😅لا لا لا يمكن ان يسمح لاية دوله من الدول المجاورة للصومال ان نععطي منفذ للبحرالاحمر ابدا ووزيرالخارجية الصومال فقي لا يقدر هو ولا ريسه لسماح ذالك لانه ضد الشعب وارادة االصوماليين في ذالك القرار الفاشح علي الشعب الصومالي 😅،
@ابوانعبدالعزيز2 күн бұрын
Noosoo Gudbi Marka Fiqi Yidhi Bada Cas Baanu Siinaynaa Etoopia Hadii Aadan Hayn Fiqi Oo Hadlaya Beenta Dadka Ka Daa ibna Xaaraan Baa Tahay Aan Dadka Ka Xishooneyne ❤
@ashajimale68882 күн бұрын
ASC Mansha ALLAH,Masar waa runteed in loo diido Etophia in ay cag dhigto, waana dhibaato inteeda la eg in ay soo gasho badda Somalia,waa ayaan daro arrintaasi Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️
@ابوانعبدالعزيزКүн бұрын
Beesha Caalamku Ma Dhegeysato Axmed Madoobe iyo Hogaamiye Dawlad Goboleed ❤
@ayan123aadan52 күн бұрын
Masar waa sax
@ayan123aadan52 күн бұрын
Waa sax inaan waxba na dhex marin wax asxaan ma laha soomalia ma rabto culas wadankeena anagaa ku filan
@jamahussein68602 күн бұрын
😂Ciddii bad bixisa waa la xabaali, ee siisa dowladaha jaarka,😮 fiqi waa fataal sida xasan mana fulinayo wixii uu hada masar la galey,😮 kuwan somalida xukuma wey wareereen ba, waxay sameeyaan hadana wey bada layaa Eritaria na hadda xiriirkey u jari somalia ,sababta oo ah , iney yihiin beenaale yaal,isbadal badan😅,
@jamahussein68602 күн бұрын
😂 Masar waa sax , waxay ka tidhi badda cass, fiqina wuxuu sheegey iney bad siiyeen itoobia, waana jabkii sii,😅.
@sabrieisac792 күн бұрын
Badda cas ha dhinine gacanka cadmeed dheh....gulf of Aden
@yusufahmed64932 күн бұрын
SL waa in ay diiddaa hadduu xasan sh.bixiyo dhulka somalida
@baadodhugad41572 күн бұрын
Wixii Muuse laga diiday Xasan yaan laga yeelin, Dadka Soomaaliyeedaw
@RodaKhalif2 күн бұрын
Ala wiilkan warka Run taan kujeclaadaY
@mohamudyahya54092 күн бұрын
Warka waa sax dowlladda salshig ma siin Ethiopia, Nasarna waxay. diiddan tahay waa millateri ee ma ahan ganacsi.
Adiga miyaa walan mise Afkaga w Aalan (figi Staley bad somaliyA Ay siisey. Itobiya majirto) Sow isagii yiri
@abdiwaliseed87412 күн бұрын
Aad baan kugu Hambalyeenayaa soo gudbinta wararka guul baana kuu rajeynayaa, waxaa talo ahaan kaa codsanayaa in aad codka ama fulumaha aad korvu qaadao, waayo marka aad youtube-yada soomaaliga wararka tabiya la eego waad ka cod gaaban thy Mahadsanid wll
@CabdullahiDheere-ik5ew2 күн бұрын
Axmad jubaland waa doowlad madaxbanaan soomaalina waan ka madax banaanahay miyoow soo wadaa ?
Somalia iyo Somsli Land Bada Cas Habayaraste Uma Dhawa Mana Gaadhasn. Somalia waxay ku Taala Bad Wenta India Somali Landna Waxay ku taala Gacanka Cadmeed.
