Deg Deg Itoobiya Oo Aflagaadaysay Somalia, Cabdiraxmaan Ciro Oo Maxkamad La Saarayo

  Рет қаралды 32,857

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Ай бұрын
❤❤❤❤ mahadsanid jaale
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Umada somaliyeed gul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@Hciid
@Hciid Ай бұрын
Ma jiro mamul gobaled uu hal qabiil ka masuul yahay sidee waqooyiga loogu ogolaaday in hal qabiil laga waraysto dowladu qaladka ha joojiso
@Hassan2048
@Hassan2048 Ай бұрын
Stop Ethiopian Airlines flights to Mogadishu mr president
@dargo114
@dargo114 Ай бұрын
Waxaa lajogaa waqtigii burburka Etheopia tasoo sahleysa in DDS laxoreeyo. Amhara Fano, Tigrey TPLF Oromo OLA, Maxaa kareebaa DDS dagaal ay uwada dhanyihiin Somalida degta Kelinka. Now or never.
@HusseinMohamoudali
@HusseinMohamoudali Ай бұрын
Itoobia gudaha dalka ka furan Itoobia way burburisaa dhawan FILO somalidu way ka adag yihiine Itoobia?
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Abiye Adis ma dhaafsana.
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd Ай бұрын
Somalida gangis bY lakala safatay inta aysa tahay horma rinka dheer
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Ай бұрын
Waziir Fiqi Allow Afka ha ku goyn, waa Raggeedii, Adeer Fiqi yaa noogu beddela Madaxweyne ku sheegga Maskaxda khaayiska ka ah ee Villa Somalia 🇸🇴
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Ай бұрын
Tigreega ayay midgo ku sheegaan ,Hadda waxaa caddaatay in Orommo yihiin Midgaha Asliga ah ee geeska Africa, waa Nijaaz ,
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Cirro waa la beegsanaa in laga reebo tartanka madaxweyne si uu ugu guulaysan muuse waa digteetar u shaqeeya xabadhida maaha nin u shaqeeya Soomaali land waa abiye wakiilkiisa dalka Soomaali land wuu iibsaday sharafta iyo qabka soomaalida waqooyi waa inay iska tuuraan muuse war ku bixi maayee awood ayuu ku tagaa sas u ogaada doorasho iska iloiw cirro iyo xisbigiisaba waa uu laalay muuse sharcigii soomaaliland fiiri sharcidarada uu ku xirtay bilaa sharci bilaa maxkamad abiib qof kama xishoodo xabada ayuu yaqaan Ssc wey xorowday awdalna wadadii ayay ku soo jirtaaye inta kale ee uu muuse haysto sidee iskaga qaban karaan ninkaan waashay ee weli maryo dhiigleh raadinaya kaco oo iska tuura muuse sharci mahayo uu idinku xikumo beesha isxaaq ee talaabo militeri ayuu ku tagayaa oo kaliya.waa nin dhiiga beni aadanka caba.
@mohamedmohamud5118
@mohamedmohamud5118 Ай бұрын
Ethobia ayagaa kaal meeya arga gixisada AS . Tuug intaan tuug ladhihin ayuu dadka tuug yiraa.
@fatihhassan5020
@fatihhassan5020 Ай бұрын
💪🇸🇴
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q Ай бұрын
Nin laga raayey uma xumid abii oo ooyaya calaacal wali yaa ku gaaray
@kulmiyemustaf356
@kulmiyemustaf356 Ай бұрын
Asmara iyo qahira dheh
@jamajafaal9460
@jamajafaal9460 Ай бұрын
Muqdisho wixii laga sheegaaba waa run hadii aynaan rabin in layna caayo aynu is haajino 😂😂😂😂😂😂
@Aboalmas-y8f
@Aboalmas-y8f Ай бұрын
Madax weynaha midowga Mano gafin lkn xaqiqda ayuu shegay ee isbadal halala imado somali waa shashad dunida oo dhan dawanayan
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Ай бұрын
Daain dheh muqdisha iyo qasa maxa isu keenay qasada cadawga aan waxba reebayni dhulka la simay oo ay aygu raaliga uga yihiihn ilahay ha badbaadiye reer
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Waxa uu rabaa muuse inuu xiro cirro amase dagaal geliyo taageerayaasha cirro sidaas doorasho ku baaqato muuse kursi kadsgi masyo dagaal syuu u diyaar garoobay meel walba oo waqooyilga soomaaliya ja rido muuse waa musiibo haysata reer waqooyiga allaha ka qabto walaalaheen oo nin miyir keh oo maskax fiyoow alkaha u keeno.
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Ай бұрын
❤❤ waa runtood jaale
@MaxamuudCabdillaahi-z3u
@MaxamuudCabdillaahi-z3u Ай бұрын
Intaad Salaadda dadka kale xusuusinayso horta nafta ku boori inaad beenta iska dhaafto.
@MariamAd22
@MariamAd22 Ай бұрын
Dhaman warba Somaliyed fadlan iska amuusa oo doqoonimada wararka Ethiopianka at ku buunbuunisan adiinkoo oog in jajusenta somalidu usoo qoraan hadalda ay kuso hadasho Amxaaradu
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Mou-ga aad sheegayso xaguu ka shaqayn? Waa wax Isaaqa lagu seexiyo kkkkk Awdal ka fulimaayo ragbaa jooga. Waa u diyaar in layska dhiciyo.
@abduladanismail9390
@abduladanismail9390 Ай бұрын
Ninkaas been ma sheegin runtu xanuun badanaa 😅😅😅😅
@TaaroAli
@TaaroAli Ай бұрын
Dawlada maraykanku kama taliyo arimaha iyo danaha j.somaliland ay la galayso wadamada ay j.somaliland jaarka yihiin iyo kuwo kaleba?markaa waxaan u sheegaynaa dawlada sheegata faderaalka somalia anagu manihin wax faderaal layidhaah mana nihin maamul goboleed ee waxaad hadalkaaga u yeeshaa micno lagaa fahmi karo iyo ujeedo kaa iibsama u sheeg cidan aad wax u sheegaysaan j.somaliland na waxay leedahay xuduudo cayiman iyo khariirad layaqaano oo yaala qaramada midoobay iyo midowga africaba waana dal leh xuduud dhuleed badeed iyo cireedba waana lama taabtaan cidii isku dayda inay soo faragalisona iyagaa ka jawaabi doona waxa ku kalifay inay soo faro galiyaan qadiyada iyo jiritaan dawlada j.somaliland oo aanu si sharciya ugala hadli doonaa ama ku dacwayn doonaa golaha amaanka iyo maxkamada caalamiga ah ee heeg?guul iyo gobonimo j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Ай бұрын
Nimaan Shantaadu kaa celin Sharci kaama Celiyo, Oromada waa dhirbaaxaynaa , Awowgeen Ahmed gurey ayaa baray in ay ceerinka Cunaan, Hadda Annagu waxaan diraar u nahay in aan Xaarkooda cunsiinno.
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io Ай бұрын
Beenta dhaaf waayada lacagta siiso maskiinyahow ilameereeysadaa
@saalaxcali8724
@saalaxcali8724 Ай бұрын
Asc
@YaasminXasan-r4e
@YaasminXasan-r4e Ай бұрын
Adisapapa iyo qaahira oodagaal hee kuqaadaaya Ethiopia 😂😂😂😂😊
@LibanAhmedMohamed-q1y
@LibanAhmedMohamed-q1y Ай бұрын
Woooow i love you maser and alitariya and jabouti and Somalia and turkey and America
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 Ай бұрын
Mw ku xigenka yurub afkuu ka yidhi balse inta aan hadlayn ee aaminsan fikirkaas baa kabadan
@AmranAM-bg9qs
@AmranAM-bg9qs Ай бұрын
Kkkkkk war maxad diiri masar iyo qahiira iyo adis abeba oo dagal ku qadaysa ithyopia war ma dad walan baad u warmeysa ina dhilo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 Ай бұрын
Madaxda somalia in sida loo cayo wey mudan yihin wlh dhig darada ka muqato
@alisaed8393
@alisaed8393 Ай бұрын
Ethiopia hadalkeedu waa run 33 sanadood dawladi kamajin somalia, mooryaanimo musuq maasuq qabyaalad Argagixiso, failed state of somalia no government no law and order no peace and stability no system no nothing
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Muqdisho waa meel qudhuntaykkk Waa run.Waa wasakh. Waaa ay ku nool yihiin dad dugasg ah. Gaza cadow ayaa soo weeraray e Muqdisho yaa weeraray? Waa Hawiye. 34 ayay Hawiye kulba shaati xidhaan. Usc Ahlusuna Alshabaab Badbaado qaran Waa hooy dugaag.
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
Eithopia iskama celin karo inta soomali hassan sheikh hogaamiye u yahay waayo soomali qabiil qabiil buu isugu hubeeyay meeshii laga rabay inuu noqdo madaxweyne soomaliyeed oo dadka mideeya wuxuu noqday mid ku kooban jifidiisa hoose dawladnimadiina sidaa u fahmay soomaalidu waxay ku sifeeyeen hassan shiekh inuu yahay khaainuwadan, tuug,munaafaq, beenaale oo sifahoodii ku wada cad yihiin soomaliya soomali baa leh ee qofkan dugaaga ah alle hanaga soo gaadho hadii uu sii taliyo soomaliya Eithopia iyo yuhuudba way qabsanaysaa !
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 Ай бұрын
Been Been Been
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 69 МЛН
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 22 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31