Deg-deg! Madhabaa Muuqaalka Anshax Xumada Ah Ee Dugsiga Abaarso laga Duubay Mise waa kaambayn lagu..

  Рет қаралды 9,129

DHIGAAL TV

DHIGAAL TV

Күн бұрын

Deg-deg! Madhabaa Muuqaalka Anshax Xumada Ah Ee Dugsiga Abaarso laga Duubay Mise waa kaambayn lagu..@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
#dagaal
#Laascaanood
#gooja_cade
#Somaliland
#ssc
#khaatumo
#muuse_biixi
#garaad
#warqaad
#warka_maanta
#Somalia
#Puntland
#Somalia
#saciid_deni
#Muqdisho
#hargeysa
#xasan_sheikh
#xamse_Cabdi_bare
#Reysalwasaare
#Madaxwayne
#jabuuti
#Galmudug
#Jubaland
#KoofurGalbeed
#Hiiraan
#Jigjiga
#Sool
#warar
#ciidan
#dagaal
#garoowe
#saciid_deni
#aaranjaan
#Baarlamaanka
#dastuurka
#puntiland
#siyaasada
#Somalia
#darood
#hawiye
#isaaq
#garxajis
#GoojaCade
#sool
#Madaxwayne
#baarlamaanka
#guul
#Somaliland
#somalia

Пікірлер: 76
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 ай бұрын
Campaign. Lagu waxyeeleyo Somaliland.
@GF-fk4is
@GF-fk4is 2 ай бұрын
Waa kiiniya wax hubso Niyaw
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 2 ай бұрын
Yaa sameeyey muuqaalkan lagu ceebaynayo dugsiga abaarso ee been abuurka ah, tani waa shaqadii coldoon.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 ай бұрын
Meeshan waa Kenya kuuwada fahma jambalka daroood
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Cadawga soomaalilaan aadbay ubadanyihiin ilaahay hanaga qabto
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 ай бұрын
Abaarso ma iyaga heli karaba waxay u caayayaan waa xaasidnimo buuxada iyo nacayab ay u hayaan reer somaliland
@abdinuur370
@abdinuur370 2 ай бұрын
Dahab minaan helaybaa Caaya ama caasiya❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 ай бұрын
Mashalah ardayda ilahay ha inodhawro Abarso waa school aad u fiican mashallah Cadawga ilahay ha inaga qabto
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 ай бұрын
God bless Somaliland
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 2 ай бұрын
Dabcan maahaa Abaarso ee waa Nairobi
@amalos3435
@amalos3435 2 ай бұрын
Waar skoolkaa cadaw badan buu yeeshay waxana u horeya ninkaa argagixisada ah ee cabdi maalig coldon Laakin cidaa ay kasoo baxday hala daba galo maxakamad hala saaro waa xasad dad kaa daba galay Dsdkii dhaalay ardayda shaqaa u taala
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuuuuuul somaliland
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Waar naag somali kenyan ka dhex hadlysa fidyoka taasa cadnysa inay somaliland ahyn waa kenya meeshani filaya kuwa jarirta is dhunkanya 😂😂😂
@egalosman9271
@egalosman9271 2 ай бұрын
❤❤❤
@khaalidmahad6298
@khaalidmahad6298 2 ай бұрын
WALAHI WAA SOMALIYA
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 ай бұрын
Haa Waa somaliya abaarso Waa gobolka waqooyi galbeed hargeysa Waa gobolada waqooyi somaliya
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 2 ай бұрын
Waa been abuur waxa lagaxunyahay tayada iyo qiimaha uuleeyahay Cadowga soomaaliland ayaa waxaa qaybiya Somaaliland guul guul guul
@fardusali5547
@fardusali5547 2 ай бұрын
Waa Munfqiin wanaag school Somaliland wangeed dhibaay
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
SOWKA LAA MAAQLYO LAAHJDA KUU HADLYAN INYEE YEEHIN KANYAN NAAGU WAASHE
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 2 ай бұрын
Ader abarsadina iska haysta ha noga dhakin sida ad radino isko wasan adi ku kobantey ksnisnimamo lsgu fano
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 ай бұрын
Long live Somaliland nation ❤ you from Kenya 🎉
@batuulocali4166
@batuulocali4166 2 ай бұрын
Walaahi Anaa kudhaaranaaya ma ahan somaliland dhexdeeda waxaana daliil idiin ah gabadha dhahaysa sidaa lahjadeeda car si taxadar leh udhagaysta waa lahjad adag oo ah somalida kale
@Nothamza2
@Nothamza2 2 ай бұрын
😢waar. Hore baan u dawaday ma aha abaarso waa keneya. Ceeb kasta somaliland baa cadowgu u soo qatan xasidiinta
@khaalidmahad6298
@khaalidmahad6298 2 ай бұрын
Benale waa rexamar
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
war harvard ayaa schoolarship laga helaa oo kuwii maraycan/Canada joogay ayaa usoo dirsada caruurtooda oo imtixaaanka Abaarso ka qabgalay waaba lanagu hinaasay !!!!!!!! from saylac city ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@khaalidmahad6298
@khaalidmahad6298 2 ай бұрын
Ana GA NAGAM DHI DHI CINAYSID
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 ай бұрын
Maxa kagalay adiiga wuxu doono hano noqdo abaarso ee idiinku tiina raacda ku mash quulka qayrka qorshe dhamabaajira daad dala dhacaaya oo babaa u dhanyaa indhahoodu somaliland uun hayaan noo mashquul
@Iphone20249
@Iphone20249 2 ай бұрын
Iskuulka abaarso ataa la hurqaaday inbadan oo cadowga somaliland uskubaxa cidhibtiina qaniina xaasidiin xaasidnimo dhaaftay xadhkihiina lagoo sikuulkaasa ka badbaadila cadowga cidhibtiina qanii a
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Subxanallah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
dugsigan marki uu yimi ninkii khaniska aha ee cnn u shaqnayaay ayaa waxa dhacday wadadii daroodka ayaa soo fadhisitay oo ceebasanayay hargaysa iyo dugsigaba isagana ku soo horeyeey koonfur kismanyo baydhaba iyo xaamarba waka joogay intay iska indho mariyeen ayaay inaga inagu cayeen way ka masayran dugsigasi caruurahoodana way u soo diran oo way dhigtan sidan maqlay
@RoobleAbsiiye-fv6wq
@RoobleAbsiiye-fv6wq 2 ай бұрын
Waa been hadalka inanta kadhex hadlaysa lahjada ay ku hadlayso ayaa lafahmayaa
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 ай бұрын
Adaaba ka daran kuwaad sheegi maxaad dab hore dib ugu shideysa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
KUWA UU DHAALYE ALAHA HAA CEEBYO CEEBTE UU CARURAKALE KUU SHEEGYE ASAGA IYO KUWA ISKU XAFADA YAAHIN NO COD AT ALL
@Nothamza2
@Nothamza2 2 ай бұрын
Arista hore baan u array maha abatso waa keneya
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
war alle ka cabsada Schoolka Abaarso waa Meel nolol iyo
@medmyoussouf5978
@medmyoussouf5978 2 ай бұрын
Kaladaa walahi iyo waxala iishegay
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 ай бұрын
Abaarsa Schoolka Cooper ✋
@maxamedmaal8494
@maxamedmaal8494 2 ай бұрын
Muxuu uga hadliwaayay ninkìi laodhanjiray cabdimaalik coldoon arinta ugbad ee la wareegaysa anshaxumada
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
yusri way bukaan
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
MUXU UUGA HAAADLYE REER HABARAWALE LAA YEEDHO OOLAATUUN JEELCSDYE OOHUSH ISKA OO DHAYN BAA LAA ARYE
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
Cadowga fahantay noo dhuuman maysaan
@elmidahirbulaale2992
@elmidahirbulaale2992 2 ай бұрын
RUNBAAD SHEEGTAY NOLW
@amaaladem3486
@amaaladem3486 2 ай бұрын
Waa been ma aha Abaarso. Wixii xunba Somaliland ayaa la saaraya. Ku fashiliya waskhda .way gaadhi waayeen Somaliland Guul guul guul ❤❤❤❤❤
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 2 ай бұрын
Hi dhigaal tv waxay umuqata iskulkan caduga soomaliland dabadhigtay waa iskuul fa,iido badan oo waxa laga barnkaro arday wanaasanina kasoobixkarto amasekasoobaxdayba sidaa daraadeed waxa soomaliland lagala dagaalamaya dhanwalba ee iskajira caduga beenta fafinaya
@IdkIdk-tv6lj
@IdkIdk-tv6lj 2 ай бұрын
Waar muuqaalkani waa somaliya beri hore ayaa la sogaliyay
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 2 ай бұрын
MA ADIGA LAGUGU WASAY DOQON 🤣🤣🤣🤣🤣
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 2 ай бұрын
WAAR NAGA AAMUS DOQON YAHAW ADAABA KA DARAN KUWAAD SHEEGAYSEE😂🤣🤣🤣🤣🤣
@fardusali5547
@fardusali5547 2 ай бұрын
Baroorwiish cuqdad
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 2 ай бұрын
Waar maxaa ina waalay ee aynu u hor cararaa dhakhda iyo bukhda miyeydaan arkayn maalin dhoweyd wixii Muqdisho Ka dhacayey meeshaa wixii dhakh iyo bukhdaa hayay maalin cad Xitaa waxa la gaadhay in laga roonayaaal lasoo tababartay Dadkaygu hays dejiyaaan ileen inagu waxaa isir uma lihine Kor uga baxa
@kaltuuncawil551
@kaltuuncawil551 2 ай бұрын
Mee shani maaha somalilan sabtoo aha gaba dha fidiyooga kadgex hadalysaa maa ha reer zoomaa liland ee ceebayska daaa
@faah-l2d
@faah-l2d 2 ай бұрын
waxaas beenta ah yusra hartii baa inoo gelisay beenta ah may ugbaad araadsan qabtaan oo marba meel lagu wasayo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhaqan xumiid habar awale sahra halgan nightclub waa dhillo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq ama habar awale uu daa dhillo sahra halgan nightclub dhillo snm uu gashay garactay kaa baxsatay hargeysa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Snm waxay kuu bilamatay dumarkii dhadiga isaaq laa qabay baa racay faqashtaa like buule
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Hooyda laa rabay buule
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
Intiina halkan iskugu jawawbay kuligiin faqashtii jabtay baatihiine mid reer sheekh isa xaaq ah oo comentigan ka wayn qaaray ma jiro oon aniga ahayn ha daalina cabdi maalik na waa nin buka
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 2 ай бұрын
Hi dhigaal fu,fiirsada luqada aykuhadlayan ardaydu
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 ай бұрын
War jooji wilkan macalin maha wa Arday wata uniform blue ah asaga iyo gabdhahaba, kuwi horena waxay waten cadaan wa kala laba e Gare dusha ha u surin
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 2 ай бұрын
Beenaale allah ka cabso maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa hadalkaga maxkamada ilahay ayuu kaaga horeeyaa taa ku xisabtan maxkamada ilahay waa cadaalad
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
Qofka iskuulka been abuurka ka sameeyay baad ujawaabaysaa mise wariyahan cadaymaha soo helay kuumasn fahmin e bal noo sheekh sidaad waanunatso
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Silly question kkkk Abaarso waxa maal galiya Lgtbkkk Anderson Cooper. ayaa maal galiya. Abaarso masha meel dawladi maal galiso waa meel khaniisaynta lagu barto.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Maxaa kaa gal cida maal gelisay yurub caruurta khaniis baa wax u dhiga oo lacagta khaniis iyo kiniisad laga soo jaro ayaa dadka la siiyaa oo wadan kii loo diraa masaajid laga dhisaa lacagtan wadan kii loo diro lama wada shaqayn macaanaa markaad cunaysaan
@ismailjama3411
@ismailjama3411 2 ай бұрын
Garbage. Rubbish attention raadinaya weeye. Kuwa caaya abaarso tech Oo Ka xun hor u marka ardayda wax Ka baratay dugsigan.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
Waa ABAARSO lafteeda waayo gaalo ayaaku leh
@faah-l2d
@faah-l2d 2 ай бұрын
waa siilka hooyadaa coldoon waa khaniis futada laga wasoo waayo qofku waxuu yahay buu dadka moodaa yusra hartii oraad u taag daaroodka ku qabaa
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
​@@faah-l2d Faqash baatahay yusra qorayaa iyo daarood qortayaaba ku fahantay in aad rabto in isaaq is caayo laakiin hadii lagu fahmay ufta qarso oo ka bax meesha
@Shaam-mc
@Shaam-mc 2 ай бұрын
Munafiq ayaa tahay ilaahay been usheegay bal intuu leeg yhay eeg uu dadka bn lasoo hor fadhiisanayo subxanalah ilahy adaa cadayn doona malnka qyaame meeshana waa la wada ogyahay inay gaarisa tahay video gana waaba bari hore abaarso maad gaadhysaan si kaste hadad u caydaan gaadhimysaan anagana leh anagana dhgna maxaaa idinka galay😂😂 seeku dhahy
@nasrudiinabu-yaxya4499
@nasrudiinabu-yaxya4499 2 ай бұрын
Waar ninyahaw miyaanad islayaabayn oo inaba xishoonayn waar beentan iskadaa kuwa laykta iyo sheerta kusiiyaa waa dad dhiman ama jaahiliina su.Aal waligaa makhajishay ama mayslayaabtay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Maxaad ka hadashay ceebul yaxye runtii buu keenay oo cad makhruuqiin cawrya abaarso gudaafad yahay
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
ABARISO WAXA ISKA MAQALYE CAWJADLYSHE XABAGLYSHE HEELIBLAYASH ALLE THE LOW OF THE LOWS SIIDA KAN WAALYN EE ARGAGAXISDA IYO WAXA DHEEGYSTE
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
Adiigu waxaba haa siin dadka haa caayn
@AliAbokor-k4p
@AliAbokor-k4p 2 ай бұрын
Munaafaq warkiisa waad leedahay waayo gabadha ka dhex hadlaysa lahjadeeda waa la maqlayaa markaa beenaale warkiisa waad leedahay
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 2 ай бұрын
Waaryaa caawa ayaa isugu keen dambaysa maadaama aad Abaarso xayeysiisay Abaarso cidi iigama dhawa jaar ahaan waanu dhaqan xun yahay hadaan dib wax laga bedelin wuu lahaa dhaqanka xun e lagu arkay markaa nooma xayeysiin kartid adigu sxb aqoonta ugu saraysana waa ta diinta lagu barto e maaha sidad mooday e aqoonta aad utaqaanid oo ah in afgaalo la barto e naga tag waryaa ninkaw black list ayaan kugu daray xagayga sxb e by by ninkaw Dhaqan xumo ayaad xayeysiisanaysaa caawa e ilaahay ka baqo abaarso aniga cidi iiga xogogaalsani ma jirto Dhaqan xumo aad u fogaatay baa taalay Hadaan dhawaan wax laga bedelin Markaa sxb iska hubso qudhaadu waxad difaacayso e aad amaanayso waa aqoon iyo dhaqan gaalo e maaha in aad diin iyo wax wanaagsan noo amaanayso e Nbd galyo shoodhe
@faah-l2d
@faah-l2d 2 ай бұрын
malaha dee adaa lagugu soo wasay nacalaa abahaa ku yaalee malaha waxaad tahay waxii yusra hartii dhilaa ku dhashay walaasha baa lagugu hor wasay khaaniisyahow
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
​Mar ba faqasheey meel iskugu jawawbay labadan comentiba faqashtii as qortay ogaada kan jaar Baan la ahay qoray iyo kan yusra harti qorayba wasakh baatihiine waanu idin fahantay ha daalina
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuuuuuul somaliland
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 53 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
WAAR DAG DAG AHA
20:08
Somalia media
Рет қаралды 347
"زواج الفاتحة " هل هو زواج شرعي أم يعتبر من الزنا؟..
39:31
WAXAA KU KACAY DADKII OO IDIL XITAA WAXAA SO HADLAY SHEIKH ….
8:21