DEG DEG Itobiya oo badashay Luqaddii Aqoonsiga & Abiye oo Baarlamanka Hor-geynaya Qadiyada Somalilnd

  Рет қаралды 29,903

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 39
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
QADAADWAYN, SOMALILAN WAA KU WAASHEEN!!!!!!.XAARKII BAA IDINKA DA,AYA!!!!!.DANIHIINA QABSADA!!!!!.
@cumarbaaruud101
@cumarbaaruud101 3 ай бұрын
Bakhtibaa tee
@cumarbaaruud101
@cumarbaaruud101 3 ай бұрын
Dadka sifiican wax ugu sheeg
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 ай бұрын
Ma Fahmin waxa ay Soomaaliya Kala hadleyso Ethiopia. Haddii ay sidaas dhacdo Soow ma ahan intii ay Ethiopia dooneysey . Waan maqleyney Wixii uu Ku hadlaayey Xasan Sheikh, Ethiopia Badda Soomaaliya iney soo gaarto waan u ogol yahay!
@sayid5352
@sayid5352 3 ай бұрын
bal is qabadsi ethiopia oo luqadi aqonsiga badashay iyo abiyo baa ila hada ku adkesanayo lagu qancin layahay inu ka baqsado aqonsiga somaliland 😂
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 3 ай бұрын
Warye etopeyan ah o wadankisa wax ka shegayo ma jiro illahay umada ha ka qabto
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
ADIGU ETHIOPIA SI TOOS AH UGU SHAQEE
@AbokorShide
@AbokorShide 3 ай бұрын
Waar. Iska. Aamu. Caruur.tiii. ceeljaale. Kudhatay. Us
@AbokorShide
@AbokorShide 3 ай бұрын
Maaha. Inkani. In. Kasoojeeda. Haduuyay. Waa. Dadkii marka. Dalka. La aqoonsado. Lagu. Xukumayo. Dil
@KassimAre
@KassimAre 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Your are funny ader wadankina hagajista rer konfuur tuug ayeey ubadanyihiin. Somalila wey baba Asa son
@AbokorShide
@AbokorShide 3 ай бұрын
Waa. Dadkii. Kudhay. Ceeljaale. Lasso. Uruyay
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 3 ай бұрын
Haddii dhacdo in Ethiopia aqoonsato Somaliland, Somalia waxaa u furan inay ku mudacdo dhulka ay ka haystan Somalia, ee ingeeriisku siiyey Ethiopia. Somaliya waa inay codsi u dirto Qaraamada midoobay dacwadaas si ay dib -ula midoobilahayn Somalia.
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 3 ай бұрын
Fake warqad ahi Waa been asn waxba Ka jirin Een thewintarka Madaxtooyada ethiopia Abiba ka hadley Cadhadaada u dhimo
@Sarta100
@Sarta100 3 ай бұрын
Magac maleh muuse handaraab beesha usaaq waxa uu ka dhigay kilinka 6aad ee itoobiya beesha isaaq ee gobta ah waa inay iska tuuraan muuse orromo iyo cawaantiisa waxnagaradka ah ee isaaq baabiiyey gumeeyay...
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
KILIL KA LIXAAD AYAA SOMALI IYO XUMAANTEEDA NOO DHAAMA!!!!!!.
@SAYNABMaxamed-s2j
@SAYNABMaxamed-s2j 3 ай бұрын
Muuse waa madaxwaynahayaga waanu jeceknahay adi bax 😂😂😂😂😂
@AminaHussein-m6z
@AminaHussein-m6z 3 ай бұрын
Sida shacabka Kenka yelen Maxa udiday inay shacabka soomaalidu ugadhidhiyaan Marka hortoda xumatokasta laguhorsamay nayo iyado lagaray inmaytidoda lagu horfago. Ama barlaman kushega ugu dadanwayen iyaga kufican ilagugaraco wax matarayasha.
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i 3 ай бұрын
Alah rer Somalian cadow badanaa bal kan been tii sa eeg kormu ogaaday Ethiopia waxay tiri wali shirkiibaba laku jiraaye subxanala 😮😮😮
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 3 ай бұрын
Baarlamaanka Ethiopia miyaa aqoonsi bixisa, dadkan ma caruura
@AbukarmursalmohamedAbukarmursa
@AbukarmursalmohamedAbukarmursa 3 ай бұрын
Mw xasan isnaha geeyo barlamaanka Somalia in tiger iyo axmarada la aqonsado
@عبدالقادرعبدي-ط4ل
@عبدالقادرعبدي-ط4ل 3 ай бұрын
Itoobiya awoowyaasheen iyagoon hub haysan falaar iyo waran ayeey ku dagaalami jireen wadankana ka difaci jirey Itoobiya hada oo aan hub haysano waan difaacaynaa abii iyo xulafadiisa
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 3 ай бұрын
Bal yaabkaan adigu day maxay amxaaro ka baryayaan xasan sheekh iyo waxa taageeraa muuse iyo abiyeey maxay Tari karaan oo laga baryayaan dhulkaan dadkii waardiyayn jiray baa waardiye ka Ahee maxay aqoonsan kartaa duli duli dhalay
@ashamohamed2875
@ashamohamed2875 3 ай бұрын
Hading itopia aysiiso aqonsi mouse waa ln Dds xasan uu sioyaa aqoosi 🎉
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 3 ай бұрын
Dowlada somaliya kan okale wa in talabo laga qado qaran dumis a tahay
@makebravo7133
@makebravo7133 3 ай бұрын
KKKKK MASAKIN HEBKAYA LAHADASHAY ABII AYAY MARAYSA NOOCI HANJABAYEY MIYEY MARAYAAN HEBLAAYA LAHADASHAY KKKKK ADEER BOGCAD QAALIYA HAYSANA TANA SIDAN RABNO BAY U DHACAYSA BY
@makebravo7133
@makebravo7133 3 ай бұрын
KKKKK KKKK I MAAWEELI WEELI XAALWAA BEENAA LAYSU SEEXSHAA KKK BAL MAXA UGA CABA OOHIN
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 3 ай бұрын
War waxan warye wax ka ma oga wwar adiga somali ma tihid miya
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 3 ай бұрын
amxaaro iyo Tigree iney go,aan ayey rabaan aby ma ogyahay oo Oromo kaliya u soo harayso?
@husseinosman1871
@husseinosman1871 3 ай бұрын
Haddii Ethiopia aqoonsi siiyo Soomali land; Hassan Sheik waa i uu Amxaarada uu siiyaa Aqoonsi amma jabhafaha kale. Ilayn asagaa bilaabay.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
AXMAARADU MA XUDUUD TAARIIKHI AH BAY LEEDAHAY?????.SOMALILAND XUDUUD TAARIIKHI AH, OO ADUUNKU YAQAAN BAY LEEDAHAY!!!!!!.
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 ай бұрын
Waligaaba been isku maslax Bernie xaaraan kaama dhaqdee.. Faqashna faaiido qaligeedba ma lahayn..
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 ай бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@XersiRooble
@XersiRooble 3 ай бұрын
Fogaaha warka itoobiya waa Cadow daadka ayo daalka
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 3 ай бұрын
Beeenaale
@maxamadshiikh8384
@maxamadshiikh8384 3 ай бұрын
Wariya waxaa layiri nin abeeso koriyoow adigaa u aayayaa marka Waxaa dhihi lahaa somalilaan haloo Daayo itopiya ayagaana u ayidoona ❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
SOMALILAND WAX LA YIDHAAHDAA MAJIRTO WAA UUN WAX LA RABO IN SOMALIYA BADH LAGU QAATO INTA HADHAYNA MARKA DANBE LA QAATO ,WAX FAHAN BRITISH SOMALILAND PROTECTORATE AMA MAXMIYAD AMA MEEL LA ILAALIYO OO DANA DHAQAALE INGIRIISKU KU ILAASHAN JIREY AYEY AHAYD WAXBANA INUU QABAN INTII UU JOOGEY MARKII DANBENA SIDEEDII AYUU KAGA TEGEY,MARKA MAANTA WAA WAX UMADDAN LAGU QALDAYO❤😂😂
@BiashaarMaxamedcabdule
@BiashaarMaxamedcabdule 3 ай бұрын
❤😂🎉😢😮😅😅😊😊😊😊
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 ай бұрын
Beenaaale been ayaad isku sasabaysaa ..
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 11 МЛН
DEG DEG ASKARIGII TAAGEERAY OROMADA OO MADAXTOOYADA MUQDISHO LAGU ARKAY
18:54
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,1 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН