DEG-DEG Ethiopia oo Magaalo Muhiim ah TPLF ka Saartay & Jaamac Gallad oo U Jawaabay Hussein Nuur.

  Рет қаралды 42,610

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 181
@jamaccalijamaccali2264
@jamaccalijamaccali2264 3 жыл бұрын
Anigu wan aminsahay in jamac tpl ka midyahay yaa igu raacsan
@axmadxajiibrahim6519
@axmadxajiibrahim6519 3 жыл бұрын
Jamac tagray
@mustafaabdilahi9498
@mustafaabdilahi9498 3 жыл бұрын
Jaamac ha loo sheego in tigraygii ay jabeen
@abha2476
@abha2476 3 жыл бұрын
Jaamac wuu diiday, si kastaa loogu sheegay, way mari la'dahay, maskaxdiisii ayey ka weynaatay. TPLF sababta uu u taagreerayo indha la'aan waa taan fahmi waayey
@MrQalay2005
@MrQalay2005 3 жыл бұрын
War ninkii Jama Gallan ahaa maanta wajigiisa caro ayaa ka muuqatee ma Jabka TPLF Ayuu qaadan la yahay???
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 3 жыл бұрын
Farmaajo sxbkiis guul uma rabno adiga farmaajo eeyaha taagero miyaa tahay
@maxamuudibraahin216
@maxamuudibraahin216 3 жыл бұрын
Haa waaba iskudhexyaacayba
@craxmanmaxamed4101
@craxmanmaxamed4101 3 жыл бұрын
@@kahinshukri8197 war maxaa farmajo laga mucaarada wax ma saxiixi karo xitta mesha buu iska fadhiya Haddana kala saar cadawtinimo iyo mucaarad Tan aad dhahayso wixi la saaxiib ah waan mucaarada waa cadawnimo Mucaarad waxa la dhaha ninkan waxa ka qaldan oo kaliya markaad u shegeyso iyo sida loo sixi karo ee naceyb maaha sxb
@circles3381
@circles3381 3 жыл бұрын
@@craxmanmaxamed4101 farmajo ayaa miskaxdooda wada dagan. ijaar xitaa ma bixiyo.
@mascuudmacalincabdi4935
@mascuudmacalincabdi4935 3 жыл бұрын
@@kahinshukri8197 farmajo anaga jecel oo doorny ilaah ayaa mahad leh adba zanaawi ayaad xustaa abiye maamul gobaledydii tblf somalia ku bur burisay ayuu afka ka xiray guul farmajo from galkacyo somalia
@amahmud4132
@amahmud4132 3 жыл бұрын
Galad intaan ka aragnay baa amaan ugu filan
@fatumaali7966
@fatumaali7966 3 жыл бұрын
Jamac galad thanks
@hindanuur347
@hindanuur347 3 жыл бұрын
Mashallaah wlle jamac gallad waa nasab. Odayada ixtiran tabarikallaah 👏👏👏nasab
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 3 жыл бұрын
Jaamac galad Legend m.a xalaal Dhal gobeed horey inoo wad boowe
@maskiinoowmaskiinoow9576
@maskiinoowmaskiinoow9576 3 жыл бұрын
Guul TBLF
@saleebaanmaxamuud1171
@saleebaanmaxamuud1171 3 жыл бұрын
Win win tigray ola the war
@cabdisaleebaan2857
@cabdisaleebaan2857 3 жыл бұрын
Tigree
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 3 жыл бұрын
Jaamac galad ma tihid tblf Lakiin waxaad tahay nin warkiisa Cad cad yahay kana hadla runta markaaas la qar qarinaayo Run sheege waa ceeb sheege Anagana somaliweyn warkaada Aad baan u dhageysanaa nooloow Guul sare dowlad deegaan keep going 💪 👏
@sadiasaid1349
@sadiasaid1349 3 жыл бұрын
Jaamac iyo tigreey maxaa ka dhexeeya
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 3 жыл бұрын
@@sadiasaid1349 Baayo wax ka dhaxeeya ma leh Ee wuu war cadyahay siyaasina Ma aha waa wariye wax la sheegi Laheyn buu sheegaa intaas lagu heystaa
@abha2476
@abha2476 3 жыл бұрын
Jaamac aad iyo aad ayuu uga xun yahay jabka ku dhacay tigree, Tigree ayuu la jiraa, aad buu u aaminsan yahay, waase fikraddiisa, wixii run u dhow waa laga qaadan, wixii aan sal lahayn lagama dhegaysanayo, tigree drones ayaa jabiyey isaguna ma ogola in uu qirto.
@xy6465
@xy6465 3 жыл бұрын
Jaamac lookin sad today 😂
@abdirahmanahmed1703
@abdirahmanahmed1703 3 жыл бұрын
Mr galad Really sad coze of he is pro,tigrey guy There,s no more chance for tplf they vanished like a wind and dissolved Abiy ahmed the ethiopian army hinders to drove back the rebel with their totalitarian and authoritarian supperior ideology
@sakariyeosman6945
@sakariyeosman6945 3 жыл бұрын
Wa idin salamay sxb lkn odey jama tplf bu broganda deeduu fafiyaaa sxb bahashaa tplf ta wa laga reeystay from hargeisa
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 3 жыл бұрын
jaamac galad waa legend wlhi🙏
@mohaabdije2410
@mohaabdije2410 3 жыл бұрын
Tigray way uma dhamatay inta inta xartayna shacabkoda aya soqabani inshalah Cuqubadi dadka aya haysa
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Xaqiiqa weeyi taasi way dhamaatay tigree iyo ilma tigreey oo dhan basaasiintii sida jaamac tigree
@abha2476
@abha2476 3 жыл бұрын
Yaa shaki geliyey in tigree loo dhammeeyey waa jaamac.kkkk Ma ogolaanayo mana qiranayo in tigree la jabiyey, weligay wariye la mid ah ma arag, hase ahaatee waa ra'yigiisa
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
@@abha2476 wariye maaha kkkkkk waa basaas waligiiba tblf ku adeegsan jirtay
@abdihariirhassan8580
@abdihariirhassan8580 3 жыл бұрын
Nour and jama two legends✋🤚
@ducowalidwadaraajo7283
@ducowalidwadaraajo7283 3 жыл бұрын
Game wa dhamaadey galadow abiye ba guuleystey
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 3 жыл бұрын
Jaamac iyo tigree maxaa ka dhaxeeya ileyn waatan uu liqi kari laa yahey tigree ayaa la jabiyey
@nasirshariif478
@nasirshariif478 3 жыл бұрын
Nuur iyo Jamac ruun ahaanti waxay Ka hadlan xaqiiqda
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
Guul laga dabreys ma ah guul
@abdikadir-Jamaame
@abdikadir-Jamaame 3 жыл бұрын
Galadoow Tigrayga buurahooda ayay dib ugu laabteen kawaran
@cawocabdiciisecawocabdi9410
@cawocabdiciisecawocabdi9410 3 жыл бұрын
Jaamac galad saaxiibadii ayaa jabay oo wuu muraara dillaacsan yahay
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 3 жыл бұрын
Xuseen nuur waa oday walan oo isku yaacsan
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx 3 жыл бұрын
Nuuroow, Jaamac Galad waxba lama joogee iska daa. BATI, KOMBOLSHA, IYO DESE waa laga saaray argagixisada TPLF
@yasinmohamed
@yasinmohamed 3 жыл бұрын
nuurow ninka jamac galad.waa khayanoo le. tuug ah.
@maxamuudibraahin216
@maxamuudibraahin216 3 жыл бұрын
Jaamac waa iskuyascayba sorry
@bashirmuse1222
@bashirmuse1222 3 жыл бұрын
Jamaca ano ogaden ahaan Ayan tebielef iyo wadha cadhe iyo loul tegerey shaqada ugaatagay iyo ogaska melsjeyad hasannayay o ogaden dhebmalaha tasei
@MohamedOmar-of2cy
@MohamedOmar-of2cy 3 жыл бұрын
Nuurow jaamac warkiisu mar waliba dhinaca tplf ayuu u jan-jeedhaa e qof dhex-dhexàad ah meesha soo fadhiisi hadii aad rabto inaan wax idinka dhagaysano
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Edeb yeelo meel aad dhagaysankarto iska tag yaa ku yeedhay hadaadse socoto daaqad miyey hanfi ka soo galayaa
@mustafe1230
@mustafe1230 3 жыл бұрын
Hadanunahay tageereyaasha reer Hargeisa ee SSTV Jamac waa wariyaha qudha ee somali'a ee si qabyaalad la'aan'a iyo war miisaman soo tabiya Jamow dad ninka ugu ildheer ayaa ugu ayaan daran ee iska dulqaado
@Aargo884
@Aargo884 3 жыл бұрын
TPLF iyo wixi la shaqeeyo in la Xasuuqa u rajena.
