DEG DEG - Duniyo Ninkeeda Oo So Hadlay Kiiska Mama Saafi | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 43,775

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 381
@Fotballmo
@Fotballmo 5 ай бұрын
Moryaan hadad maqashay waa kan illahaay xaqaa safi sida hilaac uu soo saar allahu ma amiin
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 ай бұрын
Mooryaan waliba indho adag kuwii ku ws. Ayuu ku celi celinayaa garac weeyaasn
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 5 ай бұрын
Hawiye waa noocan kawaran hee
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 ай бұрын
Ameen ya allah 😢
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
Duniyo Ilah xaqa haka so saaro mama safina xaqeda Allah siyo
@shankaroonahmed-w3y
@shankaroonahmed-w3y 5 ай бұрын
Duniyo hadeyba dhibaateysan tahay hadii kaas nin u yahay subxaanalaah
@IkramhamiIkram1
@IkramhamiIkram1 5 ай бұрын
Inshallah Illahey maxkamadisa ayaa ah mid laga baxsan kariin runti😢
@Degmociise123
@Degmociise123 5 ай бұрын
Tii hore hore ayaad mid kale ugu daraysaan 😢 Subxanallah 😢
@jerryrodriguez3554
@jerryrodriguez3554 5 ай бұрын
moryaan always moryaan dahir hg diinta wee kala weyntahe
@MohamedOsman-r7u
@MohamedOsman-r7u 5 ай бұрын
Asc mashaallah ilahey hakuxifdiyo hakusharfo Dahir calasow
@hawayassin7172
@hawayassin7172 5 ай бұрын
Sax duniya wa danbiile may media so farisato insha allah wbt.
@ashafardosa7135
@ashafardosa7135 5 ай бұрын
Waa nin liita ha ka hoos qaadin doqoka naagta ka soo horeeya
@hawayassin7172
@hawayassin7172 5 ай бұрын
Subxanallah, xishoodki dumar laha away ,maxa saafi saafi looga oohiyey ,odaga duniya qaba wa ciyaal weero Magaca ceeb maahan , wbt
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 5 ай бұрын
Mama saafi naag nool guuleso.
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 5 ай бұрын
Allahayow na ceeb astur ,ilmahay dhaleen siday isku hor fariisanayaan nimankaan la sheegaayo
@umaneshoio1353
@umaneshoio1353 5 ай бұрын
ilahay xaqeeda ha idinka sobixiyo idimallah
@najaxismail2332
@najaxismail2332 5 ай бұрын
Amiin Amiin hadad dulmantay dadki ku dulmay alle aduun iyo akhiraba hakaga jaro
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 5 ай бұрын
Ninkan magaciisa iyo sawirkiisa soo saara dadku markey u daadtan asaga imanayee
@faisakasim2138
@faisakasim2138 5 ай бұрын
Aamiin yaa Allah. Calaama degdeg eh Ilaah hakasoo saara.
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 5 ай бұрын
23:16 anigoo cayr ah baa aamin u dhahayo maamada ninkaas saqajanka ah ee. Naag uga Hilinayo shirqooshey wax oo kanaxayo majiran waa maaha lees qaniis ah 😩 marka aamin baaleeyahay inta lacaytamo xaal baa kabixi aya maxaytahay fck off #justice4Saafi 👸 QueenSaafi
@suubanjabane219
@suubanjabane219 5 ай бұрын
Waxan oo dhan waa yaqyqsi wallahi nimankan kulligood waa qolo iyo qolo kalkaal. Cayda intaa le’eg asagoo kudhahay maamo saafi hadana waar xaal naga sii waa awoowgey eh bu leeyahay kani qolkiisa lajoogaa. She will find justice inshalah!!!
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 5 ай бұрын
Gobinimo wa lo dhasha walle Isaaq iyo Daarood in e sa u hadlen Hawiye wa duli aduunyo
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir 5 ай бұрын
Ilaahay ha kuu aaro
@safiyo4178
@safiyo4178 5 ай бұрын
Inshallah mama Safi you will win
@CabdiCalishiikh
@CabdiCalishiikh 5 ай бұрын
Yes win
@ayniabukar6139
@ayniabukar6139 5 ай бұрын
Ninka waa tuug afhooyoo dhanuu dhacay tuugo nimoow afgooye kujoogaa
@sharifaahmed1186
@sharifaahmed1186 5 ай бұрын
Maamo saafi waan ka xumahay arintaada ilaahay ha ku siiyo xaqaada
@Marwo____Aisha
@Marwo____Aisha 5 ай бұрын
maama ilaahey xaqaaga ha kusoo ifiyo Aamiin yaa rabbi😢xanunkana waynu kula dareeemynaa really😭
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 5 ай бұрын
Ninkeeda armuu aheyn oo lasoo kireystey
@Yacqubplayz-xz5xd
@Yacqubplayz-xz5xd 5 ай бұрын
Ilaahow xaqaada kuu soo dadaji maama sahra saafi.
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 5 ай бұрын
Dahir ader alle haku karameyo wlhi sifcn bad uxlisy alle hakugu guleyo
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 5 ай бұрын
Saafi Abgaal ayaa kaseexdey Habargidir ayey maciinsatey😢
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 5 ай бұрын
Abgaal wax uma qaban karan abgaal XAGEE jireen marke meelaha ku ooyesay mamada
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 ай бұрын
Alla dulmi jecelaa ninkani Naagta qabaaa duniyo inkaar qabto
@qadrafiidow4874
@qadrafiidow4874 5 ай бұрын
Wlhi Ninkaas Hadal Fcn o La fahmayo ayu ku hadlay
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 5 ай бұрын
Abayo duniyo maxey sameyse
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 ай бұрын
@@Aaminashariif7walaalo sorry hadaan arkay commenta , Saafi iiyadoo 16 jirta sow lama Kufsan habeenkii waxay joogtay xaflad , xaflada wax casuuntay Duuniyo, xafladu marka ay dhamaatay ayay Duniyo ninkan ina goof ku tidhi gaadhiga ku qaad u xafada gee ! Kadib dhibane saafi waxay leedahay iyada ayaa la ogayd in la kufsado
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 ай бұрын
Ilaahay xaqa hawsoo dhiciyo aaamiin❤❤🎉🎉
@rukioadow6509
@rukioadow6509 5 ай бұрын
Xoow ahaay nacaskaan Waa Sahra Saafi Shiikh Caamir hooyadeed aa ku koolkoolsatay❤ Waana waxeeysan wali u liicey waa gabar aabbo siin leh dhalay❤ qorey waa dhammaaday ee sharciga geey Saafi
@GareenMedia
@GareenMedia 5 ай бұрын
Ninkaan Cayr war gar ah ayuu ku hadlay. "Ninkii naagtayda dacwad u qabo hasoo dacweysto waan ka gar baxaynaye" meel loo dhaafo malahan.
@SucadaAhmed-zn7ky
@SucadaAhmed-zn7ky 5 ай бұрын
You will win i.a mama ❤
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 5 ай бұрын
Hooyo,safi,xaqada,wad,heleysaa,inshaa,allah
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 5 ай бұрын
Anigu wxn la yaabay dadkan maxkamada aduunka ka cararaya ma oga miyaa iny iman doonto maalin aad baxsan doonin oo maxkamada ilhy aad joogto subxanalh wlhi somali dulmi iyo xuman by isku wada taageereen
@faisakasim2138
@faisakasim2138 5 ай бұрын
Daahir caawa Maxaa ka qaldan.
@deeqobicir
@deeqobicir 5 ай бұрын
Kan waa wasaq maxuu ugu qarabanaa cabsiiye wawa munaa faqe
@Anodsks
@Anodsks 5 ай бұрын
Saafi. Aamiin aamin. Aamiin. Ninkaan. Waa nin labiilo. Oonaagta biisho. Asaaba dhintay.
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 5 ай бұрын
Daahir calasow oo ku daba gala illahay uun baa kaa reebi kara 😅
@shukriomar309
@shukriomar309 5 ай бұрын
Ninka xishoo dheh daahir saafi sawir adiga iyo duniya mahaaysaa
@Cadar49
@Cadar49 5 ай бұрын
Nin dhan oo maxkamed isku sheegaayo hadana ehel sanaayo abti awoowe waligeed lama arag maxkamed beel jaahilyahoo walee ninkaa waa kugu sugay nin rageed lakiin gabadha luu ku xad gudbay hab hadalka dahirna wuu iska celiyay well done
@najmaibrahim9595
@najmaibrahim9595 5 ай бұрын
Ninka markuu aqooday dahiir ninka buu xigsanaya mama safi waa lagu kordulminaya laguna kor caynaa awoowe iyo abti maxey tahay
@hallad598
@hallad598 5 ай бұрын
Waa sidaa. Calasoow ma xishoonayo, awoow iyo abti iyo wax aan loo joogin ayuu meesha keenay. Calasoow qabyaalad badanaa. Ninku hadduu yiri maxkamad ayaan diyaar u ahay dee waa uu saxan yahay, keliya wuxuu ku khaldamay in uu aflagaadeeyo maamada.
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 5 ай бұрын
Duniyo ninkeeda meel hasaaro aflagadada hada mama saafi uu ugeystey
@suban974
@suban974 5 ай бұрын
Ceyr or not it is not work Saafi needs help
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 5 ай бұрын
Duniyo ma hadasho oo ka hadasho kiiskaan
@AbraarCraxmaan
@AbraarCraxmaan 5 ай бұрын
Aaamiin yaa rabi
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د 5 ай бұрын
Daaahir cadaalad ma aha , illaahay ha ooga baqo maamadaan
@Malayka-q9z
@Malayka-q9z 5 ай бұрын
Mom saafi duniyo shalay afduubtay ma hada afgooya ugu tage shale shir qooshay
@Qanacsan
@Qanacsan 5 ай бұрын
Shalay maanta ma ahan
@faadumamohamed3944
@faadumamohamed3944 5 ай бұрын
Somalia maxkamad ma taalo
@Sharafiina123
@Sharafiina123 5 ай бұрын
Waxaan wallhi waxaan ku tilmaamo ma aqaano nin kuma tilmaami karo subxaanallaah aqlaaq islaam nin leh meesha kama arko
@sqynz7592
@sqynz7592 5 ай бұрын
damiirlawe naag isma dhaanto .Ilaahow asaga kuwa kufsado u keen
@Hooyodamac1
@Hooyodamac1 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤yaan loo gafin,,,saafi ,,,❤❤❤❤❤aaaaamiiiin ilaahoow. Mamadan,,,uhiili aaaaaamiiiiin ❤❤❤❤
@khadjaissa222
@khadjaissa222 5 ай бұрын
Ha timaado ku la haa ..Tuug Mar labaad maad rabtaan inaad kufsataan . Balaayo kuu imaadey Jaahilyohow ..
@AshaIbraahim-e1e
@AshaIbraahim-e1e 5 ай бұрын
Daahir dacad maha
@yusufahmedbulhan9019
@yusufahmedbulhan9019 5 ай бұрын
intaanba asaaa keenay oo qarashka ku baxaaayo bixinaayo dambiga iska daaa meel kale hadii aad k heesato meelahaas kale ka qabso lkn kiiskan intaanba ma joogin
@MaryamMohamed-v4s
@MaryamMohamed-v4s 5 ай бұрын
Daahir habar gidirnimo ayaa ku wada
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 ай бұрын
Kufsigaba maxkamadd ku sheeggaa kala wayn daahir calasow
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 ай бұрын
Daahir wuu ka baqay ninkaan sababtoo ah gabadha uu indhaha ka falaaya buu ka qaban lahaa ilahow muu dadka qaar ahaado mide kale ninkan waa mooryaan mmo saafina wey fahantahay naagta 1986kii ma uu qabine muxuu rabaa ilaahow waad imaqleysaa saafi aqoon umalihi lkn dulmiga la dulmiyey iyo sida uu ninkan uu u hadlaayo aowgeed waxaan ilaahow kaga baryayaa xaqeedii soo saar si dagdag ah kana calaamo ka ifi dagdag ah isaga iyo naagtiisaba
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 5 ай бұрын
Duniyo waa qaacin
@hawalag5
@hawalag5 5 ай бұрын
Duuniyo Niinkeeda Muxuu Uu diifaacaa Mideeda kale Yoow dalka kaxooreeyey dalka hadaa Lahaystaa Ee Xoree Xamar iyo Xalane waan Niin waalan Oo Axlaaqxuun Muxuu Maamada uu sii dhawacaa yaa
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 5 ай бұрын
Subxanallah bal ninkasi wuxu ku hadlayo iyo sidu u dulmayo hooyada miskiinta ah eega kulaha magacaga saxda ah sheeg maxa ka galay? Maamo saafi ilahay how gargaaro dahir calasow ilahay haku guuleyo case ilahayna waxan ka baryaya in aan qabiil qadin
@dekahussein2954
@dekahussein2954 5 ай бұрын
Xaqeda Allah hasobirbiri mamadan maskinta ah 😢😢
@zuhurali5477
@zuhurali5477 5 ай бұрын
A/c ninkaan saafi dhahayo wey tuman jirtay hanoo soo qabta duniyo ninkada plz caydii hore midabe ugu dirtay reer imaan karamadii ka dhacday alle ha ka soo bixiyo
@MohamedhassanBarqadle
@MohamedhassanBarqadle 5 ай бұрын
Ceeb ma ahan walaaley wan ku tuhmay ee is bari yeel inta marka duniyo laga codsaday in ay tirah maxkamad iyo howlahaas waa ku qalad halkasne shaki ayay kenaysa
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 5 ай бұрын
Wayeel,,inkaaran,waye,kan,wlh,subxanallah,😊
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
Saafi meshan walagu si bahdilay 😢justice fr safi meshan isaga dag
@sbofficial3140
@sbofficial3140 5 ай бұрын
Tuug mooryaan ah weeye.
@rukioadow6509
@rukioadow6509 5 ай бұрын
Duniya Maxkamadda haku dhaarato, ninkaan loona baahna ee gooddiga ha dhaafo, Hana ku waana qaato Intii Qaladka ka Gashay Saafi in eeysan dhalin cicna dhihin 😢 adduun qiimo ma leh
@mohamudabdulahi2517
@mohamudabdulahi2517 5 ай бұрын
Nacaskan nacaska dhalay siduu u hadlaayo arag
@fatimakheyre3849
@fatimakheyre3849 5 ай бұрын
Saafi will Win insha Allaah
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 5 ай бұрын
Ha xishooda odaygan cayr ma matalo naag soo saar 😇
@sbofficial3140
@sbofficial3140 5 ай бұрын
Hooyo magacao badan bey ilmaha u la baxadaa.
@MaymuunmahamudHassan
@MaymuunmahamudHassan 5 ай бұрын
Naga tag nacalaa kudhale Maxa Adiga kagalay maxad ucaye Gabaadha baastar
@maxamuudqaalib8390
@maxamuudqaalib8390 5 ай бұрын
Daahir ninkaan duliga ah warkiisa kabax
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 5 ай бұрын
Qalbiga allah hakuubogsiiyo
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 5 ай бұрын
Naagta dhiigeeda Ninkeeda maleh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 ай бұрын
🤨🤨🤨🤨oadagan hg ee duniyo difaacaya hada wuxu gabadha kuleeyahay way tuma nirtay markaa macnuhu ma ninmankii kuqaatay waad ogolayd duniyana fataaladbay ka ahayd miyaa macnuhu muxuu kukeenay inuu dhaho way tumanaysay ee loodifaacayaa naagta 1986dii gabdhaha siqiirada ha raga u faduubaysay 😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t 5 ай бұрын
Daahir sidan maxkamad ma ahan nin caaytamaayo inad soo geliso ma aheyn
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 ай бұрын
Ha isku tegi baan odhan lahaa walahi inay disho ayay rabtaa naagtu hoy joog meesha dawlada kama jirto meeshan waa Soomaaliya
@rukioadow6509
@rukioadow6509 5 ай бұрын
Geberta Aad qabto qaladkeedii hore ma adaa shaqo ku leh
@AmenaAs
@AmenaAs 5 ай бұрын
Ala hasahlo amuura qayrkana alle haina waafajiyo insha allaah
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 5 ай бұрын
Waa runteed saafi dhibkii ku dhacay soinali bey la hor timide duniyo dhaarta dadka soomaliyeed haku hor dhaarato
@Ilhansweet
@Ilhansweet 5 ай бұрын
Mama saafi qalbiga ilaahay hakuu qaboo jiyo laakiin meeshan in ay wax kaga xumadan moyee wanaag kaga kordhi maayo dadkan ilaahay ku reeb ama lawyer qabso oo ku dacwee dowladaha ay joogan wadan kooda
@duniyakordahab
@duniyakordahab 5 ай бұрын
Subxanalah allahu akbar ilahow imaanka gali
@Degmociise123
@Degmociise123 5 ай бұрын
Leave her alone Saafi 🤨
@suubanjabane219
@suubanjabane219 5 ай бұрын
TUUGO ISKU URURTAY, KANI QOLKIISA LAJOOGO EE AWOOWO DA KA AG HAYA HAKA QABTO MAAMO SAAFI YAANA QOLKIISA LAGU CAAYIN DADKA, UFF.
@HiboAwil-c8j
@HiboAwil-c8j 5 ай бұрын
Ninka suu u hadaayo waa khaldanyhy
@jannaat3007
@jannaat3007 5 ай бұрын
Labada naag may wada hadlaan
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 5 ай бұрын
No way 🙅‍♂️ safety Saafi ayaa halo’s kujirto dil Bee qorsheenayaan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Siduu Uhadlayo Dhegesta Waanahaab Iyo Nahaabad isqaba
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 5 ай бұрын
Waryaa xishood oo edebyeelo
@NimoDaad
@NimoDaad 5 ай бұрын
Mama saafi ilaahay xaqaaga hakuu soo dhiciyo kani waa mooryaan haduu awood sheeganayo ilaahaybaa ka awood wayn dulmibuu kugargaarayaa naagtaase
@FaizaMohamed-j1k
@FaizaMohamed-j1k 5 ай бұрын
HG saan lee mee mukulaal madaaw u ahaane waligeed
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 5 ай бұрын
Ma waxay rabaan in live ku taagtaan?
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 5 ай бұрын
Ninku waa saqajaan doofaar ah ee hala keeno wajigiisa nacaska.
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 5 ай бұрын
Reer kop ka dhashey cabsiiye baa la dhaha waa cadaabta cayr ee calabeesteenka ah abgaal ka Ayer a kudhaqanyihin 😂
@Beingme541
@Beingme541 5 ай бұрын
​@@Rimj-ur4beceyr so xeraya ninkana aflagadeyay Safi oo dulmiga kutageraya xaskisa
@HHi-z3n
@HHi-z3n 5 ай бұрын
Hg cadalad mataqaano
@MahdiNour-h5d
@MahdiNour-h5d 5 ай бұрын
Dahirow duniyo ha hadasho s
@mulkimohamudali3680
@mulkimohamudali3680 5 ай бұрын
Saafi abaayo sawirka duniyo so radii si Somali dhan uu aragto
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 18 күн бұрын
Dahir you are good but when you hear habargidir you change immediately .
@sudijeylani2412
@sudijeylani2412 5 ай бұрын
Waa ka xumahay Sahra saafi waxa ku dhacay
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 5 ай бұрын
Mooryaankaan meesha ka ceyri maxkamadii wuu wasakheeyey😢
@abdifitaaxdeysane
@abdifitaaxdeysane 5 ай бұрын
Duniyo waa la qabtay sawirka banaanka
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 5 ай бұрын
Horta Mamo Safi Duniyo Afarheed ka baxado Sababto Ah Ninmankii Ay joogo Falka Sameeyay. Ay joogo Ayka Ha is Fashilina Abdullahi Goof Iyo Foolow Iyo Kuwa kale ha Isa Sheegan mahimad waa intas ,Acudbilaahi Subaxanallah Odayga Dhaqan Xuma Subaxanallah ragii Wasaq kulaha Subaxanallah rag Ma iyad isku Dhiibtay mise Xoog Ayey Iyo Afdub Ayey Ku sameeyen
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 5 ай бұрын
Moryan moryan dhale ks waran sidu u hadlayo😊
@MohamefWarsame-fj2xg
@MohamefWarsame-fj2xg 5 ай бұрын
Dahir waa qabiili
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Wey Qirteen Kufsiga Abdullahi Goof, Foolow iyo Ahmed Juge Mama Saafi Oohin 😭| MAXKAMADA DAHIR ALASOW
16:50
GABADHA SHARCIGEEDA LAGU DHACAY LACATA OO LA KEENAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:51
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 10 М.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 364
Mama Saafi Oo La Dilay Caawa Isbitaalka 😭 Walaalkeed Ayaa soo Weeraray | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
32:02
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 37 М.
WAALI CAS! NIN QUDBISIRO IGU QABO ITIJABI MAHARKAYGA WA 30$
30:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 154 М.
hawiye oo siweyn uga maseeyray 30$ oo darood dhawac sii iyo warar kale la soco
10:33