في حالت. وجود الجيش التوبي. في السومال. مافش. دوله. سوماله كل المشاكل. والتفرووق السومال. والحروب. اتوبيا. خطته. الحروب الداخلي. مع الاسف الخوانه كتير. في السومال.
@@GacalXaashiGacal xasan.cali balcad.xuseen macallin.sanbloosh wa ethiopian. Iyagaa wata ethiopia lkn shacabka somaliyeed iyagaa laga rabaa ineey diidaan ethiopia lana dagaalaamaan.💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@foxtrotmc.2 күн бұрын
Malaha media somaliyed sidii been madaxdoodi ugu soo xiganayeen ayey qiyaali iyo riyo la nool yihiin 😂 Dowlada Masar ayaa somali waxba heysan maryolay baahan ayaa AL SHABAAB IYO ETHIOPIA ka difaaceysa si walal tinimo ah kkkk dad been ku nool iskuna maaweeliya waxaa laga helaa keliya somali maryooley , from madaxweyne to maskiin 😂 Haana la yaabina qosolkeygi.
@abdimohamedabdulahi29942 күн бұрын
Afqudhmuune axmed dhib mahaysto ee xassan̈ sh iyo hawiye ayaa xaarkiisa cunaya ufuuuf !!!???
@Shaamil-Basayev2 күн бұрын
GUMEYSIGI BAAD WALI KU JIRTAA MARKA HORE ISKAW SOO.XOREEY ETHIOPIA JIGJIGO AYEYBA KUGUGUMEYSATA MIDAKALE OGOW KISMAYO DADKI LAAHAA WEYBA JOGAN AMED TUUG WEEYE HANA AADO JIGJIGO MANA LAHAN TUUG TUUG DHALEY WEEYEE WALI DHIIG YACAB AH UMADA UU LAAYEY BAALAHAYAA MEEL FADHI UUF DACUUN BAAD QABTAA IS DAAWEY QABIIL XUN BAA KUGU DILAACAY ALLAH KUSOO HANUUNIYO
@cashamaxamud59252 күн бұрын
Ub
@AliAli-uh5bu2 күн бұрын
Beenaale
@somaliasomalibaleh78222 күн бұрын
War maxaa ka hadleeysaa yaa kugu yiri ethiopia aya ka qeyb galeeyso .hawl galkaan masar iyo ethiopia meel islama galaan.
@qanaatuqurtubah2 күн бұрын
Ethiopia way ka qayb galee
@somaliasomalibaleh78222 күн бұрын
@qanaatuqurtubah ethiopia kama qeyb geli karto mana laga rabo somalia.
@qanaatuqurtubah2 күн бұрын
@ Waa sax. Laakiin adiga shacabka aana dabin dawladda Somalia, way rabtaa. Qaramada midoobay warka ay soo saarin, waa war dadka lagu seexinaayo. Hadalka lataliyaha amniga eeg, wuxuu leeyahay wali go’aan rasmi ah madhicin oo ah in Ethiopia hawlgalka laga reebaayo