Waagu yaanu ugubaryine Siidhaqso ah ha ugabaxaan dhamantood dalaka
@DaahirCilmi-t1zАй бұрын
Hana dhaafaan masaaridu maxay tarijirtay gaajo ayay inala dhaxjoogeen
@KaysealiShaqale-wo6xzАй бұрын
𝐇𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shabeel7467Ай бұрын
Masaarida Somaliland joogaa waa Shaqale macalimiin ama dhakhtaro nolosha ay ku haystaan Somaliland kama helay aan Masar oo dhaqaale xumo sicir barar baahsan laydhkii oo boqolkiiba konton lagu kordhiyey ta kale Masar qofka maalin ku qadeeya hilib waa nin heer sare ah liano ma awoodaan xagaa kuwa madaxda ayaan maalin walba hilib cuni karin.
mapka ay soo qaadatey dawlada masar waa mid khald ah oo ay baahiyan mamulka majeerteniya iyo wadan ka fashilmay ee la odhan jirey somalia mapka waxa ka muuqada in gobolka sool uu qeyb kamid ah ay tahay gobolka nugal ee somalia gar ahaan mamumka majeerteniya sidas awgeed iska jira oo soo qaaata mapka saxda ah