Sheekadan Aqoonsigan wa dabin loo dhigiyo xisbiga Wadani, oo Cirro lagu khuukhiniyo
@musaali-dk8cq3 сағат бұрын
qodbka ilaalinta madaxbanaanida lama odhan somalia, waxa la yidhi midnimad iyo jirtaanka dawladda fedraalka somalia. somaliland ka mid maaha dowladda federaalka oo lagusoo dhisay road map hab loo bixiyey oo ahaa muqdisho accord, growe 1, growe 2. galkacyo declaration addis ababa accord. beeshu caalamku ka markhaati ahayd in somaliland ka qayb gelin oo saxeexin. waxa halkaa ka soo baxay 5 maamul goboleed oo hadda beeesha caalamka qirsantahay in yihiin xubnaha dowladda federal ( federal government member states ). waa ku xamar ku shira ee hadba go'aama soo saara ama isku khilaafa. ( somaliland laguma cusumo, beesha caalamkuna uma yeedh ) waayo way ogtahay in aany ka mid ahayn. heshiiska ankara wuxuu ka hadlay dowladd fedraalk somalia iyo cidda hoos timaada keliy,somaliland heshiiku markaas si cad ayuu uga saaraya. haddi la odhan laha dhulka somalia muran ayay geli lahayd. iminka doodi uma furna
madax banaanid somalia hadii ay xaqiiqo tahay mxay ugu heshiin waayen xuduud ka u dhexeeya 2bada dawladood ee Ethiopia iyo somalia majirto xuduud ay isku waafaqsan yihiin 2bada dhinac in la is weydiiyo xuduud ha gumeysigu waaa xeerka uyaala midawdey ga Africa ee la ansaxiyey 2007dii kaas oo dhigaya in la ilaaliyo xuduud ka uu calamadiyye nidaamka Gumeysiga kaas oo somaliland qeyb ka tahay lkn somalia aanay lahayn xuduud la yaqaano oou dhexeeya Ethiopia iyo somalia fashilantey
@hindai16803 сағат бұрын
Haddii Maraykanku wax waddo maxaa Itoobia ina dabo dhigay?
@KhadaryYusuf3 сағат бұрын
MIDHO GEED SAARAN. KUWA GOSHAADA LOOMA. DAADIYO, 2DA BA KII DOONAA HA SOO HOREEYO E MID WALBA WAA LALA SHAQEYNAYAA. HADDII DANTA S.LAND KU JIRTO
@cawilfariidfaarax66372 сағат бұрын
I love you khatumo sscland staats of USA somaliya world ❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😅❤😂