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 3 жыл бұрын
Jaamac Gallad Afkaaga Caano Lagu Qabay, Libaax Libaax Dhalay, Labo Maaha. Laakiin Ruug-Caddaagii Soo Rogaal-Ceshay, Raamsadaa Helay! Af Wax Cunay, Xishoo Dheh, Waddaad Xumana Wax Loo Sheeg Dheh; La Arag, La Maqal, Lana Baray Dheh. Raagoow Ma Nabad-baa, Reerkiina Suu Yahay, Runta Lagama Reystoo, Beenta Looma Riyaaqee! Waa Lagu Digtaa Ruux Hadduu, Kuu Darraan Jiraye. Bal Dayaay Wayaanadii Waa Taa, Sii Dabbeeshataye.
@abdimadobe8803
@abdimadobe8803 3 жыл бұрын
Idaacada aad baan u dhagaysanayaa waxaan codsanaynaa faarax macalin in aad noo keento siyaasada geeska africa aad buu u taxliiliyaa
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
Jaamac rugcadaa
@boswellianboy4242
@boswellianboy4242 3 жыл бұрын
Jamac gallad 95 tii hadad gudoomiye u aheyd election kii dhacay, umadena ma tihi nio, maxad wax usoo joogtay 😆 🤣 😂 cimriga Alle haku barakeeyo sxp, adaa ka Soomalisan qaar badan oo halgamayaal sheegtee
@mohamedanod8412
@mohamedanod8412 3 жыл бұрын
TAAS BAA QIYAANO AH
@waadaxmed7670
@waadaxmed7670 3 жыл бұрын
asc saxibayal jaamac waa nin la honlen waayay
@asimabdisalah9187
@asimabdisalah9187 3 жыл бұрын
Waad khasaartay ee ilaahay towbad u keen ee Beenta iskadaa Jaamac
@danyardaryel8280
@danyardaryel8280 3 жыл бұрын
Warislyab doqonyahaw
@shaaficinuur477
@shaaficinuur477 3 жыл бұрын
Tplf jeclidaa
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
War jaamac karoonow ninku waa axmaaroobey
@Xaajidigaalemedia
@Xaajidigaalemedia 3 жыл бұрын
Jaamac Gallad muuqaalkii uu halkan soo fadhiistay ee uu inagu lahaa tplf uma socoto inay Ethiopia dhisto ee waxay usocotaa inay burburiso mallintaasaanba ogaaday inuu taageero buuxda uhayo tplf
@mahad4866
@mahad4866 3 жыл бұрын
waxad shegtay ma is leh. TPLF itoobiyo eey rabta iney dumiso oo dhahyay iyo wu tageraa isma laho
@studiowarsuggan196
@studiowarsuggan196 3 жыл бұрын
Benale
@saleebaanmaxamuud1171
@saleebaanmaxamuud1171 3 жыл бұрын
Migist hayl mayam is father of tigray
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 3 жыл бұрын
Cadaatay caawa jaamacow
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 3 жыл бұрын
Jaamac waa tplf caadiya hhh
@maxamedcabdi3355
@maxamedcabdi3355 3 жыл бұрын
Copalsha in laqabsaday all jazeera kadaawada
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 3 жыл бұрын
Gallad waa layaqaa naa waa nin soo halgamay
@cabdimaxamed2500
@cabdimaxamed2500 3 жыл бұрын
Guul ban urajeneyna labada dhinacbo tplf & dib uso celinta boqortayadi minilk ee abysinia
@FPT326
@FPT326 3 жыл бұрын
Jaamac Galad ma isdhiibay mise wali wuu is adkaynayaa
@mohamedcaydiid6868
@mohamedcaydiid6868 3 жыл бұрын
jamac been maah waa tblf
@cabdisalaancumar5812
@cabdisalaancumar5812 3 жыл бұрын
Jaamacaw faaloyinkaaga waanjeclaaye haddawaad inacsiisy milik iyo waxan maxaadnodabawaa wixiijira uunsheeg nagadaabeenta
@saciidsalaad569
@saciidsalaad569 3 жыл бұрын
Shaqo fiican baa kasocota Ethopia
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 жыл бұрын
Si gobonimo leh ayuu jaamac u hadlay maanta in badan ayaa ku tuhmay aniga laftaydu ee raali ahaw aar intaa iga gaadhsiiya
@abdulkadirgelle9369
@abdulkadirgelle9369 3 жыл бұрын
Naanaacda Jamac tigree ma rabno
@xiinfinin
