DEG DEG: Dood Gacan Kahadal Sababtay RW Ku xigeenka Saalax Oo Ka Carooday Su'aal Adag O La Weydiiyay

  Рет қаралды 58,004

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

DEG DEG: Dood Gacan Kahadal Sababtay RW Ku xigeenka Saalax Oo Ka Carooday Su'aal Adag O La Weydiiyay.
dood, doodle and arkey, doodle, doodlebob, doodie lo, doodle dance, doodle song, doodle and archie, doodlebob noises, doodle and arkey toilet tower defense, doodlebops, doodle and arkey minecraft, doodlebob me hoy minoy, doodle zachz winner, maximilian, games, fighting, capcom, street, fighter, hype, rage, max, reaction, videogames, twitch, videos, yo, maximilian_dood, max dood, dude, stream, streaming, pc, rebirth, marvel, vs, top 10, ff7 rebirth, steam, playstation, final fantasy vii, 360, tekken 8

Пікірлер: 258
@Man19699
@Man19699 3 күн бұрын
Subxaanallaah,barakacayaashii masaakiinta ahaa ee qashinka cunayey ee la dayacay buu hafray oo sheegtay !!
@kaysemohamoud8323
@kaysemohamoud8323 6 күн бұрын
Jawaabta wariyaha ee 2 aad si dii ay ahayd ugamuu jawaabin Raiisul wasaare ku xigeenku Waxa ay ahayd in uu yidhaa badiska aad sheegayso Waa bariis aan leeyahay cid iga leh na ayna jirin Cid aan wax ka waydii nayaana jirin muwaadin somaaliyeed ayaan u ahay xuquuq dana waynu u simanahay Marka xigta kala daaya Soomaaliya mid ay tahay dad keeduna waa mid iyo Bariis ayaad usoo doonateen Somaliland Fasaxa oo Aqoonsada si ay idiiku dayso bariiska !!!
@MaxamedJawaan-n7q
@MaxamedJawaan-n7q 5 күн бұрын
Yaakuweediyey😊
@amdualeh5802
@amdualeh5802 6 күн бұрын
Saalaxow,hadaad damiir leedahay iscasil horgalnimadii laysugu yimid.
@khadargudle4013
@khadargudle4013 6 күн бұрын
Dalkaan Badbaado ayuu u baahanyahay, Sababtoo ah odayashan maxaan cunaa ka soo haray dalkan waxbo kama qaban karaan, wlhi 2030 hadii uu saan ku sii socdo dalka dhan shisheeye ayuu gacanta ugalaya, dhalinyarada waxaan ku dhiiri galinayaa in ay dalkooda badbaadiyaan ka soo baxaan waxyalaha micno darada ah ay ku mashquulsanyihiin sida social media iyo mirqaanka.
@Man19699
@Man19699 3 күн бұрын
Hal su,aal kamuu jawaabin !
