Deg Deg Sirta Itoobiya Ku Aqoonsanayso Somaliland Oo Madaxweyne Biix Laga Helay & Qorshaha Socda

  Рет қаралды 6,040

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Deg Deg Sirta Itoobiya Ku Aqoonsanayso Somaliland Oo Madaxweyne Biix Laga Helay & Qorshaha Socda
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 44
@faizasaid3803
@faizasaid3803 4 сағат бұрын
Masha’allah Tabarakallah
@saadoxasan-x8n
@saadoxasan-x8n 23 минут бұрын
guul guul dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪
@malyunismail7313
@malyunismail7313 4 сағат бұрын
It’s definitely wadani Faqash
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 2 сағат бұрын
Mashallah mashallah guuul somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@saadoxasan-x8n
@saadoxasan-x8n 22 минут бұрын
madax wayne muse bixi cabdi guul guul gesi qaran💛💛💚💚💛💛💚💚💛💛💚💚💚
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 4 сағат бұрын
ILAAHAYOW Adiga Caadil ah e dycada naga aqbal oo Reer wadani sidaa ay mar walba uga maqyihiin Arrimaha Qaranka u muhim ah ILAAHAYOW gebigiisaba u maqnaysii oo Wadani Naga soo qabo..
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 3 сағат бұрын
Faagashe iyo qaadad weynne way jabtay 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 3 сағат бұрын
Xukuumada somaliland iyo bulsho weynta somaliland wey ka war hayaan in cirro, xirsiyo ,muhanad xaashi iyo wadani iyo kaahba inaaney qaranimada somliland daacad ka aheyn waana cadowga gudaha ee la shaqeeya cadowga dibada waayo shirkan waxaa looga tashanaayey is fahamkii somaliland iyo itoobiya oo hada loo badaley heshiis labada dal madaxdoodu saxiixeyso dhowaan insha Allah in isku aragti mideysan laga yeesho masiirka qaranimada somaliland qofkii ama xisbigii iyo murashaxii ka maqnaada waa cadowga somaliland markaa waa inaaney hal cod naga helin Allah idamkiis guuldaro weyn baanu ku ognahay somaliland guul forever cadowgeena gudaha iyo dibada guuldaro rabaani ah insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 сағат бұрын
ILAAHEY HA KARAAMEEYO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 4 сағат бұрын
Ucud ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hamze_caazka
@Hamze_caazka 2 сағат бұрын
Markale markle Aabo muuse so Noqoo ❤❤❤
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 4 сағат бұрын
XUSBIGA WADANI WARKOODU WUU CADYAHAY INAY FAQASH YIHIIN EE DADKA REER SOMALILAND COD HA SIININA WAAYO WAXA AMINSANYIHIIN SOMALI WEYEN..
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 4 сағат бұрын
HALKAA WAXA KA CAD INAANU CIRO AANU GOONI ISU TAAGA RABIN EE UU DOONAYO INUU SOOMALIYA INAGU DARO
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 4 сағат бұрын
WALAAHI WAY CADAATAY WADANI INAY SOOMALIYA RABTO MAR HADII AY DIIDAY INAY HISHIISKA ETHIOPIA IYO SOOMALILAND SOO SAXEEXAN
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 4 сағат бұрын
Wana aragtaan wadani idinku is waydiiya waxa uu kaga maqanyahay shrka lagaga hadlaayay difaca qaranka somaalilaan
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 4 сағат бұрын
𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐞 𝐦𝐮𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐚𝐫𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐥𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@FamdumoCabdi
@FamdumoCabdi 3 сағат бұрын
Wayinu wada ognahayi dhamaan Bulshada reer somalilan iyo xukumadba inayi wadani iyo kaah ayi yihiin cadawuga somalilan o ayi somaliya u shaqeyaan markaa waa in cidii somaliln jeceli anayi u codayi labada khayinu wadan ee afkoda iyo urkodu isku midka ahayi ilaa cidankii bilayiska ee ayi layeen sowu huwan u hilin mayi ahayin Alla inaga qaban dona inasha Allah
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 5 сағат бұрын
𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Сағат бұрын
Marka horeba xisbiyada qarankuwa 2 Mujahid uciid iyo kulmiye uune kale xisbi shiisheeye aalle haqabto
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 4 сағат бұрын
Ilahay xisbiga wadani ha inaga gaabto amiin amiin amiin wax aan iswaydiiyaa kuwa tageera maxay ku taageeran waa xusbii Dana kaleh uu adeega oo aan somaliland aminsanayeen wallah waa yaab iyo yaabka yaabkii
@hibaaq6184
@hibaaq6184 2 сағат бұрын
Kaasi waa caqliga heego baqdin aay ka qabaan Habar yonis see waxay ilawan heego in Somaliland 90 % inay Degan Habar yonis oo haday joogin waydan walahay munafiqnimada aad cadowga nagu sheegaysaye walahay Anu toos idinku dari Somalia idinku sandulo idinku tahay
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Сағат бұрын
​@@hibaaq6184 Faqash oo kaliya ayaa kalmadaasi qoray e shut up
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 сағат бұрын
WADANI LOOMA BAAHNA HADII AY DIIDEEN DANTA QARANKA YAAN LOO JOOJIN
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 сағат бұрын
WADANI MAAHA XISBI LAGA LEEYAHAY QARANKA SOMALILAND WAA XISBI SHEYDAAN LEEYAHAY WAA IN AYNU FARTA KU DILAA
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 5 сағат бұрын
𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐦𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najahamiir6256
@najahamiir6256 3 сағат бұрын
Xabshida keenayaa dalkayga mafaanba wasidii falastiin lagu qabsaday
@najahamiir6256
@najahamiir6256 3 сағат бұрын
Eesigu maka kicyaa mafashilka
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 3 сағат бұрын
Ummadah Somalilland waxaan leyaahaay ineey waddani Indo fiqaan kuegaan waddani waaxa lagashidda xamar iyo huwanta diib weyn baay soo waddaan dagaal buu tonaaya waddani waa iin lagafijignodda shirgool kodda Belo inimarteey waddani
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Сағат бұрын
Allah ha jaabiyo cadowga somaliland guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul 💚 🤍 ❤ 🖤 🙏 muse bixe cabdi geeeeesi qaran cadowga ma cilbaxo guuuuuuuuuuleso geeeeesi qaran Allah ha inga qabto xusbiga wadane wa one cadowga somaliland Reer somaliland hala iska jiro cadowga somaliland wa Huwaneta gudah wa la arka mantab ciro dhukura xirse gaba maxamuda xashi Allah umada ha idenka qabo cadowga qarson Allah idena kashife Huwaneta gudah cadowga somaliland wa la arka ciro dhukura waxu sameya Allah umada ha ka qabto shaydan xanusaneya waye wadane wa cadowga somaliland iska jira
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi Сағат бұрын
Waxaa layidhi nimaan quus aqoon natiisaa quus ah waayo wadani mayaydaan kaquusanayn meelkasta oo lagaga tashanayo hawlaha wadanka wayka maqnaadaan haday xaflad tahay haday katashi hawlaha wadanka tahay markasta waaka maqnaadaan waayo marabaan waaga dalka ama aqoonsi ama hurumarka dalkaba
@Adamhagler
@Adamhagler 29 минут бұрын
Bal xoolahani waxay dadka ugu sheekaynayan eega, aqoonsiga Ethiopia ku siinaysa waa kee adigoo maamul gobeleed ah oo muuse Somali passport ku dhoofo, if ictiraaf xasan sheekh aya kuhaya, kadaaya shacabkan aad sida riyaha cod ka rabtaan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 сағат бұрын
Reer Somalilnd waad argataan in Wadani laga xukumo meelo kale ma tagi karo madaxtoyada sir baa huwanta ku haysaa
@CabdirisaaqCali-t3i
@CabdirisaaqCali-t3i 5 сағат бұрын
Kuma dhacaan kooxdaa Reer WARDANI inay wax qarankan u dana meel lagu hadal hayo ka soo muuqdaan sababtoo ah waa Ragg la leeyahay
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 2 сағат бұрын
@@CabdirisaaqCali-t3i sirta wadani laga hayo weynaa ee uu ka baqanayo in cadowga dibadu noo sheego wadani iyo wixii la socdaba waa daalimiin
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 2 сағат бұрын
Wadani Somaliland in ay jirto ma doonay wayna iska cadahay ee Alle ha inaga qabto bal ciro waynu og nahay lakiin kuwa uu maskaxdii ka xaday baab ugu daran
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 сағат бұрын
Madax wayanuhu waxa badan ayuu ogyahay oo aanu rabin in uu shaaca ka qaado waayo wax badan ayuu dhawrayaa markaa waa in ay reer soomaliland codkooga ugu hiiliyaan codkooga oo ay ka codeeyaan cidkadta oo aan rabin in dalkan la ictiraafo
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 4 сағат бұрын
Wadani 😂😂😂😂marajukuleyahay somaliland 😂😂😂😂😂
@iftin2024
@iftin2024 4 сағат бұрын
Waxa isku raacsan beesha dhexe awdal iyo laascaanood qurba joogtoodii baa meel walba ka leh somaliland waanu deganahay laakiin gooni goosi ma rabno
@asjaahme4985
@asjaahme4985 2 сағат бұрын
Ilaa markii somaliland iyo itoobiya heshiiska gaadheen waxaas noo sheegaysa uun isfahan ictiraaf iyo war aan sal iyo raadtoona lahayn. Waxaana intaas oo beena kawadaa Aderka Muuse biixi oo 7 sano dagaal iyo dib u dhac ku keenay Somaliland mar kale loo codeeyo. Muuse waxaanu leenahay. Alle Somaliland iyo talo dambe naguma kaa soo celiyo.
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 сағат бұрын
Ethiopia ku biira ama Somali 🇸🇴 meel u dhaxeysaa ma jirto iska ilowa beentii 34ta sano
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Сағат бұрын
Adigu qaaq qaaaaq ma sayid waad dhashay laakiin naxdin wayn baa kugu soosocota waxanad rabtaa in aanu itoobia ku biiro waxa cad in aad cadow doqona tahay waxa meesha ka baxday Somalia
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Сағат бұрын
Allah ha jaabiyo cadowga somaliland guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul 💚 🤍 ❤ 🖤 🙏 muse bixe cabdi geeeeesi qaran cadowga ma cilbaxo guuuuuuuuuuleso geeeeesi qaran Allah ha inga qabto xusbiga wadane wa one cadowga somaliland Reer somaliland hala iska jiro cadowga somaliland wa Huwaneta gudah wa la arka mantab ciro dhukura xirse gaba maxamuda xashi Allah umada ha idenka qabo cadowga qarson Allah idena kashife Huwaneta gudah cadowga somaliland wa la arka ciro dhukura waxu sameya Allah umada ha ka qabto shaydan xanusaneya waye wadane wa cadowga somaliland iska jira
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 50 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,4 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН