Xamas o markii ugu horaysay taariiqda video argagax leh sosartay & mucjiso latusay israil

  Рет қаралды 84,297

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Xamas o markii ugu horaysay taariiqda video argagax leh sosartay & mucjiso latusay israil
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 142
@DulmiDiid
@DulmiDiid 4 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤dlk Djibouti iyan kasosalamy
@thinkabout.2504
@thinkabout.2504 4 ай бұрын
Somalia dhulkeeda ka maqan ee Ethiopia iyo Kenya kala qaateen malaga yaabaa Inay soo ceshato
@AbdifitahJananka
@AbdifitahJananka 4 ай бұрын
jazaakalahu shekhena
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 4 ай бұрын
Sheekhow waxaan arkay fiidow la yaab leh ururkii taliban ee afganistan oo maalmahan ku sugnaa dalka iran oo u duceynayaa wsdaadkii shiiciga ahaa ibraahim raiisi maxaa khaldan sheekhow ii sheeg
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 4 ай бұрын
Asc.alxamdulilaahi rabilcaalamiin alla ha halaago nasrigana allaha siiyo walaalaha falastiin allaahumma aamiin aamiin aamiin
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 4 ай бұрын
Allah ayaga ha isku dhameeyo hana isku halaago hana isku baabiyo dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee Isha Allah ee Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin
@duniyanoor6320
@duniyanoor6320 4 ай бұрын
Amiin
@fortunjelani9982
@fortunjelani9982 4 ай бұрын
Amiin Amiin allahuma Amiin yaarabi
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 4 ай бұрын
Allow guusha falastiin so dhawee yuhuud musiiba ay iska celin waayaan kurid 🤲🤲🤲☝️☝️
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة ياارحم الراحمین
@maryamamohammed9566
@maryamamohammed9566 4 ай бұрын
Insha allah askarigan iyo kooxdisa meshey ku dhiman doontaa illahay namaqashii dhimashadoda aamin
@felisabdi3794
@felisabdi3794 4 ай бұрын
Illaahey baa ku ihaaneeyey kuna ciqaabaya, dulmigoodii baa maanta laga go’ynayaa, Allaah u siyaadiyo
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 4 ай бұрын
Asc Allaha qawiyu cazizu cuqubo iyo duli dunida Kan ugu xun Allaha kusalado yahuda dofarada haka hosmaran yahuda wood iyo aqliba
@degaghedi1738
@degaghedi1738 4 ай бұрын
Sh runtii ayaantaan waan kufarxaa markaad smlida qabyaalada kala hadasho Shugran katiir Palestine free from kufaar smli free from qabiil and qawaarij Aamiin Aamiin
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 4 ай бұрын
Allhamdulillah ilaahaybaa tusay awoodiisa ee Allaha ku salado gacan ka xoog weyn, ileyn masaakiintey xoog ugu faaneen,,,
@nadiajibril5796
@nadiajibril5796 4 ай бұрын
ciidamada alle wayfarabadan yihiine alle hakusalidu yahuuda iyo kufaarta ciidamadiisa aamiin yaa allaah
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 ай бұрын
Waa Januudii Allah kusoo Diray Xaqiiqda Allah baa arkaayo Gardarada Yuhuuda
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
Prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw 💯♥️♥️♥️♥️💯♥️ sheikh respect wacaleiku wasalam hamas victoire final
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 4 ай бұрын
Wll hadii aad jaanis uheshid comontigeyga igula sali xbbkeyna mohamed اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 4 ай бұрын
يقولُ اللهُ سبحانه وتعالى: ﴿وَمَا يَعْلَمُ جُنُودَ رَبِّكَ إِلَّا هُوَ﴾ [المدثر: 31].
@haa8793
@haa8793 4 ай бұрын
Alah ani iyo walashey aya lahen sarayal qudus wali manaqon kuwa tokta yahuda manta weybilawen MnshaAllah
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 4 ай бұрын
Allah ha guuleeyo mujaahidiinta xamaas ee kataaibul qasaam Shacabkana allh dhibka haka dulqaado
@samawadaxusen1793
@samawadaxusen1793 4 ай бұрын
Allaah ayaa ku saliday dofaar wamaa yaclamu junuuda rabika ila huwa
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 4 ай бұрын
Ilaaheey ugargaar inta xaqa jacel
@AshaAhmed-ol3tq
@AshaAhmed-ol3tq 4 ай бұрын
Jazakallah khayr
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 3 ай бұрын
Mashallah wll mahadsanid guuleyso illahay haku xafido ❤❤❤❤
@naimamuad3140
@naimamuad3140 4 ай бұрын
Aadba ugu farxsanhay farina ay soo gudbiyen iyo xigmada ay xambarsantahay alxm islamka allha xafido Mel ay joganba aamin yarbi
@halalpolice23
@halalpolice23 4 ай бұрын
Insha Allah anakana Somali galbeed iyo somalida kenya yaan so ceshan doonaa 💪🏾
@sadocabdi7737
@sadocabdi7737 4 ай бұрын
Dofarada iyo waxkaa daraan illahy haku saalido junudisu way badaanyihine
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 4 ай бұрын
Ilaahayow adaa kawayn kuwaan
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 4 ай бұрын
Asc wallaahi maantey anigaba anoo guriga hooyadeey qado ukarinaayaa .Lee waxaan maqlay qaylo hadaan doo baxay ba waaba banaabax ,Digsiyadii Lee soo damiyee balacooniga ka qayli .Free falastiin .Wallaahi waan jiriricoodey .Waxeey ka uimaadeen Camden usii socdern.Centeral London .Gaalo iyo Muslimba .Illaahoow junuudaada udir .Ma moogidee xikmad baad uga jeedaa.
@adammohamed5339
@adammohamed5339 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@ashamohamed689
@ashamohamed689 4 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza
@habibajamac9941
@habibajamac9941 4 ай бұрын
Alxamduliaah
@cabdirauuf-o2r
@cabdirauuf-o2r 4 ай бұрын
الله اگبر
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 ай бұрын
Ilaahow wixii kibro oo dulmi sameeyo Dhabarka Ka jabi
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 4 ай бұрын
Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin dhamaantood
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 4 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@kaafixaji
@kaafixaji 4 ай бұрын
Masha allah
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Ciidamada ilaahay soo diray
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 4 ай бұрын
.insha.allah.anagan.sidaas.ookale.ayaan.usoo.ceshan.doonaa.dhulkeena
@akadirboy3097
@akadirboy3097 4 ай бұрын
Thanks for the update
@ZakariyeAbdihamiid
@ZakariyeAbdihamiid 4 ай бұрын
Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏
@AdenTohyare86
@AdenTohyare86 4 ай бұрын
Dhulmidid: ward mahadsantaahay.lkn wall videos ipad kadha kuyalo nose zoom garee fadlan
@roodanuur2196
@roodanuur2196 3 ай бұрын
Great news thank you Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar walilaahil hamdu
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt 3 ай бұрын
Allah bless you!
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 4 ай бұрын
Allaah akber Awood Allaah reer falastiin dhibaatada u gaysteen laga gooyey Alxdulaah🤲🇵🇸
@ibrahimsarhan2802
@ibrahimsarhan2802 4 ай бұрын
Sheekhoow xumaan igama aha walaal lixdaa beluga kaa dambeeya waa isasaarkii yuhuuda ama xidigta ay yiraahdaan star of David calayhi salaam, hada waxay u muqataa doon oo kale, allaahu aclam.
@QadharHassan-vv5cm
@QadharHassan-vv5cm 4 ай бұрын
وما يعلم جنود ربك الاهو ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 4 ай бұрын
Waa awooda allaah Shaqowanaagsan bay qabteen dofaradaasi shaqa wanaagsan yaa DOIFAAR Ku SOCO shaqdaas
@habibajamac9941
@habibajamac9941 4 ай бұрын
Alaahu akbar
@moallim1000
@moallim1000 4 ай бұрын
Runta ayaan kugu jecelahay Shiikh Maxamed (Dulmi-Diid). Run ayaad sheegtay. Waddanka waxaa burburiyey Qabiil. Dhallinyaradiina waxaa dulleeystay Qabiil iyo Mabda Qaloocan. Dhallinyaradu haddii ay u kacaan in ay beddelaan Soomaaliya si daacad ah. Waa beddeli karaan. Ka hara Qabiilka iyo Iyo Qoriga. Soomaaliyeey Toos. Dhallin-yarooy Toosa
@AbdifitahJananka
@AbdifitahJananka 4 ай бұрын
islaamka ha guuleysto
@RamlaAhmett
@RamlaAhmett 4 ай бұрын
Wacalaykuma salam
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 4 ай бұрын
Sh asc sheeqoow ducaankaa codsanayaa caruurt ayaan duco urabaa guur ayaan urabaa iigusooducee
@farhiyamh
@farhiyamh 4 ай бұрын
Allow kusalad bala oo dhan yuhuud
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 4 ай бұрын
Thanks shiikh
@alimali9612
@alimali9612 4 ай бұрын
Video lingiga ayaa sodhigikartaa aljazeka markee sodhigto 🤝👍
@moflaad_oficail
@moflaad_oficail 4 ай бұрын
Wcs sheekh dulmi diid alah barak vii
@Khayr73
@Khayr73 4 ай бұрын
Allow islaamka u gargaar
@asheekh15
@asheekh15 4 ай бұрын
Waajunuud ilaahay
@maryamamohammed9566
@maryamamohammed9566 4 ай бұрын
Anakana maalin un waa rajeyneynaa etoobiya iyo Kenya aysga baati kajilcan barafna ka qabow insha allah
@mohaayub1
@mohaayub1 4 ай бұрын
Wararka noo soo badi ❤❤❤
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 4 ай бұрын
Mardhow Meyd kısa la keena
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 4 ай бұрын
Asc ww shiekh dulmi diid Somali haku daalin adoo mahadsan waayo Somaliya wa dad qabyalad madax maryay
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 4 ай бұрын
Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 4 ай бұрын
Asc wll videoga noo soo dhig comments ka adoo rali ahwcs wll mashaallah
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 4 ай бұрын
Inshaalaah ithopia ayaa dhulkeena soomaali galbeed noo soo celin doonto muuse juudaan muxuu sameey doonaa
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 4 ай бұрын
Allah is Great
@sheikhalhamlo7957
@sheikhalhamlo7957 4 ай бұрын
Allaah Juunuudadiisa. Hakusalido
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 4 ай бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar. 🤲
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 4 ай бұрын
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 4 ай бұрын
Alxamdulilaha
@zainababdi781
@zainababdi781 4 ай бұрын
Waxaan u daawadaa dulmi diid video kasta oo uusoo galiyo waxaan ka rajo qabaa inaan maqlo maalin uun ba'a iyo burburka yuhuud rabbiyaw soo dadaji ciqaabta yuhuuda
@MohamedKhasim-kj4wr
@MohamedKhasim-kj4wr 4 ай бұрын
Alahu Akbar ilahey gu mahadsan
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 ай бұрын
Sheekh channel da somalida way ka baqaan inay vedio soo bandhigaan lkn hindidu caadi bay usoo gudbiyaan sida chanel ka hindustan time
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 ай бұрын
Allaahu Akbar
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 4 ай бұрын
Ala illahow aada mahad iskaleh
@MedHassan-o6m
@MedHassan-o6m 4 ай бұрын
Dayax kacmeedka djibouti iyo horumarka ka socda miyaad arkeen
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 4 ай бұрын
😂😂😂😂 Alle ciidankiisa waa badan yahay, yaa isgaarey dheh waxbadan ayaan rajeyneynaa bidni laah sc
@Bashiir-p9s
@Bashiir-p9s 4 ай бұрын
👍🏻✌️✌️👑👑👑👑👑🙏
@WadanooleAli
@WadanooleAli 4 ай бұрын
Zoo dhig links xaga comment ga
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 4 ай бұрын
Illahay ayaa soo diray
@CabdulqaadirCqr
@CabdulqaadirCqr 4 ай бұрын
Askariga Hadley waaba Netanyahu wiilkiisa
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 4 ай бұрын
Dofar waa xayawan ilahey war ficn waye guul falastin ❤❤
@Khadijo60
@Khadijo60 4 ай бұрын
Ilahey Hana tuso doofsar cunay yuhuud mucjiso ha ku dhacdo
@Umxasan
@Umxasan 4 ай бұрын
Dhalin. Yardena kuwana waxeey kudhashen guryo dad leyahy. Kuwana waxeey caben xoolo lasoodhay canahood
@mohameddiriye4725
@mohameddiriye4725 4 ай бұрын
Shiikhoow link noo soo dir Ama hoos ka daawada na dheh Saasaa adna kuufuucan anaga noorion
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
Allah ku salido waxa ka sii wayeen
@N.A.M1234
@N.A.M1234 4 ай бұрын
و تلك الايام نداولها بين الناس
@DiyarojeleJelediyaro
@DiyarojeleJelediyaro 4 ай бұрын
Sheikh dulmi diidow waxad kadhigesa yuhuda wixi kodhoco carabta kali inee kufaraxsan yihin marki yuhuda jam kudhoco carabta way faraxsan yihin aad dhahda carab kali mafarxsane musliminta aduunka ayaa faraxsan oo somali kujirto
@muzamilali2949
@muzamilali2949 4 ай бұрын
Sh ninki wajiga so dubtay oo cidamada keydka yahuda magacoda ku hadlaya wa wilka sheytan yahu oo page ka nin weriya so dhigay wa se leysku dhaganyahay
@mt-bv4qh
@mt-bv4qh 4 ай бұрын
Warka cususb wuxuu sheegayaa inuu yahay ninkaasi wiilka natanyahu
@ibrahimali1603
@ibrahimali1603 4 ай бұрын
Hada cabsanneysi maxaa u soo diysey
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 4 ай бұрын
Wax ka qata horumarka
@isiri.2835
@isiri.2835 4 ай бұрын
Walaal hadalkaa fiiri isku dirtonha DHIHIN waa sir waxaas mana huntid
@Abgureey
@Abgureey 4 ай бұрын
Course aawey waa sugeynaa
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 4 ай бұрын
Ilahay junudiisu waa badanyey
@hamazonuk
@hamazonuk 4 ай бұрын
I think shiekh KZbin shadow band you.coz i don't see your videos the way it used be i had look for them.anyhow take care and keep the good work.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 4 ай бұрын
Dulmi doon Daarood bahal koofile
@baazimufti5807
@baazimufti5807 4 ай бұрын
Waa doonfaaradii Israel walaalahood ahaa 😂😂😂
@fadumohashi5621
@fadumohashi5621 4 ай бұрын
Waa ciidamo alah soo direy januud ale weeye alah wuxuu rabo ciidan kiisa doofaradan
@fardowsa1895
@fardowsa1895 4 ай бұрын
Asc walaal dumidid link no so dir
@shamisali4599
@shamisali4599 4 ай бұрын
Shiiqow asarigas waa wilka Natanyahu hada la ogaday 😂
@djamar4349
@djamar4349 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 14 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 966 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 131 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 14 МЛН