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 6 күн бұрын
NINA SOMALILAND EE XAMAR KA SHAQEEYA WUXUU LA MIDA YSHAYE NINKA JARMALA KA SHAQEEYA MARKUU SOO TABACADAN WUU SOO NOQODAA OO DHULKIISU MAALA QASHADAA
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 күн бұрын
Wariyaha waa wariye high level ah mnsha allah, sidaasaa la rabaa suaalaha adag madada loo waydiiyaa
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 7 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 6 күн бұрын
Ninkaan waxuuw yiri hadii uuw madaxweyne dalkeena soo booqdo meel uuw ku hooydo dalkeena malahan 200 milyan $ayaa maalaglin lagusameynayaa oo hoteelo lagu dhisaa 🤔warshada sonkorto waxaa lagu qiyaasay in eey rabto 40 millan oo$ marka yaa mudan in hotel 200 milyan$ ama warshada sonkorta yaa mudan🤔😳
@MursalJaamac-z5g
@MursalJaamac-z5g 6 күн бұрын
Hal Hotel maaha waa degaan dhan, waana muhiim property investment, fahan waxa laga hadlayo, jiingad baa fahmaysaa
@Mofamisa77
@Mofamisa77 6 күн бұрын
Waa dow dowle
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 күн бұрын
WAR WUU ISKUDHEXDAATAY , MAXAAYEELAY WUXUU RABAA INUU BAADIL DIFAACO. WAR SAALAXOW WAR BEENTA IYO BILILIQADA SIDA LOO DIFAACO DADKA KU TAKHASUSAY DIB UGUNOQO OO LA IMOW BEEN ISKU TOOSAN
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 6 күн бұрын
Guul iyo Gobnimo wasiir
@AbwaanDulmidiid-h8d
@AbwaanDulmidiid-h8d 6 күн бұрын
Xildhibaanada Aan woqooyi kasoo jeedin Oo Dhan Meelaha lagasoo Doorto Ma Tegi Karaan Waxbana Uma Qabtaan Waa isku Mid ❤
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 6 күн бұрын
qof dhul xamar ku leh oo laga xoogayo ma jirto alle ka cabsada waxa waa nala boobayaa dhahaayo waxey dagan yihiin guryaha dowlada ama meelo dan guuda sida tarbuunka carwada dabdamiska sey biano marka dadkaa qayqaylinayo hala geeyo jasiirada juula jawaay xataa adiga wariya ku sheegasa jeegada wacalkaa leh
@bashif8592
@bashif8592 6 күн бұрын
Muqdisho weey dhismeeysaa markii ganacsatada laga gado saan qabo.
@Mofamisa77
@Mofamisa77 6 күн бұрын
See ku ogtahay ,anagaa dhulalkeeni iyo guryo waraaqo been ah loo sameeystay nalaga haystaa,xanar waxa qasaya waa badan yihiin,ina xassan cade notaris cumar tukumbe ducomentigi dalka haysta jimcaale iyo kuwo badan ayaa wada shaqeeysta xassana waa ognahay inuu ganacsato dhulki dowlada ka iibsabayo lacagtaana ma tagto account ka dowlada,been iyo qabyaalad ayaa difaacaysaan
@ahmedabdulahidiriye7992
@ahmedabdulahidiriye7992 6 күн бұрын
Walaahi waa khalkhalay waxaan loo dirsan buu galay. Muqdisho 300 milyan baa ku nool ku lahaa. Sheekadiisa oo dhan talow talow bay noqotay. Alla Bariisku dhib badanaa dhib badanaa oo Hunguri dhubuqnimaduna dhib badanaa
@AbubakarAbdilahi-w3b
@AbubakarAbdilahi-w3b 6 күн бұрын
😂😂Waar reer xamarow waan soo soconaaye is Dahiya mahadaad xaqiiqda ku baraarugteen hayska cunaan cashuurtiinee inaga daaya anagaba saasey nooga cunaane
@AdanmaxamedCumar-d3i
@AdanmaxamedCumar-d3i 6 күн бұрын
😊😊
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 6 күн бұрын
😂😂😂
@alimohamud4740
@alimohamud4740 6 күн бұрын
300 million ayaa Muqdisho ku nool ayuu yir. Wuxuu ka wadey 3 million sidaan filayo.
@abdulkadirmukhtar7581
@abdulkadirmukhtar7581 5 күн бұрын
Lacagta ka cuno maweeli kkk😂😂
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 6 күн бұрын
Saalax waa fulay anaa aqaana
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 6 күн бұрын
Wa sax hadalka wariyaha. Siyaasiyiintan wa maqaarsaar aan tagine Karin deegaanadooda
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 6 күн бұрын
Waaba sax jawaab mabalaha waaba sidaas jawaabta
@dgl7347
@dgl7347 6 күн бұрын
Xaaraanta markeey xalal kuunoqoto waa saan ,
@mahamudsulub35
@mahamudsulub35 6 күн бұрын
Maaweelo caruured Buu meesha ku hayaa
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 6 күн бұрын
Geesi weeye Ninkaa Isaaq Waa fariid ❤❤❤ saalax inader wuxuu jooga Dhulkiisa Kanyare wariyaha ahi waa xagjir Oo anaa suaal kuwaydiiye wariye Ma Isaaq uunba Meesha jooga Kuwan Daarod Ee malintiina Bariiska Hawiye Cuna Habeenkiina Soo caytama Oo Sixnigay Waxku cuna ku xaara waa Daarod 😂😂😂
@GoojeCade
@GoojeCade 6 күн бұрын
Runta sheegtay xarood waa fulayo siil weynweyn shacab qarxiya hooydo wasoyin
@Itstime-j7i
@Itstime-j7i 6 күн бұрын
Idoor dulli baad tihiin aan dhulkoodi tagi karin, qoxooti ayaad Muqdisho ku tihiin, Daarood ma gaadhi kartaan awood qeybsi & cudud awoodeedba. Maxaa cadeynaya Idoor weligii Soomaaliya Madaxweyne kama eydan noqon kamana noqon doontaan Alle Idinkiis.
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 6 күн бұрын
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO OO HORE U SOCO ALLAAHU MACAAK ME SAALAX
@Xasanyogol118Xasanyogol11
@Xasanyogol118Xasanyogol11 6 күн бұрын
Su ashan waa mid aan waligey an sugayay
@amdualeh5802
@amdualeh5802 6 күн бұрын
Waar dal war uma hayside,muqdisho ayaad marti ku tahay ee khajil oo deegaankaaga aamin dulinimo ha qaayibine.
@kiinay4946
@kiinay4946 6 күн бұрын
Amaa adi marti katahay yaanan lagu canshuurin is jir xamar waa lawada leeyahy
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir 6 күн бұрын
Nacdalbaa ku dhacday wuxu damiir xumaa
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 7 күн бұрын
Soomaalida ixtiraamka madaxda lama barin.
@essamusa7060
@essamusa7060 6 күн бұрын
35 sano bilaa dowlad bay ahayd Somaliya, macnaha tan hadda joogta ma ah dowlad. R/W is waafaji
@Feysal-vp8zp
@Feysal-vp8zp 6 күн бұрын
Calashiuushaqaste Suuaalah Kajababa Mata I Moro
@abdisalanmohamud
@abdisalanmohamud 6 күн бұрын
Qodob la qabto kama uusan hadal tabashada la qabana waxba kama uusan jawaabin.
@atakar26
@atakar26 6 күн бұрын
Raisal wasaaro hadlayo oo la dhahaayo makarafonka waad ku dheeraatay wexee cadeeney Inuu yahay raisal wasaaro maalaa yacni madaxda sare wariye Inuu amro maahan waa dooladii ugu musuq maasuqa badneed umada wee idiin nacday alle ha idiin dhaafsiiyo walkii iyo dadkiiba waad xaraash TEEN
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 6 күн бұрын
Waa su'aal aanfiicneyn bariis u shaqeysiga , haka rali Ahado RW kuxigeenku walale waxad halkan u timid in aad Somali tahay in Adna aad aaminsantahay lagaama laha madax dadaashay Allaha kaa dhigo .
