Maraykanka oo amray in Isr`il duqayso Iran, Carabta oo halis weyn kujira,Hadii Tani dhacdo

  Рет қаралды 18,358

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Maraykanka oo amray in Isr`il duqayso Iran, Carabta oo Halis weyn kujira,Hadii Tani dhacdo
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 59
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 сағат бұрын
Gaylan media mahadsanied galab wanagsan xiisbuulaah yamane iran Palestine Iraq Pakistan souria victoire falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️♥️ 🇩🇯🇩🇯
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed 3 сағат бұрын
Iran allah ha barakeyo waxay dhanta dhaman wadamada khaliijka ah ay mamulan daba dhilifyada mossad
@yacinyoussouf4583
@yacinyoussouf4583 3 сағат бұрын
allaha garab galo iran iyo islamka dhamanti mareykanku uu ku fashilmi doona biidnillahi karim
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 2 сағат бұрын
ISRAA IIL WAXAA HOGAANKA UHAYAA WAA MARAYKAN
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 сағат бұрын
Allahu akbar isha allah iraan wey guulaysan
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s 3 сағат бұрын
Mareykanka iyo xulafadiisa guul darro iyo jab bay kala kulmanayaan hadii ay weeraraan Iran
@mohamudmohamedjama5058
@mohamudmohamedjama5058 3 сағат бұрын
isreal ma suubo alle haky soo diro dhulka la jarta
@asmamahed5176
@asmamahed5176 3 сағат бұрын
Carabta alle waa rogaya dhawaan waayo imarad iyo sucuudigu iyaga bur buriyay wadamada islamka siiba waxay somalidu dawlad la noqon la dahay waa carabta alle idin bur buri Aaaamiiiiiin Aaamiiiiin
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 2 сағат бұрын
Amiioin 100 % wlhi isku fikar nahy burbur deg deg ah alle uga baryaya greater somalia iyo hodantino so ifeysa
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Сағат бұрын
Maxaad uhabaari sheeko xuneey waxaa hoos ujira ma ogid islaamkoo dhan waxbay taraan shacabku waa masaakiin hahabaari islahel waliba anigu waan daganahay khaliijka dadkoodu maxuma islaamka ha uhabaarin qof siyaasiya caqli yeelo
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Сағат бұрын
Soomalidu iyadaa sufti ah oo xun oo bilaatayaa oo iscunta dawlada adigu maad dhisatid carabtu maraganimo cusub ayay kugalin aad lscunaya😅😅😅😅
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 сағат бұрын
Saaxiib waan kusalamay lkn ogow yuhuuddu kuma dhacdo inay iiraan weerarto warkaa iga qor
@saleman8894
@saleman8894 3 сағат бұрын
Waaku jabayaaan israaiil
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 сағат бұрын
Maraykanka iyo xulufadiisu wey jabayaan hadii ay weerar ku qaadaan iiraan
@NewsFusion24
@NewsFusion24 55 минут бұрын
Kaalay dhuuso ku jabi. Intaad noolayd immisa dal oo muslima ayay xulafado jabisay?
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf 51 минут бұрын
​@@NewsFusion24dhuuso ku toogan mayne allaa jabinaya
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 2 сағат бұрын
Ruushka lama aamini karo, xusuuso Iraq iyo Libya labada wuxuu u ballan qaaday inuu difaacayo, mana dhicin
@DekahassanAlihassanAli
@DekahassanAlihassanAli 2 сағат бұрын
Waa dhamadki isra il haday warer qado inshallah
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 2 сағат бұрын
Ilaahow Iran guuley, ilaahow Israel iyo Mareykan jabi, inshaa'Allaah waa guuleysanee Iran 🇮🇷 quwadda ka ilmeysisa cadowga muslimiinta
@Buutey-kid-motivation
@Buutey-kid-motivation 3 сағат бұрын
Wad ku mahad santihin, waraka xaqiqda kusalaysan, balse waxa naga codsi ah inad naga yareysaan xayaysinta xad dhaafka aad sodhexgalisan, inta wararku ay socdaan si dha dhanka warka uusan ulumin mahadsanidiin 🙏
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 18 минут бұрын
In sha allah maraykan iyo is raail way ku jabayaan allaha jabiyo cadowgas kibray allow awooda tus oo jabi aamiin aamiin🤲🤲
@MaxamedFaarax-o9z
@MaxamedFaarax-o9z 3 сағат бұрын
Gantaalaha s 500
@MaxamedAxmed-t9s
@MaxamedAxmed-t9s 2 сағат бұрын
Mahadsanid farah abdi Qadir
@habonahmed-b9i
@habonahmed-b9i 2 сағат бұрын
ALLAH Ogargar Iran ya🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🌹 ALLAHUAKUBAR
@abdiwahabismail2049
@abdiwahabismail2049 3 сағат бұрын
asc sheikh barnaamijkaaga xayeysiiska ayaa aad ugu badan fadlan koob si aan lagaaga xiisa dhicin
@mohameda7585
@mohameda7585 Сағат бұрын
Wa barnaamij free noo ah, in uu dhaqaale yar kasameeyo xayeysiis ka wa arin fiican. Marwalba click baan siiya xayeysiis ka
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x Сағат бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 2 сағат бұрын
Maraakiibta reer galbeedku haday iiran weeraraan bariga dhexe way uga dhamaatay
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 32 минут бұрын
Wa waqayigii aye waayo arki lahayed dhadhmni lahayed xanuunka aye umada ku heysaye iinshalaah ilaaheye aya la jira umada islamka
@AbdallaMaslah
@AbdallaMaslah 3 сағат бұрын
Galab wanagsan
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 сағат бұрын
❤😂 Gaylan media ku soco Wararka Gobolka B/dhexe 😂❤tabin wacan 😂❤🎉😂❤❤
@guledgled8695
@guledgled8695 Сағат бұрын
تعازينا لحكام ألعرب علي موت كرامتهم وضميرهم
@GeediFarayare-tm4fx
@GeediFarayare-tm4fx 2 сағат бұрын
Asc gaylan media
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 сағат бұрын
Welkom 🤗 Galayan media
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 2 сағат бұрын
Ya rabi
@husseinyoutubeofficial4008
@husseinyoutubeofficial4008 2 сағат бұрын
Yahuuuuuuuiuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuiiiiiiuud
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Сағат бұрын
Ilaahay guusha hasiiyo iiraan iyo dhammaan muslimka dagaalka kula jira gaalada Iiraan ha burburiso ceelasha shidaalka ee khaliijka gaalka kudulaya waxaa kaga daran kuwa daba dhilifka uah
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 2 сағат бұрын
Wa janis carabta o burburta greater somalia o qani iyo hodantinimo uso deg degaysa
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 2 сағат бұрын
Geylaan mahadsanid
@CabdullahiShaafici
@CabdullahiShaafici 2 сағат бұрын
Wadamadii oow isdhahay islaamka weey uku adag yihiin waala burburshay waayo weey diideen ineey amarka mareykanka qataan kuwa soo harayne waa kuwo amarka mareykanka qaato
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 2 сағат бұрын
Waa marka magaca Israel u dhamaan doonto inshaa'Allaah waa baaba'aayaan
@AbiibDahir-d4e
@AbiibDahir-d4e Сағат бұрын
War saafiyi.waa.gaylaan.waad.mahad.santahay.saaxiib.noo.laban.laab.wararka
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 29 минут бұрын
🇮🇷 illahy ha la jjro
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Сағат бұрын
sck wariye hadii ay weerarto kufarta yuhuda kow ilaahay horta wuu jabin kufarta yuhuda maraykan iyo rer galbedka oo waxaa la gaaray xiligi jabka kufarta yuhuda iyo saaxiibadee xaga rabiga sareya ayay xagiisa ka imaatay amarkaas insha alaahna way jàbi kufarta. mida kale iiran hadii la weraro waxaa kula talinaynaa in aan yuhud danbe la maqal oo dhulka lajarto insha alaah ba idmi lah guushu waa musliminta
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 8 минут бұрын
Iran wa inay garaacad Basaasiin ta khaliija
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 сағат бұрын
Iran iyo Israel waa heshiiis.
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 2 сағат бұрын
Israa’iil waa cadowga bariga dhexe,dowladdaha dekana waa hurdayaan waxeyna hurdada ka kacayaan goortii Israa’iil usuu jeesato
@nurbubal4132
@nurbubal4132 51 минут бұрын
Allhjabiyo yahuda
@akrimabdikarim9867
@akrimabdikarim9867 2 сағат бұрын
Hawada carabta yaa kala tashanaayo
@xusencusman7219
@xusencusman7219 29 минут бұрын
Sax
@CaqiilBashiir
@CaqiilBashiir 2 сағат бұрын
Rushaku isaga garab ubahan eran waku khasban yahay inu garab kasiyo dhanwalba
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 сағат бұрын
S500 hasiiyo ruushku
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 35 минут бұрын
Yahuuda hala jabiyo carabtuna ha isku diyaariyaan dagaalka 3 aad aduunka
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 сағат бұрын
Haa haa haa way weerari kartaa ee suaashu waxaa weeye maguulaysan mise ma guulaysanayso shiicaduse itaal baddan malaha oo ka awood yar yahuud balse shiicadu ruush bay xulafo yihiin 😂😂😂😂😂😂😂
@amalnoor4760
@amalnoor4760 Сағат бұрын
War adiga muusikada iyo hadalka is kor saaran maxey tahay adigaaba ka daran weerarada see rabtaa in laguu dhageysto war naga tag madax xanuun ma rabnee
Maxaa ka cusub xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya | Qubanaha VOA
29:46
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 72 МЛН
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 14 М.
GABAR  CAAN AH OO U BARREERTAY DIFAACA QADIYADDA FALASTIIN!
23:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.