Deegaanka Soomaalida Oo Magaca Iyo Calanka Laga Beddelayo.

  Рет қаралды 62,263

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Пікірлер: 475
@moapdikarem144
@moapdikarem144 Ай бұрын
Ilahay ba ku dharte anoon ilahay iga dhigay nin muslim ah oo somali ah inan ethiopian noqonayn noqona donin 🇸🇴❤️
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
Fariid geesiya
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Mashallah ☪️ barakallahu warunta walahi ❤
@abrehamtakel9002
@abrehamtakel9002 Ай бұрын
itobiyaan Mabatihid ba moqdisho meshad kudhalatay kunoqo
@moapdikarem144
@moapdikarem144 Ай бұрын
@@abrehamtakel9002 tan hooyada malaha ana ku dhashay lehna Muqdishana hdan tagayo cidna igama xigto 🗿
@mabruukahussein2486
@mabruukahussein2486 Ай бұрын
@@abrehamtakel9002 jigjiga tekle malahan soomaali baaleh
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 Ай бұрын
Anigu jigjiga badiyaheda ayaan ku dhashey wax ku bartay kana soo jeedaa hadana ka shaqeeyaa wlahi banan waligay aaminin inaan Ethiopian ahay . Somali baan nahay dhulkayaguna waa somali weyn . Jigjiga waa somalia Dadkanina ikhtiyaar maleh waa in qasaban oon khiyaar kale lahayn iyo in hunguri iyo xil doon ah ee soomaliyeey gacaloow yaan naloo qaban waxan ay shubayaan waa beentood.
@QueenTina-i9u
@QueenTina-i9u Ай бұрын
Waa walaal
@sofiaabdulle2923
@sofiaabdulle2923 Ай бұрын
@@aamirkalif5902 Allah ku barakeeyo wa runta Rag iyo dumar Somaliyeed say u dhihi Karan Ethiopian baan nahay walal wa Ayaan daro
@AbdirahmanAliAdan-k3e
@AbdirahmanAliAdan-k3e Ай бұрын
Rag Rag dhalay never turn away your back claim and retain your identity as it was from your ancestral origin ,karali noqno afka qalaad
@akapdikaafimohamed778
@akapdikaafimohamed778 Ай бұрын
ALLA'YACIZAK BROTHER👑
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
Soomaali dhaba walaal dhaba Soomaali galbeed moolaada cadowga Allaha jabiyo 😢❤🎉
@Mohamedgafdiid
@Mohamedgafdiid Ай бұрын
Ethiopian maahi jigjigan wax ku bartay daganahay mana aaminsani inaan Ethiopian ahay xataa jigjiga inay Ethiopia tahay ma aaminsani
@somalilive6747
@somalilive6747 Ай бұрын
Nin rageed
@lbdelima6201
@lbdelima6201 Ай бұрын
Xalaal
@SiyaadAlzawaari
@SiyaadAlzawaari Ай бұрын
Xalaal wll
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Ай бұрын
Ilmo xalaaal
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 Ай бұрын
Sido kale wll 🇸🇴
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 Ай бұрын
Afayeenada Abiiy Axmed wixii rabaan hasheegan dhiigeena diinteena iyo dadnimadeeena ma badalaayan marnaba. Somaaliya guul i.a🦁
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Sax❤
@Itzak21
@Itzak21 Ай бұрын
Insha Allah Somali Weyn❤🇸🇴
@Mudane.