@xuseenqaliif1612
@xuseenqaliif1612 6 күн бұрын
Waa la isgilinaa hadhoow na waxaa laleeyahay fiiriya fiiroya
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica 6 күн бұрын
Ninka wariye isku magacaabay oo suaal cuqdad iyo nacayb badan ku jirto ku sabsan somaliland wariye ma aha
@xuseenqaliif1612
@xuseenqaliif1612 6 күн бұрын
Dadka iyo dalkaba waa in waxlooqabtaa laakiin ma aha in banaaka iyo wadamokale lagu mashquulo masuulka waa in uu dadka wadanka joogo waa in uuwax uqabtaa
@Abdicilmi-j3t
@Abdicilmi-j3t 6 күн бұрын
WAA. XAQIIQ QOF XIDHAN MA SOO DAMIINAN KARAAN WAA BAASTO XOOGSATO
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 6 күн бұрын
Marka adigu ma in aad qaladka saxdid baa hawshaadu mise waa in aad wixii qof ku hadlaba idaacadaha la soo istaagtaa ma difaacayo saalax iigamana kaa sokeeyo laakiin waxaan la yaabay ŵariyayaasha soomaliyeed qaar ka mid ahi sida aysan u garaneynin hawsha ay hayaan hadalada xunxun iska ilaasha oo ogaada ruuxa aad la dalaysaa waa ruux soomaali ah
@xuseenqaliif1612
@xuseenqaliif1612 6 күн бұрын
Masuulida wax fudud iyo ciyaar ma aha
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 5 күн бұрын
Kkkdhula.xamar.basaala.islaleeyahay.kuwa.gobolada.eelawadagaday.lasheegi.mahaa
@Hannadka
@Hannadka 4 күн бұрын
Waan ku faraxsanahay in sidaas loo bahdilo caloosh u shaqaystayaasha reer somaliland ee xamar jooga
@mohamedfagadhe8606
@mohamedfagadhe8606 6 күн бұрын
ASC WAAR UMADA BEENTA KA DAA SAAXIIBOW HARGEYSA BERBERA MANA TEGI KARTID WAXBA KAMA QABAN KARTID
@nuuradiinahmed3561
@nuuradiinahmed3561 5 күн бұрын
R/wasaare ku xigeenka Xaal haloo xiro ma qabto hadalka ninka Odayga u eg uu yiri.
@HassanOsmanomar-i5z
@HassanOsmanomar-i5z 4 күн бұрын
Taas waa saax iyaguba way ogyihiin.
@ibrahimsaney8731
@ibrahimsaney8731 4 күн бұрын
Doowladi waa mid wax bixikarta waxna diidi karta masuulku waa runtii dowladdu dhulkeedii ayeey qaadatee dhul shacab maqaadan
@MohamedGuedi-y3i
@MohamedGuedi-y3i 5 күн бұрын
Kuwa xassan dhiiqo uu boobayna kahadal
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 6 күн бұрын
Iska hadlow ina igare Isaaqow orod hargeysa aad 😂 Shcabkga muqdisho intaa beenta u sheegeysan mnta wax badan bey fahmeen
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 6 күн бұрын
Isaaq iyo Daaroodba waa marti
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 6 күн бұрын
KACAANKA MEEL HADUU KICIYO MEEL MEEL BAA LS SIIN JIREY IYO LACAG UU KU DHISTO EE BANAAN LAMA LOOGAMA TEGI JIREY HADA AYAGOO SAAS JIRTO BEY HADA SOO NOQDEEN KACAANKAA NAGA QAADEY SIDA GURYAHA MADAX TOOYSDA
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 күн бұрын
War ninkan ma waalanyahay ma magaaladii dhameed ee muqdisho ahayd buu leeyahay hal habeen meel la seexiyo kuma taalo ,oo waxaas oo dhismo ah ma boosaneeraa
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 6 күн бұрын
Salax waa rufyaan
@Ilyas-d7l
@Ilyas-d7l 6 күн бұрын
Wasiirkan heer waqooyi awowgii tansaaniya laga keenay ee beeraha lagu falan jiray hedda ma wuxuu naga dhaadhicinaa dhulalka la boobayo wasaaradaha Dowland ayaa loo dhisayaa oo lagama gadin miyaa iyo cali adoon iyo Hormuud kan in dhulka lagu jiido ayuu istaahilaa yaahu subxaana laah
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 6 күн бұрын
Ninkan watug xamar wuxuu uyimi inuu jilib aado.😢
@AlleyaqanMtaani
@AlleyaqanMtaani 6 күн бұрын
Ninkan damiir xumadiisa dhul iyo cir buu isku qaaday manager jawaabi karo ceeb iyo indha adayg buu lasoo taagan yahay, dhuumo Ku dhahaya fadlan
@halimadirie5301
@halimadirie5301 6 күн бұрын
Oo yaan u joogin mushahar dawladu halkey ka shaqaysaa oo aan ahayn madax tooyada xildhibaankee dhulkiisa cashuur ka timi qaata reer somaliland uun baa u muuqda darood iyo daba dhilif yadooda
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 күн бұрын
Salaaxoow, aqoontaada iyo garaadkaaga dalkaaga Somaliland wax ugu tar, oo meeshaa aan abaalka ku haynin iskaga kaale.
@ayare-fi7to
@ayare-fi7to 6 күн бұрын
Somali oo dhan garimeyso 30 million markasu reysul wasare ku xiigenku naleyahay xamar waxa ku nool 300 oo million oo qof. Minute 5:00 to 5:27. Somali oo dhan waxa ka dhici doonah kac doon dhalin yaro. Wayo waxan oo badan ba dalka hogan uu haya.
@xasanxuseen1304
@xasanxuseen1304 6 күн бұрын
Wariyaha way of asking mayaqaano aad ayuu u qaldan yahay qofkaan waa qof masuul ah
@Forlife765
@Forlife765 6 күн бұрын
Wuxuu u hadlayaa sidii caruurtii wariyuhu, wariyuhu waa qayro masuul waa in dugsi hoose waxbarasho loogasoobilaabaa intaan kulliyadda saxaafadda lagalin.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 6 күн бұрын
😂😂Bariis dhacsadaan 😂😂
@museosman8296
@museosman8296 7 күн бұрын
Waa taas run weeye way ka shaqystaan xamar
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 6 күн бұрын
Kkkkkkkk
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t 6 күн бұрын
Iskasoo erya dee waliba soo dila
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 6 күн бұрын
@CawaaleXasan-y9t No no no, kuwaasi way NIJAASOOBEEN EE ha u soo eryina xagayaga coz kuaas Doofaar ayaa lug galiyey
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 6 күн бұрын
Xamar wixi magac somaliyada lagu so qatahy baa kaligeda qatahy adero somalilnd iska fasax baal cidi baris idin so dona ta marka hala arke
@hassandaher3563
@hassandaher3563 6 күн бұрын
Resalwasaraha ku xigenka .waa ruun in bariis mesha ujoogo. Hadda somaliland ma iman galo.marka xilka laka qaado. Waxaa ku xiga inu somaliland madaxweyne ciiro. Warqad cafiisa usoqorto.kuwa ka horeyay ayaa jiira. Hadda bariiskisa ha iska cuuno kkk
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 күн бұрын
Dhulka berbera ku yaala ,Somali kale wax kuma laha,Somaliland baa leh adigu hadii aad isdhiibte? Dalka yagu iib ma'aha.
@Mohamed-o2w5k
@Mohamed-o2w5k 6 күн бұрын
Wiilkaan suxufi maha waxuu muujiyey in uusan wariye aheyn . Waxuuna ceebeeyey Tv 📺 uuu shaqeeyo. Aflagaado su'aan maha
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 6 күн бұрын
Jawaabtii sheekuu kadhigay
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t 6 күн бұрын
Calooshiisa ayuu matalaaye iskasoo erya
@updyfatahmohammed3198
@updyfatahmohammed3198 6 күн бұрын
Ninkaan waxa uu leeyahay 300 malyan ayaa ku nool xamar Waa layska hadla mise tirada ayuu san aqoonin
@CaliAxdar-oe5pd
@CaliAxdar-oe5pd 6 күн бұрын
Waar kan aamuskaa sidan u dhaantay, Xamar oo fuul xumaato Hargeysuu uga yimi
@mmhassan8596
@mmhassan8596 6 күн бұрын
5:25 Xamar 300 million ayaa ku nool. Math genius.
@bashif8592
@bashif8592 6 күн бұрын
Wadanka ha la dhiso laakiin yaan dadka xaqooda lagu tuman.
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 6 күн бұрын
Qofkan calosha wayn idoorka ah shaking kuma jiro inu khatumo,in yahay
@AbdalahKalil
@AbdalahKalil 6 күн бұрын
Adeer bariiskaaga uun difaaco somaliland waxba kama ogid warna kama hayside haday reer koonfurku garanwaayeen cashuurtooda aad ku bashaalayso inay kaa ceshadaan
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 6 күн бұрын
Xalane xamar kamamidahan miyaa Martida makuhoyankarto Illeen Xalane waa dowlad kle
@FatulleAbdi
@FatulleAbdi 6 күн бұрын
16 daqiiqo oo waqtigayga ku baxay gacan ka hadal na ma dhicin Ilaahay waxaan ka baryi waa jimco walibe ثلث الاخير la joogee in gacanta Beenta intaa la eg soo qortay in Alle imtixaamo ama ciqaabo Friday 31 January 2025
@AbdourahmanAbdi-e3g
@AbdourahmanAbdi-e3g 6 күн бұрын
Aamiiin
@CabdiraxmaanibraahinXuseen
@CabdiraxmaanibraahinXuseen 5 күн бұрын
Hada ku darso dad ka aad qan ci is lee dahay waxay ku lee yihiin baris ayaad Soo dona tay
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 tuug waaye sooshaqotagay adoonka garaaca😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 6 күн бұрын
IIDOOR waa MASIIBO Xamar & Hargaysa inaanay midoobin oo KOONFUR KA dhigaan meel aan dhaqan dawladnimo lahayn waa Waxay u joogaan XAMAR …🤡 Riwaayadda Somali isku HAYSO waa wax lagu qoslo… ninkani hargaysa ma Matalaa ???🤣🤣🤣
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 6 күн бұрын
Ninka hadalka wuu idinka xoogay mana idin ogola inad hadalka dib ugu so noqotan hadalka indhaha keliya ayad ka egeysan indhaha oo keliya war Iska taga waxba ma tihiin
@ibrahimmohamedomar3553
@ibrahimmohamedomar3553 6 күн бұрын
300,000,000 million oo qof aaaa odeyga miyuu qaldoomey
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 күн бұрын
Salaxoow maxaa meesha ku dhigey? Neceebkaas ayaa lagu qabaa. Midnimado dhanaateey ,ee iskaga kaale meeyshaas gubaneysaa oo dalkaaga ayaa ifiyaa oo nasri usoo ifeyaa. Guul Somaliland.
@abdullahiisseabdi1987
@abdullahiisseabdi1987 6 күн бұрын
Xarunta badda waxa dagan Yalaxoow
@maxamedabdi9266
@maxamedabdi9266 5 күн бұрын
Kuwaa yar yar ee wariye isku sheegaya ma garanayaan asluubka qofka wax loo weydiiyo, laakiin way cuqdadaysan yihiin in laga aqbalo maaha in waraysi la siiyo qof aan garanayn shaqadiisa.
@mawliidyuusuf-nd3dh
@mawliidyuusuf-nd3dh 6 күн бұрын
Aftahan kalsooni iskuqaba iyo wariye iyo dad jibbaysan oo xogla aya ishelay.
@mbaqasvlogs7147
@mbaqasvlogs7147 6 күн бұрын
Libaax raysal wasaare ka cun waxay hayaan hadhoowna waa lagu cafiyi somaliland waa dalkaagii waad ku raaxaysan
@ahmedabdulkadir3223
@ahmedabdulkadir3223 6 күн бұрын
Ninkani doodaha lama jaan qaadi karo sababto ah ma aha nin siyaasadeyd ee wuxu yahay nin tichnical oo shaqo ku fiican tankale sualaha aad weediineysan su.alo masrax hogaamiya lagu weediyo meesha kama muuqdan
@ismailhusseineid2400
@ismailhusseineid2400 6 күн бұрын
Xirfad la'aanta weriyaasha muqdisho waxaa u dheer afsoomaali xumo
@truecomment3650
@truecomment3650 6 күн бұрын
Madax wanaagsan marka la helo, waxaan ku talin lahaa in dowlada sharci ka soo saarto oo sheegaya in dhulka Soomaaliyeed ay leedahay dowlada ayadana si fiican u maamusho
@jaltul8909
@jaltul8909 6 күн бұрын
Ninkaan marabo inuu su'aalaha lawaydiiyey kajawaabo wuxuu rabaa inuu khudbeeyo marka waxaan kula talun lahaa inuu jago karaadsado oryateeshinada.
@mohamedhassan02
@mohamedhassan02 6 күн бұрын
Ku xigeenka raysal wasaaruhu habka dadka loo qanciyo ma yaqaano kasii darane waaba naf iyo dulqaad yari 😂 Ceeb weynaa.
@HaybeHaybe-q5z
@HaybeHaybe-q5z 6 күн бұрын
war ninkaan awrhalaabay lamawaydiiyo
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 6 күн бұрын
Difaaca soomaaliland iyo kala go' ayaad xamar u joogtaan, U dooddaan, Israac soomaaliyeed uma joogtaan, Doodihiina ayay ka muuqataa.
@MohamedGuedi-y3i
@MohamedGuedi-y3i 5 күн бұрын
Hassan waa tuug goriye kuwa maaanta mas'uuliyad hayana waa wada tuug iyo tuug ugargaare xasan tuugna u adeega
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 6 күн бұрын
Ar arka jawaabtaas masaxbaa somaaliyeey
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 6 күн бұрын
Tuugo. Waa. Tuugo dad aan waxba haysan ayaa Laburinaa hotelo laga dhisaa
@luulsharib
@luulsharib 6 күн бұрын
Bilaa xikmad Hadal uun buu wadaa hal suaal ah kama uusan jawaabin 😂
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 6 күн бұрын
WAAR ILAAHAYBAA FAXANA ISKAGA KAALAYA MEESHA LAYDINKU BAHSILAYO TIINA IIMAANSADA
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 6 күн бұрын
☝️Mudane ra'izulwazaare raali ka ahow hadal kuuqalma maaha su'aasha reer woqooyiga kusaabsan iyo sida ey udhigeen nimankaas meelaha kale in lagasoo diray aad moodo mana aha hadal reer xamar wax garadkoodu laqabaan.
@KhadarCabdiCiise-f3t
@KhadarCabdiCiise-f3t 6 күн бұрын
Iska Soo erya...meydadka xageygeeyeen ..Waar dadka Kala kaaly
@faizajama1874
@faizajama1874 6 күн бұрын
Ninkani ilaa hada su’aashii la waydiiyey kama jawaabin, wixiisu waa Marin habaabin.
@hassanmouhoumed5927
@hassanmouhoumed5927 6 күн бұрын
The The
@alijama6723
@alijama6723 6 күн бұрын
WAA ADUUN YAABADAN SU AALAHA NINKII MUDNAA KOOW NINKII MUDNAA LABA NINKII MUDNAA SADEX MIDNA MA DHICIN SHEEKADU WAA SIDEE SAALAX GOOR MUU SADEX DAA MID KA MIDA NOQDAY SU AALUHU XATAA GOOR MAY SIDAN NOQDEEN ANA WAXAN KU CAAN BAXAY BAASHAALKA WAA TIIM KII SHEE KOOYINKA BARIIS SHEEKA CARUUREDII AAN DAAWADO TII UGU MUGA YARAYD I WAREERI AN KU WAREERIYEE DUNIDU SIDAAA UMA SHAQAYSO
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 06 02 2025
14:19
Universal TV
Рет қаралды 15 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН