DEG DEG: MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI ADAG U DIIDAY DALAB KA YIMID AXAMED MADOOBE & RW XAMSE OO ISAGANA DALAB KALE DIIDAY
Пікірлер: 76
@diplomancymustafeabdirahma5611Күн бұрын
Alxm maanta waxan galnay doorashooyinka 8aad ee qof iyo cod ah tan iyo 2001 doorashadii dastuurka soomaliland dorashada madaxweynaha Lixaad ee soomaaliland wa tan 20204 nabad iyo qurux ban ku codaynay manta viiva reer soomalilan ❤ 🤍💚
@kingcayfo7470Күн бұрын
Xamase.waxab maha xasan Bauyeedhiya axmed guilayso
@barsaqanbarwaaqo4110Күн бұрын
Maasha alaah RW XAMSE JAWAABTIISU WAA SAX
@cabdisalaanwarsame9448Күн бұрын
Madaxweyne xasan shiikh waxaa loo igmaday inuu ka shaqèeyo danaha guud ee dalka iyo dadka soomaaliyeed ee looma dooran inuu raalli geliyo shaqsiyaadka danahooda gaara ah ay kala muhiimsan tahay tan qaranka waana in loo wada hogaansamaa wixii soomaali ku heshiisay oo ah dastuurka loona dhaganuglaadaa madaxda sare ee dalka si loo xaqiijiyo ujeedooyinka lagu horumarinaayo dowladnimada soomaaliya guul iyo gacmo wadajira.
@zxop6273Күн бұрын
Mansha allah guul guul guul guul dowladena somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰
Kismayo aya dhihi laha madama dhaqalaha ugu badan ku hayztan
@YusufCraxman-y1eКүн бұрын
Waa beentii oo qof ah subxaana allaah war ninkan weynaadey
@ibrahimmohamed-cj8pz5 сағат бұрын
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 XASAN SHIIKH MAXAMUUD BAA NOOCSDEEYAY. IN. AYSAN DOORASHO. KA JIRIN. KURAASTA. AY KU FAFADHIYAANA. IN AY. CAAG YIHIIN. BUU. SHEEGAY. ISAAQA. XAMAR JOOGA. EE. KU JOOGA 4.5 AFAR DHIBIC SHAN. YAY KUMATA.LAAN .REER KOODA ISAAQA SHEEGTA. BAY KU MATALAAN. KURAASTA AY KU FAFADHIYAAN. DOORASHO. ISAAQA KALIYA AHNA. WAY GALEEN. XASAN SHIIKH MAXAMUUD DOORASHO. REER KOODA AH HAQABTO. TAAS UUN BAA. LOO OGOL YAHAY. CID KALE. OO .DAL KA SOMALIA 🇸🇴 KU NOOL MAMATALO. XASAN SHIIKH MAXAMUUD
@harig-shillgroup6837Күн бұрын
Adeero wadhaq wadhaqda dayoo ! Tareenka qabso !!
@baxsan698Күн бұрын
Waa oday da usa ah ee qaran dumis ah waa da us waa daba dhilif war baxdheh
Hay adoomadii ali Yusuf hawiya roole bahane awogi 1000,0000 aa la gumeysan jiray reer bahane oo duur joogo ahan jiray reer bahane oo baqtiga uu suujada beenlow bahane xasan Kirsten
Ma,ila aragtey waa beentii oo qof 100$ayuu ku qaataa
@DeeqMaxamed-s5tКүн бұрын
Benaale benaale dhalay
@abdifitahofficial3914Күн бұрын
Been badnidaa imanka beele
@MaxamedsiyaadNuur-s5vКүн бұрын
War kan been badan
@abdurahmanmohamed1293Күн бұрын
xasan shiikh doqonsanaa Baarlamanka meesha miyey iska yimaadeen miyaaney qayb ka mid ah ahmed ka imaan hadii uu intii isaga ka timid la baxo aanuu baarlamanku ansax ahayn waxa ay soo saaraan?
@dailycontent3955Күн бұрын
Aqlabiyada waa baarlamaanka ee maaha ahmed ka socdaan sidaa waa pro
@abdurahmanmohamed129319 сағат бұрын
@dailycontent3955 5 meelood 2 ka mid ah markey maqan tahay aqlabiyad ma heli karaa ilee meeshu waa awood qaybsi maahan xukun mileteri?
@dailycontent395519 сағат бұрын
@@abdurahmanmohamed1293 ma ayaga dhanaa karka
@dailycontent395519 сағат бұрын
@@abdurahmanmohamed1293 maxumo lkn ma ayaga dhanaa marka 5 maamul la dhaho 2 ka baxso micnaheeda maaha 2baadas maamul dhaamn baarlamoonkooda baxaa wax uun heraa
@abdixamidhashi2315Күн бұрын
MARKII FARMAAJO JOOGAY MAXUU XABADA U QZZTAY OO UU U DIIDANAA INUU UMADAX BANAANAA WAR MAXISHOODAYAALYAHOW ISKA AAMUSA CEEB IYO HUNGURI DHULBOOB UNBAAD HAWL UTAQAANAANE KKK
@gaaraneguure7346Күн бұрын
Beenta aad sheegi iska daa
@lulanor9383Күн бұрын
Beenlow
@sayidjaamac1724Күн бұрын
Xasan xabaala quute cidi ma rabto
@jeeeeyahКүн бұрын
Yaa dhaamo aan ku weeydiye
@ahmedbenahmed2061Күн бұрын
Beenalee
@aminafarah6501Күн бұрын
Been low ayaadtahay
@ClraxmaanJaamac-qn8riКүн бұрын
Waa been badanidhqq
@maxamedsomali2539Күн бұрын
2026 madaxweyne somalia in lagu doorta kismaayo iska sug