@Mudane. Ай бұрын
Somaliya hana caawiso si aan uxorayno Somaligalbeed
@Salaahudiinayuub34
@Salaahudiinayuub34 Ай бұрын
Maba ku rabaan maxaa la xoraynaa Sawkuwa leh Ethiopian ayan nahay😢
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 Ай бұрын
Farmaajo hasoo noqdo mrkaas
@Ubax114
@Ubax114 Ай бұрын
Aan isku soo duceyna sida israil dadka wadankoda uga qaxiyeen ayee wadaan 😢 shiciboow meel kasta aad joogtaan Somalia ayaa tihiin ee dadkina iyo dalkina ilashta hada kuwa u gurbaantumanayana ogaada gumeyste ma rabno
@QueenTina-i9u
@QueenTina-i9u Ай бұрын
Waa runta walaal
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Inshallah Somalia 🇸🇴 mal cidla ha idinkaga tagi meso wa jaceshahay xurnimada somaligalbed horay wa isugu dayday wali ma qusan malin malamah ka mid ah umada somaliyeed gacmah idqabsa donan lakin shacabka deganka somaligalbed wax laga rabah iney gumesiga ka didiyan markas eyey heli donan hil❤
@Mrsamadoon
@Mrsamadoon Ай бұрын
Wax Kasta Iibso Lkn Se Inaad Jinsiyadaada Iyo Diintaada Iibsatid Waa Kuu Ayaan Daro Cagjarow😢😢😢😢😢😢😢
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 Ай бұрын
Shame on you we are Somali and how many people dead for Ogden we are Somali abey he can’t change our mind or our blood 🩸 we are Somali people 🇸🇴❤️☝️❤️☝️❤️
@maryamaonline6869
@maryamaonline6869 Ай бұрын
waxaan kudhaartay magaca ilaahay anoo nin ogaadeen ah ahna daka daga kililka shanaad inaan halgankii owoowgay sayid maxamad cabdile xasan soo celin doono insha allah
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
Geesi geesi dhalay from duriyada
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Ай бұрын
Maxaad u dhihiweysey anigoo nin somalia ah
@yusufmohd192
@yusufmohd192 Ай бұрын
saaxiib d5 somali weyn ayaa dagan...waxa meesha na dhigtayna waa qabiil ...ee iska dhaaf anoo dhan ayaa deeganka kula degan
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 Ай бұрын
@@shariifmedia3307kkkkkkkkk
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Ай бұрын
ONLF waa nooshahey weli ma dhiman
@MohamedSahardid-hd8ro
@MohamedSahardid-hd8ro Ай бұрын
Hagankii onlf halkuu ka dhaqaaqi waayay ee lugaha laga hayay waa somalia.
@DAILYHIP-HOP47
@DAILYHIP-HOP47 Ай бұрын
Haaa wlllhi
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Hada waa xisbi itoobiyaana
@lbdelima6201
@lbdelima6201 Ай бұрын
Xagaba waxa joogey kondhomyo ado kale ah oo itoobiya gacanata kuheesay​@@MohamedSahardid-hd8ro
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
@@khada917Haday tahayna? ONLF way nooshahay.
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 Ай бұрын
Kolka magaca laga beddelo, waxaa xiga in madaxwayne Oromo ah loo soo magacaabo
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Ай бұрын
Gobolka Tigrayga markii ay heshiiyeen, wuxuu islahaa madaxwyne Oromo ah u magacaw, laakiin ma soconayso ayaa lagu yidhi, meesha ha waalin. Soomalidu waa gobolka ugu jilicsan, markii uu Tigray ku duulayay, wuxu yidhi sidii Cabi Ilay ayaan saddex cisho kusoo xero galinayaa. Markaa way dhici kartaa.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Warunta walahi arinkan
@ZakyouElzaki
@ZakyouElzaki Ай бұрын
This is Oromo against Somali. Abiy Ahmed want to clean all history about somali people in Ethiopian. What is the next?
@AbdihakimAhmedAbdi-fi7ib
@AbdihakimAhmedAbdi-fi7ib Ай бұрын
Waxa wax Kharibaya Wa Odayasha Odaygi ila imada aniga Ethiopian ban ahay iyo wixi lamid ah Ilkahan ka ridayna Xabashi manihiin Waligeena noqon mayno ama Seminar Qabta ama Training Qabta
@AhmedCaydiid-xb7pk
@AhmedCaydiid-xb7pk Ай бұрын
Waa sii wanaagsan
@salmansamir5570
@salmansamir5570 Ай бұрын
Mustafe Cumar 180 degree buu halmar wareegay. Soo kii shalay lahaa, "Dagaalkii 1977 xaq buu ahaa, iyo xorriyad u dagaalan."
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 Ай бұрын
Soomaali Soomaali baaleh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xuseenfadal
@xuseenfadal Ай бұрын
Soomaaliya soomaalibaa leh 🇸🇴💙🌻
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Intiina ku ekaada, Somali weey Kala yihiin. Somaliland Somaliland baa leh, degaanka Somalida ee Ethiopia wexeey ka mid tahay Federalka Ethiopia. NFD wexeey ka mid tahay Kenya, Somalia failed State halkooda haku ekaada an.
@xuseenfadal
@xuseenfadal Ай бұрын
@@halimamumin3643 intaad sheegtey oo dhami waannu soo ceshan hadha waadaan ama ha dheeraan adiguna sidaa iskaga ci
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc Ай бұрын
It's time to liberate West Somalia 🇸🇴 once and forever.
@carabyahya
@carabyahya Ай бұрын
Arin fcn ayad heysa sxb inoo sooo badi xogahaan oo kale ❤
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 Ай бұрын
Waa la haystayaal waxba aan laga dhagaysanaynin, marka ay xoroowaan ayaan fikirkooda dhagaysanaynaa.
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
Sax weeyi cabsi aya ka kenaysa
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Sax
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v Ай бұрын
2024 xabashi ha kugumaysato 😢😢qowmiyadaha Ethiopia mid walbo wuu ishubeynayaa amhara (fano) oromo (onlf) tigray (Tplf) somalida deegaanka maxaa udiiday inee ladagalamaan xabashida oo rag dhiigleh malahan miyaa oo dagaalama jabhad hasameestaan.
@1Horyaal
@1Horyaal Ай бұрын
Cagjar,waa shaqsi.shacabka deeganka ayay taladu ka Go da. Mustafe cagjar mesha laga Tura dhawan
@sofiaabdulle2923
@sofiaabdulle2923 Ай бұрын
Hasbunallah wanimal wakiil gumaysiga buu ushaqaya
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Ай бұрын
🇪🇹 Adeer Ethiopianimadu hawaarto Masar oodanaheeda wadataa Burburinmayso mustaqbalaka dalkanada guul Ethiopia Alqushaash ha idinka celiso Masar
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 Ай бұрын
Somalinimada na deeqda 🇸🇴❤
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
❤❤❤SOMALI- ETHIOPIAN 🇪🇹 ❤❤❤SOMALIA- KENYAN. 🇰🇪
@khadaraxmed7793
@khadaraxmed7793 Ай бұрын
Somalii wa aftakhirr...❤ From Jigjiga-somali wayn😊
@Bhhvhjjfd
@Bhhvhjjfd Ай бұрын
Sacadaan waxan ahay mujaahid Somalia 🇸🇴
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Ай бұрын
Waxaa loo socdaa sidii BADA Somalia lagu gaadhi lahaa.... Qorshaha wuxu yahey in hadii Ethiopia burburto ay OROMADA qaadato dhulka Somalia ilaa Bada
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Ай бұрын
Haa lkn waa hadii laga yeelo hadiidaan haday wado kale waayaan hajahaadan
@u.j7332
@u.j7332 Ай бұрын
Waarya Abii Ahmedow hanagu khasbin wax aanan ahayn ilaahayna naga dhigin, hadaa diido miyaa sidiinii ayaanu ilaa Adis idin eryan doona xoolo yahow
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Ай бұрын
Addis abeba waa gobol ka mid ah Soomaaliweyn
@AbdullahidahirSheikh
@AbdullahidahirSheikh Ай бұрын
Adiga oo badan hadana heli lahyn miyuu abii nasoo damci lahaa
@mabruukahussein2486
@mabruukahussein2486 Ай бұрын
Anagu soomaali asal ah ayaanu nahay waxay rabaan hasheegaan
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p Ай бұрын
Abiye deegaanka somalida ee ethoipia astaanta diinta iyomagaca wuu ka badalayaa ee iska celiya abiye
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 Ай бұрын
Waa wakhtigii lays xorayn lahaa
@ayanmohamednoor7218
@ayanmohamednoor7218 Ай бұрын
Waa lasoo dhaafey , Maradaada kugu gubatey bey joogta sheekada
@alesuge9918
@alesuge9918 Ай бұрын
Waa nasiib daro ween midaas in maantay la marayo in Jin siyada aad lee dahay lagaa tirtiro Alow Naga duli Hana badin Aamin Aamin Aamin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@maxamed9633
@maxamed9633 Ай бұрын
Fiiq ayaan kudhashey waxna kubartaa hal maalina kuma riyoonin inaan ahay Ethiopia 🇪🇹 n hadasee la iiga dhaadhicin I'm 🇸🇴 soomaalli
@mohamednashiid
@mohamednashiid Ай бұрын
Inaan ilmeeyo ayaan u dhawaaday markaan aqriyay fariimha ay qorayaan dadkaan lagu gefay ee wlaalahaaayo Soomaali 🇸🇴 Galbeed / DDS ❤ Marnaba ma doorsoomo dhiigga saafiga ahi mana bedelikaraan dhiigga Qofka Soomaaliga dhabta ah waxyaalo ay dhahaayaan kuwo la iibsaday ee damiirkoodii gatay Xornimo Degdegsiini badan ayaad u qalantaan Allaah ayaan iidiinwaydiinayaa inaad xaqiina heshaan aanadna ka hoos baxadaan gumaystahay madaw 🤲💡 I.A ummadda Soomaaliyeed waxay fahmidoonaan dhagarta cadawga ❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴 I am From Togdheer
@ahmetsuge
@ahmetsuge Ай бұрын
anoo somali ilahay iga dhigay inan itobiya lasafto wa wxaan dhacayn marnaba somalia fore ever
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr Ай бұрын
Awalba Waxaa magaca Soomaali ku daray Cabdimajiid Xuseen. Allah haw naxariisto.
