Deg-Deg! Jabouti Iyo Somalia Oo Laga Barooranayo Kadib Hadalkii Abay-Ahmed Falanqayn Hadalkii...

  Рет қаралды 15,785

DHIGAAL TV

DHIGAAL TV

Күн бұрын

Deg-Deg! Jabouti Iyo Somalia Oo Laga Barooranayo Kadib Hadalkii Abay-Ahmed Falanqayn Hadalkii...@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
#dagaal
#Laascaanood
#gooja_cade
#Somaliland
#ssc
#khaatumo
#muuse_biixi
#garaad
#warqaad
#warka_maanta
#Somalia
#Puntland
#Somalia
#saciid_deni
#Muqdisho
#hargeysa
#xasan_sheikh
#xamse_Cabdi_bare
#Reysalwasaare
#Madaxwayne
#jabuuti
#Galmudug
#Jubaland
#KoofurGalbeed
#Hiiraan
#Jigjiga
#Sool
#warar
#ciidan
#dagaal
#garoowe
#saciid_deni
#aaranjaan
#Baarlamaanka
#dastuurka
#puntiland
#siyaasada
#Somalia
#darood
#hawiye
#isaaq
#garxajis
#GoojaCade
#sool
#Madaxwayne
#baarlamaanka
#guul
#Somaliland
#somalia

Пікірлер: 84
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 ай бұрын
Guuuuulllll somalilanddddddddd❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@CabdillahiMaxmuud
@CabdillahiMaxmuud 3 ай бұрын
Alahayow guulee geesiga Abiib Ahmed Ali .guul Somaliland guul Ethopia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 ай бұрын
Waa true story thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@husseinomar5942
@husseinomar5942 3 ай бұрын
Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
@malyunismail7313
@malyunismail7313 3 ай бұрын
Guul Somaliland and Ethiopia ❤✊🏽✊🏽🥰
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 2 ай бұрын
Maashallh guul de 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤maashallh ❤❤❤❤guulqaran ❤❤❤❤❤maashallh ❤❤❤❤soomalilaan ❤❤❤❤guulqaran 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 3 ай бұрын
❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤
@abirashiidaadan3496
@abirashiidaadan3496 3 ай бұрын
Guul iyo gobonimo
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 3 ай бұрын
Insha Allaah Guul iyo Midnimo Waarta Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Quluubta Dadkayga midee, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, illaahaw Fashilihi Dhagaraha Cadawga Somaliland so maleegayaan, Aaamiin
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 3 ай бұрын
Masha alla
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹 Guul Abiye axmed Cali geesi ❤❤❤ qac baa ka yedhay faqash iyo xasan gurgurte iyo qadad wyn
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 3 ай бұрын
God bless Somaliland
@roodacawad13
@roodacawad13 3 ай бұрын
Waan ku salaamay geesi guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdillahiMaxmuud
@CabdillahiMaxmuud 3 ай бұрын
Guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 ай бұрын
Daarood iyo hawiye waala heshiis Inaga inooma ogola anagaa keenay Xabashiye Maxaa laga qaban karaa
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 3 ай бұрын
Geesiiiiiiii
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 ай бұрын
Qacma ahee Tani waabash dhabarka Ayuu ka jebiyey qaadaad weyen Iyo qudhun qadhaadh itoobiya ha Nool Asti Nebigaa u duceeyey Somalilnd iyo Inta jecel guul Oromo Waa Wiilkii 9 ee Shiikh Isaxaaq dhalay Oo hadala soo helay
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 3 ай бұрын
❤❤❤
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 3 ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 3 ай бұрын
Mansha Allah gobanim0
@faysalahmed9622
@faysalahmed9622 3 ай бұрын
Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuullllllllll
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo 3 ай бұрын
ASC guul inshallah JSLAND ❤❤❤
@cismanqanciye
@cismanqanciye 3 ай бұрын
GEESI GEESI DHALAY
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 3 ай бұрын
❤❤️🌷✅💚👍
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤hambalyo hambalyo somaliland ❤❤❤❤geesi geesi dhalay ayaad tahay nooloow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sanyarecali7568
@sanyarecali7568 3 ай бұрын
aad u baroorta dheh
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 3 ай бұрын
❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Madaxwayne Muuse Biixi waa Geesi Qaran. Cadowgii Somaliland Dhabarkuu ka Jabiyay dhamaantood. Shacabku ha is garabtaagaan Madaxwaybahooda
@DaahirAfgooye
@DaahirAfgooye 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iyo gobaniimo soomaalilnd guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 3 ай бұрын
guul iyo gobanimo sxb ma dublamaasiyad ayey garanayan x.sheikh soo kii alshabàb garab dhigay
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
XASAN DUUFLE WAA DAMEER DAAROOD FAQASH U RARAN
@MuunaMaxamed-t6q
@MuunaMaxamed-t6q 3 ай бұрын
True walhi hadanu nahay isaaq maanta inaanu xasuuqnay ahadba Cadawgayaa anuu meel walba wada joogno lkin caluulxumo ayaana nagu jirin lkin Wixii dambe waanu la soconsynaa dhaq dhaqaqoda
@abmoh9216
@abmoh9216 3 ай бұрын
Ninkani muxuu dhagaystay. Bbc amharic gala oo ka ingiriis u turjumo kadibna hadla.
@sahraali8379
@sahraali8379 3 ай бұрын
Walaalaha waqooyi waa loo yaabaa mugdi bey ku socdaan.
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 3 ай бұрын
Sahraali Somaliland dheh horta jooji xaqiraada Xamar ka xuree itoobiya horta
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
guul nasha Allah rajadu way wacan tahay
@AbdiHassan-ln2ed
@AbdiHassan-ln2ed 3 ай бұрын
Qababbaaca
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Somaliya ineey kalgodo madooneno masagaa kala goon kara
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Yuutubada.beentafaafiya.dhanxiirada.baraha.bulshada.asqadaqaybiya.iyo.beent.
@allahbawayn
@allahbawayn 3 ай бұрын
Somalilan mudo yar waa inay ka kiraysa bayska barbarana waa inay kala soo dagan maceeshadoodo dhan ethiopia citiraf allahbana citirafay
@Maxamedrashiid-Axmedmed
@Maxamedrashiid-Axmedmed 3 ай бұрын
Waxaan-xog-rasmiya-ka-hayaa-iyadoo-jabuuti--1200-qof-oo-reer-soomaliland-u-soo-dhiibtayy-ciidankii-siyaad-bare-kadibna-dadkaasi-dhamaan-lalaaya-meesh-looyaqaan-toqoshi-oo-saylac-iyo-lawyo-cad-u-dhexaysa
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 3 ай бұрын
Gessi qaran noolaw inaadeer waa dabaaldag aanu udabaal dagayno madax banaanida iyo aqoonsiga soomaali land farxad iyo damaashaad iyo dabaal dag wayn weeyaan caawa farxad aduunyo iima dhina caawa waan dabaal dagoo dawlad baan ahaye dayaxaa ubaxa tani waa guusha dalkayga iyo qarankayga madaxa banaan ee soomaali land ee soomaali land guul guul guul dhamaan reer soomaali land waxaan leeyahay hala dabaaldago laga bilaabo caawa ilaa 2 labada todobaad ee soosocda muujiya farxafa hala muujiyo walaalayaal guusha wayn ee aynu gaadhnay soomaali land guul guul guul markasta illaahay idankii aamiin aamiin aamiin aamiin
@Araweelo74
@Araweelo74 3 ай бұрын
Guul guul ey ciyey safar socdey ma ooliyo😂😂😂 somaliland socotee qalbiga Alaa ha idiinka reebo😂😂😂😂
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Cintiraaf kii wuxuu noqday qudaar kkkk
@fardusali5547
@fardusali5547 3 ай бұрын
Fiqi waa dibjir tuug ah
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 3 ай бұрын
Cebey tacaal af nooli ilen wuu hadlaa
@sanyarecali7568
@sanyarecali7568 3 ай бұрын
yaa balad xaasidiin shit
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 3 ай бұрын
Ok muxuu ugu dhawaaqi la'yhy ictiraafkii?
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 3 ай бұрын
Damiirka shaqaynaya ayadarema Danta dadkisa.iyo ta dalkisa.xsn duufle.adun.iyo akhiro xaag losocdo.garanmaayo.kiish Madhan uyu siita😂
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
MA JIRTO CID JOOJIN KARTA HESHIISKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA KUWA AH CADOWGA GUDAHA SOMALILAND EE JECEL IN SOMALILAND KHASAARE GAADHO EE HADANA U WAASHAY KURSIGA UGU SAREEYA QARANKA SOMALILAND XAARAAN AYEY IDINKA TAHAY IN AAD GASHAAN MADAXTOOYADA QARANKA SOMALILAND DAGAALKA AAD MA KASTA NOOGU HANJEBTAAN INOO BILAABA DIYAAR AYAANU IDIIN NAHAY SOMALILAND HILIB GEEL LAGU BEDELAN MAAYO DIR CUNO
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Wuu idin baha diley qudaar ayaan jaga badeshey ayuu yiri
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 3 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk hadalkiisa kuma jirin kkkkkkkkkkkkkkk anaga qudaar ayaan ku badalanay gartayba kuuba raacay idinku maxaad kaga badalateen amizom kkkkkkkk siilka dumarkiina oo free ku siisaan kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
qudaar ayaa looga badashey badii isaaq gaajo
@Araweelo74
@Araweelo74 3 ай бұрын
Qalbiga bashh yan lagaa dareemin😂😂😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 3 ай бұрын
hawiye futamadoobe gaajaduba adigay kasoo bilaabmataa gabigiinuba waxaad shamiitada u guri jirteen jirde xuseen kkkkkkkkkkkkkkkkkkk bada iyo dhulkaba anigaa iska leh meeshaan doonaan gaynayaa maxaa adiga kaa galay sowdiga adba amizom siilkii hablihiina kaga badaashay dhulkii iyo badiiniiba kkkkkkkkk
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 3 ай бұрын
Heedadi waxay miciinniday oo u barooranaysa abiye axmed oo dalkisa bqd uu leyahay u doonaya wlhi abahood bala moida afkisay ilalinayan marba hadalka u yidhah bay buun buuninayan kkkkkkkkk
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 3 ай бұрын
Hadeyno isaaq nahey somali colaad bay welli inoo hayaan macaa dir waa garan lanahey aan magaca somaliyeed uga baxno aan ethiopian noqono nimankana aan iska celino iidoor cadowgiisa badan
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 3 ай бұрын
😂😂
@jibrilculusow5413
@jibrilculusow5413 3 ай бұрын
Nin dabhaaya daalamayiraah Isaaqow Intaa waxaad usameyneysaan Waadharbaaxadii Daraawiish Ookaliya Dadshaqeysta Maahidiin oo Jaad iyo Geerish unbaataqaanaan soomaalidiina Raaca
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 ай бұрын
Dadka Reer somaliland iyo Dadka Reer jabouti waa isku mid ,maaha in sidii 1930 - 50 kii loo fekero wakhtigaa iyo maanta waxaa u dhexeeya wakhti dheer dadka ku nool wadamadan waxay ka bateen 300% waxaa isbadal ku yimi nolasha dadka waxaa kor u kacay dhaqaalihii , waxaa maanta u hirdamay aduunkoo dhan sidii ay uga faaiidaysan lahaayeen dadkaa badan iyo dalalka qaniga ku ah beeraha iyo shidaalkaba ,hadii nabadi ka dhacdo Geeska africa sadexdaa dal ee jaarka ah ,somaliland waxay leedahay shidaal iyo Gas iyo macdano kale, Ethiopian sidoo kale waxaan qabaa in dakadaha Jabouti iyo somaliland ku filayn u adeegista geeska africa , dakaduhuna waa is camiraan ,Jabouti tiiyoo Casab ,musawa,iyo port sudan u furan yihiin Ethiopia way u adeegaysay hadana wax kaga yaraanaya dakada barbara iyo shan kale hadii la dhiso ma jirto ,sida dadka qaar u dhigayaana maaha somaliland meel dakad iyo boos la kireeyo ka fakiraysa sidii shidaalka iyo Gaska loo soo saari lahaa wadamada jaarka ah waxii khar u soo kordhaa waa gaadhayaa kan kale ,muhiimadu waa is faham iyo nabad iyo daganaansho in ay mandaqadu noqoto Ethiopia .Somaliland ,jabouti Amnigoodu waa isku xidhan yahay waa in meel fog laga fakeraa aduunku waa is badalay somalida ethopia maaha in ay dagaal iyo xasarad u joog uun ahaadaan sidii ay qomiyadahaa badan ula qaybsan lahaayeen dalkooda cilmi iyo caqliba ayaa laga rabaa siyaasadii Masaarida ee Gabowdayna ka baxaan ,
@CabdirisaqAxmad
@CabdirisaqAxmad 3 ай бұрын
Yaad qaldaysa waan daawanay waxa uu yidhi
@CabdirisaqAxmad
@CabdirisaqAxmad 3 ай бұрын
Adiga yaa kudhaysta madad aan aduunka joogin
@abdifarah4017
@abdifarah4017 3 ай бұрын
Samali inai kalagodo madonaino ayu yidhi e Shegde Maxad Uga meraissnaisa Away aqonsigi?
@mustafehussein288
@mustafehussein288 3 ай бұрын
Iney walaalo ahaato yacni badawyahow faqashta ahi….heshiisku wuu dhacayaa ee hooyadiin wasee dhulkiina aamina
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ай бұрын
Muuse biixi iyo isaaq Oromo ama cuqdadland ayuu Abiy fagaare ku kufsaday😅😅😅😅😅
@Araweelo74
@Araweelo74 3 ай бұрын
Ciilana qalbigii bash😂😂😂😂😂😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
ictiraafkii aad sheegaysay mee benaalayahow
@lincolnite1584
@lincolnite1584 3 ай бұрын
Recognition is coming soon you jealous
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
@@lincolnite1584 we are telling lies
@smeshcel3025
@smeshcel3025 3 ай бұрын
​@@abdusalansaleban7339you are we aren't
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 3 ай бұрын
Kkkkkkk alhamdulilaah dhulbahante ssc khaatumo plus hiilwalaal. God dheer bay kurideen snm.argagaxasadii caalimiga alshabaab ee snm. Oo sida duqan wariyaha ah fooshaxun uu faafinayo beenta muusebiixi fircoon. Waa meeshii udanbaysay somaalunacaybkii....jeclaadey oromo iyo amxaaro 😅😅😅😊
@wabarisaaq5290
@wabarisaaq5290 3 ай бұрын
Waligaa waxaad dabada u dhaqdaa xabishida cida ugu xun oo ah xabishada orodoo xaaska iyo gadhahaad EEY
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
uff uff waa lagu nacay daba u dhaqnayaa iyo guur sanaaba waanu kaa jeclahay hadal iyo dhamaan kkkkkkkkkkkkkk
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 ай бұрын
Axmaaro Adigay amnigaaaga sugaan maad iska eridaan Sodinaka Dekada Garacad ugu baaqayaa Adeer Uff baa la idin yidhi ee muxuu hadal idiin tari waxaad ka xun tihiin inla aqoonsado Somaliland oo wax u kordhaan Xaasid Maaya Aflax ayuu Allaah yidhi Weligiin Somaliland ka daba ciya sida Xoolaha
@IfrahHassan-ql8bu
@IfrahHassan-ql8bu 3 ай бұрын
Habarjeclo hadanunahay xabasha abti no aah
@NOREDIN666
@NOREDIN666 3 ай бұрын
Horta XABASHI ka nasabsan oo dhalad la yaqaan oo Dhashii Nebi IBRAAHIM CS. Haybna aniga Hbr XABUUSH ah dhiig & dhalasho naga dhaxysa. Adogu adoontii Talayanigu Smaystay & oman 🇴🇲 ba tahay. Nasab & isir & tariikh midna ma.leedhay. Luqad Dir . DIR AJI leyahay ayad ku hadhasha . Dhul Aanad ab & isir u lahayn bad degantay. Ma taqaanid Adoon meel.laga so iibiyey.😂.
@NOREDIN666
@NOREDIN666 3 ай бұрын
​@@IfrahHassan-ql8bunooma ahe ee waa Nahay Hbr XABUUSH. Xabishina waa Dhalad Dhashii Nebi IBRAAHIM CS. ISLAAM kana taarilh bay ku leeyihiin. Hawiye adoon ah , Jeberti yibir oo ku hadlla luqad DIREED leyahay Dir DIR AJI . Somali sheegta oo asalkoda la aqoon . XABASHI wllhi futada & siilka u kala Qabtan. Wa kuwa leh anaga na fuula oo noo kaalay 😂 ma iyaga juuq ku idhan kara.
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 3 ай бұрын
HADAL ABII AXMED WUXUU AHAA MIDNIMADA SOMALI WAA LAMATAABTAAN WAXAA NOO SHEEGEYSO MAXAY YIHIIN BEEN AAN DHAMAD LA HEYN MIYAAD DHUREYSAA
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 3 ай бұрын
Midnimadaa ugu shegaayo waaa min garowe ila kismaayo somalia italiana e maha somaliland iyo somalia inu ka wado wayo mu idhaahden waaan kusi soconaynaa mou kama talanasulayaa waa hadal siyasaded waax fahan jahiiil yahoo marakaykuba isago dhabarka midi ka kalinaya ayu ku odhaaan hadal fican lol
@NOREDIN666
@NOREDIN666 3 ай бұрын
Sxb Mrs Somalia ** iska daaya warkan badan & tigidhada faraha badan oo lacagta & waqtiga iska luminysan ku dhista schools & roods. Malcaamado & wadooyin. Oo wax qabsada . Talo qaata
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
DEGDEG: Madaxweyne Muuse Biixi oo Xamar Laga  Soo Habaaray.
10:03
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 4,5 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН