Maashaa’allaah, Codsi dhaliinyarada waxaan ka codsanayaa in walaasha loo duceeyo, waxaan kaloo Jabroow kaa codsanayaa in dhaliinyarada waaridka cayda, nacalada mar kasta tuurta ku tuurta qof nool iyo qof dhintayba, shiikh iyo shariif,waa in laga reebaa. waliba jabra Hooyo codsi ajarna waad ka helaysaa bilow qofwalba oo waarid caaya ama nacaladda halla canbaareeyo, waayo ikhyaar ma aha , yaan warkiisa la dhagaysanin, Social media hana halagu canbaareeyo, markaa waxaa dhacaysa in cayda iyo nacalada layska dhaafo. Nacaladdu maaha wax lagu ciyaaro ❤ maamo 🇸🇴