Deg Deg Maxkamadi Go'aankeeda Qeybta lala yaabay bal ila arag!| Israil O Boobsiineysa duqeynta Qasa

  Рет қаралды 67,726

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Deg Deg Maxkamadi Go'aankeeda Qeybta lala yaabay bal ila arag!| Israil O Boobsiineysa duqeynta Qasa
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 183
@DulmiDiid
@DulmiDiid 4 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤sheikh gull gobonimo Palestine
@mohamedhusseinabdullahi4436
@mohamedhusseinabdullahi4436 4 ай бұрын
Waxan idin awoodaba intaas ayaa ka jirta
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 4 ай бұрын
Wax xaadgudub la yidha jirtee sisi aya heshis hooose kula kalay inay Admigoda ka ilaashadan si ku meel gadhaa
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 4 ай бұрын
Waa bhahal gimeystuhu Kala baahsanaantiyo beyladaada jeceloo ,intuu baadka kula helo kaa boga qaniinyada Uurka kuu dhex galayee.......
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 3 ай бұрын
Shiikh dulmi diid, Waxaa arintaa maxkamada qishshaayo dabo - dhilifka israel Vice-President Julia SEBUTINDE oo u dhalatey Uganda
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 4 ай бұрын
Gaalo Oo Dhan Waa Walaalo. Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil. Falastiin Ma heysato Allah Mooyee Cid Kale.😡🥲
@Aisha_23354
@Aisha_23354 4 ай бұрын
ALLAHU AKBAR. ALLAH CIDII UU LA JIRO WEHEL UMA BAAHNA UFFFF .YUHUUD IYO GAALO MAXAY YIHIIN ? .YAQIINTA HA SHAQAYSO ان نصر الله قريب🎉❤فلسطين لكم الله نصر من الله وفتح قريب. إن شاء الله ❤
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 4 ай бұрын
ولاتحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخر هم ليوم تشخص فيه الأبصار.....allaah wax kama qarsoon...rabiyow naxriistaad iyo awoodaad ugu gargaar
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
Really Quran Kariim respect 😢😢❤❤❤
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 4 ай бұрын
Amiin Amiin
@HusseinMaange
@HusseinMaange 4 ай бұрын
islaamka ayaa dayacay falastiin siiba carabta ridowday illaahow ugargaar falastiin aamiin
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 ай бұрын
yuhuudu awood baay isbideen laakiin illaahay baa ka awood badan waayna jabayaan insha allaah masar waa naago waxba maqaban karaan caraba wax haka sugin waa wada naago
@adammohamed5339
@adammohamed5339 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@ashamohamed689
@ashamohamed689 4 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen gaza
@RahmaAhmed-xn5tv
@RahmaAhmed-xn5tv 4 ай бұрын
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu,Sheikh dulmi diid.
@mohamedramadan8621
@mohamedramadan8621 4 ай бұрын
Walaalkay Dulmi Diidoow ALLAH meeshan waxbu ka wata inaguna si kalaan u arkayna. Qaza waxa xoreyni doona AlQassam kaligeed
@HusseinMaange
@HusseinMaange 4 ай бұрын
carabeey masiibo inku dhacday illaahow uhiili falastiin aamiin
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 4 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 4 ай бұрын
Waa ku shirko xasuuqa shacabka falastiin laakiin falastiin alley leeyihiin ee Allah ha u maciino aamiin
@DahirCadosh
@DahirCadosh 4 ай бұрын
Maxkamaad aduun maajirtoo horey baan uu garaanayey ee maxkaamaad waa taa Allee uun
@KingMohn21
@KingMohn21 4 ай бұрын
Alxmlilah 🤲🥰 mahadsanid sheekh dulmi diide 🫡
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 4 ай бұрын
INSHA ALLAAHU AWOODA ALLE AYA KAHOREYSA YAHUUDANE DAMUG DAAMUG ALLA HAKADHIGO
@AxmedaadanAxmed-de8qt
@AxmedaadanAxmed-de8qt 4 ай бұрын
اللهم انصر شعب الفلسطين وثبت أقدامهم
@SharmaarkeMaxamed-gj2lq
@SharmaarkeMaxamed-gj2lq 4 ай бұрын
Thanks walal koorsadi aawey
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️ sheikh wacaleiku wasalam hamas victoire Iran gull gobonimo
@ashamohamed689
@ashamohamed689 4 ай бұрын
Shiekh waad mahadsantahay Fircoonba waa dhintay cid kasta oo kibirta dhagarta ilaahay ayaa ka wayn
@sayidcali8282
@sayidcali8282 4 ай бұрын
Israil waxan alyaasiin eheyn kujoogsameyso falastiin alyaasin allah ha ubarakeeyo yahuudne ha unoqdo malakul moodkooda
@Naciimo433
@Naciimo433 4 ай бұрын
Murugo noo dhimani majirto inta xasuuqasi socdo. maxkamaduna ma madax ba naana. lkn ilaahay ayaa u hiilinaaya 😭
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 4 ай бұрын
Ilaahaa ka Awood weyn munaafiqiinta Insha Allaah wey jawaayaan bi idni laah ilaahow ugargaar mujaahidiinta Alaahuma Amiiin
@Aisha_23354
@Aisha_23354 4 ай бұрын
ان نصر الله قريب🎉❤فلسطين لكم الله نصر من الله وفتح قريب. إن شاء الله ❤ اللهم إنا نستودعك فلسطين وأهلها، اللهم انصرهم وثبت أقدامهم، اللهم تولهم برعايتك واحفظهم بعينك التي لاتنام.. اللهم كن معهم فليس لهم سواك يارب العالمين.🤲🤲🤲
@chekatv9985
@chekatv9985 4 ай бұрын
Assalamualaikum warahmatullah.. sheikh Cshiradi xagee marayan warnagasii inshallah qeyr ayaan ku rajeyna
@ashamarwo-nn8xy
@ashamarwo-nn8xy 4 ай бұрын
As'Salaamu Alaiykum. I watched the CNN interview of the ICJ Prosecutor and once he mentioned the October 7th incident, I knew he will favor the Israels. Sad😭😭😭
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 4 ай бұрын
Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda falastiin Alqasaan 🤲🤲🤲☝️🇵🇸🇵🇸
@AxmedaadanAxmed-de8qt
@AxmedaadanAxmed-de8qt 4 ай бұрын
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 4 ай бұрын
Dadka wey dhimanayan adiga yuhuuda ah waa noolaanaysa Alaaha ma oran Alaaha jabiyo amiin
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 4 ай бұрын
Falastiin garab aan alla ahayn mahaystaan gaalo wa isu bahaysatay dadkii way dhamaden walahi waxyar ba ka hadhay ya xanan ya manan ya xayi ya qayuum allow falastiin u gurmo cadawga aan naxayn allow halaag yarabi waxan duco ahayn ma awoodno allow yahuud ood halaagtay na tus 😢😢🤲🤲🤲
@kahiyemohammed8556
@kahiyemohammed8556 4 ай бұрын
Ya xanan ya manan magac illahy miya kafirso
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 4 ай бұрын
@@kahiyemohammed8556 adiga so baro quranka alle
@ashamohamed689
@ashamohamed689 4 ай бұрын
Yaa Allah yaa rabil caalameen yaa xayul yaa qayuum U gargaar walaalaheen reer Gaza
@HusseinMaange
@HusseinMaange 4 ай бұрын
Allah badbaadiiyo falastiin Allah jabiyo yahuud iyo waxii taageera Allah baabiyo aamiin
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في غزة يارب
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 4 ай бұрын
Wacaleykum salam waraxmatuhi wabaratu al ustad guuuuuuul rer falastin 🇪🇭🇪🇭🇸🇴🇪🇭🇸🇴🇸🇴
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 4 ай бұрын
CARABTA IYO YAHUUDA KEEBA FALASTIIN WAXYEELEYE ANAA ISKUJAWABI WA CARAB WAKUWA MADAXDA AH JAXIIMO ALLA HAKURIDO
@cabdirauuf-o2r
@cabdirauuf-o2r 4 ай бұрын
یا الله
@RahmaAhmed-xn5tv
@RahmaAhmed-xn5tv 4 ай бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAHMAN.
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k 4 ай бұрын
ASC Shiiq maxamed dulmi diid Malmahaan Barnamijada xasaasi waaye marka 3 bar Naamij Nooga dhig
@midnimomedia198
@midnimomedia198 4 ай бұрын
Ilahay ha ugargaro dadkeena walalaheen ku dhibataysan Falastiin
@Aamiin733
@Aamiin733 4 ай бұрын
Allah baa xumaan oo dhan ka hufan
@fadumamohamed7231
@fadumamohamed7231 4 ай бұрын
Ilaahey qadartiisa aan sugeynaa
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 4 ай бұрын
Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino hana u gargaaro shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo xamaas Aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha ku rido hurdo aan dhamaad la heen iyo indho la aan dhego la aan yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 4 ай бұрын
Wacalaykumu salaam wrt Dhamaan SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
@SafiyaMacalin-rz7mf
@SafiyaMacalin-rz7mf 4 ай бұрын
Allah ha ka qabto.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 4 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 4 ай бұрын
.alle.aya.kumaqan.insha.allah.guushu.waa.dhaw.dahay
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 ай бұрын
Kufrigu Waa Milatu Waaxid, kuligood Waa lafo abeeso, oo hooska Xariiiro🤔Saas darteed Allah Swt ha Ugargaaro, dadkaas reer Falastein amiiin
@InnocentBlockGame-ee1hk
@InnocentBlockGame-ee1hk 4 ай бұрын
wllhi waa yab allahy baa dadkaas umaqaan allahy ha bad baadiyo
@muqtaarxaajimuxidiin267
@muqtaarxaajimuxidiin267 4 ай бұрын
Subxanallah reer falastiin ilaah baa u maqan
@rukia-s6y
@rukia-s6y 4 ай бұрын
inaa lilaahi wa inaailehe raajicuun ilaahow ugargaar
@Nia2tt1
@Nia2tt1 4 ай бұрын
Masar Dad😂miya uu lesa wll an kuwediye 😮😅😊
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
اللهم أصلح الحالنا ومافي القلوبنا برحمتك يا أرحم الراحمين 🤲🤲🤲🤲🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farhiyamh
@farhiyamh 4 ай бұрын
Allah swt ha halaago yuhuud
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 4 ай бұрын
Kutubka illahayba ilashanaye umada alaha ka qabto
@husseinaden7560
@husseinaden7560 4 ай бұрын
Ilaahay ha u gar gaaro walaalaheen falastiin, ilaahay waxba kama qarsoono dhagarta gaalada
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 ай бұрын
Maxkamadda ICC & UNka Mareekan ayey kuli kawadda amar qaataan mareekan iyo Yahuudna waan ognahay
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 4 ай бұрын
2 maxkamadba waa magac u yaal oo wadamada tabarta yar ayaa loogu goodiyaa waayo goamada ayado saareen waa isku mid ee alle ha gar gaaro walalahen Reer Gaza
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 4 ай бұрын
Ilaahow adaa yuhuud iyo maraykanba ka awood badan ilaahow u gargaar reer falastiin ilaahow maraykan iyo yuhuud awood bay u sheegteene ilaahow adaa cid walba ka awood badan ilaahow u gargaar masaakiintaas aduunka lagu ciqaabay
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 4 ай бұрын
Asc wll waxaa u qashaayo reer galbeedka wcs wll mashaallah
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 4 ай бұрын
Xamaas Oo keliya ayey ladagaalami karaan oo keliya,
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 4 ай бұрын
Wa Qawda maqashii waxba ha u qaban.
@ahmedfarahsource41
@ahmedfarahsource41 4 ай бұрын
Sheikh Alle habaraakeeyo ee away barnaamujkii aad shegaaysay xagee buu maraayaa. Isoo jawaabb
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 4 ай бұрын
Alha ay cadalda hanya mxakmada galo iyo yuhuda ay samaystay
@niimaneur4842
@niimaneur4842 4 ай бұрын
Murugo yeyan sida si illaahay baa no joga
@bashiirmaxamedkadiye9865
@bashiirmaxamedkadiye9865 4 ай бұрын
Asc waraxma sheeq maxamed qeyr alle haku siiyo Aniga ahaan fikirkeyga hadaan kadhiibto yuhuuda meeshaa waxaa u fadhiya mid iyaga matala sidaas daraadeed asaga ayaa usoo dusiya aqbaar walba iyo go,aan walba marka lagaaro inta aan lagu dhawaaqin yuhuuda weyba sii ogtahay waayo qof yuhuudi ah ayaaba kamid ah garsoorayaasha marka waa sidaas asc.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 4 ай бұрын
Israel alaa ka wayn ,ilaahayna dulmiga ma jeclo, insha allah khayr
@saafi1302
@saafi1302 4 ай бұрын
Haqaxaan maxaytahay meel cidlaa erigo.an ah baad iyo biyo lahayn musqulo lahay gaalo waa hoostey kaxiriiraa ha iska dhiciyaa falastiiniyiintu yuhuudu hub bay kabadan hay mooyee awoodkale madheera waa fulayo yuhuudu aqas shacabkay ka adag yihii hubka sidan nacaldi idinku dhacday ciqaabta rabi allaha idiinspo dadajiyo alloow reer falastii albaab ufu raxmadaad darteed
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ай бұрын
Ururadan icc icj UNHCR wf qaran midobey golaha amanka intuba waa kuwa calamka gumado
@ahmedfarah4356
@ahmedfarah4356 4 ай бұрын
Meeshaan qiyaqmihii baa soo socda maalin dhow ah
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 4 ай бұрын
Waa wuxuush wax ka xoog wayn Ala ha ku salade
@YaasiinMaadey-t7v
@YaasiinMaadey-t7v 4 ай бұрын
Ilaahay ayaa joga sheqow
@AnabSalad
@AnabSalad 4 ай бұрын
Love you
@cabdicali8730
@cabdicali8730 4 ай бұрын
Waxa la yidhaa ilko yaxaas hosts ayay ka xidhiidhsanyiin
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 4 ай бұрын
Masar yuhuud baa xukunka haya markaa walaalkii wax madhahayo israiilna haddii masar la ogayn ma soogaleen
@ZakariyeAbdihamiid
@ZakariyeAbdihamiid 4 ай бұрын
Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏
@ZakariyeAbdihamiid
@ZakariyeAbdihamiid 4 ай бұрын
Haa wan kugu tagersanahay
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 4 ай бұрын
Sheekh waxaan aad magacyada u kale sheegayso waa isku dad Maxkamadu ma rabto in dagaalku joogsado iska daa gaal kalee
@halwoali5532
@halwoali5532 4 ай бұрын
Umadas waa ay daaleene wadankaas haysaga baxano carabtana hakala qatano dadka sabtoo ah dadkani waa ay dhamadeen inta hartay hala ceymiyo aan dhihi lahaa allow u gargaar
@AnabSalad
@AnabSalad 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@kaafikaafi
@kaafikaafi 4 ай бұрын
YUHUUDU WEEY OGTAHAY INEEY BURBURTAY, SIDAASI DARTEED AYAY WAXWALBA USII GALAAFANEEYSAA.
@muxyidiinazaar2355
@muxyidiinazaar2355 4 ай бұрын
Asc sheikh meeday koorsada Aad noo balan qaaday
@saafi1302
@saafi1302 4 ай бұрын
Maxkamada afrikanka iyo carabtaa lagu ciqaabaa cadaanka maqabankaro mana xukumi karto falastiiniyiinta la leynayo hakadhiciso intey ciidamo iskudhaf ah usoo dirto cidii gardaran hala laayo hadey wax maqli waayaan
@ibnumarwan1118
@ibnumarwan1118 4 ай бұрын
❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 4 ай бұрын
Wixihore maxkamada ICJ sosartay amar mahayn wuxuaha warqad kusaxixan maxkamada obaq iyo codsi lokalagaranwayay lamodo in gacan dibkacabsanaysa qortay lakinhada inkastodibu cabsasho kamuqato anay sicad uqexnayn erayado unaekayn amar hadana madaxwaynaha maxkamada tos ugusaxixan lakin mudalasiyay ah bilgudehed cadawguna mudadas waxkastu kusamaynkara
@smile-db6bv
@smile-db6bv 4 ай бұрын
Cadalada Allah aa kasugeynaa
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
Yaduuda waxay ka arkatay carbta xun ee meelah jogta
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 ай бұрын
Yuhuud hadaan Gacan wax lagaga qaban dibsan maayaan
@Khadijo60
@Khadijo60 4 ай бұрын
waa leyska celinaa yuhuud fulayaal masar ma iyagaa la hadli karo yuhuud macalinkaa afka ka xeray sisi
@Ahmedmahamuud-di9ru
@Ahmedmahamuud-di9ru 4 ай бұрын
Ilahay darting ayan kujeclahay wllo falastin garab ayay u bahantahay lkn ma awodo inan mata cawiyo qasa naftaydan u hurilahaa walahi
@MouminHersi
@MouminHersi 4 ай бұрын
Sissi wa mujrime yahuudi yare weyine
@nestehamohame
@nestehamohame 4 ай бұрын
Xasuuqi wa saad manta Israel waxeye raban in ey falstiin tirtiraa hana iloobinina in USA wa manafaqiin hubka eyega sinayo Ilahey ba u maqan 😢😢😢 dadkaas aduunki lagu cadabey
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 4 ай бұрын
WAA MAXAY WELI MASAR WAXA AY DHOWRANEYSO ILA SIINAAY LAGA TAGAA MIYEY SUGEYSA . TANI HADAL WEY DHAAFSIISAN TAHAYE
@AxmedaadanAxmed-de8qt
@AxmedaadanAxmed-de8qt 4 ай бұрын
😢
@abdirashidmohammed7512
@abdirashidmohammed7512 4 ай бұрын
Aduunku palestine wuu dulmiyey wadanada carabtuna way hagraden Lkn mid Ha illaawina Awooda ALLAAH AYAA U RAJAYNAYNAA IN AY FALASTINE KU XOROOBI DOONTO MASJIDKA BARAKAYSANA KU XORAYNDOONAN INSHA ALLAH
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 4 ай бұрын
Asc wr❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 4 ай бұрын
Wale Muslim waxba ku dhacay
@farhiaabdirahman3877
@farhiaabdirahman3877 4 ай бұрын
Ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa. Israaiil meel ay lehayn ayay ku dagaalamaysaa. Dhulka iyo geedahay ayaa ladagaalamaya iska daa dadkee
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 4 ай бұрын
Walaahi madax walbo oo muslim ah aaqiro xisaab ayaa sugeeyso
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 4 ай бұрын
Anku salino nabigena maxamed csw ❤❤❤❤❤❤
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 4 ай бұрын
Abdul basid
@abdurahmanbuhmuuse4994
@abdurahmanbuhmuuse4994 4 ай бұрын
Akhi xukuumada Masar iyo Israël waxay heshiis ku yihiin in lagumaado shacabka reer Falastiin . Ee waxba haa ku mash quulin arinta filaadelfiya
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 4 ай бұрын
Masar lacag bey ku qaadataa islaamka laleynayo waayo ninka haystaa waa haaf yuhuudi waxanu u joogaa difaacista yuhuuda
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 17 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 81 МЛН
One-on-one with Heather Cox Richardson | Cap Times Idea Fest 2024
1:02:48
The Capital Times
Рет қаралды 78 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 17 МЛН