@xiinfinin 3 жыл бұрын
Garta hoos inoogu dhiga goasn ahayne
@haliimohassan3898
@haliimohassan3898 3 жыл бұрын
Waryaa mawaxaad isuhaysataa tplf
@cabdiqanifarxaangaas794
@cabdiqanifarxaangaas794 3 жыл бұрын
Ala is bihin bihin ogaa jaamac galad
@mohamedroble5207
@mohamedroble5207 3 жыл бұрын
kkkk war jaamac galad waan ku salaamayaa. ninka aad ka sheekaysey ee kismaayi qabri. la oran jiray ma noolyahay aadbaan uga helaa wararka aad sii dayso reer soomaali galbeed waxay rabaan gakaa sheegaan
@calala1223
@calala1223 3 жыл бұрын
Jamacow laba kala saar aado tageersan tplf iyo inaad dadka u waranto ilay cadahay inaad tplf aad tageero u tahay
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Afkaaga in aad riyo hadalka ayaa ku wanaagsan jaamac geedo kama beerin sida kiina xanuusanaya ee walaalaysanaya itobiya ABII OROMO WALAALAYSANAYA EE GEEDAHA NABADA KA BEERAYEY ITOBIYA .jaamac wuxuu kasoo jeedaa kuwii tigree iyo axmaarba DAB in ay shitaan u diiday ee ay hilibka caydhiin cunaan ee soobaro taariikhda
@adanaxmed5511
@adanaxmed5511 3 жыл бұрын
Nlf ma ogaadeen kaliyaa baa mise waa la wadaagaa jaamac.
@ayaanlemuse7556
@ayaanlemuse7556 3 жыл бұрын
awalba wan ogaa nin ogaaden ah oo aan itoobiya u shaqeyn ogaaden ma ahan
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
Xabashina ma jecli
@fatumagele3572
@fatumagele3572 3 жыл бұрын
Hada mawaxaad leedihin onlf baanahy iska aamusa
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Desia iyo kombelja ayaa la sheegaya inay DAWLADA ETHOPIA qabsadeen
@abdulkadirgelle9369
@abdulkadirgelle9369 3 жыл бұрын
Rufiyaantaa sstv ma sheegayaam
@ibrahimmohamed3073
@ibrahimmohamed3073 3 жыл бұрын
Kkk Wani hadhaagii Candi Iley
@alwayslegend2177
@alwayslegend2177 3 жыл бұрын
War Nin kaan Jaamac Ah Halgankiisii Maaanta Ma Dhulkaa La Geliyey
@nurgacan6950
@nurgacan6950 3 жыл бұрын
Jamacow tigree waa la jabiyay waxaba tageeradoodu ha sii jeclaysan
@deeqamacalin1073
@deeqamacalin1073 3 жыл бұрын
Jamac waa nin karmed lakiin Farmaajo marku wax kasheego Ayan ama nabad iyo nolol nacaa wana salamayaa
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
I am from hawd and resver area as gaalo call it. This is my home land we will get our what ever it takes Somali is 40millon oromo is50 million we are majority
@westernsomaliliberationarm2661
@westernsomaliliberationarm2661 3 жыл бұрын
😂😂bro tell the state you from nothing call hawd and resver area that was 1954 name not mlw
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
@@westernsomaliliberationarm2661 simple iam from xashinn are faqash just fucvk off
@westernsomaliliberationarm2661
@westernsomaliliberationarm2661 3 жыл бұрын
@@abdulkadirismailismail9591 I’m from jarar 😂and xarshini is part of jarar state
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
Thanks sister I am not faqash
@westernsomaliliberationarm2661
@westernsomaliliberationarm2661 3 жыл бұрын
@@abdulkadirismailismail9591 yeah fashaq 😂😂still no state call hawd
@cabdiqanifarxaangaas794
@cabdiqanifarxaangaas794 3 жыл бұрын
Waar hani tigreega ah ayaa maga qabta waan ogahay oo wakhtigii cabdi maxamuud ayuu ku jiraa tigree jacayl ayaa haya jigjigana ma joogaan u malayn. Malaha Kenya 🇰🇪 ayuu joogaa fahmi waayay oo isaga ayaa iskhilaafaya.
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Riwayad ban sameyay macno ma samaynayse ragba dhigodi u huray o.naftodi kuwayay .
@ashahassan8878
@ashahassan8878 3 жыл бұрын
Wali tigree yaad kasamri ladahaday isaga kala hadlayaa marna waa laga raayay marna wax guul lagaaray majirto yuu leeyahay way cadahay waxa aad tahay kolayba qof umadiisa shar kula jiray yaad tahay tblf na aad baad u taageertaa waxaad ku qabtayba
@hamudmattaan769
@hamudmattaan769 3 жыл бұрын
Waar jaamac Sha eel saxaafada bara fadlan waraysigiisa naga daaya
@guuleedsamatar8616
@guuleedsamatar8616 3 жыл бұрын
Warkiinu wuu is burinaya oo dhinac ka rararan
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Mujaahid xuseen nuur run sheeg shaki kuma jiro in aw basaas onlf ku dhex jira ahaa ilaahay baa ku kashifay dayuus jaamac tigree
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
HACOOGIIYOOW AFKAAGA AAD KU CAYTAMAYSO SIDEED UGU SHEEGTAA WIILASHAN IYO ONLF WAY KAA MUUQATAA IN AAD TAHAY QOONKII KU WAJAQAY ONLF IYO WIILASHAN MAXAAD SE YEELI KARTAA
@JCM.2560
@JCM.2560 3 жыл бұрын
Jaajuus tigreey( nostalgia tigrey) kan wax laga qoro malaha wiilashii geesiyaasha ahaa dhiigooda qaliyaad ku badashay af qashuushle maxaad ALLAH la hor tagi wajiga nacada saaran shan km aad ka garin. Fadlan kan naga qariya .
@muniridris8862
@muniridris8862 3 жыл бұрын
Jamacow caawa maxaad ku hadli doontaa
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 3 жыл бұрын
War awoowgood lagubga maxey la cararayaa maxey u baxeen
@amiirsuldaan8963
@amiirsuldaan8963 3 жыл бұрын
jaamac galadow hadii aad dadka ukala qaybisay dhagaxbuur iyo qabri dahar waa maxay kala aragti duwananaanshaha aad ka hadlayso kala aragti duwanaansho iyo kala qaybin qabiilaysan shaqo iskuma laha oo umada waxaad dhex dhigtay kala fogaansho iyo kala dhimasho ee ilaahay hangagakiin qabto adiga iyo ina cagjar iyo wixii idilamid ah si dagdaga aamiin yaarabi
@ubahubah3949
@ubahubah3949 3 жыл бұрын
Muxu ka keena ninkan tigreega raacsan
@khaliilabdirizak1530
@khaliilabdirizak1530 3 жыл бұрын
Run sheeg WA ceeb sheeg jamac runta lagu nacay dadkuna runta ma jecla
@cabdirisaqsaleban8547
@cabdirisaqsaleban8547 3 жыл бұрын
Sida uu hada u bun buniyo tpl Aya cadaynaysa Inu la shaqayn jiray ninkasina war sax ah ayuu sheegay
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 жыл бұрын
Caawa Jaamac Gallad, muxuu ku hadli doonaa, in Jabhaddii TPLF la jebiyey ma aaminsan yahay, mase Tacsi buu caawa la yuuraraa ?? Illeyn Jaamac Gallad waa Tagray la hubo!!
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Kiinii ubaxa soo dhigayeyna maka war haysaa xeradaad ku carowdo ma haysaa
@siiseyjr6128
@siiseyjr6128 3 жыл бұрын
Jamac qeyliyow tplf jabtaye adiga xaaged adeysaa jajusyahow, mashaganayanee abii waa guleestay
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Adna ma hadli ha cooyahay orod oo amison iska dabar
@mahad4866
@mahad4866 3 жыл бұрын
TPLF woo ka necebyahay, lakiin waxay uu egtahay inad adiga jeceshahay axmaaro.
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 3 жыл бұрын
Guuli waa gelin dambe. Bal aan eegno meeha uu ku dambayn doono Mr Abiy Ahmed.
@mohamedabdille238
@mohamedabdille238 3 жыл бұрын
This jamac is not neutral. .....
@khadarfuad6387
@khadarfuad6387 3 жыл бұрын
Anuu horre ayaan u arkay in uu yahay Afhayeenka tplf, daba dhilif Tigrayga Jabhadda u basaasi jiray weeyi, Imisa mujaahid ood basaastay ayay Dileen Tplf, basaas TPLF jaamac
@cabdullaahiaxmedaadan3291
@cabdullaahiaxmedaadan3291 3 жыл бұрын
Inay u dhammaato Tigray waa arrin u wanaagsan ummadda Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Soomaali Galbeed marka reer Soomaali Galbeed baa waxa iiga muuqda inay ku kala aragti duwan yihiin arrinta Tigray iyo Xabashi taasoo aan micno u yeelayn Soomaali guud ahaan gaar ahaan Soomaali Galbeed oo ka wakiil ah 5ta Soomaali sidaa daraadeed waxaan ka codsan lahaa inay qaddiyadda Soomaali Galbeed meel inay kusoo ururiyaan ay wacan tahay filayona inay mar uun taa ay dhici doonto idam ilaahay'e
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 3 жыл бұрын
Koley abey axmed nooma dhaamo tplf dhan walba wayna necebyihin anaga waxaan rabnaa inay jabaan tigree hadana so jabaan itobiyada kale o ay isku daalan allow madaxa isu gali
@abdihassan4570
@abdihassan4570 3 жыл бұрын
Kkkkkk Kkkkkk jaamac nin dhadhaw maha
@MohamedOmar-of2cy
@MohamedOmar-of2cy 3 жыл бұрын
Kombolcha&Desie in la isla dhaafay oo tplf laga saaray ka dhaadhici nuurow bal sxbkaa jaamac jikaar(jamac tplf)
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
IN aad caran tahay sidaad u taagantahay ayaa laga arkaa
@hassankhaliif83
@hassankhaliif83 3 жыл бұрын
Wajiga jamac cawa moral xuman ka arka isaga iyo tplf ba way Isla jabeen
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Xeradaada orod oo amison iska dabar intaad aflagaadoonayso
@hindadheeman884
@hindadheeman884 3 жыл бұрын
Jaamacow farsamo adeegsada ee na tusa maabka magaalooyinka oo dagaalka ka social si aan u fahamno fadlan
@mohamedanod8412
@mohamedanod8412 3 жыл бұрын
OO KZbin KAAN ADAA ISKA LEH
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
KUWIINA AFQADHMUUNKA LASOO FADHIYOOW JAAMAC CAAYAYAA WAXBA KAMA QAADAYSAAN .WAXAA IDIN FIICAN IN AAD KAAD MADAX WAYNAGA KADHIGATEEN EEGEEEDAHA NABADA KA BEERAYEY ITOBIYA EE HOOSTA KAGA ABII OROMO UTAGA
@mahameddouksieh9072
@mahameddouksieh9072 3 жыл бұрын
Kuwan wax ladhgaysto uma qalmaan. They are insulting our intelligence.
@muhyadinfahiye6238
@muhyadinfahiye6238 3 жыл бұрын
Jamawa waxkale
@saciidsalaad569
@saciidsalaad569 3 жыл бұрын
Masuulka jaamac galad eedeeyey waa beenaale jaamac wuxuu waligi kukacsanaa tplf wuxuuna wariye kahaaa tvka ilays tv ninka masuulkaa waagaas xageebuu joogey
@guuleedsamatar8616
@guuleedsamatar8616 3 жыл бұрын
Warkiinu ima cajabin waa wax is burinaya oo dhinac ka raran
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 3 жыл бұрын
Asbiyow dadaashaya dirirta sii xooji Tikreeyow is daafaca rag waa dagaalamae . Waa erayadii Farxaan kare Wadaninimaa ku dhamaatay.
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
Jamac Galad waaba ku heestaa waa aqli loow. Aqli gaaga hadow bato macruufkaaga yaraado af talyaani giisa iga qosliyey😅!. Jamacoow aan talyaniga xoogaa ku baro.
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Waagii inan gumeed iidoor somalidiid adoon guri gudihiis iyo dibada guriga ingiriiska ka shaqeeye ina bucurbacayr subsomali iimaan liitaha buurmadow halna garan waayey Waagii macnaha boqor uu buurmadow dhuuso ku afuufay Waagii buurmadow dhagtiis boqor ay maqashay laakiin uusan barna kaba garanin Waagii buurmadow garaadlaawe uu noqday sabisuuq aan wax garan oo uuna waayey tol wuxuunba u sheega Waagii buurmadow anshax xumo iyo ciyaal darbidarbinimo darteed uu isyiri isintooyada ummadda somaliyeed maad saxaro uguba dhaashto si muunada iyo maamuuska iyo cisada iyo karaamada boqornimo aad bowdba uga tuurto oo sidaadoo kale baaraale u ahaato ayuu door biday caaqaan duudku madoobaday qalbigiisuna iska duguloobay Waagii buurmadow waxaan doqoni fali karin uu sidii dammeer u ciyey oo magaca iidoor isagoo wata ummadda somaliyeed siqiir iyo kabiir dacoqurun la hor istaagay oo iidoor siqiir iyo kabiir il iyo dhagba dhuunta kor u qaaday laakiin buurmadow sumcad xumihiisa iyo magac xumihiisa uu magacooda iyo sumcadooda iidoorta wixii xuma ah ee uu gaarsiin karo aan duqaan wax xun garadka ah dani kaba galinin oo xaare muuse biixi cabdi iyo qowlaysatada snm iyo garacyada iidoortu marqaan buurmadoobow wacane qosol iskula walaahoobay oo caruurtiina qabxadii snm ee sahra halgan ay wadatay oo habaar iyo cay aysan waxba u kala reebin ummadda somaliyeed ooy wada dheheen taasu waa mudnaantooda ooy social mediya caacda iidoortu wada yeertay oo al shabaab iyo ugus iyo daacishkii ay somaliya u soo direen duq buurmadow cantatab runtii calwasaad cayga la dariirshay oo somaliyeey iidoortu garasho xumaa miyeysan lahayn mid caymin kara oo ceebaha kaba dhowra oo afka qaban kara kuwaas marqaan maanka kaba qaado oo macno daro iska macaacleeya Waagii marsada soomaliyeed laga waayey buurmadow meel cidu boqornimo caleemaha ugu saartay hiraab iyo daarood sabisuuqaan buufis halakeeyey Waagii laga waayey darajada buurmadow sheegtay meelay uga taal ugaastooyada direed inan gumeedkaan iidoor ee somalidiidka ah ee boqornimada beenta ah beenlowgaan la anfariiraaya Waagii sabisuuq buurmadow ay la noqotay inuu suldaantooyadii reer samaale aafo soo galiyo taasoo isaga kuba ekaan doonta War salaadtooyadii reer shiikh isaxaaq ee ahayd xubintii laga siiyey suldaantooyadii reer samaale buumadowgaan doortay inuu fasakho shaalkii muunada iyo magaca ugaastooyada reer samaale laga siiyey meel madala ooy madaxduubta isimada somaliyeed wada joogtay iyo tan direedba. War reer shiikh isaxaaqow maxaad uga aamusteen buurmadowgaan bi'iyey salaadtooyadiinii la idin ka siiyey ugaastooyadii samaale ood u ogolaateen in eey buurmadow magaciin bi'iyo mise buuryo goos buurmadow ayaa afrika sixir idiin ka soo maleegay oo idin la yimid oo idin ku wada daaduunshay oo la idin ka waayey rag iyo dumarba mid waabiya midkaan saqjaajadu dhuustay oo somalidu amarkaag iyo yaab afka labo taako ka kala gaysay Yaahuu yaahuu yaahuu buurmadow sabisuuqow f
@mohamedcaydiid6868
@mohamedcaydiid6868 3 жыл бұрын
waar hawaraysanina ninkaa
@mohamedahmedabdi1622
@mohamedahmedabdi1622 3 жыл бұрын
Glad wariye tplf waayee
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Adiguna maxaad tahay kuwii GEEDAHA NABADA KA BEERAYEY ITOBIYA
@cabdimaxamed2500
@cabdimaxamed2500 3 жыл бұрын
Guul ban urajeyneyna tplf iyo dagalk minilk waar ee so celinta boqortoyadi axmarada
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Cagjar oo Bahdiley Groupkiisii ONLF ee xaflada uu Sayidka ugu qabtey
14:44
Dal ba'ow yaa ku leh? Abdireahman Rasaas
58:30
SSTV
Рет қаралды 440
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН