DEG DEG Turkiga oo dhiiga ku kiciyay Imaradka & Sacuudiga, Ciidamo Turki ah oo hobyo la war

  Рет қаралды 5,267

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@FaaisaMahuraan
@FaaisaMahuraan 2 сағат бұрын
Qadar Kamasoo Hor Jeedo in Batrool laga Qodo Somaliya Ee Emaraadka iyo Sucuudiga Ayaa Diidan in Batrool lagasoo Saaro Somaliya❤
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Сағат бұрын
Waa guul aan ku rajo weynahey, int ugu badan somalida ah,🎉 guul weyn🎉,
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Сағат бұрын
(Turki guul viva ),immarats ha dhaco .(Turkiya guul,) immaratka iyo sacudi ha dhaco..
@FaaisaMahuraan
@FaaisaMahuraan 2 сағат бұрын
Bada Dhexdeeda Somalida Emaraadka iyo Sucuudigu Usoo Diraan Ceelasha Batroolka inay Wax Yeeleeyaan Way Ku Dhimanayaan Runtii ❤
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Сағат бұрын
Hassan dhiiqo waa tuug Somali la haray😂
@maxamedcabdi5459
@maxamedcabdi5459 2 сағат бұрын
M.a Sida Khayrkale Raxmanoow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@silverloola726
@silverloola726 2 сағат бұрын
Waa in Xasan Bahane la eryaa 2026, si uu udhicin Batrooka siduu udhacay dhulka maguurtada ah.
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 2 сағат бұрын
Hoyada ayaa tugad ah
@simeh4522
@simeh4522 2 сағат бұрын
Turki hanoolaadaan Imaraadka Danbas la afuufay.
@silverloola726
@silverloola726 2 сағат бұрын
Dalka waa fiicanyahay, kheeyraadna waa leeyahay laakiin adaga Xasan Ayax baanu ku raben. Xasan waa ninka ka dhigey Bashiir goobe Wasaarada Haweenka.
@habdihassan4960
@habdihassan4960 32 минут бұрын
Mashallah
@silverloola726
@silverloola726 2 сағат бұрын
Xasan tuug afkiisa macaanaa, ficilkiisana xumaa
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 Сағат бұрын
Hoyada ayaa tugad ah eykudhalay was
@guledgled8695
@guledgled8695 Сағат бұрын
حكام العرب غضبانين من اتفاقية الصومال مع تركيا بشأن تنقيب البترول في الصومال نقول موتو بغيظكم وأعني الامارات والسعودية
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 43 секунд бұрын
Walahi waan ku farxay carab inoo wadnaha jaro masha allah weyno didaan yihin ina sida iyaga unool yihin ina unolano beetka caarka idin goosay waa cadaw carabta dhamaantoda ilahey ahnaga qabto
@mohamedarton3204
@mohamedarton3204 2 сағат бұрын
Kan been badanaa
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ Сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫂🫂🇹🇷💪💪💪🇹🇷🇹🇷💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@LuulLuulmohamed
@LuulLuulmohamed Сағат бұрын
Ninkaan waaba kashakiyey iskudir somali ayuu meesha lasootaagan yahey waligey ma arag asagoo war fiican sheegaya
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 50 минут бұрын
Gargaarkaas turkey keenay Hal quf oo reerkaada ah ayaa Qaatay ee ka soo cili.waana 30 jir 30 malyan haysto markaasaa lagu ogaanaa inaad mw dacad ah tahay. Somali iyo turkeyba waa og yihiin deeqdaas turkey inuu hal nin oo abgaal ah inoow qaatay ee abgaaloow xoolahaas ii ska soociliya,30ka malyan asigaa afkiisa ku sheegay cadeen iyo marqaati uma baahno.
@shibis100
@shibis100 Сағат бұрын
Imaaraad iyo Sacuudi ma iyagaa nala leh wadankayaga maxay diidi karaan maxayse yeeli karaan waxa kaliya ay yaqanan wa in la laaaluusho Siyaasiyiinta cada qaatayaasha ah taana waqtigeedii waa dhamaaday waxay hilmaameyn sanadka inuu yahay 2024 shacabkana Soomaaliyeedna ay ogyihiin wax walba.
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 36 минут бұрын
Wow wow woow ninkan xasan sheekh wuxuu cushionin ku sameeynayo dagaalkii sokooye ee 2aad waan ognahay in uu puntland ula danleeyahay asaga iyo general kiis KOFFI ee uu shqaaleeyay si uu puntland u burburiyo halkee buy xakumaya haduu dagaal ku dhawaaqo wuxuu xureen karaa meesha qabiilkiisa degan yahay.
@a.j2428
@a.j2428 19 минут бұрын
XASANOOW INDHA SARCAADKA ISKA DHAAF, SOMALIDII OO QABIIL QABIIL ISUGU WADA DHEGAN, DAWLADII OON HESHIIS LAGU AHAYN, ADOO DOORASHADII DIIDAN, DASTUURKII BEDESHAY, RABTID INAAD BOQOR NOQOTID, SHARCI AAN CID OG WAXA UU HESHIISKAASI KU SAABSANYAHAY LAGARANAYN OO UMADA LAGA QARINAAYO. WAXAAN MAQALAY 90% FAA'IIDADA WAXA LEH TURKY 1O% XASAN IYO SHIRKAD FAMILKIISA LEEYAHAY. 60 SANO, KAHORNA AAN DADKA SOMALIYEED WAX FAA'IIDA AH UGU JIRIN. XASANOOW DADKA SOMALIYEED USHEEG KHAYRAADKAAN SIDA LOO QAYBSANAAYO. AFMIISHAAR HADAL LEE SHUBAAYA.
@fadumaqalimow2146
@fadumaqalimow2146 49 минут бұрын
Ka kici
@OceanRehab
@OceanRehab 2 сағат бұрын
Waxay u eg tahay in qaraxyada soo badan doonaan, Mar haddii carabtii khaleejka axmaarka iyo Ingriiska isku so u xanaagsan yihiin
@RoblehEgueh-u1w
@RoblehEgueh-u1w 2 сағат бұрын
😂😂😂
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow Сағат бұрын
Tuug beenlow ah xasan sh warkiisa waa maqlaynay ee xageed kakeentay khaa imulwadan ayaa tahay
@abdifatahmohamed1828
@abdifatahmohamed1828 Сағат бұрын
Wax laisku delaya waa samaynta Faqriga lehyahay, mar hadi lahelo shedal , masharicda hormarinta aya bilawanaysa , shaqa abuur iyo misharad jogta aah oo shaqalaha somalid , Baheeda aya yaranaysa, dhibta way yaranaysa.
Jeffrey Sachs | Full Q&A | Oxford Union
52:55
OxfordUnion
Рет қаралды 212 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 15 МЛН
English Grammar Test ✍️ If you pass test, your English is amazing!
11:31
English lessons and quiz with teacher Bannet
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
Can you solve this Cambridge Entrance Exam Question?
24:48
Higher Mathematics
Рет қаралды 567 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН