DEG DEG: MD XASAN OO JEEDIYEY KHUDBAD UU KAGA HADLAY 4 QODOB OO XASAASI AH. DOORASHADA&ITOOBIYA IYO.

  Рет қаралды 10,429

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

DEG DEG: MD XASAN OO JEEDIYEY KHUDBAD UU KAGA HADLAY 4 QODOB OO XASAASI AH. DOORASHADA&ITOOBIYA IYO.
Disclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZbin
© Color luts music and all graphics Motionarrays.com
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 62
@Drsayidcali
@Drsayidcali 25 күн бұрын
Guriyaha,bajaajleyda,gaadiidleyda,gedada iyo eliboorta lacagta laga qaado halkey la geeyaa?
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 25 күн бұрын
Sanbalolshe wa Ethiopian ogadaa minster of defence of Somalia uma qalmo position kaaa ogadaa iyo wazir balcad hala qabto wadanka
@nalayeadde
@nalayeadde 24 күн бұрын
Mahadsanid madaxweyne anigoo mucaradkaga ah hada xaga Ethiopia waa kugu tageeraya.
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 24 күн бұрын
Xasan madheerge Canshuurta aad masakinta sarteen waxay kudhacdaa jeebkaga kan qooskaga qarabadada iyo Diyaradada biila micnalanta ah😂😢😢😢 ILAHAAY HAINAGA KAQAABTOO🇸🇴😭😭😭👈
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 24 күн бұрын
Dameer Gurguurte ayaa hadalkiisa dhageesan doono,war dowlad wax aad ka garanayaa maa jirtee is casilo nacas yahow, Bajaaj waxay shaqaysaa, New Delhi,waxay ka shaqaysaa Dadka,waxay ka shaqaysaa Islamabad,waxay ka shaqaysaa Adisabeba,xoolo yahow, Gurguurte.
@kamaaludiinmaxamuud5932
@kamaaludiinmaxamuud5932 14 күн бұрын
Md Xasan sheekh maxamuud in aad dhahdo ma uquuri ladahy
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 25 күн бұрын
Hsdalkaaga wuxuu dhadhan yeelanaa markaad natusta wax cad oo wax tar ah iyo adoo katimaada arimahaad faraha kulajirta
@justincasecase4367
@justincasecase4367 25 күн бұрын
Wad Mahadsantahayi Madaxaweyine Aaweyi Bundoyinki Go na Miyesan Kamid Ahayin Wadanka Adkahadasheyi Ee Gabadha Umuleyisa In Ayihesho Gargaar Iyo Bulshad Kalaba ?
@rowdanuur4883
@rowdanuur4883 25 күн бұрын
Ilhaye umadaan ha kaa qabato damuljadiid iyo xasan sheeq dowalada xagee ka jirtaa qabuurahii aa cashuurtaye hadan kuwii noolan labo cashuur in aad ka qaado aa rabataa war umadaan Ilhaye ha kaa qabato
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 24 күн бұрын
XASAN MUNAFAAQ Shacabka Somaaliyed maheeystaan Aabnii 1 maheeystaan waax baraasho 2 maheeystaan Cafiimaad 3 In aad taahay munafaaq aan dhegtisa iyo afkiisa is maqleeynin😂 Uhaadaal Siidi mw Daal hogaaminaya?
@abdiwalibashir6104
@abdiwalibashir6104 24 күн бұрын
Madaxweyne Somalia Muqdisho keliya ma aha. Wadanku dibu Hashi in dhab ah Ayuu u baahan yahay. Isu tanaasul iyo Fadhi kan ka balaaran Ayuu Wadanku u baahan yahay. Talada badi, Xagee doorsho qof iyo cod ahi ka dhacaysaa balcad ma tegi kartide. Please dadka caqliyadooda yaan lagu ciyaarin.
@egnidirisgaydhahmed5244
@egnidirisgaydhahmed5244 25 күн бұрын
Kuraaxaysta farmajo waa marexaan Ayaad hore udhaheden Nabsigii Ayaa Abal inii Ah
@AidrusAbdiAli
@AidrusAbdiAli 25 күн бұрын
Eey eey dhalay ahaaa farmaajo aad taageyrsantihiin laakin kan nah geed ku xireenaa laakin hooyadaa iyo farmaajo was😂😂😂
@Ladanabdii
@Ladanabdii 25 күн бұрын
Dadku layi jiry mxu karona
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 25 күн бұрын
@@AidrusAbdiAli mooryaaan aaan xalaaal ku dhalanbathy caruurtii amisom ay dhashay baatahy( Hassan dalxaraashe waaaye ) yuu xakumaaa meesha uu joogana amisom baaa ku wardiyeesa. Waa Tuug Tuug dhalay dabo dhilif ah waaaye Faraaamjo waxba iska dhicinjiray waakaas Ethopia ha iska celi Hassan mooryaaan
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 25 күн бұрын
@@egnidirisgaydhahmed5244 waaaa sidaaas waaaaye gudooomiye ninkaaan waaa mooryaaan xaaaraaan lagu koriyey Tuug ah Hassan dalxaraaashe musiibo buu qabaaaana
@ZakariyeMohamed-i8z
@ZakariyeMohamed-i8z 24 күн бұрын
@@Ladanabdiikanba ciidanki uu laaye maxey is dhaman
@djamaabdi1235
@djamaabdi1235 24 күн бұрын
Djibouti vat tax wa 10%
@abdisharif8315
@abdisharif8315 24 күн бұрын
(VAT'S)WAXAA LAGU BEDASHAA DHAMAAN ADEEGYADA SHACABKU XAQA U LEEYIHIIN LKN HADA MAXAY KU BEDALANAYAAN WAA WAXBA TAN KALE BAJAAJLEY CANSHUUR AYAA XAQ LOOGU LEEYAHAY LKN VAT MAYA, BAJAAJTU WAXAY KA SHAQEYSAA CAASIMADA INDIA, BAKISTAAN, BALGALADHES IYO SRI LANKA OO AH CAASIMADAHA UGU DADKA BADAN CAALAMKA
@jamayasin2155
@jamayasin2155 24 күн бұрын
Xaqiiq Xamar waa lagu kala Guurayaa
@QARDHAAS
@QARDHAAS 24 күн бұрын
Madaxweynaha banadir federal of Somalia
@inafarooleak3691
@inafarooleak3691 24 күн бұрын
Khaa in weeye hassan culusow
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 24 күн бұрын
Kkkkk this guy is completely comedian.tuug tuug dhalay.
@AbdallaBoss-ik2sx
@AbdallaBoss-ik2sx 24 күн бұрын
Qaaraankii bad si dad ban u aruur sanaysaa. Fahanay qabri.qote howshad ka shaqaynayso. TUUG WA TUUG
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 25 күн бұрын
afwaakooy meylaka aamee war sida shacabka camal ha u hadline safaarad iyo diyaarada Ethiopia xer ciidamadoodan dalka ka saar marabno Ethiopia xataa ganacsigeeda ileen waa cadawgeene jooji niicda ee dalka aad masuulka katahay Xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔 🇸🇴 😭
@user-oh3td9pb8h
@user-oh3td9pb8h 24 күн бұрын
Alloow Xasanoo mucaarad ah yaa cajaladdaan u shido. Gaar ahaan qodobada dastuurka iyo doorashada!!
@lozaloza1323
@lozaloza1323 25 күн бұрын
wax kaa doqonsan waligey ma arag ee naga horlexo wajiga ha gubtee
@Al-Rayan-qe8yw
@Al-Rayan-qe8yw 24 күн бұрын
Boogihii shalay ee bogsaday dib yaan loo xoqin..... Soomaali galbeed maan kasamiray Subxanallah
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 25 күн бұрын
For the First time I'm in support of the President his excdllency Mudane Xassan laakin Ethiopia Meel iga saar Mudane Madqxweyne.
@moubrekyare1829
@moubrekyare1829 25 күн бұрын
Ha iska goosato hadiiba aad somaliya dhan.ka dhigteen hawiye isaaq daarood.
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 25 күн бұрын
Qawanin inta an lenahay wali aqlika kmana shaqeinin
@Mrrred2023
@Mrrred2023 25 күн бұрын
Walaahi sanbaloolshe runtii waa nin jajus itopiya ah ee hassan dowlad nimadii wuxuu kadhigy dad dalka iyo umada soomaliyed lagu dhibaateeyo ee umadyahy wada wada walantihiin ee ma arko madxweyne cafimad qaba walaahi hadad sas ku Egton ebermiyaaaaaaa
@SaidHeerQaran
@SaidHeerQaran 24 күн бұрын
Weriye cuqdad hayso oo cid gooni ah neceb
@bashiirmaxmed1697
@bashiirmaxmed1697 25 күн бұрын
Xasanow labasano kahor ciidanku miyuujabay
@user-hq6lm2nj3r
@user-hq6lm2nj3r 25 күн бұрын
Waa cajiib. Oo Ethiopia nama aqoonsana miyaa, annaguna waxaan ka sugeynaa inay garawshiyo iyo raalligelin ka bixiso xadgudubkay samaysay. Haddaysanba Ethiopia qawaaniinta caalamiga ah iyo curfiga diplomaasiyadeed u hoggaansamayn maxaa lagala hadlayaa oo dambe waa yaabe.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 24 күн бұрын
Gurguurte, wax waliba oo Farmaajo hagaajiyey,in aad ku Sida kale u badashaan ayey taladii Mooryaanta noqotay,waxaa ka faaiidaan haa LA arko.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 24 күн бұрын
Odaygan doqonkaa ah, dooddiisu waa wax waliba oo dhaco, Farmaajo ayaa ka dambeeyey, nacalla ku yaal bilaa caqli ah.
@cabdiqanineegar835
@cabdiqanineegar835 24 күн бұрын
Anaga ma guureeyno biijoole
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 25 күн бұрын
Ate kama shaqeyso bajaj heeerkas wali mana gaaaaariin wali
@lozaloza1323
@lozaloza1323 25 күн бұрын
niyo lab labada naga daa wlh qaab madax weyna xitaa malahan
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 24 күн бұрын
Madax weynaha wax waliba adi iska bilow ileen adaa nahu gaa miyee war maan wadeynaa mise itus itaab sii kee waaye kaas waa la iska war qabaa lkn waa iska xaal aduunyo😅😅
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 25 күн бұрын
Madaxweynaha iyo teamkiisu cidna yaan loo joojin ayay qaateen which is dangerous move
@AbdiqaniShaalecibaad
@AbdiqaniShaalecibaad 25 күн бұрын
Aqonsi marabno ee bada so celi
@janagalecaato6250
@janagalecaato6250 25 күн бұрын
Aloow alle 😂
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 23 күн бұрын
Beelow ma aminaay kan umaduu dhibay allaha kaqabto cabshadaad aa uusleh tuug
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 24 күн бұрын
Booto sanad kii 3 daxaad dalkaada u dhoola cadee waa Ayaan daro af mii shaar nimo laka weynaaaaa
@Ladanabdii
@Ladanabdii 25 күн бұрын
Walee villada lagugu sogalaa lcg cid kma kaftanto
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 24 күн бұрын
😂😂
@Bulshada08
@Bulshada08 25 күн бұрын
Ma badeyda ka gor dor tamaa!
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 25 күн бұрын
Mooryaan la ware ysanaa useless
@JamaalAweys-dq5ld
@JamaalAweys-dq5ld 25 күн бұрын
Hasan sheikh wuxuu dhahay Kenya io utopia noogu canshuur ku shaqeeya ayuu dhahay adi dalkaaga amni malahan ma hormarsana dad dalkoodi dhisan oo lacag cash heystaan Somali hadaa canshuur la bilaaabayo waa iney lacagteeni lasoo isboneysiaa🙌
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 25 күн бұрын
Beenlow tuuga aan xishoon cuqubo kugu dhacday
@MEl-t5i
@MEl-t5i 25 күн бұрын
Khaadka joogi😂😂
@salebanomar76
@salebanomar76 25 күн бұрын
😂😂😂SEE ETHOPIA LOOLA FADHISTAA OO BADA SOMALIA 🇸🇴 LOGALA HADLAA ETHOPIA MA DHUL IYO DEGAN AYAA NAGA DHAXEEYA XASAN SH QABRI BOOB QABYO RUNTA SHEEG WAA IIBSADAY BADA SOMALIA 🇸🇴 DHEH PLEASE 🙏????
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 25 күн бұрын
Hassan dalxaraaashe somalia god dheerbuuu ku riday balaaayo kugu dhacday
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 25 күн бұрын
La isma gaarin sxb adkayso 91 baa loonoqonayaa 2021 ma ilowday
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 25 күн бұрын
@@DalmarXaashi reer Qaraxland ( Alshabaabtijiin mooryaan ah ) Hassan dal xaraaashe somalia god dheer buu kuriday mooryaan
@shuay0987
@shuay0987 25 күн бұрын
CBb waaye ninkaan sidaas haka ogaado meesha uu wax Ka eegayo marwalba waa xumaan iyo mucaaradnimo Nabar iyi naxdin U shaqeeyaa wa la yaqaaanaa
Deegaanka Soomaalida Oo Magaca Iyo Calanka Laga Beddelayo.
11:30
Abdijaliil Show
Рет қаралды 22 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 50 МЛН
FAYSAL: FARMAJO MA SIXIIXIN | XASANA LAGAMA YAABO, ABIY QUUS
33:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 82 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН