Deg Deg: MD Xasan Sh oo ku dhawaaqay war nixiyey Shacabka, Itoobiya oo qabsatay Gedo & Dagaal laga..

  Рет қаралды 7,564

Warqaad TV

Warqaad TV

Күн бұрын

Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
#Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

Пікірлер: 18
@ubaxabshi5563
@ubaxabshi5563 Күн бұрын
Gado xasan sh ma leh Madaxweyne ma ah Alaha ka naga qabto gado muuu leh dagaalka uu gado uwado alaha ku cesho Muu ilaaway ceel cade markuu Kenya 🇰🇪 u dhiibay Muu ilaway markuu cel cade 850qof Kenya 🇰🇪 dishay uusan uquuuri wayay tacsi Uma ah madaxweyne gado meel uu xukumo gado kumalo Gado waa dhul marexan isagaa neceb marexan xasan shiiq Wuxuu ugu marsan marsiyooniyAa itobiya Alle ha ubixiyo meel kale dawlada beentaa ee xamar
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 Күн бұрын
🤣🤣🤣XASANOW ADIGA RER GADO DULMIYEY KALASOO BAXAY CIIDANKII QARANKA FARMAAJO KU XUMEE AWGEED CALAACAL KU WAA KUGU CEEB
@yusraubax971
@yusraubax971 Күн бұрын
Walahi wa ku qaldanaa intoow kaso qado
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow Күн бұрын
Halkan waa itoobiyan tv sxb madaaxwaynuhuwuxuu sheegay war saxa lakiin adigu waxaa tahay dabadhif tv😂😂😂😂😂😂
@Gotthemethod23
@Gotthemethod23 Күн бұрын
Soomaliyeey. Qaniimo. Halkaas. Ayaa idiinku. Udhaw xabashi. Waan isnaqaanaa. Dhulkiinii ayay. Joogaa. Geedaha ayaa ladagaalamaya
@rafiq5722
@rafiq5722 19 сағат бұрын
Reer Gedo ayaagaba rabe Ethiopia maxaa loogu dhameynaya Wiilasheena
@abdullahimohamed5544
@abdullahimohamed5544 Күн бұрын
Dhibaatada Somalia Waa Xasan Sheeekh Oo Kaliya Malintii Meel ka istagana Somali Dalkeda Wey difacaneysaa I.n
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j Күн бұрын
Haku bilaabo balcad inaadeerkii oo itopia uu basaasa. Xasan dhiiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto
@habibamahad8009
@habibamahad8009 Күн бұрын
Intaad madaxweyn Hassan aad ceeb u yeel la heedeen aad u dhiibteen wadankiina cdawga Ethiopia Waxaan la hadlayaa dadka duliga ah oo jiran Allaha wadankeeyna cadowga Ethiopia iyo somalida jiran oo duliga ah Allaha ha xifdiyo madaxweyn Hassan sheekh
@maarmaar6136
@maarmaar6136 Күн бұрын
😂😂😂😂😂 hassan xaranti ba dhago iyo indho tirtay wax laga qoro malaha next Friday waxad arki doonta isagi masajidka kaso dhexle Ethiopia waa walalaheen adeer duqan isku dhexyacay umada halaga fadhisiyo hana la nasiyo masuuliyad xil maba qaadi karo qof 70 jir ah already wa retirement
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Күн бұрын
Marka iyo braawe iyo kismaayo ha la qabsado. Mar hadiiba xasan uu qiranayo in dalkii la qabsaday. Dowladda waxeey digniin ku siineeysay haddii aay ethiopia isku dayaan ineey fuliyaan mou . Gedo bay iyo bakoolna aay qabsadeen waxa uu ka sugayo aniga ma garan karo?
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh Күн бұрын
Mw xassan xaqiiq da ayuu shegay ninkuu dhibayo yeelkiisa
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah Күн бұрын
adeer wuu ku jiraaye, ha ku sii fogaynina
@BashirAfeey
@BashirAfeey Күн бұрын
Qainul wadan wariyo matihid
@FarxaanIsmaail
@FarxaanIsmaail Күн бұрын
Somalia guul ❤❤❤❤
@AhmedSonte
@AhmedSonte Күн бұрын
Been badnaa
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,5 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Munaafiqiinta iyo khatartooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
1:07:46
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 193 М.
Kaftanka Siyaasada 526 oo aad u xiisa badan
30:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4 М.
"احنا كويسين طول ما انتوا متحملين".. السيسي يطمئن المصريين ويدارى خيبته
32:21
القناة الرسمية للإعلامي محمد ناصر
Рет қаралды 103 М.
MAXAAD KU XASUUSATAA  AHUN ABWAAN SOORAAN comment-ga ku reeb
7:56
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 202 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA | KHAARIJINTA HEZBOALLAH (XN )
18:51
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.