DEG DEG Gabar Ganacsato ah oo Hargeysa Qabiil Dartiis laagu dhibaateeyay

  Рет қаралды 27,839

Banaadir Channel

Banaadir Channel

2 жыл бұрын

DEG DEG Gabar Ganacsato ah oo Hargeysa Qabiil Dartiis laagu dhibaateeyay

Пікірлер: 84
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ..
@ukhtideka7203
@ukhtideka7203 2 жыл бұрын
Ameen
@xkhaalid798
@xkhaalid798 2 жыл бұрын
Ninkaa inanta halaga qabto waayo soomaaliland cidi ma kala laha ma ogolin in qabiilka lagu shaqaysto qofkii waxtaraaya e bulshada shaqo u abuura ayaaan isku qabiil nahay jumeera for ever
@abdirahmanibrahim4107
@abdirahmanibrahim4107 2 жыл бұрын
Asc. Allaha. Ha. Ku. Xafadiy. Gabara. Fiican. Baatah. Isaka. Diid. Jabiilaka
@diabetesbitch9267
@diabetesbitch9267 2 жыл бұрын
Ninkaasi maaha Waa iskujire
@abdinurmahamed2948
@abdinurmahamed2948 2 жыл бұрын
Ilaheey haka badbaadiyo abaayo inshallah
@isiri.2835
@isiri.2835 Жыл бұрын
Subxaano laah waxaas ka guur
@diabetesbitch9267
@diabetesbitch9267 2 жыл бұрын
Subxaanalah Allow ninkaa iyo Kuwa Ka danbeeya Ka qabo
@geelleguure8808
@geelleguure8808 2 жыл бұрын
Waa ceeb wayn iyo foolxumo. Reer Hargeysa waa dad ilbaxa, laakiin meel walba nacas lagama waayo. Doqonkaasi gabadhan Soomaaliyeed dhibaya reer Hargeysa gacan bir ah ayey u qaban doonaan haddii Alle Idmo.
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 2 жыл бұрын
Subxaanallah waar dadka ilahay uga baqa
@musetafexdahir2032
@musetafexdahir2032 2 жыл бұрын
Waa nin dawlada taageero ka haysta waayo haddii aanay taasi jirin markay kaka dacwootayba waa looga jihayn lahaa markaa waa gardarro garab og
@Elpinko1
@Elpinko1 2 жыл бұрын
Muuse biixi ayaa ka danbeya oo soo direy ninka tuuga
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Kkkk munaafaq iyada yaad u taqaanaa Muuse inaabtidii weeye raali noqo waryaa ninkiina wuu xidhayba qudhaanjoy Ku quuso.
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
@@haweeyafanax9093 oo wa ayo ayadu
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 2 жыл бұрын
Kaasi maaha nin rag ah uuf🤨
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Hayska Xidho Sababtoo ah Waa meel lagu heeso Mana fiina rag iyo dumar ayaa isugu yimaada iska kuuma ficna aaqiradaada Wax kale kubadalo anigu saasaan ku odhan lahaa ilaahay dartii Subxaanallah Alle hasahlo
@xkhaalid798
@xkhaalid798 2 жыл бұрын
Cidkula hadli kartaa majirto siisoco jumeera
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 2 жыл бұрын
MAR HADYNU HALKAAS MARAYNO OO HAL RUUX UU WAXAAS U SAMAYNAYO OO AAN CIDIQABANAYN WAYNU BURBURAYNAA
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 2 жыл бұрын
HALKUU HUTEELKU HARGAYSA UU KAGA YAAL
@cabirmaxmed366
@cabirmaxmed366 2 жыл бұрын
Gabadhan waa warsangali way
@hodanyusuf6240
@hodanyusuf6240 2 жыл бұрын
Waa isaaq
@xkhaalid798
@xkhaalid798 2 жыл бұрын
Sifiican ayad u hadashay soo dhawoow
@bushaarocismaan2252
@bushaarocismaan2252 2 жыл бұрын
Hablaha hala ilaaliyo waa maati ninka daba socda waxan leyahay war xisho nin ayad tahay iyaduna waa qof dumara ilahay ka baq
@dunyaali7412
@dunyaali7412 2 жыл бұрын
Ninkan waxaa kaa qaban karaa qabiilka ku dacwee
@xkhaalid798
@xkhaalid798 2 жыл бұрын
Laamaha amniga waxan ka codsanayna in wax laga qabto
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Liintuu cabayaa wll madaxwaynaha ayay gaadhay arintu inantana waa famli shaqo ka qabtay ninkii.
@abdilahihassanali9320
@abdilahihassanali9320 2 жыл бұрын
Wadan ka waxa ka jira dawlada waxa idiin dhaxaysa dawlada hadii aanay dawladu xaqa ka baydhin iyadaa xaq u leh inay xaliso waxaanu faraynaa dawlada inay arintaa waxa ka qabato
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
O kaalay isaaqu naagaha ay qabaan xataa ma ganacsan karaan miyaa
@abdikanimohamed8713
@abdikanimohamed8713 2 жыл бұрын
1982 waxaan daganaaa waa runteed 40 sana wax iska malaha waa dad badawah
@toknownow
@toknownow 2 жыл бұрын
Business noocee ah weeye waan maqlay sound proof😎
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 жыл бұрын
Live music
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 2 жыл бұрын
Supxanalhaa
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 2 жыл бұрын
Waxaasaa lagu leeyahay waxay rabaan la aqoonsado, Qabyaalad Qaawan. Waar dawlad ma noqon kareysaane Geela iska raaca, qaad cunayaalyahow
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 жыл бұрын
Waanala baray qabiilka stubidyahaw
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 2 жыл бұрын
@@khadralulmohamed5254 hadaa ma Anigaa idin baray!
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Meelkastoo way dhacdaye isdaji walak
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Dumarka Masaakinta ah ee aa kufsaneysan ka waran kuwaas ba in ad ka hadasho kaga bahan gabadha madhibaanka ah 7 da naagod iskugu tageen gabar yar oo ay dhashayna ey ka kufsadeen Dulmigaas idiima muuqdo miyaa inta hargeyso u talaabeysiin reer kufsiland
@lail111
@lail111 2 жыл бұрын
Yo
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
Inatu waa qofshaqaysanaysa lkn baad miyaalaga maacuudinaaya mafiyo qabiiliyaa waxxanuuunsanaya
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
waa mel aan sharcih ka jirin waxaa ku cad in qabil meshah ka taliyoh waan ka xumah in gabadhan somaliyed sidah lo boboh sorry wl waa makhayad museh bixi ku gadinayoh
@xasancarabclaahi345
@xasancarabclaahi345 2 жыл бұрын
Nio Dadkii soomalia ka soo jeeday muuse horu markiisa ayay ka xunyiin tana waxa aan u arka in lakala dilayo dadka dega somali land iyo somalia
@sahalknowledge5410
@sahalknowledge5410 2 жыл бұрын
Walaayalaal IDOOR dad maha.
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 2 жыл бұрын
WADANKU WUXUU U BAAHAN YAHAY IN LA NADIIFIYO WAAYO DHAQAN XUMADII AFWAYNE AYAA WELI SOCOTA KOLAY NIN KAN DOQONKA MUUSE BIIXI AYUU KA SOO JEEDAA WAAYO IYAGAA MAANTA KOR U KAAJAY
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 жыл бұрын
Sahal knowledge ciyaala suuq baad tahay noo daa qabiilka yahay
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Nooodaaa abtiyaladsy waryaa
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 жыл бұрын
@@amiinyaasiin5711 noolow lkn meel qalad ayaad ku soo tuurtay
@mhmenico6256
@mhmenico6256 2 жыл бұрын
Close your hotel an open another business is better for you an god bless you
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
bisinka waa dulmi cade
@hodanyusuf6240
@hodanyusuf6240 2 жыл бұрын
Scw war gabadhu waa Isaac Inaderkeed ba dukankisi ka soo saray fusuuq iyo Qurba jog ayaa mesheda yimada.
@rashkaomar5631
@rashkaomar5631 2 жыл бұрын
Maxa meeshA lagu sameeya abaayo
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 жыл бұрын
Oo sowtey reer bin Isaac dhihi jiraan ilbax baanu nahay blah blah. Soomalind ku sheegana waa la wada leeyahay. Gabadhan cod-karka , quruxda badan ee maalqabeenka ah ma waxaa lagu heystaa maxaad Dhuloos u tahay??? . Jumeirah Cafe is in mall, not in some neighborhood. Hadii wiilashiina iyo gabdhihiina ay isku balansadaan Cafe-ka maxaa laga rabaa gabadhaan reer Las Anod ee business-ka idiin keentay gun yahay qabyaaladu dilootey?.
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Gar loo wada islaame, ha gafine naa jooy joog isaaq Afkaga huurada leh kala bax marka hore Marka xigtana gabadhu Siday sheegtay hal shaqsi Ayey ka cabanaysa qof xuni meel walba wuu jooga waajibkisana waa La marinayaa ee reerka aad burushka xaarka leh mar marineyso kadaa
@sabcadiiriye5984
@sabcadiiriye5984 2 жыл бұрын
Banaadir chanal waad bugtaa lkn midh nagaga qaadi maysid naceybka SOMALILAND aad isleedahay waxbad ku yeelaysa wlhi irbad caaradeed inaanad ka tarayn
@caamir7996
@caamir7996 2 жыл бұрын
Hotelka Jumeera waa meel Allaah lagu caasinayo, waxa ku kulma dadka xumaanta jecel. Haddii Ilaahay la caasinayo ma qabiil baa la soo dhigayaa. Naa ilaahay dadka hakaa qabto.
@saleebaancali5436
@saleebaancali5436 2 жыл бұрын
Dalka dowlad ayaa ka jirta haday xuman samaynayso dawlada ayaa ka masuulee maxaa saxib qabiilka ugu beegsanaysaan miskiinada haday qabiil noqoto sow iyaduba qabiil Malaha oo u hiilin maayaan
@saleebaancali5436
@saleebaancali5436 2 жыл бұрын
Gabadhu waa qabiilkee miyaanay iyadu tol lahayn naa uyeedho tolkaa oo wax iska celi
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 2 жыл бұрын
CAAMIR USKAGBAAD TAHAY EE GABADHA HUDHEELKA HA KA AFLAGAADAYN
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 жыл бұрын
Heego cadhooley sahra haqley ( halgan) u xadray 🤨🤨🤨🤨❌❎ doofaaro ismahadis 🤫🤫
@musetafexdahir2032
@musetafexdahir2032 2 жыл бұрын
Waar tolow raggan gabadha laga kari laayay waa qabiilkee ? Kol haddii aanay laamaha amnigu ogyihiin ninkaasi inuu falkaas ku jiro oo ay waxba ka qaban laayiin waa haybta MW muuse biixi hab dhaqankaasina waa koodii. Haddii ilaahay lagu caasiyo goobta shaqo ee gabadha ummadda oo dhan baa arki lahayd ama culimada diinta lkn ma'aha arrin qabiil khusaysa waa kibir waxaas oo kale ummadda alle idinka ka saarye khajila
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 2 жыл бұрын
Waanacas muuse shaniyo kalaa inanta halaga qabto waxmatarahan qabiilaystahaa
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI HARGEYSA OO CAASIMADDII SOOMAALILAND AH AYAA ARINKA INANTAN KU WADA CEEBEYSAN. WAASE YAAB IYO YAABKA YAABKIIYE MAXAA XAMAR LOOGU FAANAYAA MAR HADII QOF MEHERAD KU HAYSTA CAASIMADDII DALKA UU KA CABAYO AMAANKII NAFTIISA IYO TII MAALKIISABA.
@dunyaali7412
@dunyaali7412 2 жыл бұрын
Qabiilkeda iyo ninka qabiil kisa maad noo sheeg toos maxaad u qatisay
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a4XTmp2VrJxle7M waakaa 😁😁😁📢📢📢
@TheLegnd1
@TheLegnd1 2 жыл бұрын
isaga soo carar amaankaada dartii dadku waa ya isku jiraan wadan cadaalad ma jjoogtid ilaahay albaab wanaagsan ha kuu furo walaal jaahilnimada u geyn karto inuu dhib kuu geysto
@wardiaabiabi6760
@wardiaabiabi6760 2 жыл бұрын
Iidoor dowlad ma noqon karo. Waa qabiil qabiila dowlad ma noqon karo ee dowladnimada barta oo dadka aad raafeysaan iyo dadka inka ganacsado daaya ee soomaalida ah. Aduunka cidii maalhashi sameryneyso waa la soo dhaeeeyaaye joojiya waxaad ka wadaan hrhs iyo laas caanood badow ayaad tahiin. Aduunka oo dhan ayuu iidoorka joogaa ee idinkana waa la in soo yarxiili ee nabsi ha galabsanina.
@BP-si2ww
@BP-si2ww 2 жыл бұрын
Idiinkaa 10 qabilee wax noqda wllayaal !!!
@jirfe
@jirfe 2 жыл бұрын
Kaama baryayo saaxiib dawlada fadhiidka ah ee aan Villa somalia dhaafsiinaayn ka sheekee
@Ha_samaato
@Ha_samaato 2 жыл бұрын
Naa Dhibka umada ka daa habaar kugu dhacye
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 жыл бұрын
Heego cadhooley habaarkaagu kugu noqoy insha allaah 🤣🤣🤣❌❎📢📢
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
habartani WAA dhulbahante SSC OO LAGA tarxiilayo HERGEYSA
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 жыл бұрын
adiga ila qaldan dadkas ada gurigoda tagay
Sheekadda wiil dhalinyaro ah oo qorshe u keenay Kijinada Guryaha.
9:03
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 82 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Suuqa Tiyaatarka ee Hargeysa.
8:19
Galaydh Media
Рет қаралды 18 М.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 07/07/2024 par Fathia Moussa Boukao
51:31
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 32 М.
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 82 МЛН