badan Kenya ey ka hesho.
@adanomar-px8fy
@adanomar-px8fy 11 күн бұрын
Tram shartisa allaha kahayo muhajirinta somaliyed ee masakintaa
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p 11 күн бұрын
Axmed waamwn daarood ah adigana hw keenyan waa daarood need kaada gaarto miro kaguro cadaw aanadiga aheeyen somaali malaha xasanmunaafaqoow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saynab7503
@saynab7503 11 күн бұрын
markuu mw wareeraba RW haku Caro boxo axmed islaam se igaa leh gacanta sare hala soo qabto iyo waan soo qaba naynaa waa is cuntay mw wuxuu iloobay I axmed daacad yahy nin isaga kasiyasisa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 10 күн бұрын
XASAN ISAGU KENYA KADAL BADAY IN AXMAD LAGA QABTO. WAA XASAN WAXA KENYA KA DALBADAY IN AY HAWLAHA DALKA SOO FARAGELISO‼️.
@khadijahesohoreceynte4591
@khadijahesohoreceynte4591 11 күн бұрын
Jadka ha jojiyo I tas a ku filan Calacalka ha deyso Somalia ha maqasho masar iyo eriteriya
@aliabdi8347
@aliabdi8347 11 күн бұрын
Hassan sheekh waa madaxweynaha muqdisho
@mohamedkediye8650
@mohamedkediye8650 11 күн бұрын
Asc ankasoxo gobolka waxa ladhaha Illinois magalada Chicago
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 11 күн бұрын
Axmed waa adoon u shaqeeya Kenya iyo Ethopiya.2daa wadan ayaa jeensaday e maaha qof Somali keensatay kismaayo..
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 күн бұрын
Xassan ayaa Ka liito oo Dalka baabi,iyey Soomaaliya way Kala taktay Xaasanba Sabab u ah
@aliabdi8347
@aliabdi8347 11 күн бұрын
Weligaa ma maqashay dowladda soomaaliya u yeertay safiirka etiobiya? Habar walba markay maqasho Kenya afka iyo futada Kala Kala qaaddaa
@joyaiyc
@joyaiyc 11 күн бұрын
aduunkodha majiro qof dantaada fuliso ilaa dantoda ufuliso lkn soomaaliya waa inee is adkeyso oo cidwalba ookuxadgudubto jawaab cad oo xariga ujartaa xitaa maamul gobil ama dowladokale kenya hada waa iloojaraa safaaradooda la eryaa kaligeen wanoolaankarnaa uf
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 күн бұрын
Xassan horay ayuu u yiri waxaa loo noqonaya 1991 wuuna u celiyey
@AamaCade6
@AamaCade6 11 күн бұрын
Xasan shiiq ayaa ubaahan inlasoixiro
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 11 күн бұрын
Kenya iyo itoobiya wey noo tashteen weyna wada shaqeeyan
@moh-l5e8c
@moh-l5e8c 11 күн бұрын
Nin baahani madaxwayne ma noqono karo
@OtaSheere
@OtaSheere 11 күн бұрын
.xasan gar guurte cadawgiisa iyo saxibkiisa maba kala yaqaano😂😂😂1 kiniya 2itobiya 3imaradka carabta sedxdas oo xariirka oo jarin somalia hagagi meyso xasan shiik maxamuud dalka ha laga badbadiyo wa ikatalo wllhi
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 11 күн бұрын
Soomaali labada dhinac cadaw ayaa ka dagey waana isku maqan lagu maqan yahay
@KhaderMuxumed-q4l
@KhaderMuxumed-q4l 11 күн бұрын
Somaliya dawlad kama jirto xasana waa tuug
@MaxamedshinoShinomaxamed
@MaxamedshinoShinomaxamed 11 күн бұрын
Xasn in sidaas dowladaha deriska saas u galaan isagaa isku keenay sababta aan sidaas u leyahay waxay tahay xasan sheikh dalalkaas waxa uu la adaa dano gaar ah ee lama aado Dan dmsomaliyeed dowladahaas waa ay aqriyeen sida uu ula dhaqmaayo madaxa ayeyna u ruxaan oo waxay isaga dhigaan in ay wax laqabanayaan iyagoo isaga qanciya sababtoo ah deriskaas waxay yaqaaniin in laga wada hadlo arinaaha dadkooda iyo dalkooda waxa u Dan ah ee garan mayaan arin shaqsiyeed in lagala hadlo ayagana ay dad kala hadlaan marka sidaas ayaa xasan sheikh dowladaha deriska ah ula dhaqmayaan
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 10 күн бұрын
Soomaali cadiow aan ethiopia iyo kenya eheen ma qabaan anaga hadaan soomaali nahayna dawa dhilif ayaan u nahay
@nalababy3825
@nalababy3825 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏
@MahamudIsmail-p5c
@MahamudIsmail-p5c 11 күн бұрын
Ahmed matobe waa niin sare xasana waa niin moosa oo caloo shisa u shaqeysanaya Waana tuug xasan wuxuu rabaa Soomalia in UU wadanka Burburiyo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 11 күн бұрын
Jubalnd maxaa la yidhaa?
@CarabDhayloos
@CarabDhayloos 10 күн бұрын
XASAN ISKA JEBIYEY SHARCIGA DAWLADNIMO, DAWLADAHA AFRICA WAXAY U ARKAAN XASAN NIN MAAFIYO AHA OO MADAXWEYNE U QALMIN,TAASA KEEK
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 11 күн бұрын
Iyadana baddii kaamboodi ha siiyo,
@sahalhussein4037
@sahalhussein4037 11 күн бұрын
Soo khaados ayay kahadlayaan maanta maxay gaysAy kismaayo itoobiya iswaydiiya
@abdiaziizabdullahi1502
@abdiaziizabdullahi1502 11 күн бұрын
Chicago gobol ma ahan it’s not well street it’s Wall Street journal
@MohamedHussein-s1g
@MohamedHussein-s1g 11 күн бұрын
Nagatag kanaal kale yakumaleynaye ethobiya ya lasofuray bad ledahay caqli hadad ledahay ethoboiya maabad sjhegteen madaxweyne ya laqimeyaa kan mamadaxweynaa xageed ku aragtay badecadaada wan gubayaa hadey isogarto marabo badecadaada aniguna teyda wan kukeeni waliba badecada ugu xun oo ah qaad albab ethobiya lamasoxirin kanaal xumow ee waxa dhacay mustabal mugdi ah oo giilka inaga danbeeyo maaro uheli donin maxayelay madawenihiina ya inoosaxiuxay unba taala ee afka sameyso alle ya wadankaan umaqan adiguna caqligaaguna wa intaa xamza haduu tago cidna kamatagin
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 11 күн бұрын
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 349 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН