DEG DEG Imaradka oo Masar & Itobiya Wada hadal u furaya, Kala jabka UPD, Masar oo Mucaaradka La

  Рет қаралды 3,875

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 6 сағат бұрын
Cadowga oromada waxaan ka xun ka imaaraadka ilaahayow naga qabto aamiin
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 8 сағат бұрын
Imarad lama Aamino waa tuugo waana waxa dhinka ku haaya somaliya yaa igu raacsan
@muhudinibrahim9587
@muhudinibrahim9587 Сағат бұрын
Mashaa Allah Waxaan aad u jeclaystay sidaad u dhig dhigtay sida larabo in uu noqdo mustaqbalka siyaadada dalka. “ waan in la gu qiimayo waxdarka dalka xiriirka lala yeelanayo ee in uu na noqon saxiibtinimada Shaqsiga madaxwaynaha noqonayo” Taa waa fikrada wanaagsan
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 7 сағат бұрын
madaxweyne intaad imaaraadka caashaq santahay kuma aamini karno ee kala dooro soomaaliya ama imaaraadka waayo somaliya iyo imaaraadka iskuma wadi kartid biyo hoostooda ayay iska arkeen marka adlee Lee waaye madaxweyne.
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 7 сағат бұрын
Hadayba run tahay waa udhamaatay Masar haduu Salaamo
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 6 сағат бұрын
Emirates marwalba waxay rabtaa inay dhabarka kajabiso Somalia
@CabdulahiAxmad-k4g
@CabdulahiAxmad-k4g 8 сағат бұрын
Ok
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 5 сағат бұрын
Imaaraati waa in wadanka soomaaliya laga ceyriyo
@malaboa591
@malaboa591 6 сағат бұрын
Farmaajo diinlaawe wuxuu ahaa qaa’inul wadan oo cadowga Ethiopia, hada la diidan yahay oo uu hore u siiyay afar dekadood ayuu soo celinaa dhiigyacabkaas aan argagixisada Qawaariijta waxba dhaamin ee ilaah umada kuma soo celsho inshaa Allaah
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 5 сағат бұрын
Dowlada soomaali waa in ay ka ceyrisaa imaaraati oo dalkeena cadowga ku ah
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 5 сағат бұрын
Suldaan ma ogtahay in xasan uusan wax ka diidi karin imaraadka haddii uu wax ka diido xukunkabayey ka tuurayaan imaaraadka waxaa uu dalka ku haystaa xaaraan
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 5 сағат бұрын
War haday walaal noqdaan maxay naga qadi karaan
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 7 сағат бұрын
Hadi u yimado madaxweeyne racsan Emeradka, Maxaa dhiciigara Somalia sida Md Hassan oo kale?
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 5 сағат бұрын
Emaarad cudur Soomaaliyeed ayaa ku dhacay laakin wale kuma ogolano wadankena, xabashi waa isaga filanahay wax shaki ah kama qabno, masar hadii uu dantisa ka dhac arko abii, asagana wax wanag ah nagama helayan waligis ha usu keno wadankena waa noga baxayan xabashi
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 6 сағат бұрын
Inta Somali is neceb tahay 🇸🇴 waa u dayacan tahay cadowga oromada cid Kaa celinayaso ma jirto ee haa loo diyaar garoobo difaaca badena.
@Suheila22
@Suheila22 5 сағат бұрын
Adeer sida aad oga faloneydo maaha ee soo baro saxaafada biyo xireenkaba ma aha mid waqtigii la doono la xiro Ethiopia balayiin oga baxday si howl yar o joojiyaan tasna waa ka fogtahay caqliga adeer waxaa kuu fiican in aad alifto heesha oo aad isaga baxdo saxaafada.
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 5 сағат бұрын
Emaarad waa tuug weyn in la amino iska daye in lala hadlo ma istaahilo
Ethiopia - Esat Amharic Night News 26 October 2024
27:47
ESATtv Ethiopia
Рет қаралды 1,2 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 14 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 19 МЛН
DEG DEG DILAA HASHIM OO DHOOBLEY LAGASOO QABTAY HADA & QABIILKISA SAXDA AH
10:51
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 25 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 14 МЛН