@abdurahmanmohamed12932 күн бұрын
badda cas ee,amaanka ah waa mida jdbouti dadku weli ma fahnin waa tajoora meesha ay diidan tahay ethiopia
@yusufahmed64932 күн бұрын
Sababta DFS sababtay ugu dhawaaqday in itoobiya gacanka carbeed wax laga siinayo waa in SL diiddo oo halkaa lagu fashilmo
@CabdullahiDheere-ik5ew2 күн бұрын
Masar Waa runteed waxa eey wado laakiin ha ogaato masaaridu israa.iil ineey itoobiyaanka gadaal la taagantahay
@hirabmimiHii-nl1ui2 күн бұрын
War MASAR ha la garaabgalo oo itiobia badeena ha laga ceesho, walalayal midowba
@Terza562 күн бұрын
Waa waali xad dhaaf arinta bada Hassan Munaafaq ayaa kow ka ah dhibka jira ilaahow adaan talada ku dhiibanay dowlad dad baa ba’ ah ayaa na hor boodaaya
@maxamadshiikh83842 күн бұрын
Waxaa la,yiri findhicil ma,xalaalba Mise waa xaaraan wuxuu yiri Sheekadiisaaba xun marka in Itobia loo diro wafdi ayaaba Khalad Aheed
@MohamedSharif-bn3rr2 күн бұрын
Jinsiga soomaaliga waa ashahaada la dirir waaye. Waa istaahishiin in Ethiopia idin gumaysato maadaama aad tihiin caduwul islaam
@abdisheikh60942 күн бұрын
Suldaan ethiopia waxaa go,an in xasan iyo dalka ay qaska ku wado inta uu xasan uu u noqonayo rabaad hoostiisa fadhida iyo inuu khasab ku tahay in uu masar xirrirka u jaro oo dalka ka saaro meel ku qoro labadaas. Haddii aan aqoon durugsan xasan u leeyahay waa uu fulin labadaas arimood ee la soco sababtoo ah wax kalsooni iyo balan uu leeyahay ma jiro.
@AnjcabdiSiciid2 күн бұрын
Masar maxay soomaali ku kordhinaysaaa falastiin ayay wax ku kordhin lahayd waa naago yuhuudeed
@sahraosman68182 күн бұрын
Barlamaanka oo qabiil kasto ku jira maxaw u hadli la'yahay, waa aamuseen. Ayyagane so dambiga kulama jiraan madaxweynaha. Shacbiga somali cidna idiinna maqna, ee tashta ama iska daawada bahdilkiinna. Maanta wiil xabashi ah lama kaftamikartiin
@hassanmohamedfarah17112 күн бұрын
Waxaanad shegin in Djibouti 🇩🇯 ay kamidtahey wadamada Bafa Cas.
@CabdullahiDheere-ik5ew2 күн бұрын
Aboowe arinta itoobiya oo dhan naga dhaaf dhiig kar ayaa ku wada dhiftay akhyaarti taqaaney dhaqan xumada ethiobia
@mulkiosman78282 күн бұрын
Beenlow Hw 🫏🫏🫏
@NasromaxamedGeedi-v1r2 күн бұрын
Nio itoobiya bada lama siinaayo waana layneenaa hooyadood wasooyinka
Dadkiisa isku hayn la,ayahay ma waxaa isku ilaalin karaa wadamo ka xoog badan kana siyaasad badan. War been iyo qabyaalad dal laguma hogaamin karo meel walba waxaa tagaya cali balcad, fiqi, sanbolooshe dalka ma joogaan miyaa hawiye kaliye oo dalka ku matali karo dunida maxaa uu ku qarsanayaa sanbolooshe iyo cali balcad oo labadaba aqoon fiican aanu u leenahay.
@quassimhassan19772 күн бұрын
Waa muhiim in masar lasoo dhaweeyo oo Ethiopiya laysa celiyo sababtoo Ah waacadaw Haddana faragelin inagu Haya
@saynab75032 күн бұрын
itopia iyo masar ba isku meel unbay wax uwadaan 2daba waa garabka israa iil masar waa tii cunooyinkii falastiin loo waday oodowladaha kusoo uruuriyen xataau gudbin wayday falastiin waatii maatadii shubka laladhaxayay ee soo carar tay kucelisay xuduuda itopiana waatii israa iil ugur matay oo ciidamadeeda kagarab dagaala mayen israa iil marka waa damper iyo 2 diisa dhegood somaaliya god bay kudhacday ilaah baa noo maqan