@ahaiban1
@ahaiban1 Ай бұрын
Jaamac Gallad xaguu ku maqan yahay ha dhalan rogo hadalka Soomaalida Itoobiya illayn waa ma xishode...
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
Somaliyey dadkan hala yabina xor maha amarka haday diidan wala babinayaa marka hala yabina lakin runta haday gaadho dadkani iyo ina cagjar iyo cidankuba somali ayay dabada laso galayan qof jinsiyada ilaahay udhaliyay o badalaya dhaqankisa iyo diintisa iyo qawmiyada u ka dhashay u ilaahay ka dhaliyay cid badali karta majirto marka hala yabina somali galbed lakin inshaalaah waynu xorayn doona inshaalaah
@ismaciilAbdullahi-x4b
@ismaciilAbdullahi-x4b Ай бұрын
ONLF wa in dib boorka looga jafaa wa balan inaan is aruursana oo adis Ababa aan kayeelna عن بكرة أبيها🤨🤨
@AbumuxsinAlansaari
@AbumuxsinAlansaari Ай бұрын
Onlf waa murtadiin lamida maxay kuu qaban laakiin mujaahidiinta aaya maalin dhow itoobiya galidoona insha alaah
@abdullahiqaasim7120
@abdullahiqaasim7120 Ай бұрын
Sarı mujahidin kuwa leedahay Sow kuwa bulshada muslimiinta ah ee somaliyeed Dilay
@maxamedcadde3233
@maxamedcadde3233 Ай бұрын
Wllo hal talo aan kusiiyo waxa aad noosoo gudbineeyso sida youtuber cml noogu soogudbi wariye cml hanoogu soo gudbin fahankeeduna waa adag yhy xitaa diirada inaa saarno nagu adag Adoo mahadsan sidaada caadigaa noogu soo aqri adoo jiijiidin shaxdaa bee dhalin yarta fahmayaan sida inaa caadi noogu sheekeeyneyso dulmi diid cml channel kaa
@abdullahiahmed8935
@abdullahiahmed8935 Ай бұрын
Marka luqade aad wax kubaraneysaan😅 af amxaaro le haidihin 😢 African African gumeysanaayo mafileynin
@chlungo5672
@chlungo5672 Ай бұрын
Gumeysi run ah, walaalahada dagaalamayey 77 kii, kuwii la dagaalamayey xus subxanallah dhiig somalinimo ma jiro hada
@saidahassan470
@saidahassan470 Ай бұрын
Xuquuq federalku waligaa kusiinmaayo wu ku baabinaya
@ahmednurdhakool7732
@ahmednurdhakool7732 Ай бұрын
Waxaan ka soo jeedaa deeganka soo maalida waxaan aamin sanayn waagii hore somali in ay tahay dalkeenii oo ay yihiin dadkaa nagii iyo dalkaanagii hada lakin waxaa larabaa in ay maamulku iyo dadka waa wayn ay na qasab nagaga dhigaan Ethiopia lakinse waxaan somali u sheegaynaa hadii aan nahay dhalin yarada deeganka in larabo in fikir kaanaga labadalo ee haday soomaliya ku tuhmayso in ay dad ka jiraan Ethiopia hadhiiri galiyaan dhalin yarada lakinse marnaba somaliya yayna ku tashanin onlf iyadii baa lakala jabiyay oo loo qaybiyay 2 soomali galbeed masinee halaga faa iidaysto dhalin yarada
@Amooremusic11
@Amooremusic11 Ай бұрын
Isma oraan inaan sidaan oo dhaan uu lidano hada nahay dhalinyarada somaliyeed.waa Wax xanuun badan manta aan dadka ugu lidano. Somalinimo dhimatay wallhi
@MukhtaarCartan
@MukhtaarCartan Ай бұрын
Soomaaliya hanoolaato waxay inoo Tahay hadaynu nahay soomaali maalin madow alle noo gargaaar Soomaali guul guul ❤❤
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Ай бұрын
Idinkaa is cunay waxaasi waa dagaalkii sool kAdhacay
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
Ninkan wa orom bariiska somali ku qabay somali hanolato cadawgena cagta hosted inshaalaah
@Jonnybravo-g7w
@Jonnybravo-g7w Ай бұрын
Thank you very much OGADEN
@CabdiraxmaanAadan-e1i
@CabdiraxmaanAadan-e1i Ай бұрын
Hurtada kagaca 😮 somalia cadowmaha ee cadowgu waa Ethiopia 😂somali kalbeed waxa ay kusocotaa sidii Palestine Somalia waxa aan urajaynayaa guul 🇸🇴
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Ай бұрын
Palestine somalida ayaa ka liidata Falstiintu waa hore ayey Ethiopia liqi laheyd
@amranapdilaahi4228
@amranapdilaahi4228 Ай бұрын
Guumaysi
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Itoobiya iyada burbureysa mardhaw 😂😂😂
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz Ай бұрын
bring another idea, am I missing mr mohamed abdalle hassen, allah ya arham
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket Ай бұрын
Anigu waxan qaba inan dhibaatada & muranka u dhexeeya Somalia & Itoobiya samaayn taban ku yeelan nolosha deegaanka Somalida. Dadka waxa u muhiim ah nabad & horumar
@AniAdi-jm8hu
@AniAdi-jm8hu Ай бұрын
Anigoo somaliland jooga ayaa layaabay dadkaa leh ethiopian ayaanu nahay
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
cabdi jaliilw layi mise dhab
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g Ай бұрын
Marka hore ha la bedelo magaca iyo calanka oromada . Inta aan magaca iyo calanka la bedelin somalida
@MahamedFarah-sw2gu
@MahamedFarah-sw2gu Ай бұрын
Haa waa saxa ❤walalyala
@zaamofficial9266
@zaamofficial9266 Ай бұрын
Horey ayaan kugu sheegey in ay dhinteen dadka itoobiya wado Waayo dayaashaan dhamaantood itoobiya ayaa xoog ku heysato soo ogow midaas Dad .iyo dowlad nimo waan ka dhimaney
@OmarHassan-ui6vm
@OmarHassan-ui6vm Ай бұрын
Wllhi Manacayso in sha Allh Waa Gumeysi lee Mar way xuroobin
@mohamud2907
@mohamud2907 Ай бұрын
Nin wayn oo gar leh oo 50 jir ah oo leh Ethiopian baan ahay !!! Oo hadana muslimo sheeganaya waa yaab!! Sax Ethiopian muslimiin aa kunool lkn dowladu gaalo ayay gacanta ugu jirtaa
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Ай бұрын
Halkii aynu ka xumaan lahayn kuna fikiri lahayn soo celinta dhulkeena la qaatay ee xariiq beenaadka loo sameeyey miyeynu ku faanaynaa kuwii inaga qaatay ka mid ahaanshahooda??
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Ай бұрын
Good point bro👌🤝🫡
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 Ай бұрын
Wllhy Baanan waligey Aaminaynin inan ahay Ethiopian Waxan ahay somali 100%
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Hala yaabina dadkan 70 sano ayaa la guumaysanayay oo la bahdilayay heer ay oromo isu qaataan la gaarsiiyay
@Guure-g64
@Guure-g64 Ай бұрын
Ethiopian inaan noqono waxaa noogu wacan ilaalinta nabada dadkayaga soomaliya waxba nooma hayso inta ay qabyaaladaynayso anagu kudhex dhiman mayno soomali iyo axmaaro ree jigjiga waa somali ethipoian ah ilaa inta ay soomali midaysmayso😞
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
Nin ku yiri taariikhdaada iyo somali nimadaada ma ogoli waa gumeeysi ha ogolaan gumeeystaha madoow 😢😢😢😢
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews Ай бұрын
Calanka buluugga ah ee shaydaanka waa in calaamdahiisa laga tritiraa calnaka deegaanka.
@yusufmohd192
@yusufmohd192 Ай бұрын
anagi rer baabili ayaan ahy etopian ma ihi somali ayaan ahy wlhi🇸🇴.....wax walbo hadii la sheego qadiyadayda somalinima marba isma badali doonto...maxaa yeeley adeerkey ayaan ku waayey dagaalkii 1977kiii ....waxaan rajeynaa somali in ay hagaagto arinteenana so fara galiyaaan....waa wax laga xumaado...in qof dhiig somaliyeed leedahy uu wax sidaas ah ku fakaraaan...shit waa aduunyo 2024 somali laguumeysanaayo😢
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Ай бұрын
Aqli Foroor Ayay Madaxdii Somali Dadkii Soomaaliyeed Ku Hoos Wadan Meel Walba
@calideeq4265
@calideeq4265 Ай бұрын
Aniga waxan kudhashay Isiolo,Kenya. waxan kunolahay Nairobi. Waxan ahay Somali, wadankeygana wa Somalia.
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@aliguediadaweh8516
@aliguediadaweh8516 Ай бұрын
I am from Djibouti but i will never accepte and i will fight with Ethiopie and every one who support Ethiopia, i don't know if ogaden people agree with Ethiopia but if we are issa community we never accepte.
@zemagobena4379
@zemagobena4379 Ай бұрын
and if Djibouti try to fight with Ethiopia u will only fight one day
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Ай бұрын
Cagjir cabdi muxomud Labaad Madax is ku sheega somalida waa igu shubu yaaahuuu
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 Ай бұрын
Waa nin la adoonsaday la yaabi maayo
@cisman999
@cisman999 Ай бұрын
It's Sadness, he shouldn't have said that.
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 Ай бұрын
Maansha Allah ha laga bedelo waayo dhulkoodu waa Ethiopia ee maxaad ka qaban kartaan
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Kaas Wiilwaal madhalin😂 Waa Oromo😂 Leftinegaa part two😂
@abasbashiradan3642
@abasbashiradan3642 Ай бұрын
Waa dad laga dhadhiciye Ethiopian subxanallah
@CabdisayidIbraahim
@CabdisayidIbraahim Ай бұрын
2024 ethopian ha ku gumaysto
@yacqoabdi2174
@yacqoabdi2174 Ай бұрын
waa sheeko raqiis badalida calanka wuxuu abuuri karaa colaad iyo cuqdad dadka deegaanka loo gaysanayo walhi wn ka dagaalamaynaa itoobiya mrkaaan xabada ridno ayay wx fahmi
@akapdikaafimohamed778
@akapdikaafimohamed778 Ай бұрын
"Doqonyohow shiyeeyuhu" "Waxba yuu kusoo Dirin" "Soomaaliya waa Dalkaagii" "Dadkuna Waa Dadkaagii" Dhalinyaroow Software'kani Waa Halise Maskaxdeena Yaan lagu Shubin. Viva 🇸🇴 From Jigjiga.
@Samekaabvlogs
@Samekaabvlogs Ай бұрын
Anoo ka soo jeeda jigjiga ma ihi ethiopia waxaan ahay 🇸🇴 waxaas waxa lehna waa siyaasiyinta ay ethiopia keensatay meesha anaguna maana dooran hanoolaato somalia 🇸🇴
@soyanhussein6906
@soyanhussein6906 Ай бұрын
Oh Abby Ahmed You are touching the wrong button You will never attain that target you are up to Ethiopia annexed Ogaden from Somalia with the help of colonial powers but you cannot change the ethnicity of the Ogaden Somali people
@HassanDjama-hp4ek
@HassanDjama-hp4ek Ай бұрын
Ujeedadu waa in deegaanka oromada la soo gaadhsiyo xadka soomaaliya oo degaan somali galbeed la tirtiro Jihaadbaan ka xignaa somaliyey ogaada
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 Ай бұрын
Waa odoyaal Tuugu ah kuma let Somalia waan la dagaalamaynaa
@abdiali4626
@abdiali4626 Ай бұрын
ethiopia guul guul 💪🏿💪🏿🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👍👍👍
@Somaliannews
@Somaliannews Ай бұрын
Wadaday ogadeniya ku xoroobi lahayd weyee taasi odoyal dhaqameedkani shacabka odoyal uyihin kala celin ee is baahiyay.
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he Ай бұрын
Somalida gumeyse ayey diyar u tahay wlh
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Ай бұрын
Itixaadkii Ogaadeeniya weli way joogaan
@Moha-n9
@Moha-n9 Ай бұрын
Ethiopia iyo masar ba waxay wataan qorshe gun dheer.
@shiidhuyare2024
@shiidhuyare2024 Ай бұрын
subxaanalaah war dadkaan masixranyihiin ☠️☠️☠️☠️💥 ilaahow dalkeena noomidee
@Amina-m3h
@Amina-m3h Ай бұрын
Hoogay oo go,ooyin col hortiibaad go,odeene ba sida isu dhaama agaa
@JamalSharif-ze6gc
@JamalSharif-ze6gc Ай бұрын
Tolbeeli wayay manta ma halkaas ayay nalanaraysaa gumaysiga cusub ma oroma ayaa maanta nagumaysanaysa onlf haguulaystaan
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod Ай бұрын
Anigoo kasoo jeeda the region of somali galbeed Markaan maqlay Ethiopian baanu nahay dhiiga i kacay oo waxan dareemay daciif nimo 😢😢😢 Dhiig somaliba igu jira oon la tusi karin Ethiopia 😙
@abdullahibashir4894
@abdullahibashir4894 Ай бұрын
caqiliga wngsn rabi nagama qado
@AhmedSaid-kp4be
@AhmedSaid-kp4be Ай бұрын
caqli abo waa ka maro labadalo iyo magac labadalo muxu dadka somalinimadoda ka badali kara
@AbdiMohamedd
@AbdiMohamedd Ай бұрын
144.4d ago kililata Etopiya mahakagar nagadhiqiey ninwalow crintan cuEgabal. Wahaugu wahan wamustafe ckjar weyan kililki. Lagadaben jir imikana sidaladonehu lagusamenayan ufadhio. Agjarna naftisau jogo maqanohayo mahine wuhunohayo kale mesha majirte sidaladonayoun same wahadu ilahi nakamabaqayside shacbku dando de cdku wadankuna dantise ctgu cnagaiska dhan wahadu ilahibajirn weyan iyo shacbkuna jiri n cdigamahinne qofkale jirin ctikulmid da walacrkidono❤😂🎉😢😮😅😊
@SadoMahamoud-vr8mn
@SadoMahamoud-vr8mn Ай бұрын
cagjaar duliii
@maxamed9633
@maxamed9633 Ай бұрын
Deegaanku Xerox ciidanbuu ahaa kulahaa hadana Xerox ciidan ayuu noqon wlee waayaab arinkani
@XuseenGedi
@XuseenGedi Ай бұрын
HoYadiin Ethiopia kawasa
@Ubax114
@Ubax114 Ай бұрын
Allow walaheena somalida dhulkas dagan cadawgaas gacantood ka qaad❤ qalbiga ayaan ka jeclahay
@wiilkawaddanika3942
@wiilkawaddanika3942 Ай бұрын
ETHIOPIA WAXAA QABSANDOONO NIN SOMALI AH GUUL GUUL I LOVE DDS
@shukrilul
@shukrilul Ай бұрын
Waa runta
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Subxanallah yab somalida wan ka xumahay in dad somaliyeed itobiya shegtan lakin wan ucudar darena wa dad gumesi ku jiro o laqasbaya lakin shacabka somaliyeed wa dad midnimada umada somaliyeed jacel inshallah cadaga runti ah wa itobiyank wan jabi donan dulka kaliya e dabad ka ah itobiyank wa somaligalbed
@AbdiDhere-g9e
@AbdiDhere-g9e Ай бұрын
kkkkkkkkk mustafe cagjar waaba indha adaygii o qof ah
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 Ай бұрын
Somali galbeed Xalaasha ahaaa waa nool yihiin. Balse garacda layganu soo khalday Wa iska qaban doona.
@أحمدعبدجيلى
@أحمدعبدجيلى Ай бұрын
Adduunka itoobiyaan baan ugu necbahay, xitaa gaalka cad iyagaa iiga fog saa dhulkaygii bay igu haystaan , dadkii iyo duunyadaydiina waa ku dam e , aniga oo nin reer Doollood ah baa saa idin leh
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,6 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 57 МЛН
Macron au Maroc pour ouvrir un nouveau livre
13:45
TV5MONDE Info
Рет қаралды 32 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,6 МЛН